DAAWO; Qaabka Beesha Mareexaan Hubka Uga Dhaceen Hawiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • DAAWO; Qaabka Beesha Mareexaan Hubka Uga Dhaceen Hawiye

Komentáře • 46

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e Před měsícem +1

    Allaahu akbar xaqaa guulaysanaya insha allaah waana guulaysteen beesha qabsatay hubka soomaali laguxasuuqilahaa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před měsícem +6

    Qoryahaan ka wada qaata Waa qayb an leenahaye qiyaamada ilaahay fashilay Waa qaab rabaaniyahe

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    Love my Caabudwaaq and Balanbale iyo Dhabad. From Gedo.

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 Před měsícem +3

    Aree marexan kalexo 😢😢

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +2

    Waa Qaybtiinii ee haysta Xasan Sheikh isba waakii qabaa'ilka hubka u qaybinayey

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    SI kasta oo ay ahaataba, Mareexaan hubkaas waa haystaan, ciao nabad gelyo Somaliyeey.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před měsícem +5

    Hubku waa Controbaan, qiil kale ma lahan.
    Xasan Sheikh waa munaafaq weyn .
    Maantay wuxuu ISU bedelay Controbaaniste Illegal Arms.
    Xasan Sheikh Cid Ka Caqli Iyo AQOON xun ma jiraan, waa xaqiiqada dhabta ah.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    Mareexaan waa isku Filan tahay maanta,waliba waa caawinaynaa walaalaha Dhulbahante iyo Leelkase..

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Před měsícem

    Muuse malasiiyey hubka qaybtiisi

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    Makhnuud, naagaha ka dhex shaqeeya.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    War Mareexaan gabdhahooda ayaa Askar ah,waa igu wallaahi.

  • @CabdiMohamed-u4d
    @CabdiMohamed-u4d Před měsícem +3

    Xagee loo wadey hubkan

    • @user-oq5gx7xi1t
      @user-oq5gx7xi1t Před měsícem

      😮

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Před měsícem

      Liibaan Shuluq ( Musharax madaxweyne) baa doonayey inu Galmudug kuqabsado isagoo Kala wareegayo Qoor qoor.

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 Před měsícem +1

    Asc

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem

    Soomaaliyeey indho iyo dhago midna malihidin xasan ayax shacbiga soomaaliyeed dhiigooga iyo ciidamadii qaranka soomaaliyeed waxa uga qiimo badan dantiisa sidoo kale dalkii iyo dadkii oo dumay wuxuu kadoorbiday dantisa

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm Před měsícem

    BERBER AYAY KU WAALATAY ISLAAAN TANI. ANAGU NAMA KALA XIGTAAAN HUB FIIICAN BAAA HAYSATAAN DAGAAASLKA BILAABA DHAKA XUNEEEY KKKKK

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 Před měsícem

    War mareexaanow waxaan idin dhihi lahaa hubkaas iska dhiiba oo hargir heysku dirinin haddii

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Před měsícem

      😂😂😂😂 qaniimo rabaani ah weye. Cidii dood kaqabta qori caaradiisa kaxigta

  • @user-fd5fi7rh2l
    @user-fd5fi7rh2l Před měsícem

    Ethiopia brought the weapons written the name of somalia the seaports dakada bara bara

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

    Laascaano waa labo, mid waa Caasimadda Dhulbahante midna waa Tuulo yar Mareexaan ka deegaan Somali Ethiopia, Sidaa u fahma.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem

    Dhimashada dadka iyo ciidamada qaranka soomaaliyeed xasan ayax waxa uga qiimo badan inuu helo lacag balse dankamale dal iyo dad midna waxa kale oo jira qaabilo inuu iskudhifto

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 Před měsícem

    Msreexaan asoo suu tranta 7 kaare taaw ayaa wax noqon waayeen bistoolaado ak47😊

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm Před měsícem

    Kkkkkkkkkk. ANAGA HANALA SOOGALINA. WAXIIINA REER KOONFUROW MAXAA NOO KEENAY WAXA BALAN BALE IYO CABUDWAAQ KA DHACAY

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem

    Hubkani wuxuu ugu talagalay xasan ayax inlagu xasuuqo shacbiga galmudug mareexaan iyo qoor qoor lagu dilo xasan ayaa ka dambeeya

  • @horeeye10
    @horeeye10 Před měsícem

    Hobyo ayeey kala soo dagi lahaayen inta Barbaro aad leedahay

  • @yaxyeabdullahi7092
    @yaxyeabdullahi7092 Před měsícem

    Waxaad sheegtey liibaan ayaa gatey war qabiilka iska daaya ee sax u hadla

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před měsícem

    hhhh marrexaan maa dad ah yaahuuu gabdho aan idiin naqaan

  • @Fays2010
    @Fays2010 Před měsícem

    Where is Mogadishu?

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w Před měsícem

    Laas caanod iyo barbara isumafura
    Mana soomarin isumanagudbaan
    Gaadid kadhex shaqeyaamajiran

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 Před měsícem

    Dhilo ka been badan weligay ma arag

  • @qadraabdi1367
    @qadraabdi1367 Před měsícem

    Naagtu been badana subxaana allaah Barbara ku teh naaya beenta jooji allaah ku cadaabye Barbara muuse ayaad ku waalateene uf uf dheh

  • @qaliomar3421
    @qaliomar3421 Před měsícem

    Lascaanoo iyo laascaasnood

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w Před měsícem +1

    barbara hakasoodago laakiin laacaanood masoomarani wadadaswayxidhantahay

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Před 17 dny

      Laascaano tii Dhulbahante maa aha walall waa Tuulo yar oo Xaduudka Mareexaan iyo Ogaadeen, Sidaa ula soco.

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 Před měsícem

    Somaaliya eriboorro iyo dekedey leedahaye maxaa hubkeeda barmuudeyn iyo dayac baday

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb Před měsícem

    Itobiya Muse xasan isma dagaalsasano

  • @yaxyeabdullahi7092
    @yaxyeabdullahi7092 Před měsícem

    Muuse iyo xasan wax kalama gadan xasan iyo itoobiya dagaalka waa meeshiisi xiriiriyaha daacad kama aha

  • @Fays2010
    @Fays2010 Před měsícem

    Why Berbera? Why Ethiopia?

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w Před měsícem

    umadodayno lakiin namasomarin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Sidee berbera uga soo degay itoobiya miyey ka shishaysaa berbera kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hubku berbera ayuu ka soo degay waa wax la fahmi karo itoobiya ayuu ka yimina waa la fahmi karaa
    Dekeda berbera ayuu ka soo degay itoobiyana wuu ka yimid maanaanfahmin

  • @MohamedKeder-f7w
    @MohamedKeder-f7w Před měsícem

    been baad kasheekaynasan