Banaadir Channel
Banaadir Channel
  • 10 119
  • 75 607 388

Video

DAAWO; Xog Sir ah Yaa iska lahaa Hubkii ay Mareexaan Ka Dhaceen Beesha Hawiye
zhlédnutí 1,3KPřed 23 hodinami
DAAWO; Xog Sir ah Yaa iska lahaa Hubkii ay Mareexaan Ka Dhaceen Beesha Hawiye
DAAWO; Yaa Ka Dambeeyay Hubkii Gacanta U Galay Beesha Mareexaan Iyo Xog Sir ah oo Caawa
zhlédnutí 6KPřed 23 hodinami
DAAWO; Yaa Ka Dambeeyay Hubkii Gacanta U Galay Beesha Mareexaan Iyo Xog Sir ah oo Caawa
DEG DEG; Dowlada Oo War Layaab leh Kasoo Saartay Hubkii ay Beesha Mareexaan Ka Furteen Habargidir
zhlédnutí 7KPřed 23 hodinami
DEG DEG; Dowlada Oo War Layaab leh Kasoo Saartay Hubkii ay Beesha Mareexaan Ka Furteen Habargidir
DAAWO; Beesha Mareexaan Oo Difaac Ku Galeen Hubkii ay Ka Furteen Beesha Hawiye Iyo Ciidanka Danab oo
zhlédnutí 2,9KPřed dnem
DAAWO; Beesha Mareexaan Oo Difaac Ku Galeen Hubkii ay Ka Furteen Beesha Hawiye Iyo Ciidanka Danab oo
DEG DEG; Ciidanka Hawiye Oo Caawa Hareeyay Magaalada Cabudwaaq Iyo Hubkii Mareexaan ay Dhaceen oo
zhlédnutí 2,8KPřed dnem
DEG DEG; Ciidanka Hawiye Oo Caawa Hareeyay Magaalada Cabudwaaq Iyo Hubkii Mareexaan ay Dhaceen oo
DAAWO; Qaabka ay Hubka U Dhaceen Beesha Mareexaan Iyo Jabkii Ku Dhacay Hawiye
zhlédnutí 15KPřed dnem
DAAWO; Qaabka ay Hubka U Dhaceen Beesha Mareexaan Iyo Jabkii Ku Dhacay Hawiye
DEG DEG; Beesha Mareexaan Oo Wacad Kumartay inay Xasuuqi Doonaan Beesha Habargidir
zhlédnutí 6KPřed dnem
DEG DEG; Beesha Mareexaan Oo Wacad Kumartay inay Xasuuqi Doonaan Beesha Habargidir
DAAWO; Ugaaska Beesha Hawiye oo Afka Furtay Hubkii Gacanta U Galay Mareexaan Iyo Sababta Loogu
zhlédnutí 8KPřed dnem
DAAWO; Ugaaska Beesha Hawiye oo Afka Furtay Hubkii Gacanta U Galay Mareexaan Iyo Sababta Loogu
DEG DEG; Dabcasar oo Afka Furtay Mareexaankii Hubka Dhacay Fariin Kulul U Diray
zhlédnutí 4,7KPřed dnem
DEG DEG; Dabcasar oo Afka Furtay Mareexaankii Hubka Dhacay Fariin Kulul U Diray
DEG DEG; War Layaab Leh Oo Kasoo Baxay Hubkii Laga Dhacay Beesha Hawiye Iyo Mareexaan oo Sheegeen in
zhlédnutí 25KPřed dnem
DEG DEG; War Layaab Leh Oo Kasoo Baxay Hubkii Laga Dhacay Beesha Hawiye Iyo Mareexaan oo Sheegeen in
DAAWO; Qaabka Beesha Mareexaan Hubka Uga Dhaceen Hawiye
zhlédnutí 15KPřed dnem
DAAWO; Qaabka Beesha Mareexaan Hubka Uga Dhaceen Hawiye
DAAWO; Wararkii Ugu Dambeeyay Yaa Lahaa Hubkii Beesha Mareexaan Ku Qabsatay Cabudwaaq iyo Xog Sir ah
zhlédnutí 17KPřed dnem
DAAWO; Wararkii Ugu Dambeeyay Yaa Lahaa Hubkii Beesha Mareexaan Ku Qabsatay Cabudwaaq iyo Xog Sir ah
DEG DEG Ugaaska Beesha Mareexaan oo Afka Furtay Iyo Hubkii Lagu Dhacay Caabudwaaq Oo La Ogaaday inuu
zhlédnutí 1,7KPřed dnem
DEG DEG Ugaaska Beesha Mareexaan oo Afka Furtay Iyo Hubkii Lagu Dhacay Caabudwaaq Oo La Ogaaday inuu
DEG DEG; Xogta Hubkii Mareexaan Qabsadey iyo Qofkii Lahaa Geerida Dhinaca Mareexaan iyo Nisa Beelaha
zhlédnutí 749Před dnem
DEG DEG; Xogta Hubkii Mareexaan Qabsadey iyo Qofkii Lahaa Geerida Dhinaca Mareexaan iyo Nisa Beelaha
DEG DEG; Mareexaan Oo Hubkii Ugu Badnaa Ka Furtay Beesha Habargidir Dagaal Ka Qarxay Caabudwaaq
zhlédnutí 2,1KPřed dnem
DEG DEG; Mareexaan Oo Hubkii Ugu Badnaa Ka Furtay Beesha Habargidir Dagaal Ka Qarxay Caabudwaaq
DAAWO; Soomaalida Kenya oo Halis Ku Jirta Faarax Macalin Xilka Laga Qaadi Rabo Iyo Dagaal Culus
zhlédnutí 4,4KPřed 13 hodinami
DAAWO; Soomaalida Kenya oo Halis Ku Jirta Faarax Macalin Xilka Laga Qaadi Rabo Iyo Dagaal Culus
DAAWO; Nin Shabaab ah oo Dowlada Katirsan Ayaa Qaraxii Muqdisho Xildhibaan Jeesow oo Xog Sir ah
zhlédnutí 2,6KPřed 13 hodinami
DAAWO; Nin Shabaab ah oo Dowlada Katirsan Ayaa Qaraxii Muqdisho Xildhibaan Jeesow oo Xog Sir ah
DAAWO Sheekh Umal Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Muqdisho
zhlédnutí 1,6KPřed 13 hodinami
DAAWO Sheekh Umal Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Muqdisho
DAAWO; Gabar Ku Dhaawacantay Qaraxii Muqdisho oo War Argagax Leh Shaacisay Qaabka Qaraxa U Dhacay.
zhlédnutí 2,9KPřed 13 hodinami
DAAWO; Gabar Ku Dhaawacantay Qaraxii Muqdisho oo War Argagax Leh Shaacisay Qaabka Qaraxa U Dhacay.
DAAWO; Gabar Aabaheed Ku Dhintay Qaraxa oo Fariin Qiiro Leh U Dirtay Xasan Sheekh.
zhlédnutí 2,6KPřed 13 hodinami
DAAWO; Gabar Aabaheed Ku Dhintay Qaraxa oo Fariin Qiiro Leh U Dirtay Xasan Sheekh.
DAAWO; Meydadkii oo La Kala Aasi La'yahay Hilbo Bac Lagu Aruurinayo Dadkii Ugu Badnaa oo Qaraxii Muq
zhlédnutí 770Před 13 hodinami
DAAWO; Meydadkii oo La Kala Aasi La'yahay Hilbo Bac Lagu Aruurinayo Dadkii Ugu Badnaa oo Qaraxii Muq
DAAWO; Yuhuuda oo Gantaalo Culus Lagu Garaacay Kala Carar Ka Dhacay Caasimada Yuhuuda Iyo XM Oo Guul
zhlédnutí 820Před 13 hodinami
DAAWO; Yuhuuda oo Gantaalo Culus Lagu Garaacay Kala Carar Ka Dhacay Caasimada Yuhuuda Iyo XM Oo Guul
DAAWO; Farmaajo oo Shirqool Loo Dhigay Iyo Xog Sir ah Shabaabkii Ugu Badnaa oo Villa Soamlia.
zhlédnutí 1,2KPřed 16 hodinami
DAAWO; Farmaajo oo Shirqool Loo Dhigay Iyo Xog Sir ah Shabaabkii Ugu Badnaa oo Villa Soamlia.
DEG DEG; Prof Ismaaciil Samatar Oo Taageeray Maamulka Awdal, Beesha Samaroon Oo Dagaal Ku Dhawaqday.
zhlédnutí 3,8KPřed 16 hodinami
DEG DEG; Prof Ismaaciil Samatar Oo Taageeray Maamulka Awdal, Beesha Samaroon Oo Dagaal Ku Dhawaqday.
DAAWO; Inantayda Waxaan Ku idhi Aabo Nin Gabooye ah ii Keen Oo Guurso, " Gudoomiye Maxamuud Xaashi.
zhlédnutí 945Před 16 hodinami
DAAWO; Inantayda Waxaan Ku idhi Aabo Nin Gabooye ah ii Keen Oo Guurso, " Gudoomiye Maxamuud Xaashi.
DAAWO; XM oo Duqeymo Xoogan Kawada Tel Aviv Magaalada oo Laga Qaxay Iyo Dhawaqa Madaafiicda oo.
zhlédnutí 2,8KPřed 16 hodinami
DAAWO; XM oo Duqeymo Xoogan Kawada Tel Aviv Magaalada oo Laga Qaxay Iyo Dhawaqa Madaafiicda oo.
DEG DEG AH; Qarax Hada Ka Dhacay Muqdisho Maqaaxi Lagu Daawanayay Ciyaaraha Dhalinyaradii Ugu Badned
zhlédnutí 2,5KPřed 16 hodinami
DEG DEG AH; Qarax Hada Ka Dhacay Muqdisho Maqaaxi Lagu Daawanayay Ciyaaraha Dhalinyaradii Ugu Badned
DEG DEG; Qarax Xoogan oo Hada Gilgilay Muqdisho Iyo Warar Naxdin leh oo Sheegay inuu Ku Geeriyooday
zhlédnutí 2,1KPřed 16 hodinami
DEG DEG; Qarax Xoogan oo Hada Gilgilay Muqdisho Iyo Warar Naxdin leh oo Sheegay inuu Ku Geeriyooday
DEG DEG; Maxaabiistii Ugu Badneed oo Baxsatay Rasaas Weli Ka Socota Xabsiga Dhexe Ehelada Sayid Cali
zhlédnutí 8KPřed 16 hodinami
DEG DEG; Maxaabiistii Ugu Badneed oo Baxsatay Rasaas Weli Ka Socota Xabsiga Dhexe Ehelada Sayid Cali

Komentáře

  • @SharmarkecabdisalamSharmarkeca

    Miskiin aan siyasad laheyn cadeyn mahayo kulahaa

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c Před 12 hodinami

    Shacabka inu u gacan galo waxaa ka xun oo murugo ah in hub intaas leeg dalka la soo geliyo si tuugo ah oo loo wado qabiil si uu qabiil kale u baabiiyo 2024 ina lilaahi wa ina ilayhi raajicuun dagaalo sokeeye oo hor leh Mr. President gurigaaga ALLAH ha biiyo akhiro ILAHAY inaad hor tegeysid kama baqaysid oo xisaabi ku dambayso.

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před 13 hodinami

    Aqli xumo war baxa odayahow xigmada xun subxanallah

  • @UgaasMahad-o1b
    @UgaasMahad-o1b Před 13 hodinami

    Haa lasacanood

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 Před 13 hodinami

    Asc

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 14 hodinami

    ETHOBIA MIYA.SOMALIDA QAABILIDA ISKU DIRAYSA HUBKA WAA.MAXEEY

  • @mohamudelaye766
    @mohamudelaye766 Před 14 hodinami

    Was habaryartaa

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z Před 14 hodinami

    Misa kale qof hadaan maqlo insurance hadkiisa xaadhehee walaahi inuusan magaalo ku dhalan baadiya dadkii ka soo galaxy weekend markii dowlada dhacay kk aniga walaahi waan qofka magaalo ku dhashay iyo Kan baadiyaha ka yimid

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z Před 14 hodinami

    Koofiyada island bixi caqli Zeeshan ku ma haysid

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 15 hodinami

    Hubkaan xasan gurguurte ayaa soo iibsadey oo uu doonayey in uu shacabka ka iibshey waa suuqa uu ka faaiido

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 16 hodinami

    Somaalia Italiano caafimaadkii u kordhay, humasagii isbaarooyinka iyo dagaaloogayaashii Baydhaba ilaa Gedo ilaa Marka ilaa Kismaayo iskuduulijirey oo ay ka soo gudbeen, maamulo iyo horumar itaal kastaba ha lahaadee ay bilaabeen ayay hada nabadii yarayd marka laga reebo qaraxyada Shayaadiin ee cashuurta nabada ah waxad moodaa in ay ku xajiimoodeen oo dagaaladii qabiil, isbaarooyinkii iyo qaxii iyo macaluushii in ay ku noqdaan

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před 17 hodinami

    ADEER HADII 10 ODAY OO ADOO KALE AH LA HELI LAHAA SOMALIYA HOREY USOCON LAHAYD CABDIRAXMAAN CABDISHAKUURNA WAA WADANI WAANA NIN FIIRO DHEER, DAD BADANI LAAKIIN MA FAHMI KARAAN.

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 17 hodinami

    Cajib masheey sanayaan mise wareysi buu kaqaadayaa

  • @sahrawarsame3902
    @sahrawarsame3902 Před 17 hodinami

    Faaraxow Macalin ha inaa dhaafo.

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    Inya fakadaye kulahaa mujenga Sanaa war hobkass hawiya lahaa tasna wacadahaye ii,,daarood hatu hob soo iibsanayo mababa qarsado Somali,,galbedna waa dowlad somaliyed xolayahow

  • @abdirahmanabdi4518
    @abdirahmanabdi4518 Před 18 hodinami

    Sax waa macawslay cusub

  • @muhyadinmohamed5847
    @muhyadinmohamed5847 Před 19 hodinami

    Beenlow

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 Před 19 hodinami

    Allah mabalqtu ninkaasi waa muwaadin dhab ah ,aragti dheer wax kufiirrinaya,somali qabiilkaliya wazlx kufiiriyaan aan waxba utarayn dhamaantood

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před 19 hodinami

    Mareeyxaan gooba badan buu dagaal uga jiraa, hubkaa waxbadan buu ka kaafin doonaa

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před 19 hodinami

    Dawalada waajib baa ka saran in hubkaas soo caliso dadkii fidanadaa ka dabayay ciidanka dawladana dilay hadji kale qabiilada somaliya oo Dhan baa saidka ciidkanka somaliya wadada ugalaya Marka malshiyadaa sharciga ha la hor keeno Was

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 19 hodinami

    waabeentaa wlaahay baan loowareejinaay dawladu xagaayjoogtaa waa qabiil daaroodna waadiyaar bilaaba xabada walaahay gaalkacyo ayeey kabilaab maaysaa walaahay

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 19 hodinami

    weerarkee car hala weeraro car qabiil baay isu badalaaysaa daarood waa diyaar walaahay

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 Před 19 hodinami

    Dhilo ka been badan weligay ma arag

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 19 hodinami

    Waa munaafaq iska ciyaya! Ma hub reer caabudwaaq leeyihiin bay dad uga dhiman lahaa!? Maxaase NISA keenay meesha.waa qofkii aduunka ugu neefsanaa oo la waraysto.

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před 19 hodinami

    Wlah somalia wayeh udamteh 😂😂😂😂

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 19 hodinami

    mareexaan ma mafibaa markaa walaahay xabadu meelkasta waa kabilaab maaysaaye car xabadi hadhacdo car

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 19 hodinami

    War cidii idin soo weeraraya hala arko hubkaas idin kaa leh jabuuti ayaa laga soo qaaday hubkaas. Cidna ha u jixin jixina

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 20 hodinami

    Parliament liitaa xasan dhiiqo ha casilaan.wadankii dhulkuu la galaye.

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 20 hodinami

    Dawlad meesha kama jirtee waa tuugo isu timid.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 20 hodinami

    Itoobiya lagama keenin jabuuti dheh adeer meeshuu ka yimi waa jabuuti

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 20 hodinami

    HAWIYE SHEEKADU MAAHA R WAA NIMAN TUUGA AH OO XASAN TUUG LA SHAQAYSTA❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 20 hodinami

    Reer caabudwaaq guulaysta.🎉🎉🎉

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 20 hodinami

    WAAD KA DHACSAN TAHAY R BAL HORTA WAX HUBSO MARREEXAAN EED MALEH XASAN WAA TUUG❤❤❤😂😂😂

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 20 hodinami

    Saxix dabacaser waa kugu raacay guuleyso somali ha is raacdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 20 hodinami

    Marexaan waa dowlad hubka somalinimada haka raaxdo u sheeg

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v Před 20 hodinami

    Gulbadan. Ayadgarden. Reer abotwaq. Guleysda.

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale Před 20 hodinami

    Reer caabudwaaq wax khalada malaha ee waxa khaladku uu saaran yahay waa dawlada

  • @CabdiQaadir-qf2hn
    @CabdiQaadir-qf2hn Před 20 hodinami

    Mw xasan sheeq miyuuna beenta ka xishoonin..hubkii ay hayada NISA waday..miyaa lasoo qabtay...kkkkkkk..NIN AAN TALINJIRIN HADUU TALIYO NIN AAN TAGIJIRIN AYAA TAGA.KKKK.HAWIYE DOWLAD MARABAAN..EE YAANA BEEN LAISKU SHEEGIN..QABIIL WALBA DHULKIISA .HA AAMINO .SIDII 30SANO AAN ISKA AHAANO ..WAXAA FIICAN WAXAAN KU HUREYNIN HORAY AYAA LOOQABTAA .

  • @Hankaabmedia
    @Hankaabmedia Před 20 hodinami

    Naftu waa macaan😂😂😂😂😂

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v Před 21 hodinou

    Guul. Baa usohoyati. Reer. Abutwaq. Gulesda.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 21 hodinou

    Axmed gurey qof walba sheeganayo kii saylac ku dhashay Mahan miyaa goormuu mareexaan noqday

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 21 hodinou

    Waryaa odaygadan jirjirolaha ah kahar magacan mareexan wayo hadalkada maleh xigmad. Dintii lagubarayna waad la hababtay. Marka Somali nimada kahad leyso iyo caruurta aad wareysaneyso orad nagala tag

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 21 hodinou

    Hanaga cawrina gabdhaha hubka ayaagaleh

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 21 hodinou

    Adeer qabiil iyo qaran iskumel magalan. Manta waxii kabilowdo majiran wax layirah ciidan qaran. Qabiilna qabiil kama adko . Doqon baad tahay aaway dowlada sofuraneyso hubka aad sheegeyso

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 Před 21 hodinou

    Nalaaa kugu tal hubkii maa korka marexan korka saartey Adigaa soo gaday duq yahaw

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před 22 hodinami

    Mareexaan Waa heerbaadiye walayaal haweyow hana xumananina awelba siyad baa magalo keeney waligood ilbixi mayan war hubka dowlada dhiiba waxii kayimada darood shaqa kuma laha somali awel baad meel xun dhiten mantana qabiil waxaa loo jogin melaha la tagen yihiin iyadoo itopiya dhulkii ku soo socoto

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho Před 22 hodinami

    Subxanalaah aakhiro kute akhiro xaa kagahoreyo !

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Před 22 hodinami

    Dsbcasar futada foorari.

  • @SadraFoosi
    @SadraFoosi Před 22 hodinami

    hubka kayimid etobiya eegacanta shacabka caabud waaq galay eesharcidarada ahaa waykusaxan yihiin reer caabud waaq iyagaana xaq uleh inay qaataan wanna inlataageeraa somaaliyee

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Před 22 hodinami

    Dawladnimadu waxay u baahan tahay in Xasan Shiikh iyo kooxdiisa laga badbaadiyo.. Ugaasku waa mahadsan yahay inuu arinkaa ku taagan yahay dawlad dhiska ah.. mahadsanid Ugaas sidaasna ku wad.