Ka adkow naftaada: Waa taas awooda dhabta ahi -Mohamed Omer - Somali Inspirations

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 322

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 Před rokem +15

    marka aaan rabo inaaa go.aaan gaaaaro muuqaaladaaada ayaaa dib u daaawadaaa ale haku barakeeyo guuula badan ayaa gaaaray markaaa kugu xirmay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Abdighani_Alinor
    @Abdighani_Alinor Před 3 lety +41

    No one knows what's best for him, only ALLAH knows what and where our future ends.
    So we have to pray and thank ALLAH every time

    • @khadarbulshaawi1859
      @khadarbulshaawi1859 Před 10 měsíci

      no one knows how much smart u are , but I can imagine the person such this words came from . u are all right man

  • @fadxiyamuse8265
    @fadxiyamuse8265 Před 3 lety +12

    Muqaalkan waxa aan rajaynya noloshayda wax badan ka badali doonto shukran walalkay mahamed omer

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 Před 5 lety +63

    I know my self, what i am want to be my future and i have confidence.

  • @AbdallahMNS
    @AbdallahMNS Před 4 lety +72

    If there is no enemy inside you, the enemy outside can't hurt you

  • @saedmire2127
    @saedmire2127 Před 4 lety +17

    Masha Allah qofka kaa hor toosay waa kaa cimri dheer yahay, sida uga fal celiso daqiiqadaha ugu horeeya ee noloshaada ayaa maalinta oo dhan kaaga dhigi karta mid wanaagsan ama mid aanad ka faaiideysan.
    Legend Mohamed Omar 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-et7di9rf8r
    @user-et7di9rf8r Před 2 dny

    He who conquers himself is the mightiest warrior ❤❤❤❤❤

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 Před 4 lety +4

    Masha Allah dhiira galiye wanaagsan oo dad badani u baahan yihiin alle haku barakeyo aad ayad u mahadsan tahay ma mooda inad adiga ila hadleyso wanka faaiday mahadsanid wax badan ayan badali doona nolosha

  • @seidmuse8000
    @seidmuse8000 Před 3 lety +1

    Awooda dhabtaa waa inaa adiga adiga ka adkaatid
    Hadalkaas waa kaa qoray Mr Mohamed Omar

  • @ibraahimabdirisaqhassan1008

    what an amazing inspiration. your words are very touching .keep inspiring your people.

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye9792 Před 4 lety +8

    I have no words to describe the way you motivated me and it is needless to mention becouse evry person can recognize. You are motivational speaker around somali community. You keep going brother and never stop. May Allah bless you brother. MOHAMED OMER.

  • @hodansaad3135
    @hodansaad3135 Před 5 lety +2

    Manch àlllah AllaH Save you mohamet omer the only Somali inspirational speaker👍👍👍

    • @wiilkasoomaliyeed4624
      @wiilkasoomaliyeed4624 Před 4 lety +1

      Masha'Allah sxp si saxan uqor sbbto ah dad bdn ayaa kugu deysandoono adigoo mhdsn thanks bro

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 5 lety +8

    Congratulations ❣️ Mohamed Omar my dear Pro . Ilove Mohamed Omar my inspiration .top most in the world Mohamed Omar more life pro

  • @saabiriinhussein9622
    @saabiriinhussein9622 Před 5 lety +9

    Maashaa Allah ustaad maxamed cumar Allah ku barakeeyo walaalayaal noo soo badiya ustaadka muuqaaladiisa hadaad heshaan

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 Před 5 lety +144

    Allaaah maxaa naftayda howl u taala hadana iska fadhiyaa ilahow ii sahal umuuraha

  • @shaafimediasomali1298
    @shaafimediasomali1298 Před 4 lety +6

    Mansha allh maxamed omar
    Waxan rajaynayaa in aan kula kulmo, runtii is badal dhab ah ayaad tustaa dadka 👌keep going insha allh waynu kulmi wll. 👏👍

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 Před 2 lety +2

    Manashallah dhiirigeliye fiican maxamed omar king hore u zoco huno👏🙏

  • @fahmiyusuf6489
    @fahmiyusuf6489 Před 5 lety +14

    Absolutely that is right Mohamed omer i like your inspiration 😍

  • @abdulaahiilgiir4604
    @abdulaahiilgiir4604 Před 4 lety +4

    Mahadsanid
    Dadka soo qoraya muuqaalka inta danbe noo hagaaji waxaan u sheegi lahaa waano iyo riiri galin macalinku waa na siiyay marka intaa hanagu filnaato horayna haloo socdo
    Wax lagu faray fariid laguma noqdo

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 Před 5 lety +10

    Jazakal allah bro Mohamed umar waa nin ku daysho mudan🙏🏼

  • @xamsekieze3243
    @xamsekieze3243 Před 5 lety +8

    you changed my life a lot brother mahamed and thankz a lot

  • @mohamedhoussein6791
    @mohamedhoussein6791 Před 4 lety +2

    Mohamed omer the legend thanks bro

  • @zahraahmet5578
    @zahraahmet5578 Před 5 lety +24

    My motivation mohamed Omar i want to be like you
    I love you

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye9792 Před 4 lety +23

    That is the what the real life is. Thanks more motivitional speaker mr mohed omer. May allah bless you bro. This is not an easy task which every body can do it. That is where true power lies. Don't be slave to your needs and bear your mind a comfort zone leads you discomfort zone. 2020/10/21.
    Please believe, there is still time for you to be all that you want to be.

  • @mohamedsanbul910
    @mohamedsanbul910 Před 4 lety +6

    Xaqiiiq awooda dhabti Ahi waa inaand naftaada ka adkaato 🙏🧠✍

  • @hoodoismaaciil3183
    @hoodoismaaciil3183 Před 4 lety +2

    Mashallah teacher motivation All protect you

  • @saedahmed7153
    @saedahmed7153 Před 4 lety +1

    Mahadsanid ustaad Mohmed Omer wax badan baad ii faaidaysay.

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 Před 5 lety +3

    masha allh teacher mihamed omar allh ku xafiida ♡♡♡

  • @maherothman5363
    @maherothman5363 Před 4 lety +4

    The only Somalia motivator keep rocking legend future belongs to the dreamers 🙏

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 3 lety +2

    Wonderfull words.
    I like u mohamed omer...
    Thank u very much..

  • @AbdallahMNS
    @AbdallahMNS Před 4 lety +1

    Waxaan arkaa walaalo badan oo haminaya iney Mohamed Omar oo kale noqdaan lkn waxa kasii qurux badan in aad ku fikirtid in aad noqotid mid ka mid ah dadka kan ugu wangsn dadaalna aad la timaadid
    Waayo targetkaagu haduu ahaado meel dhow waxaa sahlan in aad weysid targetkaas lkn hadad fogeysatid waxa dheceysay in ugu yaraan aad kala bar la timaadi, hadii uu yahay hamigaagu mid dhab ahn time aad ku gaartidna aad u sameysatid wa hubaal in aad gaareysid
    Thanks Mohamed keep going

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 Před 4 lety +1

    Masha alha walal wad kumahad sN tahy dhiriglinta aad nalagarab jotin ale kher hasiyo

  • @mednawdar1032
    @mednawdar1032 Před 4 lety +1

    Mohamed omar vous cette un exemplaire

  • @abdullahihusseinbulle1129

    I have no words to describe how to motivate me thanks brother

  • @zahruujaomarion999
    @zahruujaomarion999 Před 4 lety +1

    My only motivation and insporation i am luckly to be my lecture in assume ten years tnx

  • @MohamedAhmed-xf7nj
    @MohamedAhmed-xf7nj Před 3 lety +1

    Oh mohamed omar you are my soul reprogrammer who leads me to the right way of my compus

  • @HassanfanaxOfficial
    @HassanfanaxOfficial Před 2 lety

    I hope you are my best teacher for myself
    I want to say thank you very much

  • @FatahHilowle08
    @FatahHilowle08 Před 5 lety +7

    I love ur inspiration bro Go forward And i love u I wish one day i will meet u if allhsay

  • @supersonicgames3561
    @supersonicgames3561 Před 4 lety +2

    Msha Allah bro Mohamed Omar nolow 😍😍😍😍

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 Před 4 lety +1

    Masha alha walal thanks mohad cumar cisman

  • @hanamohamed790
    @hanamohamed790 Před 4 lety +3

    Mahamed omar wllhi i went be like you
    جزاك الله خير جزا

  • @xidigchannel4227
    @xidigchannel4227 Před 5 lety +3

    Msha allah mohamed omar wlhi ka hadashay xaqiiq alle haku daayo hakana raali noqdo

  • @amizhaizmail6348
    @amizhaizmail6348 Před 5 lety +13

    Maclinkyga nolosha samayn ayay ku yelata dhirigalintadu naftyda allah haku dhawro gulyso mrwlbah never give up

    • @puntlander2277
      @puntlander2277 Před 5 lety

      amizha izmail muxuu dhigi jirey walal

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 Před 4 lety

      waan dislike gareeyay xarfahaaga,@@puntlander2277

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Před 2 měsíci

    Masha allaah tabaraka ok walaalo waaruntaa ❤❤❤❤❤

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 Před 5 lety +17

    Everyone I said
    "You never back down,,
    Because the chance to got today
    Will not come back to you!!
    You never give up👽👾

  • @boqoradaadunka8622
    @boqoradaadunka8622 Před 4 lety +1

    Masha allh jazzakallh qeer wllhi waa dhiiga galiyaheeyga💞💞💞💞💞✌

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Před 5 lety +5

    Amazing inspiration well said Allah Bless you bro.

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 Před 4 lety

    Walaalkeyga qaaliga ahow Run ayaad sheegtay. Jazaakallahu khayr. Taladaadana inshallah beriba waan dhaqan gelinayaa, Taladaadu hurdada ayey iga kicisay. Thank you very much

  • @samadon7960
    @samadon7960 Před 5 lety +7

    Really he talk always what the life is it? How can u move your self place to an other? Your motivation changes many people's life go head.

  • @nuuroaxmed3
    @nuuroaxmed3 Před 5 lety +4

    maashaa allh walaalo allaha ku xafido

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 Před 4 lety +3

    Masha Allah hakuxiftiyo

  • @libanali3111
    @libanali3111 Před rokem +1

    Masha Allah waxaatahay qof wax badaligaro horo usoco jazaakallaah qeer

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Před 3 lety +1

    thanks wll
    allow naga dhig kuwa nafahooda haggah
    yaa rabi

  • @aecuguqaaliy7369
    @aecuguqaaliy7369 Před 4 lety +2

    Ha masha Allah huno haye

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 Před 3 lety

    Mansha Allaah tabaraka Allaah was ✅

  • @abdihafiidmohamud4530
    @abdihafiidmohamud4530 Před 4 lety +1

    Aad io Aad baad u mahadsan thy bro Mohamed Omer.

  • @maalmaha6679
    @maalmaha6679 Před 5 lety +10

    maa shaa allaah waxaan kuugu magacdarayaa ruux quudiye waa waxa maanta inbadan oo nagamida ay u dhibaateysan yihiin, waan kaaga mahadcelinayaa, NB there is some missing information please check editing side

  • @degangabarduduble8437
    @degangabarduduble8437 Před 3 lety +2

    My Role model
    ♥️

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv

    Isha Allh alle ha fududeeyo rajoooyinka

  • @mohammedburhaan1906
    @mohammedburhaan1906 Před 5 lety

    masha allah nin aan jeclahay dhiiri galintiisa iyo aad ban ku jeclahay mohamed omer horey usoco walal dhiiri galintaasina horey noogu wad walal macan jaskalahu khyran

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 5 lety +2

    Adban kutageernaa maxamed cumar cismaan keep going

  • @nastehaabdullahi
    @nastehaabdullahi Před rokem

    Maa shaa Allah you are an amazing person brother. Keep up the hardwork

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 Před 4 lety +1

    Masha alah alaha ku barakeyo aqligada iyo cilmigada thanks 🙏🏽

  • @ahmedbashbash5753
    @ahmedbashbash5753 Před 5 lety +5

    Xaqiiq weeyi odhaahdan lakiin waan kula tijaabin insha allah

  • @AhmedMohamed-mg7tw
    @AhmedMohamed-mg7tw Před 4 lety

    ALLE hakaa abaal mariyo wll run ahaantii xaqiiqo ayaad ka hadashee

  • @muqtaargacal724
    @muqtaargacal724 Před 10 měsíci

    Full reacpat🙏💯 my teacher❤ thank you so much 🙌💯

  • @mubaarikalphamubaarik6144

    Msha allh macalin maxamed omar🌹🌹

  • @saaxiibkawanaagsan75
    @saaxiibkawanaagsan75 Před 4 lety +1

    Mnzh allH

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 Před 3 lety +1

    Masha Allah maxamed Allah hakuxiftiyo

  • @Yasir1308
    @Yasir1308 Před rokem +1

    Really
    Malin cajiib igu ah 🙏

  • @Galayriyasomalia
    @Galayriyasomalia Před 4 lety

    Macalinkayga mohamed omar jazakallah

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 Před 3 lety

    Mansha Allaah tabaraka Allaah ✅

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 Před 4 lety

    Waqtiga aad nasisay ajar iyo xasanad Allah kasiyo adun iyo aqiro wax badan ayan ka fa idaay wana jecla lahay inan kula kulmo hadi Allah idmo

  • @apdiazizmediapro1748
    @apdiazizmediapro1748 Před 4 lety

    Ilahy haku abaal mariyo mohamed omer

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Před 4 lety

    Inanku wuu wacanyahy horumarinta iyo barashada diinta ha raacsho

  • @hamdahassan3809
    @hamdahassan3809 Před 2 lety

    Shukran wllo maxamed Cumar
    Jazaaka Allhu kheyr

  • @edman878
    @edman878 Před 3 lety

    Thnks wllky tala iga maqan ayan caqligga wangsn kahelay allah ku xifdiyo maskaxdda 🙏🥰😇

  • @YusufIssack-cb5xp
    @YusufIssack-cb5xp Před 11 měsíci

    جزاك الله خير ❤

  • @user-hw9wt8mw5y
    @user-hw9wt8mw5y Před rokem

    Masha Allah alle hakudaayo inder

  • @umull5778
    @umull5778 Před 4 lety +1

    masha allaah huno qali ilaaahy haku dayo macaan

  • @maxamedmj
    @maxamedmj Před 5 měsíci

    I wish success

  • @hilaalahmed6338
    @hilaalahmed6338 Před 3 lety

    Mzha allah wllky inzha allah 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Istahil1
    @Istahil1 Před 5 lety +4

    Thank you in advance!🙏

  • @shacaybshaaca3494
    @shacaybshaaca3494 Před 5 lety

    Maasha Allah Maxamed Cumar Ala hakubarakeeyo

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 Před 2 lety

    Thankz walal aadba wax badan kaga faaide

  • @hodansimansiman6847
    @hodansimansiman6847 Před 4 lety

    Masha Allah dhiiragaliye dhameestiran allh hakuxifdiyo

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 Před 4 lety +1

    LEGEND MXMED CUMAR WALHI ROAD MODEL AYD THY WALALLKAYOOW.

  • @kamalali5355
    @kamalali5355 Před 2 lety +1

    Thank you so 💓much bro .. I just feel your talk. About Me. Amazing 👏

  • @mohhassan3038
    @mohhassan3038 Před 4 lety

    Nin aan jeclhy pro allah haka ajarsiyo barajinta dadkaga

  • @redonemoha5178
    @redonemoha5178 Před 5 lety +1

    When ever i see this guy i really get inspirations

  • @dhhdjfjf3945
    @dhhdjfjf3945 Před 4 lety +1

    Maansha allaah wll insha alllaah🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdillahiosmanaffasseh3982

    Machallah frère

  • @hormuudchannel8122
    @hormuudchannel8122 Před 4 lety +3

    Keep going motevation man mo ✊💖👈

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 Před 4 lety

    Thank you Mohamed Omar

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 Před 3 lety

    Thanks for you mythar mahad cumar

  • @user-yn3pv9ex3r
    @user-yn3pv9ex3r Před 4 lety

    Our hero mohamed omar

  • @nicmahahmed1669
    @nicmahahmed1669 Před 3 lety

    Masha allah bro thank you 😊

  • @yusufyusuf5529
    @yusufyusuf5529 Před 2 lety

    masha alaah nin wey oo waliba ah ni diyaarsan

  • @Faarax1234
    @Faarax1234 Před 2 lety

    Aadbaan kaaga faaiidey wllo alle hakaa abaal mariyo

  • @fuadabdi2137
    @fuadabdi2137 Před 5 lety +8

    Awooda dhabtii waa maamulka :
    Mohmed omer