ANNAGA PRODUCTİON
ANNAGA PRODUCTİON
  • 1 391
  • 59 459 891
İTOOBİYA MA QABSAN KARTAA SOOMAALİYA? HESHİİSKA MASAR LALA GALAY MUXUU YAHAY?
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayniska/?ref=bookmarks
zhlédnutí: 22 972

Video

MAXAA KU DHACAY XAYWAANKİİ LA CLONE GAREEYEY? PART 2 (CRİSPR)
zhlédnutí 11KPřed 7 hodinami
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
FİTNADA UGU WAYN EE SAYNİSKA CLONİNG (CRISPR-Cas9) PART 1
zhlédnutí 21KPřed 16 hodinami
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
İRAN MA CABSATAY MAXAA KU DHACAY AAWAY JAWAABTİİ
zhlédnutí 16KPřed dnem
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
XAGGEE KU SOCDAAN YAHUUDA WAQTİGOODİ DHAMAADKA WUU BİLOWDAY
zhlédnutí 27KPřed dnem
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
CABİTAANO AYEY CABEEN Sİ AY DHİMASHADA UGA HORTAGAAN- DOQONİMADİİ TAARİİKHDA
zhlédnutí 17KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
DHİBAATOOYİNKA HAYSTA DADKA TAAJİRİİNTA AH EE AAN LAGA HADLİN
zhlédnutí 18KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
CİLMİ BAARİS AYAA LAGU SHEEGAY FAQİİRNİMADU İN AY FAA'İDO LEEDAHAY
zhlédnutí 22KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
YAHUUDA MA WAASHEEN AMA WAY BAQANAYAAN? ANALYSİS
zhlédnutí 25KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
MA MOODEYN İN AAN KHANİİS GUURSADAY, Tİİ İİGA RAACDAY QİSO DHAB AH (QAYBTA 1AAD)
zhlédnutí 22KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
GABDHİİ MADAXWEYNAHA DHALAY FASHİLKEED DALKA BANGALESH SHEİKH HASİNA DHAMAADKEED
zhlédnutí 25KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
BADDA HOOSTEED KEYMAHA KA BAXA İYO NOLASHA LAYAABKA LEH
zhlédnutí 15KPřed 14 dny
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
BANGALADESH MAAA KA DHACAY GABDH HADDİİ MADAX NOQOTO MAXA DHACAYO? (Horudhac)
zhlédnutí 16KPřed 21 dnem
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
MAXAY KA DHİGAN TAHAY MAGACABİSTA CUSUB XAMAAS AY SAMEYSAY? (ANALYSIS)
zhlédnutí 57KPřed 21 dnem
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
XUUTİYİİNTU WAXAA AY REER GALBEED KU NOQDEEN MUCJİZO, CARABTU WAY KA NAXSAN YİHİİN?
zhlédnutí 45KPřed 21 dnem
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah; 1-Science-ka 2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah) 3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska). 4-Psychology 5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah. Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ...
İRAN WAXAA KA BİLOWDAY İSLA XİSAABTAN SARAAKİİL BADAN AYAA XİRAN?
zhlédnutí 25KPřed 21 dnem
İRAN WAXAA KA BİLOWDAY İSLA XİSAABTAN SARAAKİİL BADAN AYAA XİRAN?
XAALADA BERİGA DHEXE MAANTA MAXAA KA DHACAY?
zhlédnutí 31KPřed 21 dnem
XAALADA BERİGA DHEXE MAANTA MAXAA KA DHACAY?
HOGAAMİYAASHA LA DİLAY YAHUUD KUMA FAA'İDİN TUNEL AYEY KA DHAXLEEN
zhlédnutí 33KPřed 21 dnem
HOGAAMİYAASHA LA DİLAY YAHUUD KUMA FAA'İDİN TUNEL AYEY KA DHAXLEEN
MAXAA LOO SHİRQOOLAY MADAXİİ SİYAASADA EE XAMAAS (ARAGTI)
zhlédnutí 44KPřed 28 dny
MAXAA LOO SHİRQOOLAY MADAXİİ SİYAASADA EE XAMAAS (ARAGTI)
MAXAY MAASOONİYİİNTA KA FAA'İDAYAAN FANAAN AAN WAXBA HAYSAN? DAAHA GADAASHİİSA? QAYBTİİ SEDDEXAAD
zhlédnutí 19KPřed 28 dny
MAXAY MAASOONİYİİNTA KA FAA'İDAYAAN FANAAN AAN WAXBA HAYSAN? DAAHA GADAASHİİSA? QAYBTİİ SEDDEXAAD
SİDDEE FANAANKA AY MASKAXDA AY UGA DHAQAAN? FARSAMADA URURADA SHAYAADİİNTA İYO GABDHAHA
zhlédnutí 48KPřed 28 dny
SİDDEE FANAANKA AY MASKAXDA AY UGA DHAQAAN? FARSAMADA URURADA SHAYAADİİNTA İYO GABDHAHA
FANAANİİNTA SOOMAALİDA İLLUMİNATİ MİYAA KU DHEX JİRO? JAWAAB: WAA SUURTAGAL
zhlédnutí 38KPřed měsícem
FANAANİİNTA SOOMAALİDA İLLUMİNATİ MİYAA KU DHEX JİRO? JAWAAB: WAA SUURTAGAL
CİİDANKA SHİİNAHA OO İSBEDEL KU SAMEYNAYA GOOBAHA DAGAALKA! SOFTWARE PROGRAMS
zhlédnutí 13KPřed měsícem
CİİDANKA SHİİNAHA OO İSBEDEL KU SAMEYNAYA GOOBAHA DAGAALKA! SOFTWARE PROGRAMS
GAWAARİ DUULAYA: TRAFİCADA OO HAWADA LOO WAREEJİYEY! DAD DHAAWACMAY LA ARKİ KARAA LOL.
zhlédnutí 9KPřed měsícem
GAWAARİ DUULAYA: TRAFİCADA OO HAWADA LOO WAREEJİYEY! DAD DHAAWACMAY LA ARKİ KARAA LOL.
CİRBİXİYEENADA OO WAJAHAYA GEERİ HALİSTA AY LA KULMAAN
zhlédnutí 11KPřed měsícem
CİRBİXİYEENADA OO WAJAHAYA GEERİ HALİSTA AY LA KULMAAN
HALİSTA QARSOON EE TECKNOLOGYADA 5 AYAA KORDHEYSA SOFTWARE PROGRAMS
zhlédnutí 12KPřed měsícem

MUSTAQBLKA WAXAA LAGA WALWALSAN YAHAY AI? LAGAYAAB

İLLUMANATİ MAXAA LOOGU WAREERAY XAQİİQO
zhlédnutí 21KPřed měsícem
İLLUMANATİ MAXAA LOOGU WAREERAY XAQİİQO
DADKA TİKTOK İSTİCMAALA İYO KUWA FACEBOOK İSTİCMAALA MAXAY WACYİ AHAAN U KALA DUWAN YİHİİN?
zhlédnutí 25KPřed měsícem
DADKA TİKTOK İSTİCMAALA İYO KUWA FACEBOOK İSTİCMAALA MAXAY WACYİ AHAAN U KALA DUWAN YİHİİN?
SUUQYADA SHARCİ DARADA EE İNTERNETKA MADOW KU DHEX YAALA
zhlédnutí 16KPřed měsícem
SUUQYADA SHARCİ DARADA EE İNTERNETKA MADOW KU DHEX YAALA

Komentáře

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s Před 4 hodinami

    Waa Qayb Kamida Dhaqankayga

  • @SAKARIYEXUSEEN-y1d
    @SAKARIYEXUSEEN-y1d Před 6 hodinami

    Somalia waxa.weeyaan muhiimadeedu inay ka hor istaagto somaliland heshiiska ay wada gaadheen laba da dhinqc

  • @amiindeeqcilmi7244
    @amiindeeqcilmi7244 Před 8 hodinami

    Nio lkn dagaalkii Ethiopia lala galay somali oo dhan gar ahan bulshada xamar dagta oo dhan wey wada galen Koox gaar ah nio ha siin

  • @caskaali4951
    @caskaali4951 Před 14 hodinami

    Horta intaanad wax soo tabin qariirada Somalia sax oo waxanad Ethiopia siinaysan joojiya Somalia dhulka Somali galbeed Ethiopia uma aqoonsana ilaa hada xataa maxkamada heeg baa taas og ee qariirada Somalia waa inaad ilaa Somali galbeed Ku dartaan fuck

  • @DaraartuAxmed
    @DaraartuAxmed Před 15 hodinami

    Macalin aad iyo aad ayad ❤❤❤ takhasos u tahay ❤❤❤❤ siquruxbadan ayad u sharaxda❤❤❤❤

  • @Abwaanbulay6692
    @Abwaanbulay6692 Před 15 hodinami

    😂😂😂😂 macalin walaahi waan qoslay Ilaa xad markaad tidhi haweeney daayeer ah

  • @shamlaaalijiir4342
    @shamlaaalijiir4342 Před 15 hodinami

    ciil badanaa😢Yaaa allah wadankeena nabad nooga dhig

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před 18 hodinami

    Ifahama oo idareema 1k Walaalaha somaaliyeed Allah dartii cimaamada iigu soo Tuura. Every one qof kasta oo Ifahama dhiigna wadagno great somaalinimo [ Waa xujo ]♥️🙏🏼

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s Před 18 hodinami

    Waa Mid Kamida Dhaqamada Aan Leyhy Ee U Haystay Inaanay Wacnayn Lakiin Aan Gadaal Ka Ogaaday Inay Thy Dabeecad iyo Dhaqan Wngsan Oo Sababay Inay Dad badan Igu Tix geliyaan Si Fududna Aan Loo Akhrinin Waxa Dhabta Ee Aan Ahay Ama Ka Fekerayo Ama Samayn Karo Farmaajo Waa ku Faaiday Aamuska waxaana Uu Isticmaali Jiray Wareegtooyin Qoran Marka Uu Shacabka La Xidhidhayo Ama Cid Kale Wax Faraayoe

  • @moali.o
    @moali.o Před 19 hodinami

    Mahadsanid Mudane.

  • @NuurYamani22
    @NuurYamani22 Před 19 hodinami

    Markasta xasuusnow dikriga allaah

  • @jaamacg3caliilaynherkanaga310

    ❤ ustaad aad baan warbixintaadan ugu farxay, waana waaqici , somalidu way hurudaa, waxaana buste qoyan siisaaray siyaasiyiinta somalida Arinta waaqaca iyo waayaha ay somalia kujirto soobadi

  • @NajmoXasan-yx1zt
    @NajmoXasan-yx1zt Před 20 hodinami

    sual mareykanka ma xow wadan kasta ugu lifaqanyahay ya iga jawaba adi ka so jwb

  • @saleemanmaxamuudjihaaye6800

    Sxb❤horay❤usoco❤pro

  • @AwooweAxmed
    @AwooweAxmed Před 21 hodinou

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @MaryanMaxamed-s2r
    @MaryanMaxamed-s2r Před 23 hodinami

    الحمدلله على نعمه السلام

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před dnem

    Waa mahadsan tahay ustaad ❤

  • @somalia5328
    @somalia5328 Před dnem

    waxan is weydiiyey siyaasiyinta noojaga damiir malaha miyaa mise waa dhashii itoobiya sababto ah arki maysid siyaasi itoobiyana oo saa u damiir xun wlhi😢😢

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote Před dnem

    illahey ayan tala saranhy

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před dnem

    🆒

  • @Omarhajjigurhan490

    Wll xasuuqas itoobiya gaysaty muuqaal nooga soo samee

  • @Omarhajjigurhan490

    Itoobiya wlhi dadnima maleh Onlf baa bakhtigooda laamiyada qabridahare iyo jigjiga udhaxysa ku jiiijidi jiray Dad adkysta haday helan xabashidu wakhti dheer madagaalami karto

  • @hananabdirahman3922

    Reer magmada Helwaa 😭😭

  • @FeisalMusa-tb7ig
    @FeisalMusa-tb7ig Před dnem

    Allahu akabar

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před dnem

    etapia way qabsan kartaa dhulka somalida waayo reer galbeedka ayaa la socda,,intay somali igau isku jeedo dawladooda faraha ayay ka baxaysaa

  • @user-jz8bp9vs5h
    @user-jz8bp9vs5h Před dnem

    Wallahi nama qabsan karaan waa beentood in ay na qabsadaan

  • @aj1478
    @aj1478 Před dnem

    Meeshii looga baahnaa ayaa dhigtay wlhi, amxaaro waa cadowga kowaad somalia Masaarida dano ay leedahay moyee somalia wax ay u qabanaysa majirto, hadii ay isku fahmaan wada qaybsiga biyo xireenka Itoobiya iyo Masar, iyagaa ba ku kaalmo siinayo iney somaliya qabsadaan taas aaminsanahay

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 Před dnem

    Maxaakimtu xaq udirir cad bay ahaayeen lkn alshabaab oo ka dhex abuurmay somalida bog foolxun oo aad u liita bay ka galeen

  • @shaficimohamed6481

    25:33 itoobiya iyo masar inay somalia ku dhex dagalamaan suuragal maaha ayaa tiri dagaal toos ah lagama filayn inay labadoodu galaan laakiin waxaa la filaya inay dagaalada somalida dhexdeeda ah inay kala taageeraan oo labadi qabiil ee is qabta ay lakala saftaan oo sidaas dalku ku galo xaalad sidi hore ka khatar badan nacayb somalida dhexdeeda ah oo xadhkaha goosta uu dhasho maadaama dawlado awood badan ay kala taageerayaan oo hub ay siinayaan somalida is leynaysay hubkaasina uu keeno gumaad aan xad lahayn aakhirkana dagaal wayn oo sokeeye uu dalku galo sida suudaan iyo yeman ixtimaalkaas kawaran suuragal ma tahay

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před dnem

    Si Wanaagsan Ayaad Noo fahansiisay bro 👏 Hore usoco 🥰🙏💯🙏

  • @theancientsancients1769

    Egypt has own interest in Somalia with Ethiopia..in udeal times we would not allow it . But Ethiopia poses an existential threat to Somalia now! So their enemy is our friend

  • @mohameddeeq3477
    @mohameddeeq3477 Před dnem

    Geridiisa kadib waxa xigay qarax itoobiyaanka kubaaba,ay lkn qasaaraha lama shaacinin

  • @mohameddeeq3477
    @mohameddeeq3477 Před dnem

    Sxb miles sanawi geeridiisa waxa laqarinayay mudo 3 bilood ah

  • @AxmedJiirow
    @AxmedJiirow Před dnem

    Mya ma qabsan karto

  • @Anzal222
    @Anzal222 Před dnem

    Cadawga ithopia waxaa noo jabiyey waa siyaasi somali sheegta balse fikir ethopia xanbaarsan ilaa iyo maanta ma aqaano sababta ku kalifeysa madax isku sheega waxay ugu calaacalayaan nin danihiisa iyo dadkiisa ka shaqeynaya sidey u hor mari lahaayeen daciifnimadaan malin wan ka bixi doonaa lkn waa in odashaaysahn qabiileysan iyo siyaasi qalbiga ka gaajeysan aan goaan ka qaadano shaqaadas dhalinyarada somaaliyeed waa maduuliyadooda manta ay ka seexdeen dhalinyaro waxaa idin baahan dalka iyo dalka ee ka toosa hurdada iyo cirbada qabiil ee la idinku duray

  • @user-ll9sq3so5b
    @user-ll9sq3so5b Před dnem

    asc

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před dnem

    Xasuuuqii wakhtiga xamar ka dhacay darood ayaa ugaystay beelaha hawiye Cabdilaahi yuusuf wuxuu yidhi wixii 1991 xamar ka dhacay kama dhicin 2006 taasi oo ahayd wali maanu aarsan

  • @jccmahdaristudio4797

    Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹 Heshiiskooda Yaa Wax Kabadali kara

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před dnem

    Ethiopia 1988 shacab Somaliland abaal wayn bay u gashay

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před dnem

    Somalia waa in ay Somaliland cunaqabatayso lkn taariikhda ayay gali doonta Waana ka aarsan doona reer muqdisho Ee ha ogaadaan

  • @salomuxiyodiin3967

    Sxb kasoo hadal qaxootiga jooga itoobiya

  • @sharmakeofficial4254

    Warbiixinti ugu ficned bad na sisay

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před dnem

    cabdullahi yusuf iyo cali mahamed geedi eey eey dhashaay ayaay ahaayn yahuud aah 😡😡from cabduwaq

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před dnem

    ustaad xaaqa inlaga hadlo ceeb mahan fadlaan maad so bandhigtiid siyaasiyinta itoobiya tageeri jireey cododkaga

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 Před dnem

    Asc all somaliweyn ku saliya nàbigeena csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤csw csw csw❤❤

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 Před dnem

    Ustaad thanks fadlan kodadka kale inogusoodar❤❤❤❤❤❤🎉