Ninka gurigiisa ku beertay dalagii ay quudan lahaayeen qoyskiisa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 03. 2024
  • Ninka gurigiisa ku beertay dalagii ay quudan lahaayeen qoyskiisa

Komentáře • 91

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 3 měsíci +9

    Timirtu dhulka kulul beey aad uga baxdaa sida gobolka bari eesomalia waadse dadaasheye allahakuu barakeeyo mansha allaah geedka oliv zeytunka saliida laga miiro zacfaranka intaba tijaabi insha allaahu

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 3 měsíci +9

    Meeshaan waa muqdisho xaafada deyniile

  • @farhiamohamoud1393
    @farhiamohamoud1393 Před 2 měsíci +3

    Maan sha Allah waa qof waayo arag ah oo kudayasho mudan, ilaahey cimrigiisa ha u dheereeyo. Soomaaliyey aan dhulkeenna abuuranno sida aan faqriga ooga baxno.

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 Před 3 měsíci +4

    Maasha allah allaahuma baarik allaha badiyo adigoo kale

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 3 měsíci +5

    Ninkaan 2guri oo waaweyn oo beeraleh ayow kuleeyahay degmada dayniile muqdisho

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 3 měsíci +6

    Mashaa allah dhulkaynu waa wada barwaaqo aawey dadkii ka faa,idaysan lahaa

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 Před 3 měsíci +6

    Niyow ilahay caqliga haw u barakeyo ninkan Somalida inta beesha calaamka cabuuda hadawadan ninkan

  • @ridwaangeellaaye
    @ridwaangeellaaye Před 2 měsíci +4

    Laandheeraha la sheego waa ninkan. Laandheerannimadu maaha in aad qolo tiro ahaan badan, ama tayo ahaan iyo dhaqaale ahaan fiican ka soo jeeddo, waxaa laandheere ah ninka diyaarsada ama haysta wixii uu cuni lahaa.

  • @baahkaxaaji1119
    @baahkaxaaji1119 Před 3 měsíci +3

    Mashaallah waa arrin ku dayasha mudan Allaha barakeeyo xajiga 🙏🌹

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Před 2 měsíci +2

    Masha allah dhulkena waa barawaaqo waxa kaste oo lagu beero wuu kasobaxaa in lagu dadalo un baalo baxan yahay qofkaste gurigiisa ayuu beer ka sameysan karaa dadala yeri baa jirta fadhiga halaga kaco allana aan tala sarano barwaqada anheysano dal heysta aduunka majiraan eebada iyo berigaba aan ka faaiideysano abnigana iyo dowladnimadeenana alla hano sugu yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 3 měsíci +3

    Mahadsanid, Maxamed qadar
    Taladaada iyo dhiirigalinta.

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 Před 3 měsíci +16

    Cadi maha ninkan mashalah brakalah wax ka bata somaliyey ama siyasad ku washa iyo qabiil

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 2 měsíci

      CUNTO MUSQUL AYEY KU DAMBEYSAA EE MASKAX KALE OO CUNTO DHAAFSIISAN MEESHA MA LAGU HAYAA???

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 3 měsíci +3

    manshaa Allah tabaarakalah and its so beautiful ❤

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 Před 2 měsíci +1

    Aad ayey u wanagsantahey in ummada loo sheego iney wax beertaan jizaakumulaah. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad noo sheegtaan meesha ey tahey!

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Před 3 měsíci +3

    Mansha alh ilahay haa barakeyo

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 Před 3 měsíci +3

    Waxaan rajeeni inaan beer Wadanka hooyo Mar dhow qurbaha uga soo guuro

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 3 měsíci +5

    Waxii la gadan waayo, waxaa fiican " in la qalajiyo ama la shiido oo caadi Loo gato.

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 Před 3 měsíci +2

    Saaxiib talaal timirta ama guruunka hadba sida loo yaqaan ayaan in ku dhaw labo sano ayaan raadinaayey muqdisho laakiin waan ka waayey geed timir laga heli karo guruunka

  • @SahraAwxasan
    @SahraAwxasan Před měsícem

    Masha Allah

  • @canabcali6523
    @canabcali6523 Před 2 měsíci +1

    Mainsh Alh Alah kuu barkeeyo figrdaada

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 Před 2 měsíci

    Maasha Allah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 2 měsíci

    Allahumma Baarik.

  • @samirahussein318
    @samirahussein318 Před 2 měsíci

    Manshallaah TabarakaAllah

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 2 měsíci

    Maashaa Allaaah , Illaahow u barakee oo u bixi, waakaa tusaalaha fcn

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před 2 měsíci

    Maasha Allaah tabaaraka Raxmaan adeer alle hakuu badiyo nimcadaada

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 Před 3 měsíci +1

    Wow absolutely amazing 👏 🎉

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 Před 2 měsíci

    Mashallah allah ku barakeyo adeer

  • @user-vw6jw9od5f
    @user-vw6jw9od5f Před 2 měsíci

    Masha'Allah 'alhamdullilah rabil Alamin'inbadatoo har darted umad badan barbariye dhaxlifata hoyena ugu kuheye kenaye ah in baden
    Hab hurumar dhefay intaso i farxad ah.haldaysi haldheef gacan sami 'haa wakufarxay Masha'Allah boqolki boqol.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Magscyadeyda naanaysahayga tilmaamahayga ii qaas ah aan buuxbuux ileeneey cadceeddumaroo iftiinaay shamsoooy

  • @AliMohamed-ie9nb
    @AliMohamed-ie9nb Před 3 měsíci +1

    Mashallah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 3 měsíci

    Maasha Allah ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Familyyyyyy systems Reero.faryuuneey yariuseey murwodumaroo

  • @QeyliyeSahra1
    @QeyliyeSahra1 Před 3 měsíci +2

    farah gun

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 2 měsíci

    Masha Allaha baraka Allaha

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 Před 3 měsíci +1

    Waa cajiib walee

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 3 měsíci +1

    M.A DHIRTU WAA XAYAATO
    KUWA DHULKODA AAMINI WAAYAY QABYAALAD KU WAASHAY IYO SIYAASAD ALE IIMAANKA HAKU SUGO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN

  • @Royel.channel
    @Royel.channel Před 3 měsíci +2

    ninkan wa ragedi

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 3 měsíci +1

    waa shaqoh wanagsan in sidah lo noladoh intay dagaloh ku dhaman lahayen

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 3 měsíci +4

    Qof walba hadii uu kasameysto gurigiis beer

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv Před 3 měsíci +1

    Gurigiisa ha ahaado lkn, waa dhul weyn oo dhul beereed ah.

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah, ninkan waa tusaale wacan. 🎉🎉

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 3 měsíci +1

    😂😂😂❤❤❤ meshaan ayan rabay in aan so dego waa mahadsan tihiin ❤😂👍😅

  • @MohamedabukarMohamed
    @MohamedabukarMohamed Před 2 měsíci

    Waa magaaladee sxb

  • @Abdull-121
    @Abdull-121 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤

    • @ZahraAbdullah-nx1lt
      @ZahraAbdullah-nx1lt Před 2 měsíci

      TIMIRTU 5SANO AYEY KU MIRO DHASHAA GEEDAHAANI NAFAQAYSNA NINKAANI WUU DADAALEY ALLAAH HALA GARAB GALO

  • @user-nd1dj2wb6p
    @user-nd1dj2wb6p Před 2 měsíci

    ❤mansha allah

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před 2 měsíci

    Waa xaggee ma garisa

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad Před 3 měsíci

    Salaam Calaykum,
    Ma sixi kartaa cinwaanka? Beertay ayaa saxsan.

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 Před 2 měsíci

    Guri ma ahee waa beer

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 2 měsíci

    Beraha xayawanad xilina waa ladaga xili walaga guuraa laqarsha qurman aba qubtan aba wax qato lawaa

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i Před 3 měsíci

    HAMBALYO LAKIN GURI WAA KAWEYN YAHAY WAA SIDA BEER OO KALE DALAG WALBANA WAA LAGU BEERIKARAA DHULKA SOMALIA DHAMAAN

  • @kinhusain3648
    @kinhusain3648 Před 2 měsíci +1

    Sour sap It was $45Dollar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Nonseseseseseses EvEr. Sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan darajobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba dumaaaar Ragba.saanbaa lagawadayE, Ooridumaroo iyo ninkeed or say cadceeddumaroo yariisEEy yartayarta

  • @jgsytsugdgcr6135
    @jgsytsugdgcr6135 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Jiilbajiilaa jEmaadeeey tanogasho princseseseses familyyy nonseseseseseses

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Před 2 měsíci

    Aabo wanku dayan doona haduu Alle idmo

  • @user-uo4rw4vn5u
    @user-uo4rw4vn5u Před 3 měsíci +2

    Acww,ma ogtihiin in uu Gaal yahay oo Kaniisado lacagta eey soo siiyeen!!!!!,raadiya oo hubsada una duceeyaa in uu Ilaahay soo hanuuniyo.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 měsíci +2

      Cadeyn keen, hadii kale naga daa beenta iyo xumaanta.

    • @Mumtazqurux102
      @Mumtazqurux102 Před 2 měsíci

      Maxamed cali jiisow asaga canada ka so shaqeystay aaabihiisna hantila ow aha

  • @farahmohamed1287
    @farahmohamed1287 Před 3 měsíci

    gun

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před 3 měsíci

    Meshaan intee waaye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Non

  • @ahmednur334
    @ahmednur334 Před 3 měsíci

    Savages meshan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    Nonseseseseseses blokedbloked yawayE .yartaanaa tanaa oiriyareey marwodumaroo Qiimobadan samsamEey dagan fariidad iyo QatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo shamsoooy murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad iyo iyo YawayE, who yawayE

  • @dajiyeadam
    @dajiyeadam Před 2 měsíci

    Moxog maxaa lagu dhahaa English?

  • @jaamacsaalaxxuseen1624
    @jaamacsaalaxxuseen1624 Před 3 měsíci +2

    Somalidana waxad ku nacay af aanay lahayn bay wax ku sheegayan

    • @RrrrRrrrwrw-wn3jj
      @RrrrRrrrwrw-wn3jj Před 3 měsíci

      Pliz are u muslim or kaffir.somalis are muslims n should behave as such.im not somali neither can i inderstand what he says but im muslim

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride Před 3 měsíci +1

    Nin kan sifiican usowarayso markale

    • @mohammedqadarabdi4847
      @mohammedqadarabdi4847  Před 3 měsíci

      Mar kale waan wareysannay linkigan daawo czcams.com/video/M-VkeDI_fkI/video.html

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 3 měsíci

    Waydii dhulka cabirkiisa please

  • @QeyliyeSahra1
    @QeyliyeSahra1 Před 3 měsíci

    bodise

  • @jamaljamal-gq8cv
    @jamaljamal-gq8cv Před 3 měsíci

    Ninkan dhulkan weyn sidu kuheli karaa muqdisho oo dhul la aan kajirto?

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Před 3 měsíci

      Dhul la'aan
      Dhul la'aan ma jirtee ee meel fiican ayaan boos laga helaynin
      Qolooyin ganacsato ayaa goofaf badan gatay ayagiina kama faaideesan umadiina way ka xayireen

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w Před 3 měsíci

      Muqdisho dadki daganka uahay gofley ba layira inu uahay wa macguul

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali6884 Před 3 měsíci

    Meeshan waa xagee

  • @faadumo116
    @faadumo116 Před 3 měsíci

    Wadanka aad dagan tahay oo ku beertey wa wadankee?

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 3 měsíci

    SOOMAALI INTA AY ISKUMALEYNEYSO DAD ISLAWEYN WALIGEED HORJMAR GAARIMAYAAN NIN KA KENYAN KA QARAHA BEERAY WAX KABARTA NOLOSHUU IDIN BARAY WA HADII UU CAQLI JIRO.

    • @RrrrRrrrwrw-wn3jj
      @RrrrRrrrwrw-wn3jj Před 3 měsíci +1

      What the heck u talking about.appreciate ur somalis.im not even somali my self

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 2 měsíci +1

      Yaa kugu yiri waxaas; ma hadda baa ugu horeysa in qaro lagu beero dalkeena ??

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před 3 měsíci

    NinkA kenaykaah waa waxaaye. Sideey
    Reer mudigaa iskuu Dileyaa fiirayaa
    Maliinakast dagaal Dagaal ha arkaan
    Waa Gaajaad mudugaatal

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 Před 2 měsíci

    Masha Allah