"Waa Qasab In Dalku Doorasho Galo , Difaaca Dalkuna Waa Lama Huraan...."Madaxweynaha JSL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Komentáře • 137

  • @XasanAden-ss9mt
    @XasanAden-ss9mt Před 24 dny +10

    Guuuuul kulmiye

  • @user-zd4mb4sx3r
    @user-zd4mb4sx3r Před 24 dny +8

    Masha allaa Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul madaxweyne noolow inshaa allaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM Před 24 dny +5

    Masha'Allaha Tabaric Rahman Allahuma barik❤ Guuuuul iyo Gobanimo Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi❤Guul Iyo gobanimo Jamuurida Somaliland 🇭🇺❤️❣️❤️‍🩹🥰❤️‍🩹❣️

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 24 dny +5

    MAANSHA ALLAHA TABARIKA RAXMAN TOLKYE SUPER HJ SHARF IYO CIISE KUU NOOLDA REER CEEYNBO🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 Před 24 dny +5

    Guul Somaliland iyo geesiyasha Qaranka hogamiya 👑❤ 🟨🟩

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 24 dny +4

    ASC, guul inshallah JSLAND ❤❤❤❤❤❤

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 24 dny +4

    Laandheere ku soco madaxweyne waanu kuwadanaaye

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Před 24 dny +4

    Madaxweyne muuse biixi waa geed adaygii oo qof ah,ilaahay ha guuleeyo.

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 24 dny +1

    Masha alleh geesi qaren weye allow dhowr muse geesi alle cimriga haku dhereyo ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 24 dny +3

    Geesi qaran ❤❤❤

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před 24 dny +4

    Nin adag geesi hadal kiisu cada

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 24 dny +3

    SOOKI LAA BARYAYE ITOBIYA BADAHODA TII DONTAN QAATA OO SOMALILAND HAA AQOONSANINE

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile Před 24 dny +1

    Guul somaliland

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u Před 24 dny +1

    Hadalki ugu shilisna een maqlo mudo dheer...
    100/100 ishad ka riday mujahid....

  • @CabdiCaziizcumar-d2i
    @CabdiCaziizcumar-d2i Před 24 dny +1

    Muuse reer aakhiraad ha aaminina

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 24 dny

    MashaAllah Madaxweyne Gulayso jammuuriyadaa SOMALILAND hagu laysato ❤️❤️❤️

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před 24 dny +1

    Guuuul Aboo guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @saidali6971
    @saidali6971 Před 24 dny +2

    Allahu Akbar

  • @xareedsports2856
    @xareedsports2856 Před 24 dny +1

    Muuse biixi wlhi wa adke cadawga dalkiisa neceb

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 24 dny +2

    Mashallah

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Před 24 dny +9

    Waa waqti adag waxa dalka iyo dadkaba ka sari kara nin adag Muse ku habon waqtiga marka la eego

    • @Cajabo
      @Cajabo Před 24 dny

      Kkkkkkk ma doqonkii qarankii loodhibay lagadhacay oo kasocararay

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 24 dny

      😂😂😂 soo kii dhubante ka soo cararay sheeko adaygii wali miyay shaqaysaa

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 Před 24 dny

      😂😂😂😂😂

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 Před 24 dny

      7 sano oo hore waxu qaban wayay miya hada ka sugaysa lkkkk

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c Před 24 dny

      ​@@IsmailJama-xo4gvafweyne mee kawaran

  • @cagawaynemediachannel4413

    ❤❤❤ noolaadda ree Caynabo dhamaantiin ❤❤❤ guul Somaliland

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 24 dny +7

    Noolaada reer caynabo ❤❤❤❤❤
    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 23 dny

    Doorasho November 13,2024
    Insha Allah.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 24 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 24 dny

    Masha Allah Masha Allah ilhayow noo xifti madaxwayne muse bixi abdi waa geesi geesi dhalay

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md

    Mansha allah guuuul guul qaranimada somaliland

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před 24 dny +1

    Warkaasaaa I Mara ! Well done Madaxweyne💪💪💪❤️🤍💚

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 24 dny +3

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuu lyo gobanlmo. Muuse Biixl geeei 🦁 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ehludiininaxaji1901
    @ehludiininaxaji1901 Před 24 dny +1

    Muuse waa nin adeyg markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lt1xj4uu5q
    @user-lt1xj4uu5q Před 24 dny

    MAASHAA ALLAH ILLAAHOW NOOBARAKEE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI GUULEYSO ILXUMI KUMA ARAGTO

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m Před 24 dny

    Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Před 24 dny

    ❤❤❤❤somaliland guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile Před 24 dny +1

    Dooraasho kulmiyow

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    GUUSHA KULMIYE WAA GUUSHA JAMUURIYADA SOMALILAND GUUL DARADA XISBIGA CADAWGA LA SHURAAKOOBAY WADANI LA BAXAYNA WAA GUUL DARADA CADAWGA SOMALILAND

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 24 dny

    Geesiga somaliland udhashay Aloow guusha sii mbc ishalah Allow cadowgiisa jabi ishalah

  • @mukhtaarcadeofficial8982

    Guul guul somaliland

  • @user-iz9hv4hp4t
    @user-iz9hv4hp4t Před 24 dny

    Maashaa allah madaxwaynaha jamuriyada barakaysan ee somaliland guulayso ♥️ 💖

  • @CladiifMustafe
    @CladiifMustafe Před 24 dny

    Bada somaliya waa bada cas

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 24 dny +1

    Alxamdulillaah

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 22 dny

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 24 dny +1

    Shuruudaha gobolnimo waxa ka mid ah, in uu gobolkaasi kharash ahaan is bixiyo. Tolow gobolka Saraar kharashkiisa ma la soobixi karaa oo ma buuxin karaa shuruuddaas?

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Před 24 dny

    Mash Allah guul guul guul somaliland 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @QaaqleUbo
    @QaaqleUbo Před 24 dny +1

    Muuse juudaan alle maxaad been sheegaysa war dadka beenta kadaa 🎉😂

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor Před 24 dny

      War kan fara tagtagaya o mdax wayna dhinac ka tagan dhogolada miyu ka socda o uu uturjumaa😂 yabee

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 24 dny

    Fulay fulay, car Oog iyo Buhoodle qabo, fataa Bakh

  • @narrativelook2698
    @narrativelook2698 Před 24 dny

    Must most be mental retired, ! He’s crazy, They just can’t understand 😅😅😅😅😅😅😅😂

  • @KayseKaysenuur
    @KayseKaysenuur Před 24 dny

    Wad mhdsanthy mmwyne

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Před 24 dny

    Voteka maxaa loo gelayaa miyaa tidhaahdeen heegada habar jeclooy?

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před 24 dny

    Xukumadu,way waalatay,ee qabqabta, intaan balaayo tiikadarini dhicin .
    Wadada guulsha somaliland waa nabada iyo doorasho xalaal ah.
    Taabedelkeeduna waa somaliland oo colaado kuhabsadasn.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 24 dny

    SSC wey ku jabesay ma xishoodo

  • @IbraahiimIsmaaciil-v5n

    ❤❤❤

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 24 dny

    Sabaya kugure xawashe

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před 24 dny

    Muuse,colaadii horeba ceebteed madhamasn. Ee somaliland haloodaayo shacabkan canshuurtooda halaguceliyo.

  • @maan732
    @maan732 Před 24 dny

    Caynaba waa qabsan doonaa hadaadan deg deg uga bixin muuse juidaanoow

  • @muuminsugule
    @muuminsugule Před 24 dny

    ADIGAA IN LAGU GOOGOOYE KU FIICAN CAAWA MUUSOOW

  • @burco7626
    @burco7626 Před 24 dny

    Somaliland ha noolato ❤️🤍💚

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Před 24 dny

    😂😂😂😂 reer wada waalan waa tanoo kale,somaliyey isaaq quran saar ayeey u baahan yihiin

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u Před 24 dny

    Xornimada somaliland ma ma xabashi aya ku haysa dadki reer somali land maxa ku dhacay war iska qabta odaygan la soo baabay

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 24 dny

    Adaa adawa masiibo allaha ummada ka qabto Ciil qhabe Munaafaq beenale tuug

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 Před 24 dny

    Musa judan waxuu ogaday inuu dad liita u qodbeynaya ma weydinayan waxuu ku sameeyay dadkodii sanad ka hor la laayay qaarna ilaa hada maxabiis loo heysta

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 24 dny

    Horta dalka ha la difaaco, doorashada dib ha loo dhigo, doorashadu way qaybinaysaa dadka. Xisbiga Somalia (waddani) ma aqbalayo natiijada, dagaal buu abaabuli.

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Před 22 dny

    Xasan sheikh wuxuu ka hadlay oo badbaadinayaa bada iyo dhulka soomaliyeed ee aad adigu xaraashtay adigoo la xintamaya qaayb dadka aad tiraahdo madax baan u ahay xabiashiduna qaaybtaa dadkayga ah baay Ila dilaysa si aan kursigan u fadhiyo Ana hadaan musa dameer ahay bada iyo dhulkaba abaal Marin baan u siinaya wax doorasha ihina iga suurageli maayso...hadaan kursiga waayo miyaan waayey ANIGOO WAX DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v Před 24 dny

    Xayawaan qasa iyo laascaanood maxay ku kala duwan yihiin. Waxaad itaal lahayd laascaanood ayaad u isticmaashaye. Af ka noole WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY ayaa kaasoo horaysa

  • @KhadarCabdilahi-i3z
    @KhadarCabdilahi-i3z Před 24 dny

    Yaas madax

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v Před 24 dny

    Wuxuu la hadlayo way u qalmaan inuu sidaa ula hadlo

  • @kordahabjaamac-gx7se
    @kordahabjaamac-gx7se Před 24 dny

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdlrlsaaqAxmedcadilaahi

    Waa,lawsaa.muuse.jusaan.iyo.waxa,raacsan.pa.waa,lax,mouse.juusan

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo Před 24 dny +1

    Dhulmahante ka soo barax

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 24 dny

    Xasan Sheekh adaa lacag ka qaaata.Waxa lagu caawiyo Somaliya adiga ayaaa qaata qaybtaaada..Hadana adigaa masaakiinta been u sheega.
    Sanadkii u dambeeyay 120 Milyan ayaa ka heshay Mudisho.
    Dadka masaakiinta ah cadow uga sheekee.

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Před 24 dny

    Kkkk reer SL dhulbahantaa
    Dhagaha tiray naxdintii gooja
    cade kadib
    Dhagoole lahadal baa dhabar kiisa taagan
    War. gooja cadee ha aadina
    Yaan dhulbahante indhaha in karidine
    Hada dhagool bay ini ka dhigiune
    Kkkkkk

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 24 dny +4

    ILAHAY XISBIGAN CUNSURIGA AH EE QUDHMIYE DALKA DHAAFI WAA NAGA QABO . DAD XUN OO JAAHILIIN AH AYAA IAKUGU HADHAY SHAQADA KALIYA AY YAQAANAAN WAA QABYAALAD DOWN KULMIYE DOWN

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 Před 24 dny +1

      Benaleee huwaan iyo xamaaar bad rabtaaa cadowga somaliland wa kow ka ahaa wadani down oo qabyalad iyo caaay ku ololeyaaa 😊

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 23 dny

      Waar ha ku dagmina dadkani waa huwantii oo rabta in ay madaxdeena inagu diraan iyagoo iska dhigaya nasteex laakiin nacab ah.

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 Před 21 dnem

      Waa wadani huwan marabno waxkale la kaalay

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 24 dny

    Ninkani isaaq inuu gumeeyay waxaa markhaati ka ah sidii ciidankiisii loo jabiyay hal mar muu soo hadal qaadin sababtii ay u jabeen cid ku dhacda oo tiraahda yaad kula xisaabtamaysaa jabkaa oo masuuliyadii qaadaysa taa bedelkeeda weli been iyo faan buu u sheegayaa iyaguna way u niikinayayaan lkn waxaanu nin rageed u qiraynaa haduu xabad ku soo rido dhulbahante mar danbe viva ssc khaatumo !

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Před 24 dny

    Alla geesisanaa muuse mansha allaah waanu ku dooran madaxwayne Cid kudhaantaba mahayno walee

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před 24 dny +1

    Ninkii hawadiisu been usheegto tabartiisaa run usheegta
    Meeshu maceynabaa mise waa yoocadii garoowe

    • @user-lt1xj4uu5q
      @user-lt1xj4uu5q Před 24 dny

      YOOCADA WAALAGAADHIDOONAA INSHA ALLAAH

    • @user-lt1xj4uu5q
      @user-lt1xj4uu5q Před 24 dny

      YOOCADA WUUGAADHIDOONAA INSHA ALLAAH HADAGDAGIN CSYNABANA WAA GOBALKIISOOL WAANA DALKIISII IYO DADKIISII

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 Před 24 dny

    Beentii horeba dab loo waa..iska hadlow ina Biixi

  • @AxmedDayib-d3y
    @AxmedDayib-d3y Před 24 dny

    Guul wadani❤

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 24 dny

    Bulet proof ayaad xidhanrahay hhhhhh

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 24 dny +1

    10:12 . Muxuu yidhi ninkii aan iks hubino oo aan wax kala qorano si aanaan mar labaad u khaldamin ayaan wax isku darsan karnaa 😂😂 reer somalilandow ina cabdi dameer midnimo walawayn ayuu rabaa

    • @omarjama7627
      @omarjama7627 Před 24 dny +1

      Heshiiska Ethiopia iyo Somaliland ka hadlayaa Jahilow!

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 24 dny

      YAAHU YAA LAALA MIIDOBYE DOFAARYOW MAA XAMAR BAAD NAA HOOS GEEYAN

  • @engosmanabdilahiali5056

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa maxaa ku kallifay inaad gobollada dalka dhammaantood ansixiso.
    2.0. Ma jirto gobol amaba degmo A , B, C ,D maba dhici karto waana arrin mamnuuc ka ah somaliland.
    Dhammaan Gobollada dalku waa A mana jirto wax ka hooseeya haba yaraatee.
    3.0. Waxana waajib muqadas ah in si xaqsoor ah loogu qaybiyo cashuurta oo lagu sheego miisaaniyadda qaranka.
    4.0. Waxa habboon in lagu salleeyo miisaaniyadda qaranka gobollada iyo degmooyinka.
    5.0. Ciidamada police ka iyo millateriga waxa la carraaniyaa miisaaniyada gobollada iyo degmooyinka.
    6.0. Suurtagal na noqoneyso inay miisaanuyadda qaranka lagu salleeyo wasaarad iyo wasiirka horfadhiya.
    7.0. Wuxuu ku leeyahay mushahar macquul ah oo kelliyaatta wasiirka amaba ciddii uu keeno madaxweynuhu.
    8.0. Wax ka badan mushaharka bishiiba la siinayo wasiirka ama agaasimaha guud amaba jannan ciidanka musharka bishiiba la siinayo ayuu xaq u leeyahay.
    9.0. Waxa kalleetto waxa iska leh gobolada iyo degmooyinka dalka.

  • @MustafeDiraac-l8c
    @MustafeDiraac-l8c Před 24 dny

    Dhaadhle😂😂😂

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 Před 24 dny

    Lafti naga

  • @mynewchannel5683
    @mynewchannel5683 Před 24 dny

    Timirtii hore dab loowaa tuug

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 Před 24 dny +2

    Qaran jabiye beentaadii hore ayaano wali la wareersannahay

  • @QaaqleUbo
    @QaaqleUbo Před 24 dny

    Macangag doqonah indha adaga qofku miyaanu qajilayn waxaa sa ilayn hadal axmiyidhah

  • @bilehassan1818
    @bilehassan1818 Před 24 dny

    Calaamadahan kaasoo ifbaxay cudurka juudaanka👎

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Před 24 dny

    Xeytahay midka gacnaha taagtaagaya

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli Před 24 dny

    Beenta ka daa dadka muuse bixi

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 Před 24 dny

    Cadawgan horta xagee buu joogaa, ma dhulbahantaa cadaw ah

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 24 dny +1

    Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland iyo geesi qaran ka JSL mudane muuse biixi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Před 24 dny

    Madaxweyne muuse hadalkiisu ilaa maalintii la doortay waa gola ka fuul. Yaa ila dareemay?? Talada la wadaagayo, difaaca qaranka, doorashada.

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 23 dny

      Hadaa ma cirro ayaad moodeysaa oo ama warqad wax ka akhriya ama dhegta wax loo saaro. Markuu kaba ery yidhaana iska qoslaya. Md Muuse waa raggeedii si walba iyo dhinac kasta ood ka istaagto nin kaga haboon xilkaa madaxweynenimo ma jiro marka loo eego nimanka tartamaya

    • @hurdaaye21
      @hurdaaye21 Před 23 dny

      @@suberh8985 raggii laascaanood looga yaacay u sheeg,, madaxweyne muuse u quudhi waayey in Maamuus iyo soo hadal qaad... Qofka aqoonta lihi, inta eraygu dadka gaadhin waraaq bu ku qortaa oo iska hubiya waxa uu dadka rabo in uu u sheego

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 Před 24 dny

    Mawaxa ka dhacay qasa ayaa ka dhacay hargaysa Dambigaaga alle madhaafo been badanaa muse buxi

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 23 dny

      Dhimashada qaza ilaa imika waa 40 000. Somaliland guud ahaan waxa kaga dhintay dagaalkii faqashta 500 000 marka loo eego magaalooyinkii la duqeeyey ee hargeisa berbera burco. Waxa intaa ka sii horeysey dadkii hooshoosta loo kaynayay ee ama goob kaliya lagy laynayay sidii ka dhacday xeebta jaziira ee dhowr iyo affartanka nin lagu laayay iyo tii burco. Markaa adeer taariikhda soo baro

    • @hassantimabul4566
      @hassantimabul4566 Před 23 dny

      @suberh8985 hhhhhhhhhhhhhhhhhh waxaas waa warka madaxda shacabka usheegta tusale laascaano wixii ka dhacay iyo waxa aad ka cabaneyso waxaa darnaa tii lagu hayey laascaano gobaa qanacda iska daaya cuqdiga dhalinta lagalinayo iyo abtirsiiyaha xabishi lagalinayo

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před 23 dny

      @@hassantimabul4566 Soomaali iyo munaafaqnimo, been iyo xaasidnimo lagama waayo. Waar niyow taariikhdu been ma gasho waliba mid dhow. In kumannaan kun oo qof ama dagaal lagu laayay ama si kale oo ugaadhsi qabiilo gaar ah lagu laayay iyo kuwo si wadar ah loo laayay intaba waa taariikh sugan oo qoran oo xitaa duuban iyadoo qalfoofkii dadka ay soo saareen daadadka roobku. Dad cid walba leh oo soomaali oo dhan ka kooban ayaa indhahooda ku arkay sida dil wadareedkii 17ka nin lagu dilay berbera ee uu yuusuf garaad diiwaanka galiyay. Kii jaziira iyo kii burco dadkii soo taagnaa ayaa ka warama ee ka raadi youtubka. Waxa jira dad kale oo ay ka mid yihiin duuliye axmed dheere iyo rag badan oo hayb walba leh oo u soo taagnaa xasuuqa iyo sidii diyaaraduhu hargeisa iyo burco u garaacayeen. Markaa munaafqanimada iyo beenta qabyaaldu kaa keenayao iska jooji. Laascaanoodna haa dagaal wuu ka dhacay rag hubaysan ayaa is laayay magaalo la burburiyay iyo shacab la laayay midna ma jirto ee beenta aad sheegeyso jooji shalay ayah ahayd waanu soo taagnayne.

  • @user-gd3zw4my3s
    @user-gd3zw4my3s Před 24 dny

    😂😂😂

  • @XamseCabdi-sm7ul
    @XamseCabdi-sm7ul Před 24 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanbashiirabdi5685
    @hassanbashiirabdi5685 Před 24 dny +1

    Ree laascoonood baad iska Celin wayseen oo hub iyo saraakiil waxaad hysteen ayay idinka qaateen markaasaad somalia iska Celin kartaan

  • @Cajabo
    @Cajabo Před 24 dny

    Alaaha hanadhaafiyo muuse habaarqabe muuse fuley ma cigaal shiilad baa wax daaficikara

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Před 24 dny

    Basaas, qaa'inul waddan ah baad tahay Muusoow!

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 24 dny

    TUUG TUUG DHALAY . CIIDANKII AAD JABISAY KA HADAL WW CADOWGA GACANTA UGU JIRA . CARUURTAADII AYAA MEEL KASTA U XIDHAY OO SHIIDAALKA WADANKA KEENA

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 24 dny +1

      CIIDANKA CIIDA JEBYSE WADANI WEEYDI XIIRSI IYO CIIRO IYO BURMADOW TUUGTE WEYDE😅😅😅😅😅😅😅

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 24 dny

      RAAGA CIIDANKA AHAA EEYE CADOWGA SIIRT CIIDANKA BIXEYE YAA AHAYAN😮😮😮😮

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 Před 24 dny

    ما شاء ايها البطل القومي حفظك الله ورعاك أينما كنت وإن شاء الله ستعود دورة الثانيه بالانتخابات المنتظر

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Před 24 dny +1

    Guskii garaad ka gala dagaalka iska saar