Dhuuxa Wararka
Dhuuxa Wararka
  • 1 516
  • 11 912 312

Video

DEGDEG: Militeriga Jabuuti oo Duulaan culus ku qaaday S/land&M/wayne Biixi oo go'aan culus ka qaatay
zhlédnutí 1,4KPřed 13 hodinami
DEGDEG-Militeriga Jabuuti oo Duulaan culus ku qaaday S/land&M/wayne Biixi oo go'aan culus ka qaatay...
DEGDEG: Somaliland oo heshiis adag la gashay Taiwan iyo qaabka aqonsiga Somaliland oo loga dhawaqay
zhlédnutí 4,4KPřed 2 hodinami
DEGDEG: Somaliland oo heshiis aqoonsi la gashay Somaliland iyo qaabka loogu dhawaaqay aqoonsiga oo ka nixiyay...
DEGDEG: Hubkii ugu badnaa oo lagu qabtay xadka Jabuuti iyo ciidanka Somaliland oo soo qabtay askar..
zhlédnutí 11KPřed 2 hodinami
DEGDEG: Hubkii Jabuuti oo la qabtay iyo ciidanka Somaliland oo qabtay Jabuutiyaankii hubka waday oo la qabtay..
DEGDEG: Sirdoonka Imaaradka oo Hargaysa kasoo degay iyo naxdinta Jabuti oo dagaal kula jirta dalka..
zhlédnutí 1,8KPřed 2 hodinami
DEGDEG: Sirdoonka Imaaradka oo gaaray Hargaysa iyo Jabuti oo ka carootay qorshaha lagu hirgalinayo hedhiiska ay...
DEGDEG: MW Muse Biixi oo safar qarsoodi ah galay iyo waddanka halista ah ee uu heshiiska la galay..
zhlédnutí 4KPřed 4 hodinami
DEGDEG: MW Biixi oo safar degdeg ah ku tagay Addisababa iyo heshiiska aqoonsiga Somaliland oo qalinka lagu duugay...
DEGDEG: Odayasha Awdal oo runta u sheegay ina Abiib iyo MW Biixi oo xarig ugu hanjabay haddii lagu
zhlédnutí 3,7KPřed 4 hodinami
DEGDEG: Odayaasha Awdal oo runta u sheegay ina Abiib iyo MW Biixi oo xarig ugu hanjbay haddii lagu helo inuu Somaliya la kulmay...
DEGDEG: Shacabka Boorama oo ka farxiyay MW Muse Biixi iyo Somaliland kana nixiyay cadiwga oo diiday
zhlédnutí 5KPřed 4 hodinami
DEGDEG: Shacabka Boorama oo ka farxiyay MW Muse Biixi iyo shacabka Somaliland iyo naxdinta cadowga oo laga diiday qorshihii dagaalka...
DEGDEG: 10-kun oo ciidanka Ereteria ah oo soo gaaray Somaliland iyo cabsida jabuuti ka qabto dagaal
zhlédnutí 6KPřed 14 hodinami
DEGDEG: 10-kun oo ciidanka Ereteria ah oo soo gaaray Somaliland iyo cabsida jabuuti ka qabto dagaal ay kaga...
DEGDEG: Saraakiisha Itoobiya oo hub culus soo dhoobay xadka Jabuuti iyo weerarka lagu qaaday oo lagu
zhlédnutí 4,8KPřed 19 hodinami
DEGDEG: Saraakiisha Itoobiya oo hub culus soo dhoobay xadka Jabuuti iyo weerarka lagu qaaday oo lagu
DEGDEG-Taliye Nuux oo Dagaal kadhan ah Jabuuti uga dhawaaqay Lughaye&Xiisad culus oo...
zhlédnutí 3,4KPřed 19 hodinami
DEGDEG-Taliye Nuux oo Dagaal kadhan ah Jabuuti uga dhawaaqay Lughaye&Xiisad culus oo...
DEGDEG: Jabuuti oo weerar kusoo qaaday S/land&Ciidan culus oo kasoo gudbay xaduuda,Xogta khasaaraha
zhlédnutí 3,8KPřed 21 hodinou
DEGDEG: Jabuuti oo weerar kusoo qaaday S/land&Ciidan culus oo kasoo gudbay xaduuda,Xogta khasaaraha..
DEGDEG: Ciidamada Ereteria oo madaafiic ku garaacay xadka Jabuuti iyo jabka soo gaaray Jabuuti oo..
zhlédnutí 3,3KPřed dnem
DEGDEG: Ciidamada Ereteria oo madaafiic ku garaacay xadka Jabuuti iyo jabka soo gaaray Jabuuti oo..
DEGDEG: Itoobia iyo S/land oo qaaday Talaabo Militeri&Ciidan culus oo gaaray Lughaye,Somalia+Jabuut
zhlédnutí 3,6KPřed dnem
DEGDEG: Itoobia iyo S/land oo qaaday Talaabo Militeri&Ciidan culus oo gaaray Lughaye,Somalia Jabuuti oo..
DEGDEG: Ciidamada Ereteriya oo gudaha u galay Jabuuti iyo weerarka lagu qaaday oo...
zhlédnutí 7KPřed dnem
DEGDEG: Ciidamada Ereteriya oo gudaha u galay Jabuuti iyo weerarka lagu qaaday oo...
DEGDEG: MW Muse Biixi oo safar degdeg ah ugu baxay Ereteria, iyo heshiiska Jabuti ka nixiyay oo lagu
zhlédnutí 8KPřed dnem
DEGDEG: MW Muse Biixi oo safar degdeg ah ugu baxay Ereteria, iyo heshiiska Jabuti ka nixiyay oo lagu
DEGDEG: M/weyne Biixi oo gudaha u galayo Laas'caanood,Jabka Huwanta&Mucaaradka Jabuuti oo..
zhlédnutí 2,5KPřed dnem
DEGDEG: M/weyne Biixi oo gudaha u galayo Laas'caanood,Jabka Huwanta&Mucaaradka Jabuuti oo..
DEGDEG-Jabuuti oo SSC u dirtay Doomo Hub culus wado,Shirar xasaasi ah&Duulaan ku wajahan S/land..
zhlédnutí 1,3KPřed dnem
DEGDEG-Jabuuti oo SSC u dirtay Doomo Hub culus wado,Shirar xasaasi ah&Duulaan ku wajahan S/land..
DEGDEG-S/land oo xeriirka ujareysa Jabuuti&Qorshaha Geelle iyo Firdhiye,Go'aanka Muuse Biixi ee..
zhlédnutí 3,4KPřed 14 dny
DEGDEG-S/land oo xeriirka ujareysa Jabuuti&Qorshaha Geelle iyo Firdhiye,Go'aanka Muuse Biixi ee..
DEGDEG: Diyaaradaha Dagaalka oo S/land geysay Xaduudaha Qaranka,Sool iyo Awdal&Xiisad culus Dab-Dami
zhlédnutí 5KPřed 14 dny
DEGDEG: Diyaaradaha Dagaalka oo S/land geysay Xaduudaha Qaranka,Sool iyo Awdal&Xiisad culus Dab-Dami
DEGDEG: Jabuuti oo xirtay hogaamiyaha Huwanta iyo Firdhiye oo lagu booqday xabsigii lagu xiray oo...
zhlédnutí 3,3KPřed 14 dny
DEGDEG: Jabuuti oo xirtay hogaamiyaha Huwanta iyo Firdhiye oo lagu booqday xabsigii lagu xiray oo...
DEGDEG: Hub yo Ciidan culus oo gaaray Laas,caanood,S/land oo qaadatay Go,aan Militeri&Jabka Huwanta.
zhlédnutí 1,9KPřed 14 dny
DEGDEG: Hub yo Ciidan culus oo gaaray Laas,caanood,S/land oo qaadatay Go,aan Militeri&Jabka Huwanta.
DEGDEG: Jabuuti oo hadda raaligalisay MW Muse Biixi iyo Safarka MW Jabuti Hargaysa ku imaanayo oo...
zhlédnutí 25KPřed 14 dny
DEGDEG: Jabuuti oo hadda raaligalisay MW Muse Biixi iyo Safarka MW Jabuti Hargaysa ku imaanayo oo...
DEGDEG-S/land oo ku dhawaaqday Dagaal kadhan ah Jabuuti&Xiisad culus Awdal+Saylac...
zhlédnutí 4,1KPřed 14 dny
DEGDEG-S/land oo ku dhawaaqday Dagaal kadhan ah Jabuuti&Xiisad culus Awdal Saylac...
DEGDEG: Ciidanka P/land iyo Huwanta oo weerar culus ku ah Ceerigaabo&Go,aan qaraar oo S/land qaadata
zhlédnutí 2,8KPřed 14 dny
DEGDEG: Ciidanka P/land iyo Huwanta oo weerar culus ku ah Ceerigaabo&Go,aan qaraar oo S/land qaadata
DEGDEG-Musharaxa Wadani Cirro oo taageero culus ka helay Jabuuti,Go,aanka Qaranka S/land...
zhlédnutí 1,1KPřed 14 dny
DEGDEG-Musharaxa Wadani Cirro oo taageero culus ka helay Jabuuti,Go,aanka Qaranka S/land...
DEGDEG: Itobiya oo la heshisay Turkey-ga iyo RW Itoobiya oo ka guuleystay madaxda Somaliya oo Turkey
zhlédnutí 2,1KPřed 14 dny
DEGDEG: Itobiya oo la heshisay Turkey-ga iyo RW Itoobiya oo ka guuleystay madaxda Somaliya oo Turkey
DEGDEG: Dowladda Ereteriya oo u hiilisay Somaliland dagaalna ku qaaday Jabuuti oo diiday heshiiska..
zhlédnutí 51KPřed 14 dny
DEGDEG: Dowladda Ereteriya oo u hiilisay Somaliland dagaalna ku qaaday Jabuuti oo diiday heshiiska..
DEGDEG-Geelle oo Ciidan culus usoo diray Borama+Saylac&Qorshaha Duulaanka S/land..
zhlédnutí 2,4KPřed 14 dny
DEGDEG-Geelle oo Ciidan culus usoo diray Borama Saylac&Qorshaha Duulaanka S/land..
DEGDEG: Itoobiya oo banaanka keentay qabyaladda Xasan Sh oo diidan hormarka ree Somaliland iyo ceebt
zhlédnutí 22KPřed 14 dny
DEGDEG: Itoobiya oo banaanka keentay qabyaladda Xasan Sh oo diidan hormarka ree Somaliland iyo ceebt

Komentáře

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt Před 39 minutami

    Guuuuuul somaliland guuuuuuuul Insha-Allaah 🥰💚🤍❤️ somaliland anoladu 💚🤍❤️

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 6 hodinami

    Gudoomiyihii sland❤❤❤❤❤ Guuuuul Aqoon yahan Ka reer boorame

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 7 hodinami

    Ina geeloow walaahi Jabuuti isaaq baa dhisee wakhtigii ay tijaartu tageen jabuuti 1960 waxay ahyd meel ebera ama desertiya waanay degaysaa hadii aad somaliland faraha kala bixiweydo ishalah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 8 hodinami

    Guuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤Sland❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Před 13 hodinami

    Djibouti 🇩🇯 iyo somalia 🇸🇴 wa 🫏 🫏🫏💩💩💩🤣🤣🤣

  • @Cabdiraxmaan-vm2bk
    @Cabdiraxmaan-vm2bk Před 13 hodinami

    ❤❤❤

  • @jamacali3545
    @jamacali3545 Před 13 hodinami

    Beenawaas waa gaadhiyadii caabudwaaq lagu qabsaday

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 14 hodinami

    Emaaraatka iyo Abiy waxay ku heshiiyeen khayraadka Badda ee Somaliland in ay la wareegaan. Abiy hore ayuu u yidhi: Itoobia waa in ay ku heshaa Badd Xoog MBA Xeelad. Insha-Allah ha burburo heshiiskan khiyaamada ah.

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 15 hodinami

    Markan/waa in aadunka latuusa hubkan, dabadeed jawabtii lo jawaba. Si ay itaal keeda u ogaato😮😅.

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 15 hodinami

    Toos ha loogu sheego Ethiopia, in wali babur kale ku jiran xuuda Ethiopia.

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i Před 18 hodinami

    Waa khawiniin ! Une fois qu'il sera élu, il fera tout pour s'opposer à la reconnaissance de la Somaliland ! Imposteur !

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 18 hodinami

    Adigu Dhuuxa wararka, ma reer Somaliland baad tahay mise faqash. Lahjadaad ku hadlaysaa waa tii faqashta. Xiray, gaaray, ceshanayo iyo Af-soomaali wada foorora baad ku hadlaysaa. Tan labaad anagu Xasan Sheekh iyo waxa xamar jooga dawlad uma naqaano ee maamul-ku-sheeg maafiya ah baan u naqaan, Deni deni iyo waxana hadalkiisaba daa. Markaa ha noo waaweynaynin.

  • @MumtaazCapdirahmaan
    @MumtaazCapdirahmaan Před 22 hodinami

    Guul.guul.somaliland

  • @user-fw3mq6jm7b
    @user-fw3mq6jm7b Před dnem

    War fiican😊😊

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před dnem

    Waxba yaan war iyo fiyuus lagu raadin somaliland waxba lagama bedeli karo

  • @almocompany1104
    @almocompany1104 Před dnem

    Guul Somaliland ❤❤❤

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před dnem

    Beenta naga daaya

    • @raafxero527
      @raafxero527 Před 15 hodinami

      Af ka nool bad tahay, sowkan ciidan key gii ku dul joog. Ciidan ka iska saar. Markaa waxad doonto, ku haadal.😂

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Před dnem

    Inaga hubiya warka

  • @garyaqaanxasanaxmed9562

    ❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před dnem

    Ilaahayoow cadowga somaliland ilaahayoow naga qabo adaa awood le guul somaliland inshallah idamka ilaahay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před dnem

    Masha alĺah illaahaya dulmiga ma jecala somaliland illaahaya baa ilaaliya geela caloolaya maanta laguu yaabaa hubka waxaa ugu deeqi doona jabahada canfarta

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před dnem

    Maasha Alaah❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamud1635

    ☹️☹️🇮🇷🇮🇷😲😲 mala hubaa warkaa sxb

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před dnem

    Geele Xasan sheekh waxay qorshaynayaa sidii loo dililahaa Mr.ooyaaye maxamed abiib ninkaasi aysan ilaaliyo

  • @hassanmohamedegue9762

    Subxanalah, war arrêter cette propagande de merde.

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Před dnem

    SSC iyo katumo ma jiraan 😂😂😂 Somalia 🇸🇴 iyo Djibouti 🇩🇯 wa 🫏🫏🫏💩💩💩🤣🤣🤣

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Před dnem

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před dnem

    Waa sax hubkasta oo cadowga somaliland usocda. Ciidanka dowlada somaliland maba dhaafo guuuul ishalah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před dnem

    Beeeeeenaale yaal kuwii aanu naqaanay oo caaaaaaacdoodii Naf ka dhigtay allow maxay dadku idin barteen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwaasi waa sheekadii miuse fircoon iyo beentoodii kuwan anagaa naqaan

    • @nathra7351
      @nathra7351 Před dnem

      Gadabursi dadba uma yaqaaniin isaaqu xoolahaa dhaama waana xayawaan 🦍 🦍 ah. Dadvun iyo sixiroole baay isaaqu uyaqaaniin gudabuursiga. Cidkasta oo Cadowga somaliland ahi waa fircoon mana ka guuleystaan isaaqa waYo dowladii somalia ee gadabuuriguna nasabkiisii u badalay isagoo mareexaan shegtay 2000 oo snm ah baa dabada u foorarisey

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před dnem

    Cadow jebiye muusoow guuleyso Guule ha ku garab galo 👍😁👍👍👍😁😁 ayaa musee guuleyso 😊

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuliiyo gobaniimo soomaalilnd guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-eo1hu9ts9k
    @user-eo1hu9ts9k Před 2 dny

    nac. naac

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 Před 2 dny

    Beenawaas beenawaas caadaqaate beenta ka daa umadda

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Před 2 dny

    Maashallh ❤❤❤❤❤soomalilaan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny

    Guuuuul British soomaliland

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny

    Guuuuuuul soomaliland government

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Před 2 dny

    Kkkkkkkkk Beenaale

  • @mohamedabdillahi1960

    Dhaliyarada reer borama waxay taageereen mohamed Abiib.

  • @mohamedabdillahi1960

    Beenaale ilmo xaaraan.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 2 dny

    Hamze Barre baaga motionku hasocddo ninku waa tulli foqool tulli qabiilya

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 2 dny

    Ninkaan jajuuska maxa losasabaaya halaxidho Linta hakucabo Xabsiga Mandera waa caddowga qaraanka Somaliland

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 Před 2 dny

    Masha Allah tabaarallah guuuuul reer borame

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před 2 dny

    Guul Somaliland inshaAllaah

  • @abdullahroubleh6059

    Jebouti waa Dal Somaliyeed. Itoobia ayaa Rabta in Anfartu la wareegto.

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 dny

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KodirAbdy-qx4sn
    @KodirAbdy-qx4sn Před 3 dny

    ....🔪 🍎🥚🍏 ....🍽

  • @hannnahdek
    @hannnahdek Před 3 dny

    Djibouti is the beautiful country in east Africa.

  • @hannnahdek
    @hannnahdek Před 3 dny

    Free Awdal state free Awdal state

  • @radio-666_
    @radio-666_ Před 5 dny

    wherehoyada😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂