DEG DEG; Dabcasar oo Afka Furtay Mareexaankii Hubka Dhacay Fariin Kulul U Diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • DEG DEG; Dabcasar oo Afka Furtay Mareexaankii Hubka Dhacay Fariin Kulul U Diray
  • Hudba

Komentáře • 24

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před měsícem

    Saxix dabacaser waa kugu raacay guuleyso somali ha is raacdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +6

    Mareexaan muxuu sameeyey Hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybin jirey qaybtoodii ayay heleen

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem

    HAWIYE SHEEKADU MAAHA R WAA NIMAN TUUGA AH OO XASAN TUUG LA SHAQAYSTA❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem

    WAAD KA DHACSAN TAHAY R BAL HORTA WAX HUBSO MARREEXAAN EED MALEH XASAN WAA TUUG❤❤❤😂😂😂

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Před měsícem +2

    Mareexaan wa la jirnaa war adiga iska hadlaaye Maria ma kenya kusoo duusha Marna Ahmed madoobe Marna qor qor iyo xulufadiiya maya maya war hubkiina haysta ilaa ey dowlad sax ah kadhalanayso soomaliya daroodka kalena wax kasiiya....hubkaas lelkase ayaa lagu leyn rabay waa ilaahay mahadiis in uu gacanta idiin soo galay duco awoowe darood ayaad qabtaa❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Hubkan.waxaa lagu waday.laascaanood.waana hub sland lagula dagaalamayay waxana soo diray.ismaaciil cumar geele waana heshiiskii xasan sheekh iyo Geele halkaa Ayaanu ku fashilay ilaahay

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před měsícem

    Axmed gurey qof walba sheeganayo kii saylac ku dhashay
    Mahan miyaa goormuu mareexaan noqday

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem

    Ma Waxaad Leedahay Idinka Haidinku Xasuuqe Dhiiba Wa Waalantahay Marexaan Wa Isku Ilaalinaya Hubka

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před měsícem

    Marexaan waa dowlad hubka somalinimada haka raaxdo u sheeg

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Před měsícem +1

    Viva marixan

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před měsícem

    Maa maareexaan baa waax xuukuumiiyiir maaxaamed siiyaad baa ugu roonaa asaaguuna daadkii buuxaakhaay.

  • @user-bb9xt8ml2r
    @user-bb9xt8ml2r Před měsícem +1

    Dabcasarow xograadi ha iskafidyoone

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Před měsícem +4

    Xasan dhiiqo ayaa dadka isku diraya hubka waxaa iska leh mooryaanta 😂😂😂

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před měsícem

    waa doqoniimada iskadaaya iyo masayrka oosoomaali laheshiiya oo ucqdada iskadaaya ninkani waa dayday bisinka bisinka waa isqata

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Dabcasaroow lixsano ka hor waxaad waraysatay Sargaal mareexaan ah oo layidhaa nuur faarax dheere wuxuu you sheegay inuu G waqooyi ka shaqaynayay Sargaal kaa mareexaan raadi.ama uma umada usheeg waxyaaluhuu kaaga waramay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Hubka dhulbaante Ayaad ku hubaynayseen.oo loo soowaday So uu kugula dagaalamo sland jabuuti Ayaana soo dirtay ilaahay waa fashilay xasan gurguurte firdhiye iyo Geele Jam sland Guul waa dawlad ilaahay Aqoon san yahay

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929

    cadalada alakaqad maxa marwxaniyo cadalad isusoarkay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před měsícem

    Waryaa odaygadan jirjirolaha ah kahar magacan mareexan wayo hadalkada maleh xigmad.
    Dintii lagubarayna waad la hababtay.
    Marka Somali nimada kahad leyso iyo caruurta aad wareysaneyso orad nagala tag

  • @bashkahajjiinaahmedsunbul3262

    Odayga xuun o waalan ya Naga amusiya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    itoobiya iyo somaaliya Colaad Ayaa ka dhaxaysa Hub soomaliya kama iibinayso mana siinayso hubku maaha jawaano various ah oo meel ITOOBIYANA Baqaaro hub lagu iibiyo malaha loomana ogola

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Před měsícem

    adeer axmed guraay been ha ka shigin marixaan ma hee

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před měsícem

    Beentaa mareexaan waa tuugo adiguna nin waalan baad tahay

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před měsícem

    Huubkii huulaana jiis iyo farmaajo baa laa biiliilaakhaastaay.

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Před měsícem

    Dsbcasar futada foorari.