Halbeeg Podcast
Halbeeg Podcast
  • 223
  • 183 626
XAALADDAADA FANAAN OMER BARNAR! Maansooniyad miyaa mise 

.?
XAALADDAADA FANAAN OMER BARNAR! Maansooniyad miyaa mise 

.?
Bulshadeenna Soomaaliyeed maaha kuwo weli fahmay xanuunada maanka haleela. Psychological Mental disorder! Innaga oo ku jirna qarnigii 21aad innaga oo ku jirna ayeynu weli jahli kagaga jirnaa xaaladaha nafsaaniga ah ee bulshadeenna.
---------------------------------------------------------------------
Follow me
facebook: Osmani.4000
Telegram: t.me/Halbeegpodcast
Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast
#bookreview
#booksummary
#kaabe
#highlights
#motivation
#motivationalpodcast
#inspiration
#share
#humanity
#podcast
#moralstories
#success
#successmindset
#habits #crypto
#bad
#successtips
#duet
zhlédnutí: 895

Video

Ku socota da’da 15-30+ | Xaalka dhallinyarada maanta.
zhlĂ©dnutĂ­ 1,1KPƙed 4 hodinami
Waqtigu waa hantida iyo raadamaalka ugu qaalisan ee qof kastaaba haysto. Qof kastaana sida uu uga faa’iidaysto ayey ku xidhan tahay. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #bookreview #booksummary #kaabe #highlights #motivation #motivationalpodcast #inspiration #share #humanity #podcast #moralstories #success #successmin...
6 Bilood ka dib halkee joogtaa? | Self evaluation âœïžđŸ“‹
zhlĂ©dnutĂ­ 3KPƙed 14 hodinami
Sannadkan 2024 waxa uu ku dhowyahay dhammaad e, maxaa kaa kaaga qabsoomay qorshayaashii faraha badnaa ee aad dejisatay? Dib isu la fadhiiso oo is waydii maxaad gaadhay wax guul ah oo qorshayaashaadii ka mid ah? Quruxda qofku waa marka uu garanaayo qiimiihisa. waa marka uu garanaayo halka uu u socdo. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.co...
#023 Digital minimalism | Dooro nolol habbaysan oo ka madax bannaan aaladaha digital ka ah.
zhlĂ©dnutĂ­ 1,5KPƙed 19 hodinami
Digital Minimalism || Choosing a focused life in a noisy world. Buugan waxa qoray prof Cal newport oo ah aqoonyahan reer maraykan ah lehna dhawr buug ah oo uu kan ka mid yahay iyo buugga caanka ah ee deep work. Tusmada fadhigeenna -Hordhac -Waa maxay Digital Minimalism -Cilmi baadhisyo -Waa kuwee digital minimalist-gu? - Talooyin kaa caawinaaya sidii aad ku noqon lahayd qof isagu isticmaala bar...
7 Farsamo oo lagaga baxo jeeb madhnaanta || Ninkii Baabila ugu hantida badnaa #22
zhlĂ©dnutĂ­ 1,7KPƙed 14 dny
Waxa ugu qiimiga badan shiqsiga waa in uu noqdo qof isku filan oo ka madax banaan baahida aadamaha, si uu qofku xor uga noqdo baahida insaanka waa in uu isku tashado oo diyaarsado mustaqbalkiisa. buuggaa ninkii baabila ugu hantida badnaa waa mid ka mida kuwa ugu mac ee ka hadla dhaqaalaha shiqsiga qaabka loo kobciyo. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tik...
Yaa ku guulaystay hadiyaddii? | Free training
zhlĂ©dnutĂ­ 254Pƙed 14 dny
Maka mid tahay 10ka qof ee ku guulaystay bakhtiyaa nasiibkii aynnu hore u shaacinay? Iska dhex eeg in aad ka mid tahay ? 10 qof ayaan siinayaa tababar muhiim ah oo ku saabsan Personal Branding kaas oo maanta qofka qaata waxbadan noloshiisa ay iska beddelayaan. Kan iigu soo dir magaacaga oo saddexan Lambarkaaga, iyo halka aad joogto 👇 Mciro112@gmail.com Follow me facebook: Osmani.40...
Si fudud ku taajir || Mise ku khasaar?
zhlĂ©dnutĂ­ 919Pƙed 21 dnem
Barnamijkan waxa aynu kaga boganaynaa xogo ku saabsan maalgashiga iyo ka digtoonaanta dhaca internet ka. Talooyin iyo bishaaro. Barnaamijkan waxa ku labmaan bakhtiyaa nasiib tababar ah oo aan siin doono dadka ku guulaysta 🎁🎯 #Ku guulayso tababarkan Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #bookreview #views #booksummary #k...
Amarkii Alle ee ku bilaabmay IQRA || bilowgii isbedelka
zhlĂ©dnutĂ­ 676Pƙed 21 dnem
Amarkii alle ee ku bilaabmay IQRA || Isbeddel kastaa waxa uu leeyahay bar bilow iyo bar dhammaad. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #bookreview #views #booksummary #kaabe #highlights #motivation #motivationalpodcast #inspiration #share #humanity #podcast #moralstories #success #successmindset #wealth #montage #medit...
Cadowga Horumarka |Raadinta dhammaystirnaanta | Perfectionism
zhlĂ©dnutĂ­ 1,2KPƙed 28 dny
Cadowga Horumarka |Raadinta dhammaystirnaanta | Perfectionism Perfectionism a person who wants everything to be perfect and demands the highest standards possible: Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #bookreview #booksummary #kaabe #highlights #motivation #motivationalpodcast #inspiration #share #humanity #podcast #mo...
Siraha hodontinimada || The Algebra Of Wealth đŸ’”đŸ’° Dhigane iyo dhigaal #21
zhlĂ©dnutĂ­ 4,3KPƙed měsĂ­cem
Soo koobida buugga The Algebra Of Wealth đŸ’°đŸ’”đŸŽŻâœïž Buugan Algebrada hantida waa mid ka mid ah buugta sida cajiibka ah uga hadlaysa hababka iyo hannaanka hantida loo kasbado iyada oo la raacaaya farsamooyin taabo gal ah oo la soo tijaabiyey. waxa uu qoraa Scott Galloway bixinayaa talooyin dhaxal gal ah oo qofkii adeegsada sahay iyo safar hantiyeed u noqonaaya. Follow me facebook: Osmani...
30 Maalmood Maxaad ku Samayn kartaa? |Dhigane iyo dhigaal 20Th
zhlĂ©dnutĂ­ 3,4KPƙed měsĂ­cem
30 Maalmood Maxaad ku Samayn kartaa? 30 days change your habits. Change your life Diyaar ma u tahay challenge kan? Barnaamijkan waxa aynnu ku gelaynaa challenge 30 beri ah kaas oo aynnu ku abuurayno caadooyin waxttar innoo leh, kana takhalusinayno kuwo aan qiimi inoo lahay. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #kaabe #...
Afar Caado oo cawdow kugu ah ka dheerow
zhlĂ©dnutĂ­ 1,1KPƙed měsĂ­cem
Afar Caado oo cawdow kugu ah ka dheerow. Qofku waxa uu dhistaa caadooyin guul gaadhsiiya ama kuwo dib u dhiga oo u diida in uu hore u tallaabsado. Hab-u-dhaqamada liita waxay kuu horsewdayaan baaba’a iyo burbur nololeed. Caadooyinka aad leedahay ayaa sabab u noqda tallaabo kasta oo aad dhanka wanaagsan u qaado ama aad dhanka liidata u qaado. Ogaal iyo dhugmo aad u xeel dheer u la hoe Caadooyink...
Haweenkii boqortooyada dhisay | Malala Yousuf & Hibo Mohamed
zhlĂ©dnutĂ­ 555Pƙed měsĂ­cem
Education activists Haweenkii boqortooyada dhisay | Malala Yousuf & Hibo Mohamed . labadan waxay wadaagaan taariikh iyo waxqabad aad isugu dhaw. waxayna u banbaxeen in ay adeege bulsho noqdaan. Follow me facebook: Osmani.4000 Telegram: t.me/Halbeegpodcast Tiktok: www.tiktok.com/@halbeegpodcast #kaabe #highlights #motivation #motivationalpodcast #inspiration #share #humanity #podcas...
100 Shay oo aynnu INTERNET-ka ku waynay !! || Pamela Paul |019
zhlĂ©dnutĂ­ 1,2KPƙed měsĂ­cem
Waqti kastaaba waxa uu leeyahay xaaladdiisa, dadkiisa iyo waayihiisa. Jiilal kasta oo aduunka soomaraynta waxay lahaayeen taariikhdooda; mid san iyo mid silloonba. Shay kasta oo aduunka jirana waxa uu leeyahay faa'iidadiisa iyo khasaarihiisa. Maanta oo aynnu joogno qarnigan 21aad wax kastaaba waa ka xeelad duwan yihiin sidii qarniyadii hore..waxa aynnu ku jirnaa samaan xadaaradiisu ay aad u xor...
Sidee Xirfadahaaga Lacag ugu beddelikartaa?
zhlĂ©dnutĂ­ 933Pƙed měsĂ­cem
Sidee Xirfadahaaga Lacag ugu beddelikartaa?
TANI WAA DHAXALKAAGA !! || This is your Legacy
zhlĂ©dnutĂ­ 1,2KPƙed 2 měsĂ­ci
TANI WAA DHAXALKAAGA !! || This is your Legacy
Sababtan ayaad weli Sabool u tahay !!
zhlĂ©dnutĂ­ 1,5KPƙed 2 měsĂ­ci
Sababtan ayaad weli Sabool u tahay !!
7 Qawaaniin ee Nolosha Guulaysata | 7 Laws of Successful Life
zhlĂ©dnutĂ­ 1,2KPƙed 2 měsĂ­ci
7 Qawaaniin ee Nolosha Guulaysata | 7 Laws of Successful Life
Caadooyinka Hodontinnimada || Financial Habits
zhlĂ©dnutĂ­ 2,6KPƙed 2 měsĂ­ci
Caadooyinka Hodontinnimada || Financial Habits
XOOGSI MISE XARAGO ? || Halbeeg podcast
zhlĂ©dnutĂ­ 1,7KPƙed 2 měsĂ­ci
XOOGSI MISE XARAGO ? || Halbeeg podcast
Sidee Naftaada u Hormarin kartaa? |Self-development
zhlĂ©dnutĂ­ 1,4KPƙed 2 měsĂ­ci
Sidee Naftaada u Hormarin kartaa? |Self-development
Sidee wax isu barikartaa adiga oo gurigaaga jooga ? || Halbeeg Podcast
zhlĂ©dnutĂ­ 4,6KPƙed 3 měsĂ­ci
Sidee wax isu barikartaa adiga oo gurigaaga jooga ? || Halbeeg Podcast
20 Sanno ka hor haddii aanad samayn maanta samee!! | Halbeeg Podcast
zhlĂ©dnutĂ­ 1,8KPƙed 3 měsĂ­ci
20 Sanno ka hor haddii aanad samayn maanta samee!! | Halbeeg Podcast
Sidee Naftaada u qiimaynaysaa? |Halbeeg podcast
zhlĂ©dnutĂ­ 1,4KPƙed 3 měsĂ­ci
Sidee Naftaada u qiimaynaysaa? |Halbeeg podcast
Canva Graphic design || Training day thee
zhlĂ©dnutĂ­ 267Pƙed 3 měsĂ­ci
Canva Graphic design || Training day thee
Training:| Canva Lesson 02 Interface
zhlĂ©dnutĂ­ 285Pƙed 3 měsĂ­ci
Training:| Canva Lesson 02 Interface
Day One: Canva Graphic Design Introduction
zhlĂ©dnutĂ­ 470Pƙed 3 měsĂ­ci
Day One: Canva Graphic Design Introduction
Ku baro English-ta Dadaal la’aan | Learn English Effortlessly
zhlĂ©dnutĂ­ 2,6KPƙed 3 měsĂ­ci
Ku baro English-ta Dadaal la’aan | Learn English Effortlessly
Ma waxa innagu dhacaaya mise Hab-u-dhaqankeenna?
zhlĂ©dnutĂ­ 621Pƙed 4 měsĂ­ci
Ma waxa innagu dhacaaya mise Hab-u-dhaqankeenna?
Saacad Isbeddel maku samaynkartaa? || Dhigane iyo Dhigaal 18
zhlĂ©dnutĂ­ 3,9KPƙed 4 měsĂ­ci
Saacad Isbeddel maku samaynkartaa? || Dhigane iyo Dhigaal 18

Komentáƙe

  • @user-zi5gl6xk9e
    @user-zi5gl6xk9e Pƙed 15 hodinami

    illah ha caafiyo wiilka wax heesto waxyar ma ahane illah umada ha u adeejiyo soomalidena dadka xanunsan waba ka xaraaweysanayan

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Pƙed dnem

    Waa beentiis waa jiliin uu Rabo in lagu hadal haayo lagayaabaa inuu hees soo saari Rabo hordhaceedi waaye

    • @Halbeegpodcast
      @Halbeegpodcast Pƙed dnem

      Xaalada uu kujiro inanku walaal maaha mid sahlan! Waxaad dhegaysataa waraysiga Cabdisalaam Hereri dhawr bilood ka hor ka qaaday kuna sheegayo in uu waashay 6days waqti uu Kampala joogay! Waxbadan ayaad ogaanaysaa! Xanuunkaa aan ku sheegayna sii baadh kabacdina muuqaalada uu soo duubay fiirso.

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 Pƙed dnem

    Nio Horta Wajigisu Wuu Is Badal Wan Sababta An uga Shekiyay Lkn Waxa Jira Talmamo Kale Oo U Mujinayo mid Kale Waxa Ka Badan quranka Sida Suratul albaqara 2.25 Sural Iqlas Sural Fatah Duceyinka wllhi Intaas Aya Ka Badan

  • @HassanDool
    @HassanDool Pƙed dnem

    M.a ustaad thanks

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Pƙed dnem

    Wlhi aniga tijaabiyeyy Arintan Alx Waana Ku Guulaystay Hada 8saac Oo xidhiidh ah ayaan Wax is Baraa Anigu intaan Qolkayga Fadhiisto waxaan bartay Xirfado Kala Ah Graphic desing video Editing Digital Marketing io Content Creation Anigoo sameeya Muuqalo aan soo Dhigo CZcams-ka Io Facebook Alx Hadana waan sii wadaa

  • @raanarunkudhigley6865

    Ku mahadsanid ustaad

  • @maxamedabdirahman2581

    Mahadsanid wllo dadkeenu culaysyo badan oo durufeed ayay la daala dhacayaan siiba dhalinyarada hadda da'aada 20 ilaa 35ka ku jirtaa xanuunadan maanka ku dhacaayi way badanyihiin se way sii kala khatara badanyihiin bulshadeenuna hal xanuun ayau u wada taqan amaba labbo aan idhaahdo waa mida waa waalida iyo waxan sixirka iyo jinka aynu u naqaan. Ugu danbayn bulshadeenu meelaha ay hadda la aradantahay waxa ka mida in wacyi ahaan aysan ku baraarugsanayn xaaladahan nafsaaniga ah ku daroo dhakhaatiirkii culuumtan inooga khibrada badnaydna gaabis badan ayaa ku jira.

  • @musemaxamed8857
    @musemaxamed8857 Pƙed dnem

    Mental Health Disorder’s


.. Dhibaatooyinka inna haysta waxa ka mid ah faham la’aanta xanuunada maankaa qofka ka haleela ee ay dhaliyaan xaalado dhawr ah oo is biirsaday!

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Pƙed dnem

    Mahadsanid ustaad

  • @MaxamedMuuse-lt3fm
    @MaxamedMuuse-lt3fm Pƙed dnem

    Saxiib. Waxaad nasiisey waano aduunka oo dhan ka qiime badan masha alah saxiib. Aniga shakhsi ahaan maanta waxaan jiraa 28, aqoon ahaan ilaa heer jamacadee iyo waayo aragnimo nololeed oo leh raafaad iyo raxaba ,, saxiib hada isoo duceeya walal in wadada saxda ah igu haga ,,,

    • @Halbeegpodcast
      @Halbeegpodcast Pƙed dnem

      Alle walaal dhammaanteen xaqa ha innagu sugo iyo dariiqa toosan.

  • @somalimigrate1
    @somalimigrate1 Pƙed dnem

    Mahadzanid milyan jeer

  • @somalimigrate1
    @somalimigrate1 Pƙed dnem

    Mahadzanid boqol

  • @AxmedCabdinuur400
    @AxmedCabdinuur400 Pƙed 2 dny

    Challenge waxan Ka mid noqnaya 26/07/2024 waxan ilahay Ka rajena inu ii fududeyo isbadalka aan rabo

  • @AxmedCabdinuur400
    @AxmedCabdinuur400 Pƙed 2 dny

    Jazakallah Ustad

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 Pƙed 2 dny

    ❀❀❀❀

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 2 dny

    Mahadsanid bro. Good 👍 job

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru Pƙed 2 dny

    Mahadsanid Ustaad

  • @apdi-phatahmoha44
    @apdi-phatahmoha44 Pƙed 2 dny

    wllhi 1 year 3 bilood ayaa iga dhiman waxaana isbedelkaygii bilaabay 15/11/2023 my year 15/11/2024 ( I LEARN FOREX, PROGRAMMING {HTML,CSS,,JAVASCRIPT,PYTHON,[WAXAAN BARTAY SIDA WAX LOO AKHRIYO QIYAASTINA WAXAAN AKHRIYEY ILAA 50-60 BUUG IYO IN KABADAN AYAA AKHRIYEY WLLHI WAXKALE OO AAN SHEEGO MA JIRO LKN "ALX"]})

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Pƙed 2 dny

    Mahadsanid ustaad

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs Pƙed 2 dny

    Mahadsanid wllo❀

  • @Abdikarim3191
    @Abdikarim3191 Pƙed 2 dny

    Mahadsanid ustaaad.👏

  • @AlbashiirAwil-zl5tg
    @AlbashiirAwil-zl5tg Pƙed 2 dny

    This vedio has not downlod why?

    • @Halbeegpodcast
      @Halbeegpodcast Pƙed 2 dny

      Premier ayuu ku jiraa inta uu ka baxaayo walaal sug.

  • @adna341
    @adna341 Pƙed 4 dny

    Wcs Ustaad đŸ’Żâ€

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x Pƙed 5 dny

    Thanks

  • @HassanDool
    @HassanDool Pƙed 5 dny

    M.a ustaad

  • @user-zi5gl6xk9e
    @user-zi5gl6xk9e Pƙed 5 dny

    Aniga maanta aya ku soobiire chelenka xili aan isbedel dhaba doonayo waliba videokas dib ugulaabanaya hadu chenalka ku jiro

    • @Halbeegpodcast
      @Halbeegpodcast Pƙed 5 dny

      Waa kujiraa walaal waana ka cinwaankiisu yahay 30days ee buugu saaran yahay. Soona dhawoowđŸ„°

  • @iloveher3915
    @iloveher3915 Pƙed 5 dny

    Lkn wll horta hadaf maxa la yidha Video kaga so hadal

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t Pƙed 5 dny

    Cajiib wllhi waa muuqaal aan aad ugu baahi qabnay i.a hormar wacan baa inoorajaynaa dhamaanteena.

  • @guyoziizi1615
    @guyoziizi1615 Pƙed 5 dny

    Jazakalah bro

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 6 dny

    Aad iyo aad qof walow halkaad joogto iyo halkaad ku socotay isku eeg uun❀

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Pƙed 6 dny

    Xaqiiqo jirto

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Pƙed 6 dny

    Mahadsanid macalimu Wxn Ku farxsanhy in aan halkani Rukunty

  • @ZakiMoha-ub7xx
    @ZakiMoha-ub7xx Pƙed 7 dny

    Wllo hory usoco noso badi 🎉wn kugu dhirigelinya dadalkaga

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Pƙed 7 dny

    Aad baad u mahadsan tahay ustaadi umaleen maayo in hal video aad soo dhigtay idhaafay jazaakaAllah ustaadiâ€đŸŽ‰

  • @user-zi9he3jl4h
    @user-zi9he3jl4h Pƙed 7 dny

    Wooow 🎉 Beri hore ka tashtay 😼

  • @haniumar1111
    @haniumar1111 Pƙed 7 dny

    mahadsanid wllo buugan maktabad aan kaheli karo ma isheegi karta wll

    • @Halbeegpodcast
      @Halbeegpodcast Pƙed 7 dny

      Walaal telegram ka Halbeeg Podcast ayaad ka helaysaa|| markaa telegram ka tag oo ku qor Halbeeg Podcast, haddii kale google ka ayaad ka helaysaa isaga oo Pdf ah.

    • @haniumar1111
      @haniumar1111 Pƙed 7 dny

      @@Halbeegpodcast hye wlli jska allah

  • @HassanDool
    @HassanDool Pƙed 8 dny

    Allha kubarakeeyo ustaad đŸŽ‰đŸ˜‚â€

  • @user-uc9zk3tr1i
    @user-uc9zk3tr1i Pƙed 8 dny

    24

  • @DucaysaneMedia1
    @DucaysaneMedia1 Pƙed 8 dny

    mahadsanid halbeeg podcast wan kaga mahad celin book ta qiimaha badan ad nala wadagtid ado so koo baya waxad kas o hadasha crypt ma tahay meel lasyku halayn karo kana madhan xaaraan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 8 dny

    Mowduuc aad Muhiim u ah mahadsanid

  • @farhanfarahcali
    @farhanfarahcali Pƙed 8 dny

    thanks ustad

  • @Cukaashe
    @Cukaashe Pƙed 8 dny

    Mahadsanid ustaad.

  • @guyoziizi1615
    @guyoziizi1615 Pƙed 8 dny

    Thanks i benefit from ur channel you deserve 1 million subs â€đŸ‘

  • @Ismailabdiali31
    @Ismailabdiali31 Pƙed 9 dny

    23

  • @Ismailabdiali31
    @Ismailabdiali31 Pƙed 9 dny

    50

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Pƙed 10 dny

    thanks brother

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Pƙed 11 dny

    MashaAllah ❀

  • @ayansicid4626
    @ayansicid4626 Pƙed 12 dny

    6 nasiib wacan

  • @ayansicid4626
    @ayansicid4626 Pƙed 12 dny

    ❀❀❀❀❀❀