laba camero by wx ku kla duubin mida ayaga u dhow gbdha ag fadhida hysa mide klena meel by ku qariyen wx fahma somaliyeey camerdana ma u firinYo gbdha ag fdhida oo cmerada hysa iydu firn mna oga iny tuubyso ballo idin so firise wx fahma xoolo mesha layskugu kena tihine😂😂😂
BEEN kugumaamnnn Baran Sumyaaay ee Beenta naga Dhaaf oo Prank Caadiyaa keen😂
Ma shege marka😅😅
No so baaadi prank mid ka daraan ku sameey 😂😂😂😂 Hana qoslin mid ruun ah ka dhig qoslkaa isku ceeli 😅dee
First views waku faraxsanhy qofka igu horeye oo daawaday in aan noqday💙❤wanii jclhy wllhi family 😩
Kaali anaga shimee caruur noqone😂😂😂
😂wa Yabe
Ana yabN bee
Sa isku baraten no so gali sumyo lve u❤
Indha adeegega been aan u jeda dawanaya 😂lakin lamnihinaan waa idin tageraa❤
Parnki ka so badi👌🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
walaashee aad baan kuu taageera 😇😇😇 horey usoco gadaal ha eegin waxan kaa codsanaa in aa kasoo hadashid sida aad saacid isku barateen please ii tixgali 🤝🤝🤝 jira oo waara inta nolosha ka dhiman waan idin jeclhy👑👑
War horta ani reer comment dacwo ka ahay wixiba ayadoo aan fiirsan bey inacsiinayaan waa been sidee u dhahaayaan😒😩🙄
Wali maydaan fahmin sidi prankiyada beentaa loo sameen jirey. Yaan la idinka fahmin de😂😂😂
Iftiiinkiba la badbadalyaaaa😂😂😂😂
Wuxu kaa duubayo buuba na tuzayaaye shimee prank noqonee😀✋️
Koley ciyaal ma nihinee wa iska firsanenaa waxaan🙆♀️😂😂
Ala waa iga qoslise wlhi😂😂
😂😂😂😂😂
😏😏waxas yaa aaminayo mrkaaaa ilmo baa noo maleyeeen😂😂😂😂😊
😂😂😂😂😂
ɪɴᴛᴀ ɪʟᴀ ᴀᴀᴍɪɴɪɴ🤣🤣
Way dharaty ee iska Aamina
@@princessasiya168 haa wlhi dhartas lee ku aaminay
Benta kisto naga Qurxiya 🎉
Sumayo idin kclhy wlhi ❤aalaha idindhowro 🤲🫀
Mahadsanide wllo inaa noo fulisaya codsigaygi❤
Prank kulaha garbasaarka dhacayo la toosinaayo😅😅😅
Latoosiyaayo😆maxey u toosinwaydy iyadaa sameenosee
@@maandeeqahmed1438 hhhhh usheeg so ayada ma shidin camerda
Waxba kaga daran camera lagu sii Adinayo ma prank baa😂😂
Prank fiican ku sameey abayo 😂❤
😅😅😅
Kan prank maahe sida isku barateen noga shekeya😅😅
😂😂😂😂😂
4sano block wa maxay😂😂😂 carur idin ma dawanayso maqal majiraa😂
2015 ilaa 2019😂😂😂
alaaa pranki jclyaaa no so baadi abyo😭😊
Ninkada kaligios o agjogtid ma gobu ku celin lahaa sumayo benta naga daa wlley mid kle ku samey😂😂
4 year block anther level
Sumayo prank dagaal soo samee adi io dumaashidaa saaacid halaga yaabiyo 😅
Sacid qosol kado aniga qosol iigu qabto m.a wax thy wiil isk fur furn m.a❤
Abayoh mcnei sumayoh ku tagerah wllhi🥺🤍🌹🫀
Funny weyeee no zo badi 😂prank gaaaa
Masha allh macanto horay usoco❤
Camerada u firna waxan Ben waye😭😂😂
Dumash8 Cammerada Naga Hagaaji Pls😮😮😅😅😅
Ileen yuutube ayeey LaHayeen jah ♥️
Ilahow hadan fahmayba wxn ma prank baa 😂😂
😂😂😂😂😂
maku fahmsiiya😹🤣
Aniga xitaa hal kama fahmin😂
Camera kolba dhinac loo leexinaayo ma prank baa cavio 😂😂😂
Yaab 😂😂😂
@@YusraYar-ic4uc 😅😅
Camira yaa haayo pal😂😂😂
Ninkan Camerada ayuu soo fiirinoyaa see cml 😂
Camirada meel kale ayee saran thy lkn gabdha ayaa mopelkeda ka duboso wax fahma
Wlh calafka cajib waye ina is qabtan mamoden gabar yaro walalked laciyaresa modayee
Prank serious rabna😂
Wll lkn codkaga siifacn no Masoo gadho xaga Naga soo hagajii🙏
Pls camerada calorkaam boorka ah ka daa abaayo m.a ❤❤❤❤
prank soo badi
Been iyo run wxuu yahayba wn iska dawada uun 😂😂😂
Isgu mida ayan nahanya😂😂
Prank miyaa waxa qosolka war sifcn uxanaaji sacid adna waa kusugeynaa
Been io run wku heysnaa noso badi un 😂😂
🤣🤣🤣🤣
Alla somali dhib bdana dum haysebe idin dhahde mxa yahayo udhahysin🤣🥺
Nozo badi 😭😂
Sumeyo kumaa qaweneyne tanii 😢sidha isku baraten nogasheke😂😂😂😂
Laga yawa gawadha kale inu lahadlayo camera ufirineynin dinac kale ufirinayo
Prank sixun ba ufahanty😅
Camerad ya hyo wxa rbtid ma noshsgee😂😂
Mid meel ku jirtaa tan kale gabadha ag fadhiso duubeesoo o wiilka la dhalatay
Waa waxa laysala og yahayy
Codkina wuu hoo seyaa mcneyy kor uqada
Taydi
Sumya💕💕💕💕💏💏💏
Soo badi prkniga
Naa uukaa qaldanyayahay
Sumayo nooga sheekey 4sano block 🚫 ta baayo
Yaah oo cadaa dadka in lasiri karo miyaa moodaan😂
Prank danbe saacid camera ha firin dheh sumayo 😂
🤣
Hhhhhhh 😂😂😂
😂😂😂😂
Sacid prnk ku so samee sumeyo
Ayy inolaada my fmilly❤️
Laaaxowla Kan parnk mahan ee Kan xiga iga so haweya😅😅😅
masha alha quruxey
😂😂😂camiradii buba egayayeh maha prankiyah
Parnki gan mafahmin ani😂💔😭
Soo badi salma😢❤
Firzt comment wan idin tagera wll wxay ii tahy sacdu 1;30 habenimo
Waxasa hada prank noga dhigysan ma wxi la raba la isku shegaya marka wyhye nin ku qaba side ku af dubanaya
Waa nii tagera lkn codkina said waye mala maqlayo
Camerata lakadkadayo ika gadan😂😂😂
Ilmo mey no modan😂😂
Ama ben hanoqto ama run hano qoto ani waa dawadey😂😮
sowkan camera eegayay 😂
😂😂😂😂
Wxan Hada ma prank baa😂😂😂😂😂
Camerada cadiyaa u fironoyan dabal mey no modan😂😂😂😭
Wxan Hda Ma Pranki ba😂😂
Sawka ninku camarada soo egaya hhhhh
Qosolka iga dhameyeen🤣🥰🤣😂
Kan prank wa uu dhafay lkn sacid camera ha firinin dheh
Parnki ka so badi 😂😂😂
Vlog away de wllo😢
siduu kaamerada usoo fiiiriniyo caqligeena ma lagu ciyaaraya hadd kabariisaynysaan wan iska daawanynaa
Soumeya wan Idin jecelahay labadinaba walalahay aya tahin please prankiga iska dhafaa marka qaar Xanaq ayu kenaa
Lamno Aan jeclahy waye m.a
Parnki ka so badi 😂
Qalih Adi iyo Volga iyo prankaga jeclnhay lkn haa na ilawiin oky
Prank waali ah ku soo samey plz
Wlhi waa qosly waa laba kala drn dhnka qoslkaa😂😂😂
Camerada soconayso maxaa waaye maxaa ka wadiina gabadhaa duubooso ma fahmaysiin mii
Waxba kaga daran camera lagu sii Adinayo ma prank baa😂😂
From tiktik
Sow kan camerada eegaya😅😅
😂😂😂😂😂wxaano kle so badi😂😂
laba camero by wx ku kla duubin mida ayaga u dhow gbdha ag fadhida hysa mide klena meel by ku qariyen wx fahma somaliyeey camerdana ma u firinYo gbdha ag fdhida oo cmerada hysa iydu firn mna oga iny tuubyso ballo idin so firise wx fahma xoolo mesha layskugu kena tihine😂😂😂
Sumyo kan Parnki ma ahn ka osiya sacdi😊😂
Oohin inaa ku drty aheyd 😂
Akh😂wxn prank waa beena wuu dhfy wxn maraxa ah wax run udhoow samee koly been waye koleybe 😢😂
ino badi prnk
Kan prank maaha sumayooy anaga ma nagu dayee 😂😂😂
Hahahahaha
Horta dadka ma ciyaal bad moodan 😂😂
Dabal cadiya Naga dhigoyan😂😂
@@sihaamsuleymaan7974 somhaa😭😂
ano og inuu Been yhy aan Hadana Dhamestay😅😢
Ar gaaboy dhib badnidaa😄😅
Hee gabadha warkeeda dhageesta😂