Caadooyinka Hodontinnimada || Financial Habits

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 05. 2024
  • sidee ku yeelankartaa caadooyin dhaqaale?
    Si aad u yeelato caadooyin maaliyadeed oo maankaagu hagaayo, una hanato dhaqan wanaagsan oo maamulid maaliyadeed waxaa muhiim ah in aad yeelato caadooyinkooda. Badiba dadka fahma caadooyinka maaliyadeed ayaa hantina sameeya, balse dadka aan fahmin caadooyinka maaaliyadeed waa ku adag tahay in ay gaadhaan xornimo dhaqaale….Taas beddelkeeda waxay yeeshaan dhaqanka iyo caadooyinka dadka maan caydheedhka ee fikirkoodu yahay in waxa hanti soo gashaba ay burburiyaan.
    Mawduucan waxaa aan kugu la wadaagayaa sid loo unkado amaba loo kasbado caadooyin maaliyadeed oo guulaysta kaana dhgaaya qof ku nool xornimo dhaqaale.
    ------------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow me
    facebook: / osmani.4000
    Telegram: t.me/Halbeegpodcast
    Tiktok: / halbeegpodcast
    #kaabe
    #highlights
    #motivation
    #motivationalpodcast
    #inspiration
    #share
    #humanity
    #podcast
    #moralstories
    #success
    #successmindset

Komentáře • 15

  • @marwanciise6862
    @marwanciise6862 Před 2 měsíci +2

    Good factors Really
    Thanks wll❤

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 Před 2 měsíci +3

    Jazakalah ustaad ❤️ qaabka loomamulo daqliga in sha alah

  • @axmednaaji2405
    @axmednaaji2405 Před 2 měsíci +1

    mancha allah wllo mawduuc muhiima ka hadashay xaqiiiq
    Hore usocod guul leh ban ku rajaynaya wllo

  • @KingproKing-jj6lh
    @KingproKing-jj6lh Před měsícem

    Hab soo jeedintaada 100%masha allah waxaan ku leeyahay soo badi arimaha dhaqaalaha ,horo u soco wl

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 Před 2 měsíci +1

    Inshallh waxa idinka rajynya inad ino sameysan sookoobidda buwagta wxtarka leh adinko ino qodobenya

  • @zakariyezak
    @zakariyezak Před 2 měsíci +1

    Sxb barnaamijkaga aad ayuu u wanaagsan yahay cilmiga nala wadaagtay allaha ku barakeeyo

  • @samiryare5850
    @samiryare5850 Před 2 měsíci +1

    Thanks ustaad ❤🙏💯

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Před 2 měsíci +2

    moduuc faido leh uuu ahaa mahadsanid ustad

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 2 měsíci

    Mahadsanid

  • @user-zi9he3jl4h
    @user-zi9he3jl4h Před 2 měsíci

    Thanks ustad 🎉

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Před 2 měsíci

    mahadsanid ustaad

  • @Jamac163
    @Jamac163 Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid masuul

  • @zakariyezak
    @zakariyezak Před 2 měsíci +1

    Booga the next door milyaneer so turjum walal

  • @barakobuilding
    @barakobuilding Před 2 měsíci +1

    Thanks ustaad 🙏

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 Před 2 měsíci +1

    til five minutes wali muwduca wali