Fikrad & Buug #25 | No Excuse! | Brian Tracy | Somali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 04. 2018
  • I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

Komentáře • 118

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  Před 6 lety +49

    S U B S C R I B E !! :)

    • @botan9032
      @botan9032 Před 6 lety +1

      Mubarak Hadi
      Alle misanka xasanaadka ha kugu daro cilmiga iyo wakhtigaaga aad hurtay bulshada Ku hadasha afka somaliga
      Waad mahadsan tahay

    • @nasiimoabdisalan5414
      @nasiimoabdisalan5414 Před 5 lety

      Maasha Allaaah ilaahay ha ku abaal mariyo aniga talooyinkaagu way i anfaceen

    • @alimubarik6172
      @alimubarik6172 Před 5 lety

      Alle misaanka xasanadka ha ku saaro wll wax badan ayaad ka bartay caqaliga alle ha ku siyaadoyo. Insha allaah guulayiso

    • @maryanxirsi7915
      @maryanxirsi7915 Před 4 lety

      M.a wll allah haku barakeeyo

    • @zakariehfouadarreh4318
      @zakariehfouadarreh4318 Před 4 lety

      www.jamiiforums.com/data/attachment-files/2018/03/1715098_brian-tracy-no-excuses-the-power-of-self-discipline-2011.pdf

  • @gobanimo100
    @gobanimo100 Před 6 lety +4

    Waxaan aad u jecelahay habka aad u soo koobto buugta aad noo soo gudbiso iyo in ilaahay ku siiyay haybadii macalimiinta wax gudbinta leh. Aad ayaan u jeclaan lahaa inaad buugiiba ilaa laba xalqo nooga samayso, hadana Ma dafiri Karo hawsha iyo culayska ay leedahay hawshani. Aad baad ugu mahadsan tahay quudinta aad caqliyadayada quudisay.

  • @fatumaabdullahi6530
    @fatumaabdullahi6530 Před 6 lety +1

    شكرا لك . أستاد مبارك جزاك الله خير. جزاء

  • @aidaroussulaiman4603
    @aidaroussulaiman4603 Před 6 lety

    Masha Allah Macalin mubaark wax ad Tahay wabbi cilmya oo ay tahay in laga faaidayso jasakalah

  • @abdiyare3913
    @abdiyare3913 Před 2 lety +1

    Wonderful explanation! I have committed to myself to read this book because of your summary.

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys Před 6 lety

    thank you brother this is awesome was beautiful and it's educational books a lot to learn from this book

  • @abdilahiukaash335
    @abdilahiukaash335 Před 6 lety

    Allaha ku Barakeeyo Mubaarak Hadi .

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 Před 6 lety

    MashaAllah Jzkhair allah hanokaxifdiyo. Proud Of you hapo

  • @duniyamuse4729
    @duniyamuse4729 Před 6 lety +2

    Mubaraak jizaakalahu khayran walaalo wax badan baan ka bartay wanaa rajaynayaa inaa naftaydaa badaalo. Ilahaay hanookaa xifdiyo.

  • @sareedomohamed6878
    @sareedomohamed6878 Před 6 lety

    mashaaalh jazakalh khayr ustaad allh haka abaal mariyoo

  • @fathiali6497
    @fathiali6497 Před 6 lety +1

    Masha allah mahadsanid walalo qali aĺlaha ku barakeeyo waxban baan kaa faa,iiday

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 lety

    Shukran jazakallah khayr ustaad

  • @cadeyare7767
    @cadeyare7767 Před 6 lety

    ماشاء الله تبارك الله شكرا لك اخي 😍😍

  • @raxmoyariiseey4723
    @raxmoyariiseey4723 Před 5 lety +5

    Mahdsanid mubarag wlashey wiil ayey kugu magac dartay waxan rajeyna inu baari u noqdo umada somaliyed sidaada oo kale horay usoco mudane

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 5 lety +4

      Raxmo, waa ii farxad fariintaadan walaal. Wiilkaa yar Eebbe ha dhowro. Nuunaha iyo hooyadiiba igu salaan, adiguna aad baad u mahadsan tahay. :)

  • @ruunhaji4655
    @ruunhaji4655 Před 6 lety

    Masha allah thanks walal jazaka allah

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 Před 6 lety

    Masha Allah illahay ha kubarakeyo Aaamiin Aaaamiin

  • @abdimalikabdallaamir5426
    @abdimalikabdallaamir5426 Před 6 lety +1

    Shukran bro for encouraging us

  • @nastehohussein7457
    @nastehohussein7457 Před 6 lety

    Masha Allah brother great video and I am new to your channel and I think your videos are very helpful!!!!

  • @salmaanhaajiahmed9947
    @salmaanhaajiahmed9947 Před 6 lety +7

    Jazaakallaah tababare #mubarak_hadi,, waankaa faa'idnay in badan, hore usoco saaxiib macaan..

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 Před 6 lety

    Mahadsanid walaal. Alle ha kaa abaal mariyo dedaalkaaga.

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 Před 6 lety

    Shukran ustaad

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 Před 6 lety

    jazakallah Mr Hadi 🌞

  • @mohamettdahirmohamett8942

    mahadsanid macalin Mubarak wax badan ban kaafaaiidey

  • @mohazpoxer4669
    @mohazpoxer4669 Před 6 lety

    Mahadsanid bruh wax tarka fiican oo bulshada kusokordhinaysid...

  • @tartankafanka8341
    @tartankafanka8341 Před 6 lety

    jazaka allah khyr

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 2 lety

    Masha allah wn ku cel celshaa dawashada vidio gan ustad mahadsnid

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia6534 Před 6 lety

    Man sha allah Thnks sxb

  • @ismailahmed-qk3dz
    @ismailahmed-qk3dz Před 4 lety

    JazakaAllahu Khayr

  • @feysalbolanyo2701
    @feysalbolanyo2701 Před 6 lety

    mash allah waad mahadsantahay waan kaa faa,iid nay sxb

  • @muslimanasser9315
    @muslimanasser9315 Před 6 lety

    Thnkx jzklllh ustaad

  • @tartankafanka8341
    @tartankafanka8341 Před 6 lety +1

    allaha kuu barakeeyo cilmigaaga

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 Před 6 lety +2

    Thnks my real teacher wllhy

  • @nastehaabdisalaam6241
    @nastehaabdisalaam6241 Před 6 lety +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الكريم جزاك الله خيرا

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash4916 Před 6 lety

    alle haku barakeeyo ustaàd

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 Před 6 lety

    mashallah akhi zaadak allah cilma.

  • @sugequmane3423
    @sugequmane3423 Před 2 lety +1

    Walaal mubaarak waan ku salaamay,intaa kadib waxaan jeclaan lahaa inaan wax ka diyaarinno naxwaha afsoomaaliga...

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 3 lety

    Anaguna waanu kaaga mahadcelinaynaaa
    Dadaalkaaga ..
    Thank u very much bro

  • @marwaalimohamed4555
    @marwaalimohamed4555 Před 6 lety

    Allaha kubarkeeyo walaal ♥️

  • @tafaaulkheer8602
    @tafaaulkheer8602 Před 6 lety

    Aadba u mahadsantahay Mubarak

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 6 lety

    Mahadsanid macalin mubarik hadi waxan ku rajo wayanahay inaaad Fikarad iyo buug halka nooga sii wado
    Waan ku mahadcelinaya waxad qabatay wax wanagsan waa baramiij aaad aan ugu xidhnahay
    Turni waxan ka faaiiiday wax aan uu bahana waxan alle kaga barayaya inaad bisha ramadan nabad iyo cafimad iyo iman alle haku dhameeyo Asc

  • @mohammadabdirisaaq5661

    Mahadsanid wll

  • @YassinAli
    @YassinAli Před 4 lety

    Mahadsanid walaal

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 Před 2 lety

    Aad baad umahadsantahay ustaad

  • @aniisoukaniisouk5022
    @aniisoukaniisouk5022 Před 5 lety

    Mahadsanid boowe

  • @Mohamedalijama143
    @Mohamedalijama143 Před 6 lety

    Maasha Allaah

  • @MohamedSaid-ru4cs
    @MohamedSaid-ru4cs Před 4 lety

    Mclin Mubarak Hadi ad ban kgu mahadcelinayaaa 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 Před 6 lety +1

    Masha allah❤

  • @farxiyaxiis4256
    @farxiyaxiis4256 Před 2 lety

    aad baad umahad santahy sidaa aad buug anfacleh noogu soo jeedinaysid yaa mubaarig

  • @mhmasterchannel2694
    @mhmasterchannel2694 Před 6 lety

    asc mubarak xage kala soo xirira

  • @zamiirmohamuud8828
    @zamiirmohamuud8828 Před 2 lety

    Masha allah

  • @ubaxibrahin8070
    @ubaxibrahin8070 Před 6 lety

    Masha allah allah ku xifdiyo malin aan jclhy love you

  • @pukhuityabdi5171
    @pukhuityabdi5171 Před 6 lety +1

    aad baan uga faaidnay wll thank you for ever
    waxaad aad noo jeclaysiisay wax akhriska aad baan wllkuugu mahad naqaynaa

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 Před 6 lety +10

    Macalin maxaad u noqon wayfay qoraa turjuma buugaagta englishka

  • @alisaid133
    @alisaid133 Před 6 lety +15

    Mahad sanid 1000 jeer ani inaan noqdo philosophy ayaan rabaa

  • @shafiiabdirashidmohamed4068

    Mr mubarak halkeed ka baxday ayaantan waan ku tabnay ma nabad qabtaa buugti quruxda badneeyd ayan u xiisnay

  • @abdirisakshekmahamed6902
    @abdirisakshekmahamed6902 Před 6 lety +9

    buuga ka hel
    www.jamiiforums.com/attachments/brian-tracy-no-excuses-the-power-of-self-discipline-2011-pdf.724668/

    • @ubahrashid3722
      @ubahrashid3722 Před 5 lety

      Thnkz pro

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli Před 3 lety

      Aad baad umahadsantahay saxib
      Wax aaan aad ugu baahnaa baad si dhib yar igu siisay
      Thank u saxib

    • @bushraapdullah7297
      @bushraapdullah7297 Před 6 měsíci

      Allah hakaaa Abaaalmariyo shan sano kaib ladegey buuugaaa 24/1/2024

  • @quudkaquluubta1821
    @quudkaquluubta1821 Před 6 lety

    Mubarak kawaran hadiii aad noo turjumto buugagta faraha badan ee aad akhriday.

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před 9 měsíci

    Mahad said ustad ❤

  • @modhikarstudio6880
    @modhikarstudio6880 Před 5 lety

    aadbad umahadsantahay mubarak

  • @tartankafanka8341
    @tartankafanka8341 Před 6 lety

    mansha allah

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel Před 6 lety +1

    mahad sanid hogaamiye mubaarak

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction Před 6 lety +2

    Thanks

  • @cabdulahisomland7076
    @cabdulahisomland7076 Před 6 lety

    Mubaarik haadi xagan kaheli karnaa buugtaada aad turkuntay sxb iyaga oo qodobaysan

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 Před 6 lety +1

    Ilahay ha ku dhowro wax badan baan ka faa idnaa .halyay umadeed baa tahay

  • @Raneemmahamed
    @Raneemmahamed Před 6 lety

    Mahdsanid Wllo

  • @shiinoqaarey7280
    @shiinoqaarey7280 Před 6 lety +7

    intee lagaga soo Xariiri karaa Ustaadi?

  • @nasteehohussein2565
    @nasteehohussein2565 Před 6 lety

    Waad mahad santahay

  • @hebelhebel8212
    @hebelhebel8212 Před rokem

    Waa buug cajiiba cidii u baahan pdf-kiisa haylasoo xidhiidho. Mahadsanidin.

  • @farhiaibrahim3408
    @farhiaibrahim3408 Před 6 lety

    ماشٓاءَاللَّهُ لا قُوَّةَ إلَّا بِااللَّهِ
    جَزَاك اللهُ خَيْرً

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 Před 2 lety

    💯💯💯💯💯💯

  • @zahrahaajimohamed2297
    @zahrahaajimohamed2297 Před 6 lety +12

    mahadsanid ustaad mubaarak jazaaka allah kheyr. ee laakin buuga pdf kiisa manala wadaagi kartaa sidii aad buugta qaar noogu soo link gareeyn jirtay

    • @hadaf3629
      @hadaf3629 Před 6 lety +8

      Saara Haaji Mohamed halkaan ka dagso wll▶ www.google.so/url?sa=t&source=web&rct=j&url=www.jamiiforums.com/attachments/brian-tracy-no-excuses-the-power-of-self-discipline-2011-pdf.724668/&ved=2ahUKEwjRz9adyqzaAhVGEVAKHUBcBa0QFjAAegQIBhAB&usg=AOvVaw02C5Xe1Eu8ZO7NfGx8nNfy

    • @Queen45270
      @Queen45270 Před 6 lety +1

      Masha allah wllo aad bad u mahdsanty MUBARAK

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 Před 4 lety +1

    Mhdsanid walaalo

  • @waxsikaleah6653
    @waxsikaleah6653 Před 3 lety

    Walal sideen buugan uheli Kara Aado mahadsan👏

  • @sirmohamud308
    @sirmohamud308 Před 6 lety

    Ustaad #Mubarak-hadi adoo mahadsan magaca buga isoo link ah halkan noo soo dhig

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 Před 6 lety

    Buugan pdf kiisa linkiga manoso dhigi kartaaa Ustaad mahadsanid.

  • @omaliyahafifa
    @omaliyahafifa Před 5 lety +2

    Clipyadan aad nala wadaagty aadby noo sameyen khasatan nafteyda markan ka hadlo buugaagta aan ka falootey oo dhan waan isku dayey akhriskooda waanan ku dhiirtey mahadsanid

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Před 5 lety

      Hambalyo walaal, halkaa ka hay. Mahadsanid in badan.

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 6 lety

    Walal aad baad u mahadtay Buugagata aad inoo soo badhigto. Inaan helayn dadka qaar baa dhci karta. Marka walala. Badhigi buugatata . Ma fikir kaliaya ayaad ku eekaysa adoo raali ah . Bil'ixsaanka. Mahadsnid

  • @maandeeqindho2137
    @maandeeqindho2137 Před 6 lety +5

    Dariska ee ganacsatadaa hadaa waydiiso ganacsiga dhawr kun oo dollar inuu ubaahanyahay ayay sheegaayaan. Mubaarak wll qof aan waxba Lacag haynin siduu fadhiga uga kicilahaay kasoo hadal wllo mahadsanid

  • @mustafali463
    @mustafali463 Před 5 lety

    Asc aad ayaad u mahadsantahay sidee nafta loo xakameeyaa

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 Před 5 lety

    Mashaa allah ustaad mhdsnid, ❤️💯

  • @foziadayib1964
    @foziadayib1964 Před 5 lety

    Wll books xageen la helaa? AMA halkaan kalasoo xidhiidhn

  • @tasniimhussian8409
    @tasniimhussian8409 Před 6 lety +2

    Wax badanban kaa bartya wl alle hakaa jazai siiyo

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 Před 6 lety +1

    ✔👀👀👀👀👀✅👂👂👂👂👂👂✔

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 4 lety

    Mahad sanid mudane #Mubarak #Hadi

  • @alisaid133
    @alisaid133 Před 6 lety

    aad ayaan uugu qancay runtii anigu shaqsiyan wayna igu dhacday arintaa ah.Ficilaantu waxay badisaa cabsida

  • @mosamaale4964
    @mosamaale4964 Před 6 lety

    Runtii wuu i anfacay video-gan yar.

  • @hadaf3629
    @hadaf3629 Před 6 lety +3

    qofki doonaya PDF-ka halkaan ka dagso▶
    www.google.so/url?sa=t&source=web&rct=j&url=www.jamiiforums.com/attachments/brian-tracy-no-excuses-the-power-of-self-discipline-2011-pdf.724668/&ved=2ahUKEwjRz9adyqzaAhVGEVAKHUBcBa0QFjAAegQIBhAB&usg=AOvVaw02C5Xe1Eu8ZO7NfGx8nNfy
    Macalin Mubarak aad ayad u mahadsantahy

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před rokem

    Marka aad waydiiso
    Nin ganacsade somaliyed ah
    Sidee ganacsigayaga uga midha dhaliyaa
    Tallo isii..
    Wuxuu kuugu jawaaabayaa
    Waala dadaalaa.ee dadaal keliya
    Details ama faahfaahin badan kuma siinayo.
    Taas waxaaba ka horeysa
    Sida aad ula kulmaysaaaba adag
    Amaba suuro gal ba maaha ..
    Way yara qalafsanyihiin
    Difaaacna way kujiraan.

  • @ismailgarig
    @ismailgarig Před 5 lety

    aniga PDF ku hayee email aan kugu soo diro sheeg

  • @maxamedamiin3535
    @maxamedamiin3535 Před 6 lety +1

    inta wax aqrisa wxan idinla wadaagayaa websate book walba si free ah aad uga heli kartaan ugana dagsan kartaan waana kan en.booksee.org

  • @abdourahimhassanabsieh8007

    I feel ashamed everytime i watch this guy 🤦🤦🤦

  • @mohammethossein4024
    @mohammethossein4024 Před 6 lety

    Cidii buuga u bahan waxaan hayaa isagoo EPUB iyo Mobi ah markaa igala soo xidhiidh emailkan uf2m18to@gmail.com

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer Před měsícem

    Aad baad u mahad-santahay brother🤍

  • @AkramAli-bl1mt
    @AkramAli-bl1mt Před 6 lety +1

    Thnks ustaad

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 Před 6 lety +8

    Macalin maxaad u noqon wayfay qoraa turjuma buugaagta englishka

    • @asmaali2805
      @asmaali2805 Před 5 lety

      Mansha Allah wllky mubarik hadii Alle haku barakeyo waxa badan ifadaysiye noosha iftintay Marian taliyinkaga dhagaytay mahadsanid mahadsalin

    • @abdilaahimohameddiini8183
      @abdilaahimohameddiini8183 Před 5 lety

      cawaale Calawaash fikrad muhiim ah walhi