Maxaad ka og tahay Biyo-Xidheenka ugu weyn Somaliland? Ku daawo Barnaamijka Socdaal ee MM-TV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 03. 2022

Komentáře • 615

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 2 lety +70

    We need at least hundreds of those everywhere in Somaliland.

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Před 2 lety +58

    Engineer-kan cajiibka ahi muxuu ahaa, msha Allah. Sida uu wax u sharraxayaa ku tusaysa aqoontiisa heerka sare ah. Cilmigii engineering-ka ayaabu i jeclaysiiyay.

  • @Xayir_w_Cisman
    @Xayir_w_Cisman Před 2 lety +48

    Waa caqligii ugu wanaagsanaa ee aan umada soomaaliyeed ku arko indhawayd. Hambalyo somaliland

  • @cabdirahinhassan8645
    @cabdirahinhassan8645 Před 2 lety +47

    Tvgan MMTV sida televisionska kle dhaliiluhun masoo gudbiye horumarkana wuuso gudbiyaa

  • @salamkala14
    @salamkala14 Před 2 lety +48

    Gobolka Togdheer ayaa kuwo badan u maahan I’m so proud how we work with the little we have so proud to be from Somaliland guul inshallah ilhay ha Karameeyo Madaxwaynehena Muse Bixi geesi

    • @24Sevendays
      @24Sevendays Před 2 lety +3

      Waa runtaa saaxiib. Waa lala wada socdaa waxa biyo ina dhaafa ee raaca dooxa burco.

    • @aminajama7880
      @aminajama7880 Před 2 lety +3

      Ilahay ka muse ka danbeya haka dhigo mid garta inu ka masul yahay bariga somaliland oo so dhafiya masharicda qaranka Barbara

    • @aminajama7880
      @aminajama7880 Před 2 lety +1

      Isna so dhafa

    • @rashiid187
      @rashiid187 Před 2 lety

      Been maha

    • @cayto6936
      @cayto6936 Před rokem

      Reer kiizuu udhizay zxp adiga zuu kuugu dhizayaa

  • @fdama
    @fdama Před 2 lety +77

    Why on earth do we not invest more in these? I am prepared to donate £1000 dollars towards construction of these dams to prevent suffering during the droughts. Who is going to show leadership?

    • @sultanshaie2011
      @sultanshaie2011 Před 2 lety +1

      I’m ready to donate walalo ✋

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un Před 2 lety +3

      Walalo Fadumo thanks for contributing to the development of the region. May Allah reward you for your good intentions. But more than anything else we need to manage our resources and channel it towards the right direction. We also need good leadership that stays for 10-20 years in office. Every 4-5 we have a new guy that destroys everything before him.
      I'm sure if we have good leaders and knowledgeable workers then the baraka will insha'Allah come.

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un Před 2 lety +4

      Walalo Fadumo thanks for contributing to the development of the region. May Allah reward you for your good intentions. But more than anything else we need to manage our resources and channel it towards the right direction. We also need good leadership that stays for 10-20 years in office. Every 4-5 we have a new guy that destroys everything before him.
      I'm sure if we have good leaders and knowledgeable workers then the baraka will insha'Allah come.

    • @bayle2236
      @bayle2236 Před 2 lety +2

      @@MohamedHassan-ni6un what are you talking about man? Do you wanna us to have dictator? wasn't that the reason we separated from somalia. You nuts 🤣

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un Před 2 lety +2

      @@bayle2236 I'm talking to you about science and development. I'm talking to you about competing with the regional players.
      We can have goats and sheeps roaming around the city, children sniffing glue and men and women chewing khat. Siyad Barre is in the grave rotting and dealing with his own issues now. Please save me from that we are the victims mentality. Every time I have a conversation with someone they tell me we drank our piss when we migrated to Ethiopia. Students sat on tin cans for the first 10 years. Great achievements and successes were made and I'm proud but we need to move forward.
      Unless you're a political scientist or a water engineer you don't have a clue my son.
      I am one and I work with them here in Somaliland.
      You're brainwashed with democracy not knowing what s good for you. Democracy is not even practiced by the UK or America.
      If you hate it so much why have emirates in our soil. Please refrain from speaking if you don't know shit.

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Dooxa burcana waan rajaynaynaa in biyo xidheen loo sameeyo, hore loo soocanayaa manshallh dalkeena

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před 2 lety

      Dooxa Burco waa ka waraabiya Ptnland, hadii la xidho waa laga guuri Gerowe???
      Sida masar ayeey dagaal bilaabi, soo maaha?

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 Před 2 lety +2

      @@oogdhugee_3072 waa in la xiido ka burco wayo dulka uu bahan.garowe biya meel kale ha ka donado.hadda caynab waa in laa xiira biyo marenkeda iyo sanaag dur dura waa in la xiiro.oodweyne waa in loo sameyo.

  • @mos1954
    @mos1954 Před 2 lety +21

    Waa wax Lagufarxo in Horumar iyo Nabad aygaadhaan walaalaheen Somaliland ,Horey usocda.

  • @frisko79
    @frisko79 Před 2 lety +20

    ManshaAllah, Illhay caqliga wuxu ku siiyey inaad isticmaashid. Guul iyo Gobanimo!

  • @aymanismacil787
    @aymanismacil787 Před 2 lety +23

    Ilahyba mahad leh kadibna madaxweenaha jamhuuriyada somaliland mudane muuse biixi cabdi iyo shirkada mashruucan dhismaha hirgalisay 🥰 farxadeda lama soo koobi karo waanan ka jecla in gobolkaste laga dhiso dhaam u gaara inshalah guusha waanu gadhayna somaliland ilahy hagarab galo 🤲❤🤍💚

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Před 2 lety +23

    Shinbiraha dhex dabaalanaya ayaan la mabsuuday viva somaliland

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před 2 lety +20

    Waa wax lagu farxo oo Somaliland u soo kordhey.
    Oodweyne, Jamuuriyada Somaliland

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 Před 2 lety +15

    Mudane Madaxweyne anagu biyo want helne kii bariga hadhey
    Add ayad ugu mahadsantey waxqabadkaaga wanagsan🥰🥰🥰🥰🥰💚🤍❤

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 2 lety +22

    30 nocaas ah hadii lasameeyoh biyo la aan danbe lama maqleen

  • @FathiLyrics
    @FathiLyrics Před 2 lety +11

    Man shalah
    Anigu hadaan ahay muwaadin ka mid ah dadyowga ku nool Somaliland waxaan leeyahay hore u soco Somaliland cadawgagu ha jabo

  • @abdigantaal1675
    @abdigantaal1675 Před 2 lety +26

    Waa in dhaaman fara badan oo noocan oo kale ah laga wada dhisaa dhamaan gobolada soomaliland

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 2 lety +4

      Waa laga dhisay bal youtube eeg bari qaar ayaa la hirgeliyey

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 Před 2 lety +69

    Beautiful!. We need many like this across the country.
    Make use of the rain water.

    • @hassanmoh6286
      @hassanmoh6286 Před 2 lety +1

      💯💯

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 2 lety +1

      Beautiful its already axicities all across east go check youtube walaal

    • @khalidhashi6391
      @khalidhashi6391 Před rokem

      @@hassanmoh6286mknninknkobkbkbkbkbkbkbokkbkbkbkbkbkbokbkbkbkbkobkbobobkobkobbjbbbkbbbkbkbjbjbbjbkbjbojbjbjbjbjbojobjbobjbojbojobjobjbjbjbjbjbjbjbjbojbjojbjbjbbbbjbbjbjbjbbbbjbjbojbjbjbjbjbojbjbbobijbjbjbjbjbjbj😊bi bibiiboibibibibibibiboibibibibibibbbibibibibibibibibibibibiibbibibibibibibibibibibibi😊bibrings Ibnu Ibnu iMay bibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibibiibibibipbibivuivibi😊bi😊😊vii😊i😊i😊b😊😊😊😊😊i😊i😊ib😊ivvivi😊ibi😊bib😊ib😊ii😊i😊😊iv😊😊bu😊i😊bi😊bi😊bi😊i😊bi😊😊i😊😊u😊😊v😊i😊b😊i😊v😊v😊b😊vi😊b😊😊v😊iv😊😊i😊i😊vviv😊😊i😊😊😊i😊ii😊iv😊v😊b😊i😊v😊i😊i😊i😊vi😊v😊ii😊i😊ivv😊vvi😊i

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 Před 2 lety +17

    Wlhy Barnaamijkani wuxu Farxad Galiyay Qalbigayga Somaliland waa Dal Hodan ah oo khayraadkeedu dihin yihiin
    Please and please mudane Madaxwayne Somaliland waxaad kaga tagtaa 2 seere xoolaad iyo 2 dhaam oo kale

  • @mohamed-farhanalicheik2580
    @mohamed-farhanalicheik2580 Před 2 lety +24

    Somaliland my mother land may Allay bless you for ever.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 lety +10

    Beautiful wabiyadii yurub ee shimburuhu ku dabaalanayeen ayaa la moidaa good job

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 Před 2 lety

      A beautiful project, like the beauty of birds, and most importantly, that it is in the hands of the Somaliland people. I encourage all the internal projects of our country.. For the first time, Musa Bihi is working on a project beneficial to the Somaliland people. I think he repented to Allah after it was stolen after he stole the money of the Somaliland people and put it in Djibouti 🍃😌🕊🦩🌱

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 2 lety +19

    Maasha allaah waa mashruuc guulaystay reer somaliland waxaanu leenahay kuwa dhulka u diidan in biyaha loo xidho kuwa diidan waxaanu leenahay waa ka horleexda dadka oo munaafaqada ka daaya ummadda isku dirka qabyaalada

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před 2 lety +19

    Heesaha ku badala quraan muduuca quseeya aad ka hadlaysan ajar ayan ka helayna

  • @caliIndhaceel21
    @caliIndhaceel21 Před 2 lety +15

    Maxay tahay sababta qof kasta Af ingiriis uu ra'yigiisa usoo qorayo, halka waxbixinta uu dhagaysanayo ay tahay mid Af soomaali ah.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 Před 2 lety

      Istutnimo

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 Před 2 lety

      Yaab

    • @randomvide1
      @randomvide1 Před 2 lety +2

      Maxa ka galay. Ma fahmaysid miyaa Miskiinyo

    • @zensei7479
      @zensei7479 Před 2 lety

      @@abdullahahmad5635 maaha istusnimo waa kaa badawnimo inaad ka xumaata qof luqado badan garanyaa yaa jaahil

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 Před 2 lety

      @@zensei7479 adna xayawan ayad tahy hada aqonta u taqano luqado badan oo lagu hadlo yaa xayawan.
      Qab weye qofku hadu luqadisa ku faano isago heli kara luqad baladhan waxa luqad kale u geeya waa istisnimo iyo xayawanimo.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před 2 lety +23

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh waa horumar fiican oo lagu farxo illaahay haynoo siyaadiyo horumarka iyo wax wada qabsiga iyo ku mahad naqa illaahay loogu mahad noqo kadibna madaxwaynaha iyo shirkadaha sameeyeyba iyo cid kasta oo ka qayb qaadatayba illaahay na dhamaan too khayr haku abaal mariyo

  • @nasirnaska3533
    @nasirnaska3533 Před 2 lety +10

    MMTV barnaajimyadiina waan ku xidhnahay lkin barnaajimkii beeraha wali idinkam hayno fadlan noogu dar iyada oo aad si fiican u soo gudbinaysaan

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Před 2 lety +20

    waxa qabadku igu fiicna guul somaliland

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před 2 lety +50

    This is just the begging of new era! we gonna see more of it's kind in every region of #somaliland. May allah bless everyone in contact with this amazing work.

    • @bayle2236
      @bayle2236 Před 2 lety +5

      Inshalah akhi it's crazy how much this dam changed the region

  • @aminahmed8573
    @aminahmed8573 Před 2 lety +42

    Kii xumbo weyne 5 million ku baxday intan ma leeka waa la musuqmaasuqay balse kan dad daacadaa helay 👍

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 Před 2 lety +8

      10 million ayaa ku baxay uae ayaa mal galisay fake ayuu ahaa lacagtisii inaa xaashi group ayaa cunay

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 Před 2 lety

      @@awalederia9601 waana madaxweynaha mustaqbalka dhow

    • @ibraahimaliaspro8334
      @ibraahimaliaspro8334 Před 2 lety +4

      Shirkadaa shisheeye waa tuug waa in wixii dambe ingeneerkan loo dhiiba gobolada oo dhan

    • @ibraahimaliaspro8334
      @ibraahimaliaspro8334 Před 2 lety +1

      @@naasirfaarax903 Waar niyaw ina xaashi imaan la aa lacagtuu airporka tii xumba wayne tii dpworld welina wuu soo taagan yahay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 2 lety +2

      Dawladaha kala aman badan dawladihi hore ayaa musuq badnayd tan muuse wa handarab cidi waxqabad u diyaarana sidano kle ayay uga faidaysa

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure Před 2 lety +79

    Mansha Allah, this is the way forward for Somaliland every region of somaliland should have one

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před 2 lety +9

      This entire project was conducted locally with $2million Province tax. It also only took this team 6months and as they explained the rain from 2021 is stored by 80% 12months later. Obviously there is continuous feed past the dam through sub-surface seeping. In 12 months the entire region has turned green and wild-lie is returning. This is greening the drought without any international help.

    • @khadijadauud1391
      @khadijadauud1391 Před 2 lety

      SAMBA to get you need me for a 4for bit

  • @daacadsame2774
    @daacadsame2774 Před 2 lety +12

    Waa mashruuc Bulshadu Aad ugu baahnayd Oo Dadku Abaarta kaga raysan donan, Waxan rajeynaya in dhamaan wadanka laga wada hirgaliyo insha allah.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 2 lety +14

    Maasha allaah guul somaliland dalkeena dooxyada waxaynu ka dhigi karnaa webiyo biyo xidheeno biyuhu jiifaan reer somaliland gobol kasta waa inaad u diyaar garoowdaan inaan biyaha roobka dooxyada xidho dhulkeena beeraha wax kala soo baxno cuntadeena dadkeena dhulka kal soo baxo waar fadhiga ka kac oo qabyaalad ka baxa oo la soo baxa khayraadka dhulkiina ku jira oo is aamina shirkado sameeysta warshado dhista isku darsada lacagaha is aamina company abuura is aad dhaqaalihii u noqdo mid balaadhan badda iyo kaluunka ka faaiidaysta khayraad badu waa dhaqaale bilyan ah badda gala oo macdanta dhulkiina la soo baxa xataa shidaalka reer somaliland

  • @naima854
    @naima854 Před 2 lety +5

    Masha allah ENGINEER MAXAMAD YUSUF MIXILE Ilaahay cimriga ha kuu barakeeyo 👷🏽🙏💪🏼🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 Před 2 lety +9

    Masha Allah gabiley waa horumartey ilaahay ha u siyaadiyo waa isku tashi bulsho ayaa lagaga bixi karaa reer gagabiley dad wanaagsan

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Před 2 lety +15

    wllhi waxan ugu farxay si aan caadi ahayn malaayiin doollar ayaa bilkasta maalaayacni ku baxda hadii wax macna leh lagu qaban lahaa sanadkasta lama dawarsadeen

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před 2 lety

      $450million ayaa sanad walba qaad lagaga soo iibsadaa Ethiopia. $2million oo Dham lagu xidhey ayaa ku filan in lagu sameeyo beero laga helo qaad iyo sonkor iyo bariis iyo qudrad walba. iyo kaluunka biyaha macaan

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 2 lety +38

    Please fadlan madaxweyne gobolada bariga intaad joogto DAM kan oo kale engineer kan u dir oo past garee 2 million iyo 3 million wixii ku baxayaba sool togdheer dhexdooda mid ha laga jeexo sida ugu dhakhso badan si goboladaa wixii ka dhacay aan mar danbe uga dhicin insha Allah
    Abaarta xun ee Ina haysa Allah ha inaga soo jabiyo iyo sixir bararkaba!!!!!

  • @Charco02
    @Charco02 Před 2 lety +5

    Mashallah waa caqligi inaga maqnaa ! Deegankasta oo somaliyeed sidaas halaga dhigo 🙏🥰

  • @niciimakhadar1968
    @niciimakhadar1968 Před 2 lety +9

    Gabilay iyadaa samaysaty xaqna way uleedahy iny cashuurteeda ka malgaliso

  • @kamalahmed7310
    @kamalahmed7310 Před 2 lety +12

    Hanbalyo somaliland gabiley halagu deydo. Deganwalba dhan habilaaban si dawladuna uga caawiso. Dhamkana hala ilashado dhirna halagu beero

  • @guledmohamed9917
    @guledmohamed9917 Před 2 lety +10

    Mnsha allah wlhi wa waxqabad wanaagsan
    Allah ha inoo barakeeyo wadankeena
    Gacmo wadajir bay wax ku qabtaan
    Intaa iyo ka badan wn qabsan karnaa insha allah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 2 lety +12

    Maasha allaah tabaaraka laah
    Maanta ayay guulay saty somaliland sidaa haloo xidho doox walba somaliland inshallah si loo gaadho barwaaqo iyo isku filnaasho
    Dad iyo xooloba ha laysku geeyo xoga dawlada iyo shacba sadaqada iyo sakada iyo xoogeena inshallah fadhiga halga kaco somaliland guul iyo gobanimo inshallah

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649

    Aad baan u bogaadinayaa cid kasta oo ka qayb-qaadatay dhismaha biyo-xidheenkan, tanina waa tu inoo muujinaysa in aynu wax walba qabsan karno, weliba wakhti ka yar wakhtiga aynu u malaynayno. Maal, muruq iyo maan wada-jir ah ayaynu ku gaadhi karnaa halka aynu higsanayno.

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 Před 2 lety +2

    Suuber awal guul iyo gobnimo 💪

  • @saidnour8864
    @saidnour8864 Před 2 lety +3

    Well and 💕 horumar wacan Dalka dhaman ha laga sameeyo guul weeyi

  • @umushayma58
    @umushayma58 Před 2 lety +5

    Yaakhii lacagi qiimo maleh ee wax qabadka iyo dadka farxadooda alle khayr hakasiiyo intii ka qayb qaadatay ugu horeeyo madaxweynaha iyo dhamaan shirkedii dhistayba jisaakalaah

  • @rahoumaothman
    @rahoumaothman Před 2 lety +15

    بسم الله عليك 🌿ءالف الحمد الله🕊
    اديش جميل وله روعة الغاية أصلاً محظوظين في هاي الجمهورية
    اللهم اجعل هذا البلد اءمنن وارزق أهله من الثمرات كلها ي رب🥰

    • @King-lp1my
      @King-lp1my Před 2 lety +1

      مشروع جميل طبعا ربي يرفع عن البلاد الجفاف الناس بدها تعمل عشان تزرع البلاد كله صار صحراء قاحل انا اعيش ببريطانيا مثلا والبلاد كلها أخضر والسبب ان عندهم حجز للماء ما في ماء تروح بدون ما يستفيدها الناس لازم مثل هكدا مشروع يعم البلاد كلها شرقا وغربا وشمالا وجنوبا

    • @maxamedxasan7373
      @maxamedxasan7373 Před rokem

      @@King-lp1my 11aaaaaaaaaa1a1aaaaaa

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 Před 2 lety +23

    nacabku darbiyada hajiidho waxaan leeyahay kanaxoow nafta waa somaaliland guul guul

  • @abdiadour2123
    @abdiadour2123 Před 2 lety +9

    Mansha Allah waa guul Somaliland gaadhay

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx Před 2 lety +5

    Hanbalyo mohamed mixile top engineer

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Před 2 lety +5

    Masha allaah tabarakallaah ilahay ha idinka ajar siiyo meelo badan oo sidan oo kale ah ayaynu uu bahanahay si looga badbaado biyo la aanta jiilaalka

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 2 lety +7

    Wariye cabdishakuur waa ninka u qaalisan wariyaasha somaliland allaa ha xafidee

  • @mustafeofficial366
    @mustafeofficial366 Před 2 lety +13

    Waxa laga yaaba inay Dad badani ku fikiryaan inuu madaxweynuhu gabiley uun wax u qabnyo lkn yaan sidaa loo fikirin si positive ah haloo fikiro insha allah kuwo kalena way inoo soo socdaaane💪

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 2 lety +3

      Mustafe official go check youtubeda waa laga wada hirgeliyey beriga iyo salxley baligubdleh laakiin gabiley ahaaa ilaahay cadowgeeda badiyey xabiyulahu wa nicmal wakiil.

    • @ahmedawil3821
      @ahmedawil3821 Před 2 lety

      @@FaadumoArdo halkee laga hirgilayay down heego

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 2 lety

      @@ahmedawil3821 huubo huuraleey imaanki ayaa cirka idinkaga maqan ilaahay ayaa iiman la weydiistaa. Orod oo soo baadh social media waa kuwa ka buuxee. Mida kale horta wax ma qabsan kartaan mise gacan hoorsiga ayaad idinku badisaa. Huubo huuroley hoo baaruuda kkkk

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety +7

    Maash Allah maash Allah Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah Somaliland guuule ❤💚❤💚❤

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Maasha allaah 😍 😍 madaxweeyne muuse biixi cabdi xildiid ilaahay cimriga ha ku siyadiyo aamiin yarabi jazakalah qeer mudane madaxweeyne muuse biixi aduuun iyo aakhiro somaliland waad la dadaaleeyla ilaahay moowqifka usa u tgyso ha No rumeeyo

  • @maydal6037
    @maydal6037 Před 2 lety +4

    Maashallah, Maashallah walaalo guulaysta dhamaantiin inshallah. Mahadsanid

  • @mohamedjama6124
    @mohamedjama6124 Před 2 lety +5

    Unbelievable, dream into reality many dams like will follow inshsAllah. Alhamdulilah many thanks to everyone who participated this dam to finish.

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 Před 2 lety +5

    Reer Gabilay Bad Bay yeesheen

  • @samiirmohamed6438
    @samiirmohamed6438 Před 2 lety +4

    mansh Allah ilaahay ha idiin fududeeyo hore ayaa loo soconayaa

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 2 lety +4

    Masha allaah barina ha loo sameeyo waay ubahan yihin wallahay

  • @hassanabdi1536
    @hassanabdi1536 Před 2 lety +17

    Waxaan soon jeedin lahaa qurbajoogga ku dhaqn sidayda Canada, USA, Ustraliia, carabaha, UK, Sweden, Norway, Denmark iyo wixii la mida 6da daami ee ugu horaysa aynnu fulinno. Waxa laga yaabaa in qofkii uu kusoo hagaago 40-100 dollar.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 Před 2 lety +2

      waa fikrad fiican Hal dolar hadii bisha qofkastana bixiyo waxbadan ayay inoo qabanlahayd

    • @mohamedhagoog361
      @mohamedhagoog361 Před 2 lety +1

      FUND RAISE BILAABA.. INSHAALLAH GUUL AYEYNU GAADHI

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před 2 lety +1

      Waa rayi aad uu ficaan ee waa in aynu marka hore is habeyna la hela dad wakiil inoga noqda wadamada barnamajkan damamka iyagu noqdan dad isku xidhan lacag so uruurin kara ilalin kara amanada. Gofundme waa la sammen karan qof walba wixi uu awoodo haku shubo meeshas.

  • @abiib531
    @abiib531 Před 2 lety +4

    Msha alla walahi waan farxay waxa aan ku farxay sida dhulkenu u ee kaan lahaa marka aynu meelkasta biyaha inagaga khasaaraya aynu ka faa idaysano waa guul furre heed
    Msha allaa

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety +5

    masha Allah dhulkeena wa barkaysan yahay inaga ka hurudna ilahay inta kalena sidas ugu fududeeyo walahay wax biyo inga khasara wad yabaya bari fadhiga ha laga kaco ha la smeyo madaxwaynahana bari ha soo eego inuu iyagn a u sameyo

  • @awliyodecoration9237
    @awliyodecoration9237 Před 2 lety +3

    Mansha Allah waa dhaam loobaahnaa dawladuna way ku mahadsantahay waxaanan leeyahay dooxyadan kalena iska soconaya in biyo xineeno loo sameeyo

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Před 2 lety +3

    I watch thousands time , i like is this really is in ur country . Um glad it .

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ Před 2 lety +50

    We need more dams like that over the country… bye bye drought and hunger ! Good job guys don’t forget to put some tilapias there ;) it will be awesome 👏

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 Před 2 lety +3

      We Africans are not good at implementing large projects.

    • @Jamhuuriyada-barakaysan_
      @Jamhuuriyada-barakaysan_ Před 2 lety +2

      @@tormundgaint1022 time has changed…. You most do it otherwise you will die… and any European want be there for your funeral

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 Před 2 lety +1

      maad soomali ku hadashid mise tan baad xadaarad mooda

    • @Jamhuuriyada-barakaysan_
      @Jamhuuriyada-barakaysan_ Před 2 lety +1

      @@abuubakarali5480 google translate isticmaal mandhow hadii aan farta lagu galin! ;)

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 Před 2 lety +1

      @@Jamhuuriyada-barakaysan_ farta lagu galin ceeb ma hino mandhay

  • @mahamedabdi9270
    @mahamedabdi9270 Před 2 lety +4

    dadkii daayoo lodii ayaa ducynaysa iyo xayawankii Masha Allh

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Před 2 lety +6

    Masha’Allah Tabaraka Raxman 🙏 Bal Waxad Sawirataa Ugu Yaraan 100 Dams Oo Aan Sameysano 🤔 Waxa Ku Noolaanaya,Xoolaha,Duurjoogta,Iyo Dhirtoo Ku Badata Agagaarka Dam ka. We Gonna Say Bye To Drought 🤔

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 Před 2 lety +2

      Waa hadii aynu fadhiga Ka kacno isku filnaasho ayaan Shan sano Ku gaari lahayn Alle hayna tuso xoogeena

  • @mustafemaxmud1226
    @mustafemaxmud1226 Před 2 lety +4

    Mansha Allah. Dhaayaha aragtida fayow bi qaranka dhismayey arkaan.

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +9

    ماشاء الله تبارك الله ألف ألف ألف مبروك 🥰🥰🥰🥰😊😊😊💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🖤❤❤❤❤❤❤ همبليوه همبليوه همبليوه الصوماليلاندر همبليوه ألف ألف مبروك ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين امين يارب العالمين

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 Před 2 lety +4

    maansha allaah tabaarakalaah

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 Před 2 lety +2

    Masha allah way ku mahadsantahay dawladu dhaamkan cajiibka ahe wayn
    Waxan soo jeedinayaa in gobolada barigana laga dhiso kuwo lamida

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety +8

    WALEE INJ NEERADANI KHIBRAD ADAGBAA KA MUUQATA DALKOO DHAN WAA LAGA DHISI KARAA

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +4

    GUULL GUULL GUULL SOMALILAND IINSHA AALLEH CONGRATULATIONS TO SOMALILAND HORUMAR WACAN MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO 🥰🥰🥰😊😊😊

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety +6

    Maash Allah Somaliland guuule ❤💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏

  • @ahmedelmi1695
    @ahmedelmi1695 Před 2 lety +3

    Maasha Allaah guusha Somaliland

  • @engmaahir8408
    @engmaahir8408 Před 2 lety +2

    Masha Allah alle haka dhigo mid lagu guulaysto oo dad iyo dugaagba waraabiya

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ Před 2 lety +5

    Waa su’aal fiican… 23:30
    Anigu waxaa soo jeedin laha in Sida ugu dhaqsaha badan loo kiciyo warshada sibidhka ee Berbera, si loo helo material local oo jaban, kadib machines aynu ubaahan nahay si u dhisnoo biyoo xidheeno faro badan wadanka oo dhan…. 2000000$ wax ka yar ayu inagu tayi doona … marka standardisation loo sameeyo by team…ta kale shaqo galintana wax badan ayay ka qaban lahayd dhalinyarta…:)..
    Hadii aynu gaadho stability dhinaca biyaha waxa dhici karta in aynu dhoofino khibradeena guys….. dadaala

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 2 lety +3

    Mohamed Yuusuf Maxile hambalyo hambalyo hambalyo!!!.

  • @saciidisko7562
    @saciidisko7562 Před 2 lety +4

    Wixiiba madaxwayne muuse Gabilay iyo Hargeisa iyo berbera ayaad galisay meeday Togdheer burco

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Před 2 lety +10

    Masha allah ilahay ha barekeyo cida wax ku bixisay lkn waa in dawladu ka sintaa gobolada oo dhan

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 2 lety

      Gobolkasta dawladihisa hoose aya hawlaha nocan okale ka qayb qaata iyo shacabkisa iyagana dawlada dhexe soo jiita qaybtoodana ka qayb qaata lkn gobol an dadkisa iyo dawldihisa hoose rabin inay wax qabsadan waxba u qabsomi mayan taasa kala duwanansisay gobolada

    • @bowdcali6156
      @bowdcali6156 Před 2 lety

      @@karimhasan8967 dawlad hoose meesha kamay hadal odayaasha reer badiyaha ahaa ee meesha ka m.muuse ayey u mahad celinayeen sxb markaa dawlada dhexe gobolada haka sinto

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 Před 2 lety

      @@bowdcali6156 kkkkkkk waatii Togdheer laga bilaabay ay yidhaahdeen macdan ayaa lala baxayaa kkkkkk war jaahilnimada meesha la dhaaf 5dhaam oo kale ayaa laga hirgelinayaa gebilay iska aax

    • @bowdcali6156
      @bowdcali6156 Před 2 lety

      @@rabitaloudaa32 sidaad u hadlayso waxba kuma hagaagaan anigu burco ma sheegin lkn si guud ayaan uga hadlay somaliland markaa iskaa daa cuqdada meesha hadii la wada yeelan waayo bari ilaa galbeed xaalku si kale ayuu noqon

  • @yaasiinmaxamed898
    @yaasiinmaxamed898 Před 2 lety +2

    guuul guul inshaallah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +4

    Maansha allaha Injineer inoo badan wadanak dhan ka wada dhis lacagta shacbka a baxin iyo dlawda iyo saxiibada somaliland

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +6

    Xataa xaywaanaka ka cabaa iyo shinbiraa baa illahey wanaag ugu badlayaa somaliland

  • @user-nl6lh9mt6j
    @user-nl6lh9mt6j Před 2 lety +2

    alaha xafido wadankeyga 😍😍😍

  • @xayoofficial1866
    @xayoofficial1866 Před 2 lety +3

    Maansha allah illahyba mahadleh
    Wlhi markuu bilowga ahaa 24 saac joogey waxa iga dhaaadhici waydey dooxba la joojinayaaa hada se waan aragnaa illahy quluubteena ha mideeyo

  • @shakiibxuseen8727
    @shakiibxuseen8727 Před 2 lety +3

    Mansha AllH waan hambalyayna cidii ku gacan lahyd ❤

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 Před 2 lety +3

    lMasha alla wa arin aad loogu farxo waana sida kaliya ee ay dadkeenu abaaraha uga baxayaan Inshaallana dalka meelo badan baa laga samayn doona waxaan halkan uga mahad naqayaa dhamaan intii fikirkeeda lahayd ee u madaxweynuhu ugu horeyo iyo maxamed maxile

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před 2 lety +3

    Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 Před 2 lety +2

    Asc,Maashaa ALLAAH,TABBAARRAKALLAAH.

  • @Hodanlucky_decoration__
    @Hodanlucky_decoration__ Před 2 lety +4

    Masha Allah I'm proud my president and other hardworker managers ✊

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 Před 2 lety +3

    Masha allah soomaaliland guul iyo gobanimo

  • @abdit8270
    @abdit8270 Před 2 lety +5

    Hadii dad daacada la helo somaliland way dhisi kartaa sanad walba ugu yraan 3 dam oo kanoo kale ah. Lkn markaad maqasho damkii waraaba u taaga ahaa ee kulmiyihii hore musuqeen. Niyad jab baa dadka ku dhacaya. Kani lkn waa i tus oo taabsii. Horaa loo soconayaa forward !

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 Před 2 lety +5

    Waa horu mar wanaagsan guul somaliland si cadaalad ay u noqoto waa in dalka oo dhan la gaadhsiiyo si horumarka ummad oo Dhani iska dhex aragto

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před 2 lety +1

      Odeyaasha Gabile warwar ayeey ka qabeen biyo xidheenka, waxey is lahaayeen dhalka ayaa la idin ka qaadayaa oo daadka ayaa la rabaa inuu idin qaato.
      Imika Shidaalkii laga qodi lahaa Oodweyne odoyaal ayaa leh, subnaa dhulka la inoogu shubayaa .... oo cabaadaya, beri marka Saaxil iyo togdheer laga qodo ayeey barooran oo odhan cadaalad ha la sameeyo?

  • @burhanmohamed9175
    @burhanmohamed9175 Před 2 lety +2

    Mashalah waa waxqabad la rabay horusocod wanaagsan iyo waxqabsi

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +8

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰😊😊💚🤍🖤❤

  • @khadarjama4813
    @khadarjama4813 Před 2 lety +4

    Mashaa Allaah Tacabkii ugu fcna Abid Ee JSL gaadho intii ay jirtey

  • @abdihakiimmaxamedchannel8455

    Mashaa allah waa tijaabo wanaagsan

  • @mawlidyusuf6857
    @mawlidyusuf6857 Před 2 lety +1

    Maansha Allah dalkaygu hore ha u socdo

  • @adennadif9795
    @adennadif9795 Před 2 lety +2

    Maasha allah gabiley hooyada dalka from b.dhiig

  • @maxamedsalaan6409
    @maxamedsalaan6409 Před 2 lety +1

    MaaaSha ALLAH

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 Před 2 lety +6

    Waa bilaw fican inshaAllah dalka waaxa uu u bahan yahay dam kan oo kale in meelo badan laga dhiso