CABİTAANO AYEY CABEEN Sİ AY DHİMASHADA UGA HORTAGAAN- DOQONİMADİİ TAARİİKHDA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 24

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed Před měsícem +13

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg Před měsícem +5

    Mahadsanid sxp aqoon yahan❤❤❤❤
    Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751

    i like very mach annagabroction keep going our brother

  • @sayidcalirakaaw1135
    @sayidcalirakaaw1135 Před měsícem +2

    Anaga production ❤

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před měsícem +1

    Respect the legend brother 🙌

  • @SakariyeMustafd
    @SakariyeMustafd Před měsícem +3

    Muqaal kaste oo ad soo dhigto wan dawada Ada Ayan ku xiseeya ustaad Alle caqli wuu ku dhamays tiray Alle ahaku bareekeeyo wax. Badan Ayan Ka faiday 1000 muqaal ad ledahay Ayan dawaday

  • @CrashiidCrashiid-hj9ep
    @CrashiidCrashiid-hj9ep Před měsícem +1

    Waad mahadsantahy ustad❤

  • @user-hz5zf1te5y
    @user-hz5zf1te5y Před 28 dny

    Alleh subahana wa tacala dhibmqsho iyo geeeri waa teim gqramabahaaga saraan

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 Před měsícem

    Shukran wallo

  • @DjimiMoumin
    @DjimiMoumin Před měsícem

    Mahadsanid ustad waan kugu faanaa

  • @HAPPINESSLOVE2
    @HAPPINESSLOVE2 Před měsícem +1

    Subxallaha😮

  • @demo-artificial_intelligence0

    It is called a philosopher stone, or exilir life. It gets through 3 processes. This is practised in Asia, Egypt, and some other continents. The reason behind this is the science of alchemy.

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn Před měsícem

    ❤❤❤❤ thanks

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Před 29 dny +1

    Waa dad wareersan😂

  • @user-eo7td3jh1n
    @user-eo7td3jh1n Před měsícem +1

    Aqoon iimaan la’aan aqoon maaha

  • @AliAbshir-m4h
    @AliAbshir-m4h Před 29 dny +1

    Q¹ Ustad maskaxda bani admka malo kala badali kara macqul mathy Q2 sateledyada maxa haya❤🫡😀

  • @demo-artificial_intelligence0

    Alchemy is not science, but for instance, we can make gold using lead metal. We can make a thing to come to life. For example, if a metal is deformed, then we can use alchemy to reverse it.
    The person studies alchemy calls alchemist. The person who drinks the philosopher stone will last and get a power.

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Před měsícem

    😱😱😱😱😱

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 Před měsícem +1

    Dhiiga libirika blue waxaa laga helaa cimri dheeri 500 oo sano ah diidinka qubada sido gale Blue son Blue zone waxee cunanan bada wixii ku jiro tusaale yar muqdisho 16 dagmo soo ma aha wabari iyo xamar weyne iyo xamar jajab boondhere zonekaas umada uku cimrika dheer waaye marka loo fiirsho dagmooyinka gale 150 sano asoo jiro ayuu waabari laamika jar oo ku ciyara halka wayelada gale ee dagan holwadag iyo wardhiigle 60 sano ee ku dhintaan 🇸🇴🛌👀🫵🤔 sida gale daroodka iyo hawiayaha iyo isaaqa hore ka dhintaan cad cadka ma dhintaan 30 sano Hal qof aad maqle oo cad cad ah sida axmed naji alaha u naxariiste 😂

    • @AbuukarMohamud
      @AbuukarMohamud Před 29 dny

      Ana bondhere dagan beenta intey ka keentay😂😂😂

    • @bajacolow9135
      @bajacolow9135 Před 29 dny +1

      @@AbuukarMohamud adi kuma jirtit cad cadka aan ka hadlaa adi madow AA tahay geel iyo ari AA cuntaa 🫵😂😂

    • @MaxamadCarb
      @MaxamadCarb Před 3 dny

      Waa ku dhib kas waa iga qoslisay walhi 😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před měsícem +1

    Kuwani bini adamnimadi weyna tagen