Video není dostupné.
Omlouváme se.

DEGDEG: MW Muse Biixi oo safar degdeg ah ugu baxay Ereteria, iyo heshiiska Jabuti ka nixiyay oo lagu

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • DEGDEG: MW Muse Biixi oo safar degdeg ah ugu baxay Ereteria, iyo heshiiska Jabuti ka nixiyay oo lagu

Komentáře • 12

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

    Madax waynaha.qaranku.Waa.inaanu.tegin.eletariya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

    Mundane.madaxwayne Iyagu Hanoo yimaadaan

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 Před 18 dny +1

    Elatariya marnaba ha aaminina waa khaayin oo Somaliya hoos kawada ya. Waa kii hubka Xaarmaajo iyo Hassanba cidan udirsadey iney utabobaraan kadibna inagala dagalamayey iyaga iyo hwantii Walaga danbeeya oo cadawgey lakiran 💚🤍❤️🫡

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 Před 18 dny

      Sawka faqash oo dhan oohinta yaxaska ka keenay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 17 dny

    Lllllllkkkk habar dhaliweday aleelo ku waalatay.
    Heego huunno hee hee.

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x Před 18 dny

    madaxwayne muuse waa in aanu tagin elatariya waayo elatariya wxay la socotaa jabuuti iyo masar iyo soomaaliya
    u jeedada elatariya waa in aanay itoobiya badhelin
    itoobiyana waxay danteedu ku jirtaa in ay soomaaliland aqoonsato waxay waliba aad mihiim ugu tahay itoobiya waayo dadka soomaaliland iyo dawoladeedu waa dad balanka iyo shuruuda illaaliy
    laakiin dhamaan dawoladaha iyo dadka ku hareeraysan maaha dad laysku halayn karo itoobiya markay arintaa wanaagsn ee ay soomaaliland ay ku sharafty haday ka baxdo itoobiya manabed galaysaa ?
    an idiinka jawaabo su aashaa
    dadka soomaaliland hadii xiitaa dawoladooda la baabiiyo maaha dad ka hadhaya itoobiya wado kastoy itoobiya haday cadawoga soomaaliland u soo raacdo iska daa dawolad oo shacab keeda ayaa ku dalagalka aarsiga u diyaarsanyay
    itoobiya waa udan in ay soomaaliland garab istaagto waayo waa dad itoobiya illaa asxbihii garab taagnaa
    marka laga reebo dagaalkii doqa niimada ahaa 77
    dadka soomaaliland itoobiya waxay u illaashadaan sida labo wllo ah isku illaashadaan
    itoobiya waxn leeyay farsadani waligiin idinma soo marayso haday idin soo martana waa wakhti yar
    ama dakad waxn sand gaadhin aad joogtaan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

    GUUUL.QARANKA SOMALI.LAND.GUUL.MUUSE.BIIXI.DIYAAR.BAAN.UNAHAY.DIFAACA.DALKA.FROM.SNM..HADAANU.QORIGA.DHIGNAY.MAANTAANU.LASOO.BAXNAY.SNM.ALAA.MAHADLEH

  • @yahyedjouned3943
    @yahyedjouned3943 Před 18 dny

    War beenta naagada

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Před 18 dny

    Muuse juudaan muxuutari karsa

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 17 dny

      FAQASH IBNA FAQASH

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

      Xanuunka juudaanku ma Hooyadaa buu dilay mise abahaa..wayo qof.haduu.Qaracyahay.Haday qof isqabtaan.wuxuu ku yidhaahdaa qarac tuug iisoo kale imikaa juudaanka.ama.adaa.qaba ama.qof.qooyskiina.kamid.ah

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 17 dny

      DHAKHTARADA TAG HALAGAA DAWEEYO XANUUNKA KA HORTAG BUU LEEYAHAYE