Sumayo Oo Si kadis igu Timid Istanbul Iyadoo Iga Qarisay Safarkeeda🥹❤️✈️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 1,3K

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +533

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242 Před 2 lety +431

    lamanahayga gulesta marwalbo 🤘🔥❤️❤️❤️tusaale ayaad u timihin lamanaha somalida o dhan✌️

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 Před 2 lety +802

    Lamaanahaygii Wadajirkiinu Waa Mid Soojita Dadka Jecel Wanaagiina Waxaan Kufaraxsanahay Inaad Noqotiin Dad Jacaylkoodu Noqday Dhaxal Gal My Lovely Couple stay in Love Eid Mobarek Lii Cato Iyo Soumaya ❤️❤️🙏🏻

  • @abdisalaanaydiid5963
    @abdisalaanaydiid5963 Před 2 lety +62

    Xanuun iyo xiiso wada socda ayaa ay lee yihiin xiriirrada kala fog 😪😪
    Alle ha is ku soo aruuriyo inta kala maqan ee is naawilaysa in ay mar uun kulmaan 🤲
    Waan dareemayaa xalada ay leedahay lamaaane si dhaba ah isu jecel ama nolosha ku midoobay markay kala fog yihiin xanuunkeeda iyo xiisah ay leedahay mar xaladaasi
    Alle ha isu kiin barakeeyo wll Adiyo Jacaylkaaga wada Jira Abidkiin Alle idin ma kala fogeeyo adiyo Jaceylkaaga
    Hawaaro Jaceylku waligii 💯🌍❤

    • @faadumoxasan5897
      @faadumoxasan5897 Před 2 lety +2

      Wa runtaa anigaa layga maqanyahay haben iyo malin murugo iyo wall wal alx lakin aniga 5 cunug ban dhlay somaliyaa u guray xajiga america uga soo tagay alx

    • @sahrosahro7745
      @sahrosahro7745 Před 2 lety

      Waa runta wll Allah ikeeno sxbkeyga wlhi weligay cadhi uma kulmin lkn aad ugu xiisey😭😭😭😭wan rajeynaya ina malin uun kulmi dhoona insha.allah lkn wan sugi lahay malinte tahy

    • @fatumabare528
      @fatumabare528 Před 2 lety

      Rabiyow ani xajikeyga iken

    • @princessleyla6282
      @princessleyla6282 Před 2 lety

      amiin walal kala fogasho faido maleh ana ka kow eh inta laga maqan yahay inti kala maqan allaha isku keeno 🤲

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +908

    Prophet Muhammad-the greatest man who ever walked the face of earth 💯 ❤🙌🏽

    • @sahracumar1836
      @sahracumar1836 Před 2 lety

      Lamaane aanacay sumaya ayaa isku dha dhajinaysaaooutimaado wafankuu joogo

    • @ibraahimrasta3610
      @ibraahimrasta3610 Před 2 lety +1

      Wll adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar 🥺🙏🙏

    • @nasronajax9329
      @nasronajax9329 Před 2 lety

      @@ibraahimrasta3610 kuu saarey abowe

    • @AMIIR_ZAKI
      @AMIIR_ZAKI Před 2 lety

      Scw scw

    • @RASHKAVIP
      @RASHKAVIP Před 2 lety

      Salalahu calayhi wasalam🥰🥰

  • @tiktoksomalifuny7293
    @tiktoksomalifuny7293 Před 2 lety +6

    Walalyaal hamar an ku sani nabi muxamed scw iid Wanagsan dhaman muslimiinta o dhan ciid mubaarsk

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 Před 2 lety +163

    Allow waa ramadan malmihii ugu danbeeyay ee rerkaan xafid adun iyo aqiro uguna deeq walad saalix ah ani ahan waxaan niigu duceynaa muzamil iyo mudafir insha allh

    • @abassalinur1007
      @abassalinur1007 Před 2 lety +5

      Aamin yaa rabiii wax walibo waxaa ugu fiican farxada qaarbaa jiro dadka isku diro laakin waa haday noqdaan doqomo . Laakin waxaan u rajeyni in wax xun ilaah tusin inshaa Allah

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 Před 2 lety +4

      @@abassalinur1007 xaasid ma aflaxo aniga ahaan waan jeclahay dadka is qawo waayo alle wuu ku farxayaa ayagan weey ku dhoorsan yihiin qof farxadiisan waligey kama xuman inan ku farxo moyee xita hadaan arko babur aros ah oo jidka maraayo waan u duceyaa walibo ducadii nabiga sawabtana waxeey thy hadaan boskooda ku jiri lahaa soo ma jecladeen in lii duceeyo oon lee xasdin allen uu iga kala dhantaalin farxadeeyda sidas ayan ugu duceya qofki faraxsan iyo kan xanunsan ee allow iga aqbal anin muradkeeyga ii sahal 🤲

    • @nashadfarah509
      @nashadfarah509 Před 2 lety +1

      aaamiin yaarabi

    • @abdinasirmahamed8043
      @abdinasirmahamed8043 Před 2 lety +1

      @@nuurtonuur8513 j

    • @aaminamukhtaar2195
      @aaminamukhtaar2195 Před 2 lety

      Muzamil iyo mudathir wa suurado quraan ma magac uga dhigeysa

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 Před 2 lety +100

    Ma sha Allah my fav couples am so happy that u too meet each other again iskuwara🥳🥰❤❤❤

    • @ibraahimrasta3610
      @ibraahimrasta3610 Před 2 lety +3

      Wll adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar 🥺🙏🙏

  • @maryamaruun2304
    @maryamaruun2304 Před 2 lety +94

    Magaranaayo sababtaan saan dhan ugu farxay ya allah wallhi waa cuni waayay cuntada cunayay ya allah wallhi saaid iin jeclahay 😘😘😘😘

    • @xaliimomiimo8460
      @xaliimomiimo8460 Před 2 lety +1

      Masha alaah wanijeclahay 🥰🥰🥰

    • @sacdiyacadey7117
      @sacdiyacadey7117 Před 2 lety +1

      mash alaah mar walba waxa badan dadka qalbiga wanagsan oo kufaraxsan dadkii isku faraxsan aloow inta qalbi nadiifkaa ka farxi mar walba

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +66

    My favorite couple. Lii caato and Sumayo ilaahay ha isku kiin daayo 🥰❤️.

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 Před 2 lety +27

    2wiil oo mataano ah idinkoo dhaley ayaan ku riyoodey sixiroole maihi,lkn riyada waa qaar ayada dhab ah weyso baxdo,sidaasa idin rajeyna,walal liiban,iyo walal sumayo,cimrigiina ha raago insha allah,

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před 2 lety +51

    Welcome back sumaya and liibaan❤❤🤩🤩🤩

  • @maryanii1439
    @maryanii1439 Před 2 lety +18

    Welcome dumaashi wllhi wxaan idinkugu farxaa sida wllkey ila dhashy iyo dumaashidey ayagana safar ayeey kala jirAan iigu soo duceeya inow ilaahey isku keeno ayagoo nabad qabo

  • @ZuperStar41
    @ZuperStar41 Před 2 lety +30

    Lammaane aan jeclahy hargeisa idinka soo salamaya ❤🥰

  • @abd7517
    @abd7517 Před 2 lety +14

    Maashaa Allah lamanaha quruxda badan Allah ha idiin xafido Allah ha idiin siiyo oowlaad aad Ku faraxdaan

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 Před 6 měsíci +2

    Who is here again when explosion happen😂😢

  • @umalkhayrapdirisak2256
    @umalkhayrapdirisak2256 Před 2 lety +57

    Masha Alhu BaarakallaH LamaanahaygaH Wan ku faraxsanahaY Kulankiina Labaad isku Faraxsanaada Waligiin❤

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +71

    2:01 Nagamad xishoon wlhi 😭 Qofkii single ah lee dhibka dareemi kara 😞😂

    • @zoyakhan7816
      @zoyakhan7816 Před 2 lety

      Maxa Single ka dhigay war gurso😂😂😂

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +22

    الف الحمد الله علي سلامه نورتي إسطنبول

  • @fartungedi750
    @fartungedi750 Před 2 lety +2

    Hambalyo Waa Muhiim Ninka Iyo Xaaskisa in EY Meel Kuwada Noladan 🤲

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +23

    Mi Fav Couple Wishing U A Long Life❤🙏

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Před 2 lety +23

    Masha Allah tabarakallah family qurux badan

  • @zakariyaabdirizaqhassan5776

    Dareenay intaad maqneed darsanay 😔
    Hadad timid wan dagne ☺
    Mar kale dib hanoga tagin 🥰💖🌹

    • @amiirah3784
      @amiirah3784 Před 2 lety +2

      𝐇𝐨𝐨𝐠𝐞𝐲😂😂😂😂

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +14

    Masha allaha ma beautiful couples lilcato and dumashi sumeya qurux woow farxad kunolow abid wanijeclahy 🤲💯❤♥️♥️♥️🌷🌷🌼🥀🥀

  • @fadumoisaq1344
    @fadumoisaq1344 Před 2 lety +12

    Mash allah welcome back dumashi Quruxey ❤❤❤❤

  • @user-io9il5eb4x
    @user-io9il5eb4x Před 2 lety +56

    Ayyyyy so cute wllhi 😍 M.Allah farxad waarta mai family 🤲🤲🥰❤🥰❤

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 Před 2 lety +12

    Jahh welcome dumashi quruxey walhi waku farxay kulankina congratulations 🎊👏 💐 🥺❤🥰👏

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo Před 6 měsíci +1

    Waan ku salaamay liicaato abti ❤❤❤

  • @daganmomo
    @daganmomo Před 2 lety +28

    Mashallah ❤🎉 Mabruk Again

  • @Buurdibi
    @Buurdibi Před 2 lety +6

    ilin Farxadeed iga timid Waa Malinti ugu danbeesa Bisha Ramadaan aan Dhamaan inta Muslim ay soo Soomen Allow🤲 Kheyrkiisa Nawaa Faji Lamamaha Qarniga🥰🇸🇴💯

  • @naimamacalin3288
    @naimamacalin3288 Před 2 lety +1

    Hambalyo hambalyo liicaato and sumayo M.a

  • @fihemaxadadir4043
    @fihemaxadadir4043 Před 2 lety +2

    Walaal kay liibaan isku waara oo kala hela ubad khayr qaba rabina haydinka baadbaadiyo isha xaasidka Aamiin yaa Allaah guulaayso wllky

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 Před 2 lety +3

    Ayyyy sumayo and liicaato 👸🙇💞

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 Před 2 lety +49

    Mash Allah always to be together in shaa Allah ❤💖

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před 2 lety +1

    Libaan iyo sumaya Best Somali couple allaha isku kin daayo

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 Před 2 lety +4

    Masha Allah Hambalyo kulankina kulan kheyr Allaha isku kin barakeeyo anina iso duceyah sxbkay sanado badan sugayay wali manan kulmin

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 Před 2 lety +7

    Masha allah tabarakallah ilaahow sheeydaanka ka xijaaab iyo isha doqonta beautiful couples love you guys 😍

  • @deeqoweheliyeali1042
    @deeqoweheliyeali1042 Před 2 lety +5

    Maasha allah ilahey ha nii xifdiyo inabti iyo xaaskaga quruxda badan 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @warsanewarsaneyacin5576
    @warsanewarsaneyacin5576 Před 2 lety +19

    Maschallah du bonheur Allah vs protégez contre tout le mal 😘😘😘😘😘

  • @fardowsofardowso6373
    @fardowsofardowso6373 Před 2 lety

    Ayy lamanaha kaliya aan qalbiga ka jclhy hore usocda

  • @sumayamahad497
    @sumayamahad497 Před 2 lety +60

    Legend 💯💯

  • @cayuushinacali341
    @cayuushinacali341 Před 2 lety +13

    Ilaahow farxadda idin ziyaadi❤❤

  • @seynabmaxamed1135
    @seynabmaxamed1135 Před 2 lety +1

    Welcome back dumaashi

  • @wizzjabra3798
    @wizzjabra3798 Před 2 lety +1

    Liiyow nolow zxp wlh naag waa heesataa ee hasii deeynin ilaaheyna hani barakeeyo labadiina ubad qeyr qabana isku dhala aamin kep gion my pro

  • @nadiifomaalin9885
    @nadiifomaalin9885 Před 2 lety +23

    Maasha allaah faraxd aan dhamaan IBA’s qeyrqaba insha allaah

  • @shaafifaarah1825
    @shaafifaarah1825 Před 2 lety +4

    Mzha allh gabar marka laguursade wacnata ama waynata😂😂

  • @adnoyuusuf5567
    @adnoyuusuf5567 Před 2 lety +3

    I can't believe wlhi aad baan u farxay, frxd ku nolada lamanaheygii.🙏🏼❤

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 Před 2 lety +41

    Masha allh my favorite couple❤️💍

  • @yasmindhancade1135
    @yasmindhancade1135 Před 2 lety +17

    Masha allaah tabarakalaah habo macan soo dhawaw❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety +7

    Masha allah wlhi wanku farax san nahay kulankiina isku waara abid ubad qeyr qabane ilahey ha idin kala siiyo aaamin yaa rabi 🤲🤲🤲❤🔐

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 Před 2 lety +25

    Masha allah my couple♥️

  • @sayidaliuleh3747
    @sayidaliuleh3747 Před 2 lety +5

    😂😂😂, she’s so cute really, cool girl

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 Před 2 lety +11

    Welcom sumya cadey farxad Ku nolada my couple💗😍

  • @dekaabdirashid9491
    @dekaabdirashid9491 Před 2 lety +16

    wan ogaa after hours inay kuimanesoo ... waxaan kuogadhaa xogmal media😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @casmichelseaofficial3318
    @casmichelseaofficial3318 Před 2 lety +1

    Wlhi farxad la ilmeyey😭 allah nii dhaafo lamaanaheygah🥰🥰🥰

  • @boqoradarercabdisandher73
    @boqoradarercabdisandher73 Před 2 lety +21

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo wllkyga iyo dumashi qali isku wara farxad kuwada nolada ❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @muslimgirl4163
    @muslimgirl4163 Před 2 lety +77

    MashaAllah my favourite couples ❤️

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 Před 2 lety +3

      Wsc welcome back legend hore usoco legend liicaato

    • @ibraahimrasta3610
      @ibraahimrasta3610 Před 2 lety +2

      Wll adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar 🥺🙏

  • @sabriyeofficial2214
    @sabriyeofficial2214 Před 2 lety +3

    Welcome back Dumaashi 🙏

  • @ramlaruun2570
    @ramlaruun2570 Před 2 lety +1

    M.a for ever hppy idin rajeyna coppls

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 2 lety

    💙
    sumayo duma! Wajiga wxa kaga dhacay! Ma cayil baa mise waa jiro! Plz so ogaaw! Hada qoralkeyga sixun kula noqday! Iga rali noqo xumaan kama wado! Daryeel bey iga tahay!!

  • @qoraaidil2569
    @qoraaidil2569 Před 2 lety +16

    Mashaaa alha isla kiin jeclina☺😊😍

  • @alienjoy6096
    @alienjoy6096 Před 2 lety +4

    Sxb Lkn Ramadaan musicna wuukuu daaranyhy
    Hhhhhhh Shekh sheentaay ayaa idhalay Love saar

  • @infolaburnam280
    @infolaburnam280 Před 2 lety

    XAASKAGA KALIGAA HUG SII ..DHALINYARADA KULA AADEYSA AIRPORT MAAHA INEY IYAGUNA HUG SIIYAAN XASKAAGA ..DOORKAN SI FICAN AYAAD YEESHEY MASHA ALLAH ALLE HA IDIN BARAKEYO..IS ILASHADA

  • @kiinahmed8059
    @kiinahmed8059 Před 2 lety +3

    Lamaanaheygii wadajirkiina soo jiida shuuleyahy masha allah 🥰🥰🥰Eid mubarak idin leyahy❤❤❤❤

  • @farihaqurux6433
    @farihaqurux6433 Před 2 lety +3

    Ay hambalyo sodhawaw sumayo cadey alaha isku kiin daayo 😍😍🔥🔥🔥

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Před 2 lety +13

    Masha allaaaaah hambalyo mar kale kula kiina
    Farxadiina waa farxadeyna masha allaaah
    Sumaya iyo liii waa dad wada kadis ah 😂
    Farxada hawaaarto liii iyo dum sumaya qurux

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 Před 2 lety +2

    Welcome back sumyo

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 Před 2 lety +3

    Masha Allah Lamàane Qurux Badan Welcome Back Again ❤❤

  • @iqraahmed519
    @iqraahmed519 Před 2 lety +7

    Mzha allaah ❤alle ha isku kiin barakeeyo🥰

  • @habibahibay8896
    @habibahibay8896 Před 2 lety +5

    Wooooow am happy to see your togetherness my couples 🥰

  • @marwacaliya7302
    @marwacaliya7302 Před 2 lety

    burnida wayi ku fool.xumatyyi wlhi🥺🥰cato wax ka qurux badan ma jirto

  • @arsenal4eva431
    @arsenal4eva431 Před 2 lety +2

    Mansha alah favorite couple alow idin daa waa maalmo adunkaniye ❤️👸🏻🦁🤲

  • @abdilaahi_mahamuud
    @abdilaahi_mahamuud Před 2 lety +5

    LiicatoH IyoH sumayaH IntaH tageertaH Like ❤️👍🏿

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe Před 2 lety +3

    Mansha Allah Alle ha isku kiin barakeeyo❤💯

  • @mohamedaliosman8633
    @mohamedaliosman8633 Před 2 lety +2

    Lii caato sharbaha iska jar pls🙏 m.a allah haidin barakeeyo wa bil ramadaan🤲

  • @youssoufismail6088
    @youssoufismail6088 Před 2 lety

    Sumeya🇩🇯❤

  • @farhiyahassan579
    @farhiyahassan579 Před 2 lety +22

    Masha allah best couple 💑♥ allah isku Kiin barakeeyo ❤😘

  • @Arzuabdalla
    @Arzuabdalla Před 2 lety +12

    My couple noolada yaqey msha allah 🥰🥰

  • @YAHYAOFFICIAL31
    @YAHYAOFFICIAL31 Před 2 lety +1

    they deserve to be continue there love what amazingly clip

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 2 lety +2

    Mashaa Alllah❤👍

  • @nadiifomaalin9885
    @nadiifomaalin9885 Před 2 lety +7

    Maasha allaah jecliyaa wada jirkiina

  • @nasraismail4844
    @nasraismail4844 Před 2 lety +3

    Anaa ugu soo hormarey bro lii pin✌legend guuleysat

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 Před 2 lety

    Mnshalh wlhi said ugu farxey kulankiina alle farxad ha udun siyadsho lamanaheyga

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali5155 Před 2 lety

    Mansha allh wan jeclahy wada jirkin ilahy ha no kin dayo

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před 2 lety +12

    Mash alh hanbalyo waxa farxad weyn ii ah inaad eid si wadajira u eidaan m.a 😍💘💘💞💯lii caato waa fanny sumayo damankeeda ku mashqulay ingoo isleh sumayo maxey cuntay asigina waaba sidi aniga wuu kumashquulay 😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 Před 2 lety

      Ma waxaan lagu mashquulinbaa aadbu u weynaade🤣🤣

  • @safiyoyusuf9383
    @safiyoyusuf9383 Před 2 lety +3

    ماشاء الله تبارك الله اللهم حفظ من كل شر

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 Před rokem

    Ilaah baan ku dhaartay Aqlaaq dii islaam ka aheed maanta tan ayaan ka dooranay

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 Před 2 lety +2

    Masha allaah ilaahay ha isku kiin barakeeyo wada jiree nabad gala ♥

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 Před 2 lety +3

    Welcome back Duma🥰❤

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 Před 2 lety +6

    Best couple in Somali ❣️😇💏isboqdha

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 2 lety +1

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idunsiiyo Inshaa Allah Eid Mubarak🥰🙏🙏🙏

  • @zinaabdikadir7669
    @zinaabdikadir7669 Před 2 lety

    dad kudayasho mudan mansha allah alle hasu kiin dayo wll qli
    farxada wan idinla ahyna

  • @simancdy9620
    @simancdy9620 Před 2 lety +7

    Masha allh isku wara sumayo tokadan maso biibin🤣

  • @mohamedirshaadali9965
    @mohamedirshaadali9965 Před 2 lety +18

    Masha Allah my brother from another mother peace and love ♥️❤️♥️❤️♥️❤️

  • @munamanka227
    @munamanka227 Před 2 lety

    M.a lamanaha quruxda badan farxad warto rabi ha idin siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban iskula jooga

  • @nia8672
    @nia8672 Před 2 lety

    Somali wey ba bahday walhi kiss aan xata Ilahay laga xishon oo xijabki laga xishon SubhanALLAH diin xiishood majiro Ilahay marku idintuso uqubada ( Somali illah baa umaqaan) kuwashaa SubhanALLAH

  • @zakariyecadde2569
    @zakariyecadde2569 Před 2 lety +11

    Alx hadaad is hesheen my couples🖤🌹🥀🎂🥂

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 Před 2 lety +85

    Chemical ka iska ilaali sumayo ubadkiina rabnaa inaa aragno insha allah waxan wajiga ku buufiyey uurka uma roona waan idin salaamaya bagaad nabad ugu timid liicaato😍❤️‍🔥

    • @bebettertoday8444
      @bebettertoday8444 Před 2 lety +4

      Wax la mariyay miya iney ka jirantahay wejiga iyo iney cayil tahay an kala fahmi wayay

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +1

      Sxiix illhy hsiyo😰

    • @mimi-bs8ku
      @mimi-bs8ku Před 2 lety +5

      @@bebettertoday8444 wa wax lamariyay mid eey school yihiin baa iibiso lakin wey duleesay xataa ninkeedi baa leh wajiga maxa kaga dhacay

    • @bushrayusuf685
      @bushrayusuf685 Před 2 lety +2

      Abayoy kanini lacuno waya maqle gawar kalo CZcams ah ayadhane saney noqote o ayaniya ladoho maaragte,

    • @hafsamohammed7455
      @hafsamohammed7455 Před 2 lety +1

      @@mimi-bs8ku maya apyo waa srum aay ka gadatey weyee rayan bajaaj

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 Před 2 lety +1

    Mansha Allah wnkufaraxsanahy kulankiina

  • @Chadmali
    @Chadmali Před 2 lety

    Sami adiga iyo dumashi nolol Qurux badan oo farxad leh baan idiin rajaynaya🥰❤