Video není dostupné.
Omlouváme se.

Hargeysa oo saddex cisho biyuhu ka maqnaan doonaan iyo wakaaladda biyaha oo war soo saartay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 26

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3u Před měsícem +6

    Ma Helanaba biyo anagoo ah Xafadaha calaamadaha ee maxay maqnaadaan 😂😂

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 Před měsícem +2

      imakaad heleysaan ilmaderayal inshallah🙏🙏🙏

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Před měsícem +3

    Biyuhu waa asaasiyaadka nolosha ma jirto umad aduunka biyahay cabaayeen ee ay ku noolaayeen ajaanib gacanta ugu hayo

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před měsícem +1

      Miskiin! dunida aad ka hadlaysaa waa tee? waxaan nahay dal yar oo soo koroya , laakiin Somalia waxaan ku dhaanaa waxaan ku filannahay nabadgelyada dalka.

    • @MOALI886
      @MOALI886 Před měsícem +1

      Kalay adigu cilmiga hadad leedahay biyo soosarka iyo qarashka iyo farsamadaba adigu qabo. Futada haka hadline.

  • @yusufdiriralimd1063
    @yusufdiriralimd1063 Před měsícem

    No water no vote for Kulmiye

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před měsícem +1

    Waar nimankani way fiican yihiin oo dadka way u sii digayaan. Waan u diyaar garoobaynaa oo kayd fiican ayaan dhigaynaynaa, maareeye mahadsanid.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před měsícem

    Maansha alaa maareeye waad dadaalaysaa

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před měsícem +1

    Masha allaha ❤

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u Před měsícem +1

    Subhanallah ilahayow umadena cayda ka jooji oo hore marka wadankooda fahamsi, walahi aniga oo London degan aya xafadayda biyo la’an anu aheen laba casho oo wax laga hagajinayey

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Před měsícem +3

      Waxa caytamayaa maaha umaddeena waa cadowgeena oo imika aad u batay oo bari iyo galbeedba innaga xiga

  • @mahamoudaliaamir3271
    @mahamoudaliaamir3271 Před měsícem

    Subxan dhalishu wa sax laakin nacdasha iyo caydu waa nusqan.

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h Před měsícem

    64 milyanki meeye aad cunteen magalada biyuhu afar xaafad uunSoo gaadhaan. 15 sanno ayuunbaam maqlayna. Meelkasta in laga cabbo ahayd beri hore .waji kobad iyo waji labaad ayay nagu wareeriyeen.

  • @Jannodabayl
    @Jannodabayl Před měsícem

    Biyaha ma Hayno xafadaha boqol iyo kontonka

  • @djamalcharmake1417
    @djamalcharmake1417 Před měsícem

    War hageysa markii horeba biyo ma leheen

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Před měsícem

    Xiligii maxamed xaaji ibraahin hargeysi biyo way wada cabi jirtay ajaanib gacanta kumuu hayn biyaha hargeysa waa run oo tirada dadka ku nool hargeysa maanta way korodhay laakiin ma jiro qorshe kale oo aan ahayn haayadaas lacag ka qaata oo wuxuun cuna waar magaalada dhinac walba biyo waa laga helayaa ee ceelal ha laga qodo maxaa caaasimada 2 milyan ku noolyiin hal meel biyaheeda ku koobay

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 Před měsícem +2

    Ma awal baan biyo heli jirney hadaan nahay jig jiga yer umada waxan aad loo so fadhii saney saan kadaaya dhiladaa idin dhashaye tuug yahay lacagta umada xalaa shatey fooq yo ka dhisatey dalka dibadiisa 😂😂😂😂😂

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před měsícem

      @@TewodrosBethlehem 😂😂😂

    • @khadarhassan6019
      @khadarhassan6019 Před měsícem +1

      hooyada jigjiga yar wastaye labeebyahaw ciilka qabaa cawridee 🖕

    • @AbdiFatah-bu4hg
      @AbdiFatah-bu4hg Před měsícem

      Waar zhp haduu caytamay adna halkeed ula qasatay xitaa hooyadiibaad gaadhe bal ukaadi wax usheego wuu iska xaraabaysanaya adna yaanu kaa xanaajin👍​@@khadarhassan6019

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem

    JABUUTAY HA DHEELIN LAANTA MASKAX IYO UKUN MADAX MA JIRTO MUUSE SHAANI WAA SYL SIYAAD BARE CADOW KU AHAA SHACABKANA NAF IYO NARUURO U HAYN

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Khadra dhilo siil caaryo uuf uff muuse ku waalo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Afwayne isagaa cadaw ahaa gaalkii waynaa ee quraanka dafiray ee culimada gawracay Muusena gaalkaa ragii dawladii adkayd ka dumiyay buu ka mid ahaa

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Před měsícem

    kkkkkkk😂
    nadali kugu dhacday been badanaa
    marka beeraha daarasalaam la waraabinayo ayay dhahaan shaqo ayaa socota oo biyuhu way maqnaanayaan

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Před měsícem

    kkkkkkk😂
    nadali kugu dhacday been badanaa
    marka beeraha daarasalaam la waraabinayo ayay dhahaan shaqo ayaa socota oo biyuhu way maqnaanayaan