Wax ka ogaaw Buugga Atomic Habits by James Clear.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • waa buuggi 4aad ee aan idin la wadaagayo xogtiisa inta lagu guda jiro fasaxa sammerka.
    Muuqaalka 1aad ee summer-ka: • maxaan ka soo bartay s...
    Muuqaalka 2aad ee summer-ka: • Video
    muuqaalka 3aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 4aad ee summerka: • JOOGSO: KUWAANI WAA 10...
    muuqaalka 5aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 6aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 7aad ee summerka: • SIDEE BUUGGAAG BADAN U...
    muuqaalka 8aad ee summerka: • il akhri: aan wada akh...
    muuqaalka 9aad ee summerka: • waa maxay perfectionsi...
    muuqaalka 10aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 11aad ee summerka: • maxaa dadka ku sababa ...
    muuqaalka 12aad: ee summerka: • Video
    Muuqaalka 13aad ee summerka: • Wax ka ogaaw buugga Bi...
    muuqaalka 14aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 15aad ee summerka: • wax ka ogaaw buugga Th...
    muuqaalka 16aad ee summerka: • DEGDEG: MUUQAAL KAAN D...
    muuqaalka 17aad ee summerka: • haddii hadalkaagu sabo...
    muuqaalka 18aad ee summerka: • WAX KA OGAAW BUUGGA ...
    muuqaalka 19aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 20aad ee summerka: • MUUQAAL CAJIIB AH| 202...
    muuqaalka 21aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 22aad ee summerka: • Video
    muuqaalka 23aad ee summerka: • SIDEED QIIMAHAAGA KU O...
    muuqaalka 24aad ee summerka: • Wax ka ogaaw Buugga At...
    S&J
    Magacaaga oo dhameystiran? Cafiifa Cabdullahi Warsame
    xageed joogtaa? Ankara/ Turkiga
    Jaamacadeed dhigataa? TED university
    Maxaad barataa? Siyaasad iyo xariirka Caalamiga
    Soomaaliya waxa maku soo baratay? Haa.
    meeqo buug ayaad sanadkii akhridaa? ugu yaraan 15 buug.
    Baraha aan isticmaalo:-
    Instagram: Afifawarsame
    Facebook: Afifa Warsame
    Tiktok: Afifawarsame
    Fiiro gaar ah: fariin shaqsi ah hadii aad ii wado iigu soo gudbo gmailkaan: Cafiifawarsame@gmail.com
    Waad ku mahadsantahay in aad soo booqatay kanalkeyga. Waan aaminsanahay in aad wax ka baran doonto oo waqti uusan kaaga dhumi doonin. Sababta aan muuqaalada u sameeyo ayaa ah in aan wax ka badalo hab fekirka iyo hab dhaqanka bulshadeena, in aan la wadaago qaab ay nolosha u fududeysan karaan. İdiin ma sheegayo waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin, laakiin waxaan idiin sheegaya sida aad u dhacsan laheydeen waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin taasoo ah in aad naftiina bar-baarisaan oo aad nafsadiin hormarisaan.
    waad la wadaagi kartaa muuqaaladeyda asxaabtaada aad jeceshahay si aan u noqono dad wada tagay oo nolosha fahmay oo dhibtooda xalisan kara.

Komentáře • 46