İRAN MA CABSATAY MAXAA KU DHACAY AAWAY JAWAABTİİ

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 68

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 26 dny +3

    Runta waa tanaa sxb qali keep going my brother

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed Před 26 dny +10

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @King_ilyaas1
    @King_ilyaas1 Před 26 dny +6

    Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤❤❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej Před 25 dny

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 Před 24 dny

    JazaakAllahu khayr

  • @nuuxfarahdirie8817
    @nuuxfarahdirie8817 Před 26 dny +1

    Islaamku waa guulaysan insha allah
    Falastiin oo carabka ugu awood bdna wan arki doona

  • @aahassan
    @aahassan Před 25 dny

    Shukran ustaadi ❤

  • @user-sn5wm8pc7q
    @user-sn5wm8pc7q Před 26 dny +1

    Our own channel❤❤❤

  • @HUSSEINMOHAMEDABDIRAHMAN

    NIN XIK. AD LEH AYATAHY WLH ♥️ GULEYSO USTAAD CAQLIGAGA WAAN KU FAIDAA MARWALIBO ✅✅🫂🫂🫂

  • @mohamedabdullaahi8250
    @mohamedabdullaahi8250 Před 25 dny

    Well said

  • @ziizozaki5655
    @ziizozaki5655 Před 26 dny

    Shp macan Noo so badi ❤

  • @HassanYacin-k3o
    @HassanYacin-k3o Před 24 dny

    Allahu abkar

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 Před 24 dny

    Perfect answer ❤

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي الكريم

  • @MohameddeqMohamedNorMohamed

    Hot information 😢

  • @OgaalWacan
    @OgaalWacan Před 26 dny +1

    Aan ku wada sallino xabiibkeenna SCW ❤❤

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir Před 26 dny +1

    Illaaayow noo gargaar Wallaahay waa war naxdin leh
    In illaa hada magacyada dalalka yuhuuda wax ku oolka u ah ee muslimiin yihiin cajiib Cajiib Cajiib 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-zs1ms3gc6j
    @user-zs1ms3gc6j Před 26 dny

    اللّهم انصر اخواننا في فلسطينى

  • @mohamedhassen4070
    @mohamedhassen4070 Před 26 dny

    Mahadsanid brother

  • @AbdugadirAbdisalam
    @AbdugadirAbdisalam Před 26 dny +1

    Waleee siyaaasada wa qurun qayaaano badan

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Před 26 dny

    ❤😂🎉😢❤❤😮😢❤❤❤
    Asc Allaha guuleeyo Iiraan iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan ❤❤😂🎉😢❤❤❤

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs Před 26 dny +2

    My brother I need to know whether Somali could fight with Ethiopia now please makes us report

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 Před 26 dny

    Next month fiiri 👀 wax badan baa qarxaayo🔥 wax walbo filo bisha danbe

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn Před 26 dny

    ❤❤❤ 🎉thanks

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 26 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muusemaracade
    @Muusemaracade Před 26 dny

    Asc bro hore usoco masha allh 👍

  • @ahmedmohammedsaeed379
    @ahmedmohammedsaeed379 Před 26 dny

    Fadlan music-ga kadaa, codkada music-ga qarinayee.

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Před 26 dny +1

    Wll kwrn masar maxy ka badali karta siyasada geeska muuse bixina wa hadlay Ethiopia ka dhex hadlaysay marka somalia ma noqon karta garoon ay ku ciyaran masar iyo Ethiopia iyago isticmalaya somali

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 Před 26 dny

    Ustaad rashiid ❤🫂🙏

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 Před 26 dny

    FALANQAYNTAADA gunaanadkeeda iyo gundhigeedu muxuyahay walal.

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir Před 26 dny

      Waa jaawaba ma bixina karto sababahaas oodhan dartooda iyo lagu daray in ay shiico tahy

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 Před 25 dny

    Warkii sheegtay wakaa Maalin ka dib sirdoonka Iran 🇮🇷 ay iska dhigayaan ineey Mousad fashiliyeen 28 dowlad joogta

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb Před 26 dny

    Ustaad iiraan say u aarsato saraakiil ay leedahay oo u aara mujaahidiita xamaas , xisspuallah ,Io xootiyiinta hala hishiiyaan😊

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Před 26 dny +1

    Waa arin laysla ogaa taasi waa wax iska cad goolaaftan been ah kuweedii la laayey ayey u aari lahayd

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy Před 26 dny

      Wllo, uma aari karto waayo Maraykankii baa meesha fadhiya, waana la iskugu tagayaa hadday farqaaday.

  • @FeysalAbdulQadir
    @FeysalAbdulQadir Před 26 dny

    Turky wa ben qiyanole waye somaliyey dana No mahayo wow nagu socan baxa🇹🇷

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k Před 26 dny +1

    Kuwa kaliya ee laga sugay in ay caawiyaan maanta waa ururka LGBTQ+ 🏳️‍🌈🏳️‍⚧️ Iyo Dadka madow black peoples iyo latinka America kuwaa ayaa laga sugaya in ay caawiyaan laakin
    Islam waa uu ku daayey in ay is caawiyaan

  • @mohamedabdullahiabdiqadar9828

    Wll adigoo mahadsan vedio kasoo sameey itoobiya iyo somali 😢 islaamka meel kasta waa la colaaday

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 26 dny

    Carabta wax jira ma ahan

  • @WarkaTv-1m
    @WarkaTv-1m Před 26 dny

    Waa xelad dagal hadeer fejignan aya ku jirta Israel Iran waxay sugaysa markey is dhigato wadna arki donta insha Allah

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 25 dny

    hadiiba iraan oo awood leeh sidan logaalayo Annaga xaage jognaah Wadankeena Xalaad xuun ayuu ku jiraa 😡😡

  • @labatanjirowibrahim8367

    Hadda Iran waxay heshiis la gashay shirkad Chinese ah oo u dhisayso Qalab xagga Gantaalada sidaas Awgeed iraan waxay u baahan tahay in waqti badan isdiyaariso maxaa yeelay Dagaalka Dagaal yar ma ahan waa degaal iraan iyo Adduunka ah

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm Před 26 dny

    Wadamada bartinaalmedka marekanka u ahaa inuu butburiyo ilaa 7ahaayeen oo anaga aan ku jirno lkn mida kaliya kadhiman lkn ey aad ubaadi gooban waa iran sawabtuna waa dhaqaale iyo dano dalal kale uu kallhaa

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle Před 26 dny

    Ceeb

  • @modeeq7637
    @modeeq7637 Před 26 dny

    Comment 1kowaad

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 Před 25 dny

    Dadkaas waa persian ma somali ayaad umaleysay oo wada emotional ah oo aan maskaxda kafikireynin dadkaan dowladooda uma burburnayaan nin carab maskiin ah oo la dilay.

  • @mukhtaarsiciid4051
    @mukhtaarsiciid4051 Před 26 dny

    iran iyo Yahuudu way is og yihiin waa park Iran ficil keedu

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb Před 26 dny

    Jawaab inaan la bixiyo way fudud tahay laakiin waxaa Iran Ka cabsanaysaa world war lll jawaabta iiran haku dhax qariso xamaas iyo xuutiyiinta xusspullah SAAS ila fiican

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 26 dny

    Waxbo yaan carab loo ololen somaliyed dantena aan garank carab ladilay max kagaly maxana uqaban karta wa sual is weydin mudan

  • @AaminoIsmailAbdulqadir

    😂😂

  • @manniwilsan6909
    @manniwilsan6909 Před 26 dny

    Kof jaahila aya moodi Iran iney weyrari Israel. Iran is an republik land. Who control all republik?

  • @aishajamac3316
    @aishajamac3316 Před 26 dny

    War ismaciiL Haniya Iran
    Ayaa dishay oo Lacag kuqateen
    Ayagaabo diLeene seey
    israil eey u weerarayaan
    ismaciiL Haniya Iran ayaa
    Dishay oo Lacag kuqaadatay
    iran waa munaafiqiin
    Ee yeey afka idin tusin

  • @AbdiAbdi-kh1wz
    @AbdiAbdi-kh1wz Před 26 dny

    Ethiopia iyo masar malaga yaba in ey isugu gacan qadaan gudaha somalia

    •  Před 26 dny +1

      İxtimaalka xitaa wax uu caqliga suureysan karo ma aha.

    • @FadedTer-sc7sb
      @FadedTer-sc7sb Před 26 dny

      Haa turkey Io masar Ethiopia waa hal masarna Ethiopia wax walbo way usamayn kartaa waayo wabiga Nile baaa meesha yaala

  • @Abdukadiryusuf313
    @Abdukadiryusuf313 Před 26 dny

    Been io runba waad isku dartay maraxow

    •  Před 26 dny +1

      Maxaa hubtaa oo been ah oo ku jiro muuqaalka?

    • @Abdukadiryusuf313
      @Abdukadiryusuf313 Před 26 dny +1

      waxa been cad ah iran iney sifiican ugu aargudin sarakiisheda silayaqano ugu aar guday hadana waxey u aargudi dontaa Ismail haniya inshallah runta aad shegtay waxey aheed dowladaha carabta iney la safan yihiin isreal io America ⚔️🇮🇷🇸🇴✅

    • @user-of2mw4ik7c
      @user-of2mw4ik7c Před 26 dny

      ​Baal aan aragno falcelinta iraan ,si dhab ah mayna ugu argudin rageedii &culimadii hubka samaynaysay ,walalow aduunkan ninkasta maslaxuu ilaashanaya ,haniya inay u argudana wax maslaxo ah uguma jirto imika iraan danteedana way kaataqaanaa sxp​@@Abdukadiryusuf313

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 Před 25 dny

      ​@@Abdukadiryusuf313 sheeg bal cid muhim ah oo oo laga dilay iran oo ay u aarguday mise aargudasho waxaad utaqaana intaaso gantaal baanu idinku so tuurayna oo aktiina ku dhacaya iyo diyaarado ayaanu idin so dirayna iska qabta shimbirna baal ka ridi maayaan

    • @Abdukadiryusuf313
      @Abdukadiryusuf313 Před 25 dny

      @@shaficimohamed6481 walahi inad yahuuda aminto iran oo wadan Muslim ahna aamini weyso waa mishkilad inteda la eg bax afayiinka israel waxa uu ladhahayo Un🌎 ka markii uu dhintay 1000 qafood ayaa israel kadhintay

  • @user-tf6ym6sr6j
    @user-tf6ym6sr6j Před 26 dny

  • @HassanYacin-k3o
    @HassanYacin-k3o Před 24 dny

    Allahu abkar

  • @HassanYacin-k3o
    @HassanYacin-k3o Před 24 dny

    Allahu abkar