wax ka ogaaw buugga The Psychology of Money by Morgan Housel.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 08. 2021
  • Waa buuggi 2aad ee summerka. waa runtii buug aad u muhiim ah laakiin waan ka xumahay buugga pdf-kiisa ma haayo maadaamo buuggu uu yaahay mid dhawaan soo if baxay.
    Muuqaalka 1aad ee summer-ka: • maxaan ka soo bartay s...
    Muuqaalka 2aad ee summer-ka: • Video
    muuqaalka 3aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 4aad ee summerka: • JOOGSO: KUWAANI WAA 10...
    muuqaalka 5aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 6aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 7aad ee summerka: • SIDEE BUUGGAAG BADAN U...
    muuqaalka 8aad ee summerka: • il akhri: aan wada akh...
    muuqaalka 9aad ee summerka: • waa maxay perfectionsi...
    muuqaalka 10aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 11aad ee summerka: • maxaa dadka ku sababa ...
    muuqaalka 12aad: ee summerka: • Video
    Muuqaalka 13aad ee summerka: • Wax ka ogaaw buugga Bi...
    muuqaalka 14aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 15aad ee summerka: • wax ka ogaaw buugga Th...
    S&J
    Magacaaga oo dhameystiran? Cafiifa Cabdullahi Warsame
    xageed joogtaa? Ankara/ Turkiga
    Jaamacadeed dhigataa? TED university
    Maxaad barataa? Siyaasad iyo xariirka Caalamiga
    Soomaaliya waxa maku soo baratay? Haa.
    meeqo buug ayaad sanadkii akhridaa? ugu yaraan 15 buug.
    Baraha aan isticmaalo:-
    Instagram: Afifawarsame
    Facebook: Afifa Warsame
    Tiktok: Afifawarsame
    Fiiro gaar ah: fariin shaqsi ah hadii aad ii wado iigu soo gudbo gmailkaan: Cafiifawarsame@gmail.com
    Waad ku mahadsantahay in aad soo booqatay kanalkeyga. Waan aaminsanahay in aad wax ka baran doonto oo waqti uusan kaaga dhumi doonin. Sababta aan muuqaalada u sameeyo ayaa ah in aan wax ka badalo hab fekirka iyo hab dhaqanka bulshadeena, in aan la wadaago qaab ay nolosha u fududeysan karaan. İdiin ma sheegayo waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin, laakiin waxaan idiin sheegaya sida aad u dhacsan laheydeen waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin taasoo ah in aad naftiina bar-baarisaan oo aad nafsadiin hormarisaan.
    waad la wadaagi kartaa muuqaaladeyda asxaabtaada aad jeceshahay si aan u noqono dad wada tagay oo nolosha fahmay oo dhibtooda xalisan kara.

Komentáře • 25

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 Před rokem +1

    Mahadsanid

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5s Před dnem

    Mahadsanid abyo❤

  • @mohamedsharif2030
    @mohamedsharif2030 Před rokem

    Mahadsanid walaal waxbadan ayaan ka faaidey

  • @ahmedjokar2067
    @ahmedjokar2067 Před 2 lety +1

    Waad dadaashay anagana waad noo faa'ideysay Mahadsanid Cafiifa cadey🙏

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 Před 3 lety +5

    Waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa sidaa u baratay luqada English ka iyo habka ugu fudud ee lagu baran karo mahadsanid.

  • @somalijymnice8511
    @somalijymnice8511 Před rokem +1

    Mansha Allah

  • @AFlahaar
    @AFlahaar Před 2 lety

    Xog dadaal ka muuqdo ayaad nala wadaagtay mahadsanid,inkastoo qodobo aan ku khilaafsanagy buuggaasi ay jiraan.👏

  • @AbdiwaliH
    @AbdiwaliH Před rokem

    Waad ku mahadan tahay diyaarinta muuqaalkan

  • @isxaaqibrahimali6061
    @isxaaqibrahimali6061 Před 3 měsíci

    M.a aad baan uga faaideysanaya casharkan

  • @liibaan4146
    @liibaan4146 Před 2 lety +1

    M.a wll noso badi buugagta ahmiyadaha leh keep going

  • @dj-onkodofficial8755
    @dj-onkodofficial8755 Před rokem

    mansha allah wll alle haku xifdiyo wax badan ayaan kaa faaidey

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 Před rokem

    Mashaĺah ❤

  • @najiibkoko2430
    @najiibkoko2430 Před 10 měsíci

    Waa maxay Id ego superego

  • @mahadfarahelmidentaato649

    Thanks walaalo
    Waan hubaa inaa meesha ugu sareeyso aa gaari doonto.
    Keep doing it again and again.

  • @dirieabdikani3841
    @dirieabdikani3841 Před 3 lety +1

    Masha Allah book wanagsan iyo casharo wanagsan..Keep going walal.

  • @drahyaa
    @drahyaa Před 3 lety +1

    Maashaa allah waa kugu soo biiray . Waa muuqaalo qurux badan oo faaida leh.

  • @farhiadiamond5721
    @farhiadiamond5721 Před 3 lety +1

    Mahadsanid abaayo sida wacan aad noola wadaagtay🥰❤

  • @salmanmufakir5189
    @salmanmufakir5189 Před 3 lety +1

    Mnzhllh si qurux badan baad uso bandhigtay, waana kugu so biiray wall 🙏💟

    • @afifawarsame
      @afifawarsame  Před 3 lety

      Waad mahadsantahay walaalo. Gacma Furan kusoo dhawaaw