JADWALKEYGA MAALIN DHAMAYSTIRAN //JUMCA ROUTINE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 81

  • @MaryaCumar
    @MaryaCumar Před 9 měsíci +1

    Ku sali nabigena The best person ever The most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw❤❤❤❤

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 Před 9 měsíci +5

    Sumayoy saan ku jeclahay xitaa anigooo xanunsan ayaaan Ku dabanoyaa
    Isooo duceeeya guys inow illhay icaafiyo😢😢😢

  • @user-mo7jy4es3w
    @user-mo7jy4es3w Před 9 měsíci +3

    Aqwaan qudarta soo harte inaa kuus kuustid aheed kadibna dubtid lkn waa dadashe aqwaan caay malaguu quuro❤❤

  • @kingzakaria7360
    @kingzakaria7360 Před 9 měsíci +5

    Thanks xbbti mcn❤

  • @user-vv3ch3rx2w
    @user-vv3ch3rx2w Před 9 měsíci +4

    Ku taageera zumaya hore usoco abaayo❤❤

  • @user-qt7hk2rd9t
    @user-qt7hk2rd9t Před 9 měsíci +2

    Wlhi imika ayaan CZcamskaga dhex wareegayaay inaad wax soodhigtay❤🎉

  • @farhiamohamud3247
    @farhiamohamud3247 Před 9 měsíci +7

    Sumaya Please DO NOT Drink Coke 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @user-bc7ts3jy8b
    @user-bc7ts3jy8b Před 9 měsíci +1

    Su aalo rabnaaa sumayo abaa❤❤

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 Před 9 měsíci +1

    Abyo rabi hku sharfo big fun ku ahay semesterke tahay ❤😊examakas gacanta shegeysid sanadki horana wanoso shegtey ilahey hano wada fududeyo dhmntena amin ❤

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Před 9 měsíci

    Dr barnamijyo cafimaad nooga faidee ❤

  • @user-ge7sn6fx8r
    @user-ge7sn6fx8r Před 9 měsíci +16

    Vlog gaaga imadhafo kujecliya❤❤

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 Před 9 měsíci +3

    Xabbti Coca-Cola iska daa wayo lacagta ku gadesi ilmo yaryar oo Palestinian aa lagu dila iyo wlalahema musliminta❤❤

  • @suushiiabdala9478
    @suushiiabdala9478 Před 9 měsíci +2

    Hi sumaya ❤❤❤

  • @missshubka3731
    @missshubka3731 Před 9 měsíci

    Saa u sugaye wan hurde tiktok story aan kasoo arke finally wan dawate sumayoy mahadsanid sifcn wad u barane I.a sambuuska

  • @haana28
    @haana28 Před 9 měsíci +9

    Happy anniversary ❤ sumaya cadey wllshei qalida sanad guura wacan Bari waa malinta sandguuradiinaa allah ubad qeyr qaba ha idin ku deeqo🤲 ❤

    • @SalmoMohamed-nx1rl
      @SalmoMohamed-nx1rl Před 9 měsíci

      Ya ku so shegay

    • @saacidsumaya1106
      @saacidsumaya1106  Před 9 měsíci +6

      Aww thank you abayo 😭ilahay haku sharfo 🫂❤️

    • @haana28
      @haana28 Před 9 měsíci

      @@saacidsumaya1106 amiin yaa rabi 🤲 too

    • @haana28
      @haana28 Před 9 měsíci

      @@SalmoMohamed-nx1rl waba wallshei waana tageraa sideen ku garan wayaaaa🙁

  • @barwaaqocabdi6008
    @barwaaqocabdi6008 Před 9 měsíci

    Hore u soco abyo runtii waan jeclahy in aan Iska kaa daawado❤😊

  • @ruwaydoabdul-nc6up
    @ruwaydoabdul-nc6up Před 9 měsíci +1

    Sumayo first❤😊

  • @sacdiyocali9686
    @sacdiyocali9686 Před 9 měsíci +1

    horay usoco apyo❤

  • @user-uc1of3lj9u
    @user-uc1of3lj9u Před 9 měsíci

    Sumayo waan ku taageeraa illaahay hakuu danbi dhaafo 😂maskiin

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 Před 9 měsíci +1

    Ww Mashaallah abayo bur fiican la mariyaa said daran na ma loo fidiye marka baraneysidna sidee u kla dheeranin na 2 by two leysku saraa wey ku fududaanaaya next time

  • @samirasheik2135
    @samirasheik2135 Před 9 měsíci

    Suaalaha rabnaa sumaya ❤

  • @Honey_115
    @Honey_115 Před 9 měsíci

    Maskiin video wad ku dhibtootey lkn garab kaga anaga tagan ❤🕊🙈

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Před 9 měsíci

    Vidiyowga intaa dawanay walalahi waa qoslay

  • @user-zk2oh6zf3d
    @user-zk2oh6zf3d Před 9 měsíci

    M.a❤❤❤❤

  • @maxamedmuxumed-jx8uh
    @maxamedmuxumed-jx8uh Před 9 měsíci

    Wlhi waan idin taageeera replay igU sharfa😢❤

  • @user-rs3ed1sv2g
    @user-rs3ed1sv2g Před 9 měsíci +1

    ❤ wan jeclahay faloga ❤❤❤

  • @Farduush
    @Farduush Před 9 měsíci +1

    Anaa uhoreya yes❤️❤️😂

  • @user-qz3xf3rh3j
    @user-qz3xf3rh3j Před 9 měsíci

    Mashallah keep

  • @quen12376
    @quen12376 Před 9 měsíci +9

    Inta kuwii hore ku ceshato marka wax lasoo dhigin😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarxiyaXasan-ts1hi
    @FarxiyaXasan-ts1hi Před 9 měsíci

    Al sumayo wakuxisay walasgay❤❤❤❤

  • @user-dv2ze4ux6h
    @user-dv2ze4ux6h Před 9 měsíci

    Masha allah

  • @user-lh7sm8xt6g
    @user-lh7sm8xt6g Před 9 měsíci +1

    Sumayo ❤

  • @AsmoAbdi-rl4io
    @AsmoAbdi-rl4io Před 9 měsíci

    Waa ku taageeraa abaayo wllhi ilove you 🖤🌚😩

  • @tiktokmalak2748
    @tiktokmalak2748 Před 9 měsíci +3

    Sumato abyo cocola isakdaa hacabin sababtooah waxay taagereen İsrail iska daa plzzzzzz 🙏

  • @user-ld7or3kh7z
    @user-ld7or3kh7z Před 9 měsíci

    Ma aalah❤

  • @user-er1xo9lm3d
    @user-er1xo9lm3d Před 9 měsíci +1

    Faloogaaga waxaa ku jeclahay asc kaliya😂

  • @xafsofaarax4417
    @xafsofaarax4417 Před 9 měsíci

    Masha Allah ❤😂sanbuskag qater way 😍

  • @user-nk7bf9tb1q
    @user-nk7bf9tb1q Před 9 měsíci

    Ma rabno routtine rabnaaa😂😂😂

  • @fardowsosuldan6649
    @fardowsosuldan6649 Před 9 měsíci

    Sumeya abayo idea isii plz see wax u aqrisa ana ardayad ban ahy ee fikir wax aqrisa iziyadi abayo😢

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 Před 9 měsíci

    Parfume kygii magac la aan ujeedaa caraf m.a😊😊

  • @walaalek8639
    @walaalek8639 Před 9 měsíci

    Gabadha keliyen vidowgeda dhamaysto

  • @user-jl9oo3bb5f
    @user-jl9oo3bb5f Před 9 měsíci

    routine❤❤❤

  • @annnnihs1174
    @annnnihs1174 Před 9 měsíci

    Kip going mcny 😪😂

  • @shshss1192
    @shshss1192 Před 9 měsíci

    Samiyey cajinka marka hore wa la adkeeya si is wada le eg bu u fidsama meelna kuma dhagaayo

  • @Ridwan-nr9bk
    @Ridwan-nr9bk Před 9 měsíci +1

    Wali nama soo garin video😂

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 Před 9 měsíci

    M.a❤🎉🎉🎉🎉

  • @flight_pilot249
    @flight_pilot249 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @nimcoahmed2013
    @nimcoahmed2013 Před 9 měsíci

    Sumayo ciyaal mad dhashay wali mise alle waxabah idimah siin plz igah soo jawaab

    • @Nasren2
      @Nasren2 Před 9 měsíci

      Mya wax ma dhalin

  • @user-gp9pe6ck4e
    @user-gp9pe6ck4e Před 9 měsíci

    Ani wan ku dawada kaliy lkn walalahey yar yariiska side ku jeclyihiiin le samidada wey jogtaa

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaHassan-qr3rj
    @MunaHassan-qr3rj Před 9 měsíci

    Saacid aawy

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 Před 9 měsíci

    Qurux sanbuuska masha allah abayo❤

  • @maysuunomar980
    @maysuunomar980 Před 9 měsíci

    Aniga xitaa waan inaan kaa bartaa maclinadeyda 😂

  • @user-wy7bn5jg7u
    @user-wy7bn5jg7u Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @FaizaShire-fe3jz
    @FaizaShire-fe3jz Před 9 měsíci

    Noso badi qali😂😂😂

  • @princess7589
    @princess7589 Před 9 měsíci

    Ani xitaa bacteria bada isugooso inaa diyaariyo

  • @NimcoHashi-ft7zl
    @NimcoHashi-ft7zl Před 9 měsíci

    Hadan samynyah way iga qabtybee

  • @user-he1uq4nj2m
    @user-he1uq4nj2m Před 9 měsíci

    Sumayo saan maa nogashe intee naku ogeed hee waa kusukene waa daalneep❤❤

  • @iqrabashiir4107
    @iqrabashiir4107 Před 9 měsíci

    Www❤❤❤❤❤

  • @user-mo7jy4es3w
    @user-mo7jy4es3w Před 9 měsíci

    Kalsoonidii oo qof hadaa maqashiin 😂waa sumayo😂😂

  • @nasraahmet6368
    @nasraahmet6368 Před 9 měsíci

    Saciid mee wll

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 Před 9 měsíci

    Kastuumo kulaha sumayo dhib badana😭😂😂😂

  • @deeqamaxamuud9861
    @deeqamaxamuud9861 Před 9 měsíci

    Sumaya saanbuuskii baad silcisay

  • @user-rs3ed1sv2g
    @user-rs3ed1sv2g Před 9 měsíci

    Sifican ba usamesay sanbuska❤

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Před 9 měsíci

    Foolyo kostuumo u eg ku teh😂😂😂😂😂ar sumaya umadena ma ahn😅😅

  • @munacabduqadir8497
    @munacabduqadir8497 Před 9 měsíci

    Sumayo abyo su,aal kuweydiyo away dadka guriga kula jogo mise kaliga aya daganty guri

  • @SoumeyaAhmed-sy2lc
    @SoumeyaAhmed-sy2lc Před 9 měsíci

    Saciid awaay

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey Před 9 měsíci

    ᴡʀ sᴀᴀᴄɪᴅ ᴀᴀᴡɪ ᴜxɪɪsɴᴇ

  • @faaizocisman6954
    @faaizocisman6954 Před 9 měsíci

    Vvc v vcvcvn❤😂🎉😢

  • @nadarmowliid2347
    @nadarmowliid2347 Před 9 měsíci

    Bataati sida uyaalo Maxaa waaye bataati cad Arki jiray 😂😂

  • @SabrinaYousof-zv1sq
    @SabrinaYousof-zv1sq Před 9 měsíci

    😅😅

  • @saynabfarah9133
    @saynabfarah9133 Před 9 měsíci

    Falog wanjaclahay

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Před 9 měsíci

    ❤❤❤