SUUQYADA SHARCİ DARADA EE İNTERNETKA MADOW KU DHEX YAALA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 29

  • @saadaqcabdi5865
    @saadaqcabdi5865 Před měsícem +4

    Sxb cabdirashiidaw waa kumahadsan tahay xogtan
    Markan muuqaalkan daawaday ayaan Tor Browser lasoo dagay
    Waxaana lasoo dagay book aan aad u doonayay oo ah "physics for scientists and engineers serway 3rd edition "
    Kaas oo amazon kaliye laga heli karay waliba lacag dhan 60$
    Hadda boogii free kula soo dagay maanta😂😂😂
    Mahadi hakaa gaarto bro👍

    •  Před měsícem +1

      Adiga oo adeegsanayo waxyaabo badan ayuu qofka internetka kala soo dagi karaa, Laakiin xuquuqda qofkii iska lahaa in lagu xadgudubay ama la dhacay isaga ooo raali ka ahayn waxyaabahani ayaa qofka soo raaci karo.

    • @saadaqcabdi5865
      @saadaqcabdi5865 Před měsícem +1

      Bro aniga book ga free ayaan ku helay anoo Tor Browser isticmaalaya maadaama google aan free uga dhex heli karin lacag mooyee
      Marka anigu waxba majabsan

    • @saadaqcabdi5865
      @saadaqcabdi5865 Před měsícem

      Tusaale waxaa jira boogaag aa Google markaa waydiiso uu kuusoo saarayo in boogaas amazon laga heli karo asagoo lagac ah
      Balse hadaa isla boogaas aad waydiiso website ka PDF.DRIVE.TO waxaad helaysaa isla buugii oo free ah

    • @Cadnaan244
      @Cadnaan244 Před měsícem

      @@saadaqcabdi5865 war niyo tor kaliy kugumaflin maad jogtid fbi yes kuqsabna

  • @asaddarwin6097
    @asaddarwin6097 Před měsícem +2

    Haadah ka soo haadashay wixii loo baahnah❤❤❤❤

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Před měsícem +1

    MashaAllaah alaha ku barakeeyo

  • @asadorg881
    @asadorg881 Před měsícem +3

    Ya isticmaali kara Shabakadda Madow⁉️ mhdsanid

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před měsícem

    Mahadsanid ustaad

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Před měsícem +1

    Anaa isticmaala oo ku liibaanay from Canada alperta region

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane Před měsícem +2

    2019 baan ano isticmaala waxan rabay inaan nin ka iibsado game script aan rabay inaan game online ah ku hacking gareeyo oo scriptigas muhiim baan u ahaa lkn qofkii aan la macaamilayay xog yar baa kaso fakatay ana markan magacii helay gab baan ka dhahay anaa meel kale ka doontay, qofkii si serious ah buu uxanaqay oo wuu igu mashquulay xoogaa buuna hacking ka yaqanay ana haduu trucking igu sameeyo iskama difaaci karin markaas baan meeshas kaso baxsaday 😂😂

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706 Před měsícem +1

    Ustaad taariikhda( Khaliil Abu mulal albalawi) kaso hadal.

  • @user-me2ob9pd8t
    @user-me2ob9pd8t Před měsícem

    Gisoyinka aduunka ka soo hadal macalin ❤❤❤

  • @YaxyeAbees
    @YaxyeAbees Před měsícem

    Walasha anbari

  • @sahalofficial
    @sahalofficial Před měsícem

    Sxbow lacagtan cusub ee digitalka dunida ku baaheyso ee pi network maxaad ugu hadli la,dahy

  • @DrAI369
    @DrAI369 Před měsícem

    Ustaad codka speed miyaad ku darta. Degdeg aya ku jirA muuqaladan dambe

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Před měsícem

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Mrrahim_tech
    @Mrrahim_tech Před měsícem

    Yaa raba inuu ciwaan ka samaysto Darkweb, ama union domain

  • @Mrrahim_tech
    @Mrrahim_tech Před měsícem

    Wiilkii silk road samyey hada wuu xiranyahy😂

  • @abdallesacid6474
    @abdallesacid6474 Před měsícem

    Sababta somalida ay u sameesan la dahay. Dawolad. Ka soo hadal

  • @user-me2ob9pd8t
    @user-me2ob9pd8t Před měsícem

    Dhacdoyinka

  • @Fati___mmm
    @Fati___mmm Před měsícem

    Ma isticmali kara

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před měsícem

      Khatar waaye haddi aadan aad u aqoon 😂😂

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 Před měsícem

      Anaa isticmal lkn waa khatar nio kugula talin maayo😅

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před měsícem

      @@Mujaahid11 beenta weeye weligaa madan isticmaalin

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 Před měsícem

      @@NUURIYE. wlhi nio waa isticmali jirey hub drugs fake passport wax wlbaa ka helaysaa lkn somalia kama jirto
      EUROPE IYO AMERICA ubadan

  • @mohamedzakariye7373
    @mohamedzakariye7373 Před měsícem

    Somali malgu istcmali kraa😂😂😂q