DEG DEG; Beesha Mareexaan Oo Wacad Kumartay inay Xasuuqi Doonaan Beesha Habargidir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • DEG DEG; Beesha Mareexaan Oo Wacad Kumartay inay Xasuuqi Doonaan Beesha Habargidir

Komentáře • 25

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před měsícem

    Taliye gowa guwa fadarada guul guul Mr power 💪💪💪

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v Před měsícem +1

    Guul. Baa usohoyati. Reer. Abutwaq. Gulesda.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Před měsícem

    Mareexaan waa cibaadaysteen

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo ka gabacsada hub fara badan ayuu jirey wadanka u soo geliyey oo shacabka ka iibshey waa suuqa uu ka faaiido

  • @shamisibrahim9451
    @shamisibrahim9451 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤waa saas

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂 kkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh

  • @shamisibrahim9451
    @shamisibrahim9451 Před měsícem

    Uunka ila baa inagagu baalawayan may

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Před měsícem +1

    Mariixow waxaa naga dhaxeysa bililiqo waxaad haysataan haysta anaguna waxaan haysano ayaan haysanaynaa isdhexmarna waa dhamaaday dhuusamareeb,galiinsoor xamar

    • @user-xs7of2js7t
      @user-xs7of2js7t Před měsícem

      Xasha Lilah biliqo iyo isbaaro mid na manaqano deganada marexana qof musafar ah Laguma wax yeleyo waliged ee waxa shalay dhacay waxay aheed Somali Dhani waxay anfaceyso oo ah in aan xududa somaliyeed la iska so galin Karin hub sharci daro ah somalina layskugu dhiibo taasi baa qabanay ee ma ahan badeeco ama gaari rakaab wax yalahas ee lasoco

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh Před měsícem

      @@user-xs7of2js7t hubkaad bililiqeysateen ciidan dowlo ayaa waday ciidankii qaran ayaa ku laydeen dhiig ayaad ku daadiseen mase maba garanaysid bililiqo taas layskagama harayo dowladuna tilaabo ayey qaadidoontaa waxaana dhici doonta dharbaaxyo mitalari

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Před měsícem

      Xirta awalba koonfur maa khayr baa taalay aanan ahayn cuqdad iyo macaluul iyo xasarad. Mareexaan wuxuu ladhashay Puntland iyo DDS albaabada way u furan yihiin mooryaanyahow aanan xishood lahayn.

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh Před měsícem

      @@XayaatAbdi324 mooryaan waxaa ah nin xooluusanlahayn doonaya puntland amaal uma aadan dhigan kilinkana habasheegin

    • @muslix1147
      @muslix1147 Před měsícem

      Ma Marreexaanbuu jid ka xirmaa horta?

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před měsícem +1

    War odeygaan waa xanunsannyahay marexaan cidna dulminnmayo kuna duli mayo dowlad nimana waay jecel yahiin iyo somali nimo anigo ah besha sade kuma raacsani cidna in dariskena ama wallahena mid na uma rabo dab iyo dagaal midna shacabka reer cabudwaqna waa ila mid nabada bay rabaan jecel yahiina lkn cidii kuso xad gududbtaana waay yaqanan sideey iskaga celiyaana

  • @Mohamedalione
    @Mohamedalione Před měsícem +1

    Nin wayn ayaad tahay, oo Duq ah, umalayn mahayo in uu noloshaada wax badan ka hadhay, fidmo walaalo Soomaaliyeed ha ka shaqaynin.
    Soomaali oo dhan waa isku qoys iyo walaalo.

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Před měsícem +1

      Hooyada soomaali wazzz. Xagee soomaalinimada taala marka hubka loo keentay in lagu xasuuqo tolkay Mareexaan iyo Leelkase, xagee soomaalinimada jirtay?? Anaga soomaali manaqaan Daarood Ismaaciil baa nala yiraahda wixii naa soo gala cadaabta baa ka waraabinayna. Orod qof jilicsan baa tahay nagakala tag hadalka jilicsan from MJ girl Qardho.

    • @user-le9lk5fw4y
      @user-le9lk5fw4y Před měsícem

      Waa runtaa wallo somali walaalo weye wayna heshindoonan insha Allah

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem

    Waadhaysateen isnaybar

  • @yarka4574
    @yarka4574 Před měsícem

    😆😆😆😆😆

  • @FartunK
    @FartunK Před měsícem

    odayaashaan waa wagardhac guri oday wagadhac ah oo dowladii skyaad bare ka tirsanaa baa moriyaantii ceyr dhaceen beey ka hadlayaan

  • @MustafeCabdi-d6u
    @MustafeCabdi-d6u Před měsícem

    Munaafaq

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před měsícem

    Ķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmk