DEG DEG Mw Xassan O Hadda La'hadlay Umadda Somaliyeed Iyo Waxa Laga Yeelayo Duulaanka itoobiya Hore

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 306

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 25 dny +10

    President Hasan sheekh Well done be strong all the Somali nations welcome Egyptian troops and navy to Somalia including Turkey troops and navy
    That is good message to our enemies Ethiopia and UAE

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx Před 25 dny +7

    Insha Allah somalia Laga guuleysan maayo

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv Před 25 dny +13

    Cadawga jtoobiya an iska dhicino elatariya oo inaga yar ayaa iska celisay hub keena ciidan kale oi cusub oo itoobiya diyaar unoqda ayaa lagaa rabaa mushaharka doowladana haladhimo llaa adiga xasan sheekh ❤❤❤❤❤❤hargeeysa

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před 24 dny +1

    Waa Aleykum Aslam Madaxweyne.

  • @chickenburgerO_O
    @chickenburgerO_O Před 24 dny

    Mashaa Allah Weel said madaxwayen guul iyo goba nimo inshaa Allah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalia❤❤❤

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Před 24 dny +1

    Somalis must learn to pay taxes! 5 percent taxes 😱 This is not Kuwait with oil 😂

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Před 24 dny +1

    SOMALIYEE HAA LAAGA shaaqeeyoo sidii somaliland loo kaala furfurii lahaa iyaadoo dhiig ku daadaan . Waayoo niin waalaan ayaa u taaliyaa waxkastoo ayaa kaa suurtoobaa.

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před 24 dny +1

    ABIYE OO ETHIOPIAN OROMO KA AH MIYAA SOMALI WAX KAQAADI DADKA UU KADHASHAY WAY DAWARSADAAN ETHIOPIAN DHULKA OROMO WAAN ARKAY DAD DAWARSANAYA OO GAAJO LAYSAY WEEYE

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n Před 24 dny

    Nolow madax Wayne waliga wa sax inlabixiyo❤ somaliyay gamcaha is qabsada wll Alle ha iidindaye

  • @cadecalasoowcariif1257

    Asc.itoobiya waan iska dhicineynaa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 Před 25 dny +3

    Xasanow madaxwayne muusen 10 kun qof dhex socda adiguna hal qof kuma hor fadhiya camera man ku waa Uganda

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo Před 25 dny

      Jaahilyahow Muse waa gudoomiye gobol, qabyaalad ayaa idin dishay. Madaxweyne Xasan wuxuu sameynayo waxaa afka qalad lagu dhahaa “State of the Union.” Wuxuu la hadlayaa shacabka oo dhan. Maxad ka taqaanaa nidaamka dowladeed ee castiga ah?

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 Před 24 dny +3

      Uma baahno fariin madaxeeyn u jawaabid weeye. Laakin muse biixi waa governer hargeesa ok ha isla mid dhigin🇸🇴🇸🇴❤️

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 24 dny

      @@wmdghdgg1234 Somaliland waa wadan balaadhan xasan dhiiqo filada ma xukumo

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Před 24 dny +1

      we Love ❤️ Madaxwayne Xassan Sheekh BUUFI Amxaarada iyo kuwa Jecel love from Awdal BORAMA

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Před 24 dny +1

      we Love ❤️ Xassan Sheekh BUUFI Amxaarada iyo kuwa Jecel oromada iyo cadowda jabi love from Awdal BORAMA

  • @xuseenaadan9338
    @xuseenaadan9338 Před 24 dny

    Gool...guul...sooliwayn...guul..uul❤❤❤❤

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před 24 dny

    Sax Madaxweyne Somali waxa dib'udhigey siyasi donayo in wadanka hagago waqtiga uu isaga talada hayo.
    Waa in siyasiyinta nooca ah Laga Sara saxada siyasada.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 25 dny +2

    Onlf xafiis Muqdisho halooga furo.

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z Před 24 dny +1

      Miskiin onlf dad ka awood badan oo diyarado haysta oo gantalo haysta oo tigre ah ayaa etioupa wax ka qaadi wayay mida labaad maxad xafiis siin adiga ba qacanta lagugu haya ee 😂😂😂

    • @Pip_hunter
      @Pip_hunter Před 24 dny

      ​@@Sharmarke-h1zoroma maxaa afsomali ku baray, mase axmaar ayaa tahay

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 Před 24 dny

    Ganacasiga iyo ciidamada itoopiya iyio shaqaalaha magaaloo yinka somalia Ha laga saaro Sida U na dhaqasiya Badane

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před 24 dny

    Sax Madaxweyne canshuur bixinta waxey kamid tahay horumarka wadanka hadii aan bixin walal ganacsada lacagta aad samesey waa xaran.
    Canshuurta aad bixiso waa fidro oo kukalmeyneso walalaha kuwa tabar daran oo dowlada iyagu Isha kusoo fiirinayo.
    Fadlan bixi canshuurta si'wadanka u'hormaro adiguna dhaqalahaga kor ugu kaco.

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před 24 dny

    Xasanaw sawdigan u ogolaaday in aad hoyo siiso munaafaqada naga daa SubxanAllah

  • @abdisamadabdullahi6720

    Guuleyso madaxweyne wadani true ah noolow

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 Před 24 dny

    MAXAA KEENEY XASSANOW IN AAN BIYAHEEN kala fariisano
    Maalinba meel aan kula shirno

  • @NajmaNoor-i9e
    @NajmaNoor-i9e Před 24 dny

    masha allaah macaxweyne hooloow

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před 24 dny

    Somaliland guuuuuuuul xaasidiintu adhacaan walawawaynee quusta

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 Před 24 dny

    Mudane Madax weyne
    Waa wax wanaagsan
    Qaabka aad usoo hagaajisay hadalkaada
    Lkn hal arin ayaa jirta muda kororsiga aqoon yahanka iyo mucaaradku ay ka baqayaan kama aadan hadlin ee maxaad kaleedahay arinkaas?

  • @muwaahibjama9939
    @muwaahibjama9939 Před 24 dny

    Viva ethiopia 🇪🇹

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Před 24 dny +1

    Badas hadey Etiopiea qabsato adiga ka masul ah laguna ciqabi dona malintey dowlad rasmiya lahelo inshaa allaah 😂

  • @Baananews
    @Baananews Před 25 dny

    Canshurta in dadweynaha lagala tashto melkasta canshur dadka loga qada gudaha iyo bananka 1 mel hala iskugu imaado somalina hala mideyo wala delay E-money tax wa adun tagay E-wollet maku jirta canshurta

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 24 dny

    GUUL SOMALIWEYN GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO AAMIIN AAMIN IINSHA GUUL WAAN GAAREYNA ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @frostwalker9877
    @frostwalker9877 Před 24 dny

    Manshalh💕🇸🇦🇱🇰🇱🇰🌹🌹💭🇸🇱🇸🇱🇮🇴🇮🇴

  • @user-gf8ju6hw8x
    @user-gf8ju6hw8x Před 25 dny +1

    Ax ax ax waalahi madaxda soomaliya dhiib ayaa haaysata sababtuna shaacabkoda aaragtii xuun

  • @MoussaAden-jc9ys
    @MoussaAden-jc9ys Před 24 dny

    Marka. Laga. Hadlayoo. Waxa. Laama. Ataabtanka. Qadiyadad in. Laga. Hadloo. Waa. Sax. Dhul. Soomaliyeed. Itobiya. Maqaadan. Doonto. Abasiniya. Waa. Halkay. Ku. Burburaysa. Anigu. Soomaliban. Ahaay. Sikastan. Aqaana. Mw. Guul.

  • @AbdikaniHussein-u9b
    @AbdikaniHussein-u9b Před 24 dny

    madaxwayne miyaad xaanaqsantahay, wajigaagu caadi maaha maantee

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 25 dny +3

    Well done I hope Abi Ahmed understand that Somalia never been bullied and never bow to any aggressive and arrogant behaviour all Somalia nations unite and ready to defend there sovereignty integrate and dignity

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y Před 25 dny

    Muqdisho kaliya miya dalka lagadifaaci ileen dawlad goboleedyadii waadigii kaladirayee wixii laguheshiiyay ee dastuurkii uu lahaa dalka ee badalay

  • @nafisanoor6449
    @nafisanoor6449 Před 24 dny +3

    Maa shaa Allah
    Madaxweyne Xassan Shiiq

  • @somalilandchessfederation9356

    BAROORTA XAASIDKA😢😢😢 KU RAAXAYSTA REER SOMALILAND OOW❤❤❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 24 dny

      Waadigaa rabigaa rasaas ka baryee ku raacayso reenka kaaraa

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Před 24 dny

      we Love ❤️ Xassan Sheekh BUUFI Amxaarada iyo kuwa Jecel oromada iyo cadowda jabi love from Awdal BORAMA

    • @Yaxyeibraahim-t2e
      @Yaxyeibraahim-t2e Před 24 dny

      Dhab idiinka maha soomaali nimadu khaayimin hana laictiirafo soomaliland marka xamar anagaa badali doona 2025

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u Před 24 dny

    Shidaalka maadnoo saartaan ilaahay intaad kacabsataan

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 Před 24 dny

    Qaabka arimaha gudaha iyo canshuuraha & cabashada dhalinyarada
    Si wanaagsan ayuu Madaxweynuhu uga hadlay mashaAllah
    Sidoi arimaha dibeda & hororka xabashada
    Si wanaagsan ayuu uga hadlay waan aqbalnay
    Lkn dhanka doorashada
    Wali ma cada mudane Madaxweyne
    Mahadsanid guul iyo Gobanimo Somaliya🇸🇴

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Před 24 dny

    Wcs madaxweeyne xasanoow jileeca Ethiopia jooji mar danbe yaan la la hadlin ma badeena iyo dhulkeena ayaan ethopia kula hadleeynaa

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 Před 25 dny +1

    Nagasaar ciiidamada itoobiya

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u Před 24 dny

    Badda somaliya dexdeda halaga sameyo hotel maraakiibta adunka kusoxirtaan kunastaan lacagfiican ayadkaheleysaan

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u Před 24 dny

    Xeebta dheer maxaa lagafaa idayaa hayskaqaadato

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 Před 25 dny

    Madaxwayne somali heshiis ah meeday maamulkii ugu waynaa maamuladaa dalka baa maqan awalbaa midkale maqnaa hadana midbaa tuurtay oo heerkii kii oo kale kusii dhow hadaadan somali heshiisiinkarin soo ma fiicana qofkale oo dadka iskuwadi kara inaad booska ubanayso.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Před 24 dny

    Aawey wasiirkii warfaafinta shaqadaan asagaa leh

  • @abdisalandhinbil
    @abdisalandhinbil Před 24 dny

    Ma xuma hadalka madaxwaynaha

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u Před 24 dny

    Waxba kamaqadikartaan itobiya somali galbed ugu bedesha

    • @user-dp4tn2xs8l
      @user-dp4tn2xs8l Před 24 dny

      Xataa Anagu waan go aynaa soomaaliyaankubiiraynaa oromo soomaali baratay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 24 dny +1

    Guul ethiopia 🇪🇹 guul somaliland

  • @muktarbare
    @muktarbare Před 25 dny

    Cashurta shacabka amni maku helayaan badroolkase wadadi lagula soobixi lahaa ma lahayaa?

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Před 25 dny

    Maxaad ula fariistaan markasta OO ku ah geeyey hadii warkaas run yahay??????? Naga bixi safiirkeeda ,askarteeda jaadka markaas aan rumeysennaa warkaas.m,weyne.

  • @Subeyriga
    @Subeyriga Před 25 dny

    Cashuurta muqdisho oo kaliya ayey dawlada fadaralku wax walba ku qabata punland iyo maamulada kale in cashuurta la mideeyo weydiideen

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Před 25 dny

    Khudbatani waa tii masaajidka madaxweynuhu ka jeedin jirey

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u Před 24 dny

    Ilaa aaqiro waxaa dhahdaan badenabadena dadkuwaydhamaden

  • @abdiali651
    @abdiali651 Před 25 dny

    Markii hore ayey qalad ahayd inaad ethiopia wado hadal lagashaan oo dhulkeena gorgortan galo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 24 dny

    Itoobiya dhulkeena kasoo dhasha waa halkii aanku midoobileheyn soomaaliwey aan raadino iyo midnimo

  • @afgobeedle
    @afgobeedle Před 25 dny

    Jaale madaxweyne itoobaiya hadoonato casab iyo caasmara , maxay xageena karabtaa, itoobaiya ayaa kahorayso nimankaase ee aan iska celino iyada.😊😊😊😊

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 Před 24 dny

    Hassan Ethiopia la daris Manihin waxaa la daris nahay Somali Galbeed oo Ethiopia gumaysato

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh Před 24 dny

    Mhdsand
    Madaxweyne
    Dalka Diintaba wanu difaaci

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Před 25 dny

    Distoorka adaa samaystay . Waxa aad ka reebtay doorasha Farmajo iyo Deni

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 Před 24 dny

    Somalia weyn waxaan leeyahay waa ineey danta guud ee Somalia difaacan waxaan leeyahay dowlada iyo dadka waa ineey difaacan wadankeena dulaanka xaaq darada ee xabashada inshallah weynu guuleysanayan

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 24 dny

    Wa diiday as cashuur Ka diiday intii muhiimta wa dhiibtay qasaa 25 Ku Qadatay adiga dhiiba qooskeyga qof mA shaqeeso suuqa xamar weena dukaidii la heen Ku gubtaay dowlada Qadatay inte ku shabqeesanena Qurbaha 4 sano shaqo la aan ku ahY 😢

  • @user-nf3he8rv6o
    @user-nf3he8rv6o Před 25 dny

    Dadweynuhu ma qaadi karyaan cashiurta intaa leeg

  • @hassangurey5324
    @hassangurey5324 Před 25 dny

    Somaliyi horayna waa isugu baabaday mudo dheer iminkana rajo ma muuqato hadaba madaxweynaha khadka siyada bedel si itobiyaba inoo dayso adigu aan aqonsano inaku somaliland ilayn waa wllalaheene waxna isla waayi mayno hadaad diido beri danbaa laga sheekayn

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is Před 25 dny

    Ethiopia way diiday, Ethiopia diyar uma aha nabad, sided wadanka kudifaaci hadad kadigin agendada kobad?

  • @jynkz8697
    @jynkz8697 Před 24 dny

    Umadii soomaliyeed waad kala geesay waxay ku hishiiyeena waad burburisay ,cadowgana adaa u jabiyey

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před 25 dny

    SOO YAACA BEENAWAASKII UGU WEYNAA SOMALIA AYAA HADLAYEE WAA XASAN MUNAAFAQE

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Před 25 dny

    Horta dadka ka qabo Aden Madoobe
    Accountability should start from your family, your clan and Dam Aljadiid?

  • @abdirizakelmi2977
    @abdirizakelmi2977 Před 25 dny

    This guy😂 can't even control with xamar waste guy😂😂😂

  • @xuseenaadan9338
    @xuseenaadan9338 Před 24 dny

    Soomaali..hamidawdo...qabyaaladahaiskadaayaa

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 24 dny

    Mudane madaxweyne dalka ciidanka udhis hadal looma baahna

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Před 25 dny

    Soomaaliya guul🇸🇴❤️

  • @abdulfatahmohamed7393
    @abdulfatahmohamed7393 Před 24 dny

    Mudaan madaxwen warkaas kuhatleysa waxbakajina

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 Před 25 dny

    Hadaannahay soomaali galbeed na jamhad xornimo doona baandhisaynaa

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy Před 25 dny

    Lacagta laga xanibay puntland

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 Před 24 dny

    Kakay hargaysa

  • @JamaBuwe
    @JamaBuwe Před 24 dny

    war waxaan nagga hor kaxeeya beelow fulay abay axmed buu ka baqayaa masar waxay sheegayso ayaan jirin adigu ha kudhiman

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Před 25 dny

    Somaliland tikree aay soo dhaweysay oo yahuuda ku aftirsadaan I hope sidii Palestine niigu dhicin tartiib tartiib aa niigu soo galgalooyiin rufiyaankooda xerooyin kaxooti aad u furteen. Idinka aad ka shalaaneeysiin

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 25 dny

    Xasanow muuse biixi kaa adkaaye intaad marba meel isku qaadeyso tops muuse biixi u wada hadla cid isu kiin dhaanta ma jirto qof shisheeye ahina xaajadiina ma dhameyneyso soomalina way is aftaqaan ha heshiiso ama yaaney heshiine

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před 25 dny

    Excellent president Hassan shaikh Muhammad babro
    Something greatest news for Five states of Somalialy
    Especially For Somalia Ogden states we're lucky because Those two brother's Turkey 🇹🇷 and brothers Egypt 🇪🇬 they help us
    Freedom and independence from Ethiopia 🇪🇹 then we join borther Somalia 🇸🇴 insh Allah

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Před 25 dny

    Kor waayeel waa wada indho xasan wxo darensan yahay dalka amxaaro iney ku yeelatay maamulo iyo madax dooda

  • @BashirSahal3
    @BashirSahal3 Před 24 dny

    Hadalkada aya shaki ah
    Ruxii wax fahmaya

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Před 25 dny

    SOMALILAND AYUU SOO FARAGELIYO MARKA WAY U DHAMAATAY MIDA KALE DAWLADU SHEEGAYA XAGEE KA JIRTAAA ISAGII AYUU AFRICAN NABAD U ILAALIYAYE WAR XAMAR AYA KAWAANKII BINU AADAMKA NOQOTAY HADAD DAACAD TAHAY REER MUQDISHO AYAD NABAD U SAMAYN LAHAYDE BEENTABJOOJI DHIIGA BINU AADAMKA AYAAD MALAAYIN DOLLAR KU FAAIIDE

  • @maryannoor2222
    @maryannoor2222 Před 25 dny

    Aqas jiljileecan kunacay adaygaan see ooga fariisan karta badeena mideedada kale safaaradoda maad ceyrisid ood xariirka ujartid taas waxaa kasiidaran cidanka itoopiya iney wali gudaha wadanka joogan ceyri damiirka ala kaaqaadye

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Před 25 dny

    Madaxweyne Itopiya iyo Mamul goboleedyada ayaan hal mar dagaal ku qaadayaa caqli iyo curfi mudna maaha. Dadka iyo dalka miday hadday dhabkaa tahay difaaca dalka.

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n Před 24 dny

    Waynu is Ka caliin macabsonaynu hanolaato Somalia

  • @mustafaainashe3071
    @mustafaainashe3071 Před 24 dny

    don't believe him ... his a Lier ... wants the money for his bocket ... don't pay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 25 dny

    Wayna cadaysay ethiopia waa tan leh xoog baan ku qabsanaa waa in bad helnaa iyo sodon sano ay faragalin ku haysa soomaaliyed war dhiig isku yeel oo ku dhawaaq dalka ha la difaaco masarna waa loo baahan yahay ku badel ethiopia dhib mooyee ethiopia joogitaankeeda dalkaan faa,iido uma aha iska daa baryayaa iyo nugeelkavshacabku waa diyaar.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 24 dny

    xasan mooryaan isbaaro FAILED STATE 🇸🇴

    • @Pip_hunter
      @Pip_hunter Před 24 dny

      Axmaaro maxaa afsomali ku baray

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n Před 24 dny

    Hayee jaadka jooji
    Adeer

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 24 dny

    Eebow been weynaa 357000 ayaa Majeereeniya ka codeeyay 1961 kii halka 2023 ka ay ka codeeyeen 177,000 kun oo beentii la socoto. Wala weyn

  • @halimab5796
    @halimab5796 Před 24 dny

    Ma Dalbaad Danka leedahay. Ethopia Marin biyood waan i oggolahay!

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Před 25 dny

    Hadaladaad iyo ficilkaagu isma leh . Sh. Sharif , Farmajo iyo mucaaridkaagu way kaa Somaalidanyihiin. La kulan. Farmajo wuu ku sow dhaweeyey kuna Sooryeeuey markaad timid. Adiguna dilkaaga ayaad diyaarsatay miyaa?

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 24 dny

    Waligii ismail Omar Geelleh shacabkiisa sidan oo kale uulama hadlin waayo afsomali ku hadlo mayaqaan af fransiisna mayaqaan dhawr xaraf oo af fransiis ah oo soo malmaluuqay ayuu dadka lahor yimaadaa oo aanay dadku waxba ka fahmin😂

  • @harig-shillgroup6837
    @harig-shillgroup6837 Před 24 dny

    Maasha Allah ! Viva Président Xassan sh. Maxamuud. Allah Azawajal ha ku xafido.
    GUUUUUL
    VIVA SOMAALIA

  • @ahmedibnuibrahim1636
    @ahmedibnuibrahim1636 Před 25 dny

    Dawlada Ethoipia waxay heshiis lagashay
    Dawlada somaliland
    Dhulka somaliland adigu ma xukuntid xaasidnimada iska dhaafa
    Wanu idin ognahay yar iyo wayn shiikh iyo shariif waxad ka wada xuntihiin oo xaasidaysaa Aqoonsiga somaliland helayso
    Lasoco Ethoipia anagaa ka soo horayna waxad samayn kartan sameeya
    Allow xasidkayaga jebi Allow somaliland Guulay

  • @ismaeldahir5988
    @ismaeldahir5988 Před 24 dny

    UMADA UU HALKAY JOOGAAN...MUQDISHO KAWARAN .ADAA DAYACAY

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Před 25 dny

    ❤️Mudane Madaxweyne Hassan Sheekh❤️

  • @iali8540
    @iali8540 Před 25 dny

    Xasan sheekh waa caroog ay Daarood ku shaqaysanayaan oo ku fashilmay xilkii loo iibiyay.
    Wuxu hayaa Dariiqay ku jabeen Cabdiqaasim , Cali Mahdi iyo Shariifkii argagixisada ahaa.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx

    Madaxweyme raadi somaali galbeed

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to Před 25 dny

    Madaxwayne waa wax fiican hadaanad been u sheegaynin dhalinyarada .
    Mucaaradku waa wadani. Si cadowga dalka looga celiyo la Tasha mucaarodka. Nin walba wadanka wuu jecel yahay. Dhibaatada waa madaxwaynaha, Raisalwasaaraha iyo Aden Madoobe.
    Runta dadka u sheeg

  • @AmusedBackgammon-qc4ws

    Madaxwene
    Igada
    Jileca

  • @MohamedYusuf-wl9mg
    @MohamedYusuf-wl9mg Před 25 dny

    Canshurta smlia waa bilaash

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s Před 24 dny

    Asc sayid badri sheekhu dariiqa