Maxaad ka xasuusataa qaabkii loo af-duubtay Diyaaradii Somali Airlines?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 12. 2023
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 10

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 Před 6 měsíci +2

    Dawlad sharaf leh iyo dad sharaf leh ayeynu ahayn

  • @MohamedOmarAbdi-tc9ue
    @MohamedOmarAbdi-tc9ue Před 6 měsíci +1

    Subxaan ALLAAHU naago wada qaawan oo somali sheeganaaya.fusuq ayaa Somali buburiyey,hanti wadaag,qabyaalad iyo eex,cadaalad daro...

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 6 měsíci +5

      jahil iyo al shabab cad waa tan ee naga amus,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 6 měsíci +8

      inaadan somali ahayn way caddahay, xaqiiq waxa kale oo cad in aad tahay Reer baadiye oo aan aqoon lahayn. oo been loo sheegay.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 6 měsíci +6

      Addoomadii Itoobiya Mengistu Haile Mariam iyo al jahiliyyah al shabaab khawaarij ayaa burburiyay Somaliya, xaqiiqadu waxay ku qoran tahay taariikhda,

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Před 6 měsíci +1

    Waa sharaftii reer sheekh isxaaq iyo waayihii wacnaa
    Iyo kartida reer somaliland

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před 6 měsíci

    Ahmed H. Adan (inna Waraabe)joined to SNM. Unfortunately, he was killed with Abdullaahi Ali Obsiye in 1988 by the Ogaden militia from so call refugee camp near Dacarbudhuq village.

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 6 měsíci

    raga afduubtay diyarada waxay ahayeen geesiyaal ❤❤❤❤❤ilaahay janada ha geeyo aamiin aamiin

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv Před 2 měsíci

    Si Fcn Baad Wareysiga Ubixisay Lkn Noomaad Sheegin Saddexdaa Nin Wixii Lagu Xukumay Iyo Kadib Markey Ethiopia Ka Timiday Iney Saarnaayen Iyo Iney Ka Hadheen 20 Qof Oo rakaaba iyo 6 ardey oo dil ku xukunaa iyo awaamirtooda oo la fuliyey Maxaa xigay

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 Před 6 měsíci

    Geesinimada iyo ka go,naashaha mabda,a waa waxa soo dadajiya inaad yoolkaaga gaadho muhiimadu waa in ujeedkaagu kuu cadaado