xogta Itobiya &S/land oo dib u furay heshiskii,Sacad & Mareexan oo qoorta isla galay,& Hubkii oo...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 31

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Před měsícem +5

    Good wariye rugcadaa ah nin wax badan falaqeeya hadii saxafiyiinta kale sidaada oo kale dhex dhexaad ahaan lahaayeen wlh wariye caada qaate ah lama arkeen oo nin walba masuuliyadiisa dalka ayuu kasoo bixi lahaa
    Lkn inta uu jiro wariye laaluush ku shaqeeya la arki maayo cadaalad suldaanka tv waa halka saxafi oo ka run sheega shaqadiisa iyo shaqada saxaafada waana ninka kaliya ee deg deg iyo dabagal labadaba noosoo gudbiya guuleeyso suldaan

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem +1

    Itobiya

  • @CabdifataxCali-gc6oe
    @CabdifataxCali-gc6oe Před měsícem +1

    Muqdish wa besda haragiso qAraya kadha lafatigo xashi
    Midh magulsan

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před měsícem +5

    waxae u bartil mamedka shababka muqdisho shacabka ubadan ayan laheyn wadaniyad jecelna qabilka iyo lalushka

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Sacad mareexaanka waxaba kama dhexeeyaan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem

    Viva ❤qoor qoor❤

  • @Siciidbilemaxamed
    @Siciidbilemaxamed Před měsícem

    as.waxey.uqarxiyaan.in.aan.eheen.soomaali.eheen.halaga.bixiyo.waxaan.sheegay.waashisheeye.

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs Před měsícem

    Walogu layaah muqdisho waame shii Laga as aas say somalida kale wax may kas ban

  • @JuwariyafarahAli
    @JuwariyafarahAli Před měsícem

    bada
    somaaliy
    baaleh

  • @cadecabdow1760
    @cadecabdow1760 Před měsícem

    Waxa layeri ma's madaxaa laga Dilaa culeyska xamar yaale meelaha kale ma yaalo

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem

    Cabdugwaq ha heestan hubka dalka oo dhan in laga qado hubka cadaado

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem

    Itoobiya waxay kashaqaynaysa furfurka soomaaliya ee maxa xalnoah soomaaliyeey midobaa

  • @aminaaadan6620
    @aminaaadan6620 Před měsícem

    Waxaa ey u beegsadan dadka degen aya taageero shabaab

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před měsícem

    Waarsariyiyohoosbawaaloolahadlayiyagayseutaalaasamarooniyociiseiyaalesoomaalikasokowmogolinwaxaamaogolin

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem +1

    Illahoow sharafti soomaaliyaa sooceli war gacamah isqabsada soomaali nima nadeqdee

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yy Před měsícem

    Beenta kama xishootan reer konfur walahi wuu dhacayaa heshiiska aad maryaha u dhigateen

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před měsícem +1

    Kkk war ninyahow yaad la jirtaa ? ( ma in qabaa,Ilka reer gal mudug ay hubkaan isku dilaan ayaad rabtaa?, hubka waa in gacanta dowlada lagu celiyaa si aan dhacabku iskugu layn.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před měsícem

    😂😂😂😂😂adeer warka itoobiya ma helikartide nagadaa bahasha

  • @SeedFaarax
    @SeedFaarax Před měsícem

    Maqdisho wexey ubeesanayaan khawarijto wexey kasojedaan gobalada waqooyi wexeeyna ubegsanayaan hawiye naceeb

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Před měsícem

    Sababta. AL. Shabaab. U. Qarxiyaan. Mogdisho. Waxaa. Qarxiya mogdisho. Somali land. Isaaq. Iyo. Itoobiya. Oromo. Ayaa. Qaxiya. Mogdisho. Sababtoo. Ah. Isaaq. Wuxuu. Rabaa. Si. Lagu. Aqoonsado. Itoobiya na. Ma. Rabto. Somaliya. Lugeheeda. Ku. Istaagto. AL. Shabaab. Waa. Itoobiyaan. Iyo. Isaaq. Sidaa. Waa. Inaa. U. Ogaataa. AL. Shabaab. Waxaa. Ku. Jira. Kuwo. Caan. Gudneyn. Oo. Gaalo. Ah. Sida. Oromada. Axmaarada. Keenyaatiga. Kooxdaan. Waa. Koox. Loo. Soo. Direy. Sidii. Somaliya. Loo. Baabicin. Laxaa. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye.

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem

    Us dilnay fuck itobiya

  • @AbdullahiRaage
    @AbdullahiRaage Před měsícem

    hubkacusuvgalmuduk

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem

    Maclingeyga wa siyad bare ana ku keynayo abi itoniya fuck we somali us dilnay itobya kkkkkk v cadaado

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Před měsícem

    😂😂😂😂😂waar nagadaa bahasha ninkani waa laba wejiile.channalka rugta wararka waa ninka kasoohadla

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 Před měsícem

    Hooyada beentaka was 😂

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem

    Waar niyow beenta jooji

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 Před měsícem

    Xanuunkaad noo qabto u dhimo

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 Před měsícem

    Beenale

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Před měsícem

    AS waxa ugu wacan iney Muqdisho keliya uun Qarxiyaan Wll waa Caasimadi