Video není dostupné.
Omlouváme se.

Guddoomiye Xirsi oo ka hadlay heshiiska Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 69

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 Před měsícem +11

    3 nin oo ilmader ah.
    3 tuuga
    3 waraabee
    Kuwas maalinbaaa shadh nosoo qadaanayh

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Před měsícem +5

    Tuugyahey um.ada ka xishhoooda cod idiinmahayno banaadir ka raadiya cod.

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před měsícem +9

    Xirsiyo wajiga gubaye nagahordhaqaaq

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před měsícem +5

    Aabbihii musuqmaasuqa oo weli soo taagan indho adayg awgeed.

  • @nugaal012
    @nugaal012 Před měsícem +1

    Danihiina u heshiiseenee. Xaqiiq Somaliland ka talin maysaan inshaa Allah.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem +2

    Marhadad rajiimshegtay wanaagnagahelimaysid adiguna bari rajiimbatahay ogow

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 Před měsícem +4

    Ex Kulmiye mise Waddani ayan idiinku yeedhnaa

  • @Warjaqmedia
    @Warjaqmedia Před měsícem +6

    Ma xishood munaafaq

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +2

    Wadani iyo Ciro waa Qayrul Masuul. Dadka reer Somaliland way ogyiin.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem +1

    Waa Eryey ee dad iyo reer baa leh . Doono .meel kale. Indha attalaa.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před měsícem +1

    Xiri Tuug ,Munaafaq Ah Umada Ka Fadhiiso

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před měsícem +1

    Cadawga Gudaha (waddani iyo Kaah)

  • @HRU20209
    @HRU20209 Před měsícem

    VIVA SOMALILAND'S OPPOSITION UNION...

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 Před měsícem +2

    Xirsi nidaamkani waa kii aad isku deyday baabiso wadabkan oo aad ku darto koofur. " Shame on you "

  • @boodhleelectrical6453
    @boodhleelectrical6453 Před měsícem +3

    Beer miyyi XIRSI waji xaydhoole..ukkuke/qurubbe

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před měsícem +2

    Af qadhmuune xoolihii. Dadka jeebadaha ku shubtay
    Weylba ninkii koriyaa
    Wadkeeda le horaa loo yidhi

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem +1

    Kudooranmayno waayo baribad intadnadisho madaxa nagaga istaagidoonta

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my Před měsícem +1

    Ar odaygi sowkan ducti KULMIYE is agfadhisiyey XIRSI IYO INA XASHI maxa qaldamay ader anigu wan ka baxa o wlhi faysal ayaan coodka ugu ridaya

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před měsícem +1

    Tuuug

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Před měsícem +1

    Maanta waa maalin madow waxa dalkii u midooway tuugtii somaliland ugu waa waynayd kii hawada wareejiyay kii 40milyan dhacay kii ciidanka dhabar jabiyay laakiin waa maalinkii aad is la dhici kahaydeen armfar Oday oo gacmaha isqabsada guul makeenaan ee bulshada ayaa kakasbadaa uu guusha keenta dadwaynihiina way u calaamad sanyihii kuwan waana inoo doorashada ayaa warwayni joogaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Před měsícem +1

    Tuug ina Xaashi iyo hinaase Xirsi

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 Před měsícem +1

    Calamo badana, fulle ullo bada

  • @MaxamedIsmacilibrahin
    @MaxamedIsmacilibrahin Před měsícem +1

    Tuug isbaheystey bd tihinn

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem +1

    ALA HOOGAY MIYAAN IDHAAHDA ROODA YAR INAANTII YAREED SAGAAL JIRKA AHAYD WAJIGEEDII AYAA II MUUQDA ODAY WEYN WALLAAH HABARJECLO WAA DIIRATO MAXAA CARUURTA DABA DHIGAY WIXII DHALAY WIXII SII DHALAY AYAA DALKA JOOGA😮

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Před měsícem

    Ujeeddaada keliya ee doorasho hadday dhacdo shacabku ku codayn doonaan waa Cirro oo la odhan doono KA JOOG ADIGA MAAHEE ! Dalka waa lagu badbaadinayaa inuu dumo !

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 Před měsícem +1

    Maxaa lagu heshiinayaa yaase tanaasuli doona 🤔

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 Před měsícem

    Xirsi BUUGII MIYI IYOMAGAALO NOO AKHRI ilay waa kii na kaa baraye.

  • @madanadan9816
    @madanadan9816 Před měsícem +1

    Tuug tuug keen

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 Před měsícem

    Digo iyo Dambas wax aan ahayn oo ay kala iibsanayaann majiro
    Sababtoo ah codkoodu wuxuu kaliya karaaa in loogu codeeyo
    Musharax madaxweyne iyo Xisbi
    Hsdaba waa suaale
    Musharax Cirro garanaye waa xisbigee ka la soo saarayaa ma Waddani mise Kaah 😂😂😂😂😂!!???

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před měsícem +1

    Tuug

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Před měsícem

    Guul iyo gobonimo, ragii ayaa dhinac wada maray.
    Waa halyeeyadiii ragimekan dalka ka bsdbaadin lahaa.
    Dadka aqoon gaabka ahi waxay xoqoyaan meel xanuunaysa.
    Cida maanta hogaanka Muuse Saamiri oo dalkii iyo dadkiiba la lumay u doodaysaa waa dad aan u garanayo waxay doonayaan.....

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před měsícem +1

    Libaah xirsi cadowgaa u noolow habarjeclo way ku wataaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +1

      Habar jeclo ma madato Aduunka xirsi bay u neceb yihiin adaa taada ka hadlay waa ninkii siilaanyo buuga ka qoray ee ciidanka dhabar jebiyay bootaana iyo ragii kalena cadawga gacanta u geliyay

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 Před měsícem

      ​@@user-sz7sn2rv9rheego caaac

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Před měsícem

    Waxan u arkay in kulmiye xoog badan yahay oo in isbahaysi mooyee si kale aan loo dhaqaajin karaynin,giraan miyaa lagu badalayaa jeegaan

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Před měsícem +1

    Xirsi waa hogaamiye bisayl siyaasadeed leh. Mahmoodna waa nin garanaya wuxuu doonaayo, sida kaadhka siyaasada loo ciyaarana yaqaan. Sidoo ninkay boqrayaan waa halyeey Abdurahman oo aan aaminsanahay inuu wadanka badbaadin doono insha Allah.

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 Před měsícem

    Isbahaysiga badbaadada qaranka guuleysta.

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před měsícem

    Sadex kulmiye tuug cid idin rabtaa ma’jirto

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem +1

    Digo iyo danbas

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 Před měsícem

    Kulmiyihii fail garoobay ee hadana wadani isku qarinaya

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem

    MA ROODA YAR AYEY AHAAD GABADHII YAREED EE LAGU HELAY BAKHTIYAAL NASIIBKA 🎁😮

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j Před měsícem

    Tuug.tii..umada.xaday.ayaa.inaleh.waanu.midoobayna..madheera.ayad.kudanbayndonta.xadhig.ayaa.kuudiyaar.ah.xirsow

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh Před měsícem

    Xirsi gaabow guuli kaa dheer cadawga gudaha ayaad know ka tahay oo waa lagu yaqaanaa ee wax kale ku sheekee lama ogala tuug danbe oo wadanka dhac saaxiib

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před měsícem

    Labada calan waa isku mide

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem

    Kuwa dalka kaga badbaadinayaa waa intiina shirkan ku jirta iyo Maamulka Wadani. Guul darro iyo oohin ayaa idin sugaysa. Sharaf aad maanta Somaliland ku leedihiin majirto, cidda kali ah ee idin jecel ee idin sugaysaa waa Huwanta iyo Xamar.

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Před měsícem

    masha allah
    guuleysa

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Před měsícem

    Qaaaq hadalkiisu waaba cudur.

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guul guul

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel Před měsícem

    Viva Wadani

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel Před měsícem

    viva Wadani

  • @user-horo
    @user-horo Před měsícem

    Xirsi gaab gacantaan utaagay in kastoon dhaqan siyaasadeedgiisa ku taageersanayn lkn runtii waxaan qirayaa inuu hogaamiye iyo siyaasi xeeldheer yahay oo marwalba guusha xagiisa usoo jiidi kara,maantana wuxuu mar kale kaguulaystay ninka layidhaa maxamuud xaashi oo aan u arko nin hankiisu dhacay oo khamaar siyaasadeed galy halkaana laambadiisii ku dantay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem

    Kaah xisbi jiraba maha muxu ku so kordinya hadad isku darsdan so labadi tuug dalka dhacay ma tehidin

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc Před měsícem

    Nacaladin idinku dhacday tuug

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guulguil

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před měsícem

    Muuse iyo Mohamed Kaahin , jeegaantodu waa xaaraan , ta ciro iyo ina xaashina waa xalaal caqligayga ku ciyaarayn

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guulguul

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem

    Maxamuud Xaashi halasoo saaro

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před měsícem

    Habar jeclo haka yaado huwan baa loo gacan geliyeu damiirku ha shaqeeyo tuugta dalka cunay yeyny idinku guurin waar wax dan ahi idiinkama jirto ilaa xamar ooaydib ula midoobaan xasan shiikh rajada uu qabaa wadani oo soo baxa waar fartiin ku rida xirsi gaab iyo ina xaashi dhiiga habar jjeclo ayey ganaci ka bilaabeen eryada tuugta ilaahY ka furtay ins kaahin bay caayaa n iyag oohuwanta u shaqeeya

  • @SafaKhdar
    @SafaKhdar Před měsícem

    😢😢😢😢😂😂😂😂😂

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s Před měsícem

    Waar xirsiyoow ader idiinka aya laydiinka badbadinaya xirsiyoow abdirahman ciro wu kugu khasaraay madaxwene manoqonayo kubiya caab ader mousse ayaan doranana gesi wadankiisa udagalamaay xirsiyow saxada siyasada mardhow. Waad kabaxasa inchllah waxogagi ad dhacdaay bayamushtaar ku sameyso ya tuug adiga iyo inaxashi. Tuug wadanka wa leydiinka qabanaya

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Před měsícem

      Muse wa gessi iyo dulbahnte nagi naga la hadey o na so aradey..ka la daya rer abarso

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@mohamedalimohamed5828 Hortay intaanad wax qorin qorista Afsomaliga soo baro kkkkkkkkkkkkkk walahi inaan lagu fahmayn kkkkkkkk

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před měsícem

    Isbahaysiga Tuugada (Hirsi iyo Haashi)

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guul guul

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Před měsícem

    Guulguul