Sumaya anaga waxaad naga maqneed labo isbuuc iyo 3 beri Wana kuu xiisnay ee active Soo noqo 100k aan udabaal dagnee wlhi waan sugi la ahay 100k intaan galeyno ❤❤
Ayyy manta ana u Soo horeeyay sumaya wan ku jeclhy dar alle wll illahay haku siiyo awlaad barakaysan oo badan ood ku badhaadhaan abidkiin wada Jira oo wad jooga my queen ❤❤❤❤❤
Apyo sumayo weligey wax kama codsan lkn manta waxan ka codsana in ad PIN 📌 igu qabato si asxaabtada igu so boqdan 😢
😊
😂😂😂😂😅
Ma sha Allah. Keep going
Sumayaay noosoo badi video yada❤❤🎉 waanu kuu xiisney
Mash alah ❤❤❤
Sumaya anaga waxaad naga maqneed labo isbuuc iyo 3 beri Wana kuu xiisnay ee active Soo noqo 100k aan udabaal dagnee wlhi waan sugi la ahay 100k intaan galeyno ❤❤
Mashallah ❤
Sumayo 😢😢😢😢 waan kuxisny
Ayyy manta ana u Soo horeeyay sumaya wan ku jeclhy dar alle wll illahay haku siiyo awlaad barakaysan oo badan ood ku badhaadhaan abidkiin wada Jira oo wad jooga my queen ❤❤❤❤❤
M.a abyo❤❤
Sumayo samiiii❤🎉
First one tagera buuxa❤❤❤
First person ❤
Iftiinka wuu fiicnyhy abyo indhaha yeysan ka dhicin ❤❤
Anaga manarabtid tiktok lee kuu cad macanee rer CZcams waa nacde
May🥺
@@saacidsumaya1106 may majirto
❤Haaa
ayyy ana uhoreyo miss u apyo ❤ wnii jecel nhy mcnei isku wara wlshei ❤❤
Waa araknay
Sumayooy walaley wa na nacate 😢 plz dhaqsi soo laabo❤
Bakeele maxaa karabte sumaya😂😂
Horta kaligaa miya guriga ku nool abyo oo hoyo lama noolid❤
Bankayle🙅 bankayle weeye
Bakayle ✅
Maxa kugu dhacy walalo
Bakeylahaa Yurub Jooga Naga Nasiib Badan😢😂😂😂
😢😢😢😢😢
Ok lkn rotinkaga wxa ka maqan jimicsi ma sa maysid miya maskax dada na qodi uu jimicsi same wa iga talo
Tik tok inta kaso aragty iso raca😂
😂😂😂😂😂alla ha idhihina saqajaan kulahaa
Yarey labo isbuuc maxee taahay waana nacdee😂
Sumayo ma waalan tahay see jikada ugaraaceysa😂💔😭
Sumyo dhip jcel xaa intaan dhan u cararee😂😂
🐇🐇😂😂😂
Sumayo wa ku jeclhy wana ku takeraa
Labo isbuc kulaha war bil camal wa maqned😂
Sumayo kaas bakeyle lama dhaho magaciisa iga maqane bakeylaha kan dhagaha dhadher oo karotada cuna ladhaha😂
Indho yaryar mx no nacde😂