Video není dostupné.
Omlouváme se.

Cumar Xasan Roraaye 🔥Iyo Heesta "BOQORKII HAWEENKA"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 10. 2020
  • 🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Cismaan Adam Xuseen (Cismaan Askari) AHN 1969
    🌟Laxanka
    U/ Maxamed Ciise AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

Komentáře • 44

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před měsícem +1

    Aun Cismaan Adan oo lahaa heestan midhaheeda luuqdana Cumar xasan rooraaye ilaahay ha u naxariisto dhamaantood.

  • @warsamahismail3638
    @warsamahismail3638 Před 3 lety +4

    Cismaan Askari wuxu ahaa nin mucjiso heesaha la qaado ee macnaha leh baa isagaa sameeyey iyadoo sidaa tahay cidina ma soo hadalqaado. Hal abuurku heesaha sameeyaa inta badan waxba kama dheefaan aan magac ahayn intiina waxaad moodaa inaan looba ogolayn.

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 Před 4 dny

    Ale hawnaxariisto cumar xsn rooraaye fanaanka iyo abwaan cismaan aadan cis askari riwaayaduna waa ❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 2 měsíci +1

    Mirihii cismaan askari laxankii m.ciise dheere codka c.x.rooraaye

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Před 3 lety +6

    “Geedyahow hadhaca” , xusuus. Mahadsanidiin. Muusigga eega tayadiisa...

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před 3 lety +9

    Fanaanka weeyn Cumar Xasan Rooraaye Ilaahay caafimaad, cimri dheer seer, wuxuu ka mid hoboladii waabeeri kuwa ugu culus, wuxuuna markii hore ka soo wareegay kooxdii ciidankii xooga dalka Soomaaliyeed;

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories AHUN Rooraaye

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před rokem +1

    Alleh ha u naxariisto marxuumka Cumar Xassan Rooraaye aamiin aamiin aamiin 😮😐🤲🤲🤲

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 Před 3 lety +3

    Heestan waxaan ku maqlay cabdijibaar alkhaliji waliba heesaha aan ugu jeclahay bay ahayd heesaha cabdijibaar ileen Waa heesihii hore ee cajiibka ahaa

  • @Ahmedjohn-go9xu
    @Ahmedjohn-go9xu Před měsícem

    Ma aqaan goorta soomaalidu aqoonsan doonto dhaxalka cabdi bashiir iyo wadaniyasiisii codka siciid mirina wuxuu ahaa runtii mar la arag

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +2

    Rooraaye waa boqorka codka

  • @abdirahmanahmeddacaam2183

    Heestan kaliya waxaan ku maqlay uun fanaan abdijibaar alkhaleeq
    Cumar xasan rooraaye waan salaamayaa
    Adna waayo waayihii wacnaa sxbow waad mahadsan tahay

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety +1

      Cabdi jibaar khliiji wuu koobi yeeyey waxaa qaada fanaanka rooraaye

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před rokem

    AUN Rooraaye aad baan u jeclaa codkiisa bass-ka ahaa.

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Před rokem

    Allaha u naxariisto shaley oo eheeyd maalinki labaad ee ciidul fitra ayuu xijaabtay Cumar Rooraaye

  • @faisaladamcade903
    @faisaladamcade903 Před 3 lety +3

    Ala maxaad hees soo dhicisey 😂😂😂 tuug ba'dey dheh cabdijibaar waad ku mahadsatahay www full respect

  • @shafadyarre828
    @shafadyarre828 Před 3 lety +2

    Heeskan waan jecly waana sababta aan ugu hor eegay

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 Před 3 lety +2

    Erayadii abwaan Cismaan Askari,laxankii Maxmed Ciise 1969.

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 2 lety

    Rooraye wuxuu ka mid ahaa ragii ugu culus hobaladi qaran ee.waaberi

  • @idiiriyeabdirahman1655
    @idiiriyeabdirahman1655 Před 3 lety +2

    Diiriye Abdirahman

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 Před 3 lety

    WAAYO WAAYIHII WACNAA sxb codsi heestii baladweyn inoo soo raadi adigoo aad iyo aad umahad San ebow

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 Před 3 lety +1

    wwwww hees iyo badh ika dheh

  • @user-dv4th9oj9b
    @user-dv4th9oj9b Před 3 lety +1

    الف مبروك

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 2 lety

    Isagoo weliba wada ahaa actor

  • @c.risaaqsiciid6878
    @c.risaaqsiciid6878 Před 3 lety

    Ax ax waah waah xasuus

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 Před 3 lety

    Alaha unaxariisto

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Před 3 lety

    AUN abwaankii sameeyay fanaanka na cimridherer caafimaad qab iyo cibaado suuban

  • @shaficiabdikarim3858
    @shaficiabdikarim3858 Před 3 lety +1

    Ugu horeyey like ta ku dhfo

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 2 lety

    Waxaana cadaynaysa riwaayadii ugu wacna wuu ku wada jirey

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 Před 3 lety +1

    m.h

  • @hadraawialihussein9789

    Waayo Waayihii Wacnaa Wllo heesta Maxaan Gabi kadhacay waxa qaada Abwaan Mahmoud Kaadheeri

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 Před 3 lety

      sxb yaa kugu haysta

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 3 lety

      @@khabiirqaraam7935 wax seya huuno

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 Před 3 lety

      @@hadraawialihussein9789 Waxaan ka wadaa sister yacni kuu gartay heesta maxaan gabi ka dhacayoo Waxaa Qaada Abwaan kaadheeri balse Waxaan ka waday maxaad ku keentay Mar hadaanan heesta meesha la soo galin

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 3 lety

      @@khabiirqaraam7935 wan kadal banayey soogali ban ka ilaawy qoralka zxp

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 Před 3 lety

      @@hadraawialihussein9789 ok sxb mahadsanid

  • @yaxyec4972
    @yaxyec4972 Před 3 lety

    Ma waxay ku jirtau riwaayadii wad iyo wacad ?