Video není dostupné.
Omlouváme se.

Part 7: Maxaa Kala Qabsaday Idi Amin Iyo Boqor Faysal | Ingiriisku Israel Ma Dhulbuu Ka Siiyey Ug?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 02. 2021
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Part 7: Maxaa Kala Qabsaday Idi Amin Iyo Boqor Faysal | Ingiriiska Oo Damcay Inuu Yuhuuda Dhul Ka Siiyo Uganda

Komentáře • 33

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 Před 3 lety +16

    Ustaad waan kaa raali gelinayaa, in ay dadka Soomaaliya jecleen Taariikhda, oo ay ka jecel yihiin in ay Tiktok, ama mucaarad wareersan warkiisa daawadaan.
    Marka aad-baad ugu mahadsan tahay dadaalka aaf hayso runti.
    ♥❤

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 3 lety +3

      Mubaarak. Waan wadaynaa dadaalka in badan wax umadda anfaca ugu yaraan aan soo gudbinno. Mahadsanid dhiirrigalintaada.

    • @ahmedkalgacal9724
      @ahmedkalgacal9724 Před 3 lety

      Aaqaaaqaaaaaaaaaaaaaaa

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 Před 3 lety

      @@QAAMUUS
      Lamid wll.

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 Před 3 lety

      @HANASHO
      Kuwaas xikmad ma aha, haddii ay tahayna waxaa dhadhanka ka qaaday laba luuqad ee la iskaga tajumay.
      Haddii xikmadaha iyo maahmaahyadu laba luuqadood oo kala duwan la iskaga guuriyo; bilaa micno ayey noqdaan.

  • @gaasyare5558
    @gaasyare5558 Před 3 lety +11

    Magaciisa ma aqaano wadaadka channel kan wax kusoo gudbiya balse waa walal Somaliyed waxaan leeyahay wll horay u soco soyaalada sidan oo kale ahna soo gudbi mahadsanid.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 3 lety +2

      Gaasyare Barasho wanaagsan. Magacygu waa Maxamed. waad Mahadsan tahay.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 3 lety +4

    Mashaa Allaah, Qaamuus Ilaahay SW haku xifdiyo. Runta Allaha kugu sugo.

  • @ridwaanhage5732
    @ridwaanhage5732 Před 3 lety +4

    Boqor faysal wuxuu ahaa kii ugu dambeeyay ee carab ah geesinimo iyo raganimo isku darsaday

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 Před 3 lety +2

    Mahadsanid masuul

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 Před 3 lety +6

    Wlly waan qosley marku balagta hordhigey boqorka waxa u haa nin rag ah alle ha u naxriisto

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  Před 3 lety

      Mahadsanid. Waa arrin layaab leh Maxamed.

  • @abuukarmamoow6345
    @abuukarmamoow6345 Před 3 lety +2

    Iidi amiin daada allah unaxaristo wuxu aha nin culus oo udadaalay dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintena

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 Před 3 lety +5

    Walalayal waxan ah hooyo somaliyed oo joogta xeryaha qoxootiga o niga wada codsaneeso in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Love-lx5xe
    @Love-lx5xe Před 3 lety +2

    Mxadsanit sxb

  • @gaasyare5558
    @gaasyare5558 Před 3 lety +6

    Asc.
    xogtan dhexmartay Boqorka Sacuudiga iyo madaxwaynaha Uganda walaahi way iga qoslisay

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 Před 3 lety +3

    😂😂😂😂😂 baarada

  • @abdirahmanahmed8040
    @abdirahmanahmed8040 Před 3 lety +3

    Hhhhhhhhhhhhhhh wallahi idi amin dada wuu ka yaabsaday boqorka sacuudiga

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg Před 3 lety +2

    Carabi In la'adoonsaday jecel yihn

  • @xuseenalayaqan3762
    @xuseenalayaqan3762 Před 3 lety +4

    Ida amin dada balaayo magac foolxun lkin diinta islaamka iyo africanimada kor uqaaday ayuu ahaa
    Geesi tolwaayay alaw kuunaxariiso 😭

    • @superxasan4559
      @superxasan4559 Před 3 lety +1

      Hadaa ogaan lahayd waxa dhihi lahayd waxan magac dheere idii amiin dada ninka iska hel kaluunka lu dhexjira meelkasrta oo biyo yaalan 🤣🤣🤣

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 Před 3 lety +1

    Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk

  • @gaasyare5558
    @gaasyare5558 Před 3 lety +3

    🤣🤣🤣

  • @ismailibrahim4116
    @ismailibrahim4116 Před 3 lety +1

    Kkkkkkk Hy imana waxad u bahan thy uun ii sheeg , geesi buu ahaa cidla

  • @mohamedabdi8271
    @mohamedabdi8271 Před 3 lety +1

    Kkkhkkkkhkkhkhkkkkkkkkkkk

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 Před 3 lety +1

    Baaradu maxay tahay......

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 Před 3 lety +5

    Walalayal waxan ah hooyo somaliyed oo joogta xeryaha qoxootiga o niga wada codsaneeso in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴