Quruxda Iyo Nimcada taala Magaalada Mustaqbalka Wanaagsan ee Namanga Iyo Nin Soomaali ah oo sameeyay

Sdílet
Vložit

Komentáře • 107

  • @mmmu9339
    @mmmu9339 Před 2 měsíci +9

    Mashallah. I am from wanlaweyn specifically Daafed. Love it

    • @ZahraAbdullah-nx1lt
      @ZahraAbdullah-nx1lt Před 2 měsíci +1

      BUURT Malabar halu bedroom si waxwalbalooga helo Kaley somaliyi wadankeedi dhisan weydeye ha dhisaan dhulalka dadka kale

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Před 2 měsíci +1

    Maashaa allaah

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 2 měsíci +7

    😂❤ wadankeena waa barwaaqo 😂❤ Lakiin cadow aya gacanta ku Haya 😢😢💔👍

  • @sadrajones-jy3fi
    @sadrajones-jy3fi Před 2 měsíci +4

    Nice place masha Allah

  • @dublexaaji4161
    @dublexaaji4161 Před 2 měsíci +3

    هذه هي جنةالدنيا اللهم بارك له

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 Před 2 měsíci +3

    Mashallah waa beer qurux badan waana barnaamij aad u fiican oo dhiirigalin ah waa ku mahadsantihiin❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 2 měsíci +4

    Dhulkeena ayan nacnay dhul shisheyena wan jecelnay marmmm

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 Před 2 měsíci +4

    Waa meel qurux badan. Waxaan isku dayi doonaa inaan booqdo. Insha'Allaah

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 Před 2 měsíci +4

    Qari Jaqood walaal noo soo qor Nabarka Sheekh Aadan, Waxaan rabaa in aan dhulka uu hayo ayaan rabaa in aan kala xiriiro Qari Jaqood, Walal iisoo Jawaab?

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Před 2 měsíci

    WALAAL TALEEFANKA SOO QOR QAYR FARA BADAN ALAHA KU SIIYEE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yacin-qr5eo
    @Yacin-qr5eo Před 2 měsíci

    Maashaa alah daha

  • @raaqiyaraaqiya5289
    @raaqiyaraaqiya5289 Před měsícem

    Asw dal aan dalkaaga aheyn wa ku dareenku joog waye dalkaga quruxso dal aaden lahayn hano xayeysiin lama huraan wa cowska jiiilaal ❤

  • @user-gk6ne5jf2v
    @user-gk6ne5jf2v Před 2 měsíci +2

    اللهم بارك وزدهم 🤲🤲🤲🤲

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari Před 2 měsíci +1

    Nice documentary. I live in Namanga and love it.

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 Před 2 měsíci +1

    Waa megaalo aan soo jeclaadey
    Mar aan tagey xagaas 2021

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Před 2 měsíci +2

    Ma Sha ALLAAH

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Před 2 měsíci

    ASC QARRI JIQOOD WALAALKEY TALEEFANKA KA HELI KARNAA

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 Před 2 měsíci +1

    MashaLLAAH i enjoyed watching your video bro and on my way from minesota USA ❤️❤️❤️

  • @musemuse417
    @musemuse417 Před 2 měsíci +8

    Meeshaan waxaan tegey 1992. Wax weyna kuma arag. Tankale maxaad dhulkiina u xayeesiin weydeen intaad dhul Swahili oo beri lagaa tarxiili karo noo faanineysaan?

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 Před 2 měsíci

      Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuhu
      Wadanka soomaaliya in lahormariyo waa wax fiican, balse Alsheydaamadi ee umadda qarxiya maalinkasta, ayaa soomaaliya joogaan, waana kuwa dawladkasta ee soomaaliya dhibaan, sidaa darteed qof alsheeydaamada oo madax uah *indha qiiq* qof ufadhiya male eh, 34 sanno ah, kufilan waxay qarxiyaan, oo umadda waali iyo maskax xanuun kurideen, kana daaleen, marka qofwaliba meesha uhaboon noloshiisa hakasameeso ee uqoran, waxwaliba oo kuuqoran waa qeer. … midakale soomaalida waa inay xaasidnimada iyo qabyaalada dhexdooda JOOJIYAAN waxay taraysa male eh, aaqerana waa ucadaab qofkii qabyaalada ee aduunka lagu intixaamey kusocda.
      Mahadsanid walaal.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci +8

    diinta ina la oogo in lagu dhaqmaa ka fiican😢 Nin wax kufsadey baa qabiil lagu difaacaa ama qiil loo yeelaa😢 Nin qof diley baa qabiil lagu difaacaa 😢 diinta aan ku dhaqano ‼️🙏

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 Před 2 měsíci +4

      Barnamijka iyo wxa kahadlaysid isma Laha.

    • @user-hj7ed6zh4z
      @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci +1

      @@hassansaid5472 fidiyowgiina waxaad uga hadasheen ee aad noo soo sheegteenoo baan aragtideyda ka dhiibtey taasoo ah inaad tiraahdeen iney somalidu meeshay tagaan ba ay Diinta ka hirgeliyaan masaajido ka dhisaan, Dugsiyo quraan ka dhisaan taasoo run ah laakiin somalidu 98% kuma fhaqmaan Diinta mana raacaan waxay Diinteena islam ka ee wanaagsani inoo sheegtey.
      somalidu Diinta waa bartaan 60% laakiin waxay farayso kuma dhaqmaan😢
      Quraanka akhriskiisa waa bartaan laakiin ma bartaan macnihiisa😢 hadey bartaana na kuma dhaqmaan macihiisa 99%
      islamka wanaagsani isma fahmi waayo , islamka wanaagsani kuma heshiin waayo talada, islam ka wanaagsani meeluu joogo dulmi kama dhoco. haduu ka dhacana 1 ilaa 3 jeer ka badan dulmigaasi kama dhoco mana soo laa laabto.
      Somalidu waa Dad Diinta af ahaan u sheegta laakiiin kuma dhaqmaan 98% 😢😢😢
      hada meeshaas amaanka ah ee quruxda badan ee cagaar ka ah ee nimcada Allah ka ifeyso hadey somali kusoo bataan waxaa ka bilaab manaya , dhul qaaliya buuq iyo is riix riix, qabyaalad iyo quuri waa , xasad iyo is reeb reeb,
      iyo shido😢😢 somali meeshay ku bataan balaayadaa ku badan.😢 sababtuna waa maaha muslimiin wanaagsan 99% 😢
      idinka idin ma aqaani dad wanaagsan baa u egtihiin allaha idin xafido☝️✅ kuwii inta wanaagsan anfacana allaha idinka dhigo.
      kuwii islam nimada ka runsheega allaha inaga wada dhigo ✌️👍
      laakiiin wixii jiraan sheegee igu qaatoo iga raali ahaada

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 Před 2 měsíci +1

    Mashalaah

  • @amranosman1999
    @amranosman1999 Před 2 měsíci +1

    Wadankeena somali halaga ka Sameeyo wadan aan dalkaaga haye ma dalkaaga that’s my opinion ❤❤❤❤

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 Před 2 měsíci +1

    Mashaa Allah alle ha u barakeyo

  • @kaltunadam1153
    @kaltunadam1153 Před 2 měsíci +1

    Masha allaah

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Před 2 měsíci +1

    soomalida maxaa udiiday inay wadankooda wax kabeertaan waan yaabaye

  • @hassan891
    @hassan891 Před 2 měsíci +1

    Masha allah tabaraka laah

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 Před 2 měsíci +1

    Masha allah tabarakalah wiilasha dhulka iibinaayo lanbaradooda noosodhig

  • @user-hy6pz1bo3s
    @user-hy6pz1bo3s Před 2 měsíci +2

    Nuurow ninkasi runbuu kushegay.lkn nogob iyo qari juqood ayaan adaynaa

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 Před 2 měsíci

    Maasha Allah

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 2 měsíci +3

    👍Dhul waa dhulkii Hooyo 😂 ee ILAHAYOW dalkena nabad inoga dhig 😂🎉 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 😅

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 Před 2 měsíci +1

    Alaah yaa cizak,my brother Nuur waxaad noosoo diyaarisay Barmaamuj aad uqiimabadan,Dhulkii Hooyo ayaad naxusuusisay ee Beerihii Somaliya, Walaahay aadbaan maskaxdu uguqabowsatay noosoobadi sxb Barmaamujyada noocanaEither Kenya oo Somaliya,waanad mahadsantahay.

  • @omarabdi1042
    @omarabdi1042 Před 2 měsíci

    Shiikhoow khayr allaha kusiiyee qiimaha dhulka dhismaha ah iyo dhul beereedka hikterkii waa imisa barnaamij dhamaystiran soo duubi sha allah

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 Před 2 měsíci +2

    2015 paka 2020kunolaa Namanga

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 2 měsíci +2

    Halagu dadaalo in la nabadeeyo dhulka hana loo duceeyo wadankii

  • @zak7697
    @zak7697 Před 2 měsíci +2

    Asc

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb Před 2 měsíci

    Mansha Allah waa runtaa wllo illahay ha inoo hagajiyo dhulkeena insha Allah ❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 měsíci

    Asc nuur walal tel kaga nosoo qor beran ayan wax akhbar ka rabna ❤❤👍

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 Před 2 měsíci

    Cajiib wallahi

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 2 měsíci +2

    Dhul Baantuu ma lihide, mee dhulkaagii?

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 2 měsíci

    It's really is very beautiful places 😍 ❤ 🎉❤❤

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 Před 2 měsíci

    Dhulkiina manacdeen

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 Před 2 měsíci

    Masha Allah Guleed he funny guy.

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 2 měsíci

    MashaALLAH dhulka namanga ma dhinaca Kenya mise Namanga Tanzania, iga soo warama fadlan

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 Před 2 měsíci +1

    Asc nuur sxb aad ban kuu rabaa nomberkaaga ilawadag from Mozambique 🇲🇿 waxan u bahanhay ragaa akhyaartaa aad waraysatay adan inaan ka waraysto deegankas aad ban ugu bahanahay waal adoo raaliya

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci

    reer namanga deris wanaaga ay idin tuseen uga abaal celiyooo iney somalidu dad wanaagsan tahay tusa ❤ ✅🙏 meesha ay somalidu ku badato dhibkaaaa ku bateee gudi sanaytooo caruurihiiina bara iney umada nabad geliyaan daf daf ta iyo hadalka badan na ay iska ilaaaliyaaan

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Před 2 měsíci +6

    Is dhexgalka bariga afrika miyaa nagu socda ??tolow teenii yaa lagu beeri doonaa .ileen shabaab cidii sameysay oo biilka iyo hubka siiyo maalinta ay ka gaaraan waxay ka rabeen wey kal dir doonaan waa hubaal..ka dibn maxaa xigi doona

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 Před 2 měsíci +1

      Waa xaqiiq walaal hadalkaas. Lkn inta dadkeena fahmeeysa ayaa aad u yar oo qabyaalad iyo isu fiirsasho dhexdeena ayaa nalagu mashquuliyay Allaahul mustacaan.

  • @faayo19
    @faayo19 Před měsícem

    Somali hadee afxumo iyo qabyalad deey leheed barwaawa aduune joogi lahaan iyo mid aakhiro

  • @user-gm3bs4ds4u
    @user-gm3bs4ds4u Před 2 měsíci

    Masha Allah waa ma gaalo aad udagan jawigooduna aad uwacanyhy waana magaalo wax barashada ku ciican mid dineed iyo mid maadi waxaa igu danbaysay 2010 Namanga mountain view academy ayaan dhigan jiray oo aha school aad uwacan

  • @maslahabdirahman4053
    @maslahabdirahman4053 Před 2 měsíci

    Somalia ilaa how dulkoda

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Před 2 měsíci

    NAMANGO WAA MAGAALADEYDII MANSHAALLH WAXAAN KA BIXIN MA JIRTO HADII LAGU ABUURO

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Před 2 měsíci +1

    ASC walal from canada Toronto xageen kala soo xiriirnaa

  • @ibrahimomar7164
    @ibrahimomar7164 Před 2 měsíci

    Tuuladaada dhiso oo awoowgaa ku dhashey

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 Před 2 měsíci +1

    Aniga dhul ayaan ka rabaa xagee kala xiriiraa

    • @BOQOLSOON-2
      @BOQOLSOON-2 Před 2 měsíci

      Soomali ka gado wall

    • @seifseifmohamed7118
      @seifseifmohamed7118 Před 2 měsíci

      This is not samalia buy it in somalia. Most of somali who are not sijui are narrowly minded. Invite people to somalia as people of east africa and everywhere invite you in their countries. But somalis in Somalia are selfish and arrogans

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 Před měsícem

      @@BOQOLSOON-2 meel aan soomaaliya aheen ma rabo walaal ee allah dalkeena ha noo dejiyo hana isfahansiiyo umada soomaaliyeed

  • @N.O.A.R-rz3kr
    @N.O.A.R-rz3kr Před 26 dny

    Khudradaan waa tu hore u halwado ee maxaa keyd looga dhigi. (🆒❄️)
    Geed gaabse maad beerataan sida masago, qamandi, garowe, galeey, digir iyo wixii lamida.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Před 2 měsíci +1

    Darod istusanayey war dhul miyadan lahayn maxa dal shesheye Inka galay

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell Před 2 měsíci

    hello soomali yeye wadankiina dhista

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před 2 měsíci

    Fadlan weeydii iibka dhulka

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Před 2 měsíci

    Ar odhigo fan badnaa 😂

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 Před 2 měsíci

    Dhulkaas kenya ayaa iska leh

  • @user-uz6fl6ib7f
    @user-uz6fl6ib7f Před 2 měsíci

    Qiimaha 50x100 , kaneeco ma leedahay biyaha waa sidee.

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Před 2 měsíci

    Waxa jira machines yar yar oo beeraha lagu Caro gadiyo ama lagu gurto miraha aad ay u qarash yar yihiin china ayaa lagu sameeyay

  • @mahamedali4976
    @mahamedali4976 Před 2 měsíci

    Kaalay somalidu ma inay africa dhan qataan bay rabaan waxay isu diyarinayaan in dalku so nabad noqdo kadib africa dhan dhaqaleheeda ay gacanta ku dhigaan

  • @MaryanAbdi-fr4hc
    @MaryanAbdi-fr4hc Před 2 měsíci

    Waa imisa ekerkii mise blogii

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey Před 2 měsíci

    Meeshaan habeen baa ku hoyday aniga oo tahr8ib ah

  • @barlin1622
    @barlin1622 Před 2 měsíci

    War orda wadankiinii beerta

  • @sudanmuhumed6382
    @sudanmuhumed6382 Před 2 měsíci

    Awoow kirada guryaha noo waydii, iyo qiimaha dhulka

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 2 měsíci

    Kilimanjaro aad ayeey uga fogtahay namanga

  • @mohamadmakaraan237
    @mohamadmakaraan237 Před 2 měsíci

    Waa dhul barwaqa oo dad ubaahan

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 Před 2 měsíci +1

    Ceelku meeqo mitir yaa lagu garaad biyaha

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri9612 Před 2 měsíci +1

    War dhulkiina u soo noqda isagaa camiraad u baahane.

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Před 2 měsíci

    Kenya wa dal barware ah

  • @xamsecabdi8679
    @xamsecabdi8679 Před 2 měsíci

    Halkee ku Taala indr

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před 2 měsíci

    Somalia UU noqoodo OO dhanaa waa ciidalaa Dhul waxaakaste KU fiicaan

  • @nugaldevelopment
    @nugaldevelopment Před 2 měsíci

    Qurbo Qurbo uga guru.. War holy dalkagaaga deg

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 2 měsíci

    pitaya la dhahaaa geedkaas

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 Před 2 měsíci

    Qof somali eh ayaa Tanzania 🇹🇿 beer ka helay oo beertay lkn qofkale oo somali eh ayaa lagayaabaa inuusan dhulkiisa hooyo gaar ahaan gobolada dhul beereedka leh aanu dhul ka heli karin

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Před 2 měsíci +1

    NUUROOW WAXAAD ISKU EEGTAA MEESHII AAD WALAASHAA KULA KULANTAY EE AAD KU DHALATAY IYO HALKAAN NUMCADA TAALA IYO TII AAD NATUSTAY EE BUSKA IYO DHAGAXA AHAYD ISWAYDII SABABTA INYAR BAN KU SHEEGI SXB KU CIBRO QAADO OO ISKA DAA QABYAALADA KU DILOOTAY 😂😂😂😂😂

  • @dahaboabdillahiabdi1913
    @dahaboabdillahiabdi1913 Před 2 měsíci +1

    Gulnede oo reer wajir telefonkisa ayaan rabaa.

    • @aliahmed7435
      @aliahmed7435 Před 2 měsíci +1

      Asc wallaha.namanga adinka.o mahadsan no shega meqo.aya.lagada.boska

  • @user-fw1rl1yq7w
    @user-fw1rl1yq7w Před 2 měsíci

    Kuwa waqti dheer ku fakaraayey in dadka somaliyeed laga raro ama laga qixiyo dhulkooda, oo ah cadowga cadaanka ah iyo ka afrikaanka Ah, markay arkaan meshad joogtan, sidee ayuu videogani ula muuqan doonaa ayakoo cadowga somaliyeed uu xataa yurub iyo america u qixiyey dadki somaliyeed ayadoo dalka Somalia uu yahay dal beeraha iyo ganacsiga kuhabboon, lagaagana baahnayn inaad dhul iibsato si aad u beerato ama u degto?!
    War dhulkayaga noosooduuba oo khayraadkiisa nala wadaaga. Mise waxa tihiin kuwo waqtihore Identitygoodi la lunsaday.

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před 2 měsíci +1

    Waxaan isweydiiyaa Somaalidii dalalka deriska ayay wixii dhismo ahaa iyo beer tacbasho ka wadaan yaa umaqan dalkii mase rajo danbe ma jirto Somalia waa laga soo hayaamay bahalo galeen mey noqotay

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Před 2 měsíci +1

      Walaahi waa yaab somalidii dhulkood waxaa la rabaa in la nacsiiyo wax ku socdo arin la yaab leh umada waxay dhisaneysaa Kenya saro dhaadheer iyo beero ayaa laga wadaa cajiib

    • @mohamadmakaraan237
      @mohamadmakaraan237 Před 2 měsíci

      Xasilooni xume iyo cadalad daro iyo isu awood shegasho lugu nacay

    • @abdizack3357
      @abdizack3357 Před 2 měsíci

      Somalia cadalaad kama jirto Hawiye dowlad dimo marabo

    • @DahirAhmedgurey
      @DahirAhmedgurey Před 2 měsíci

      Yaab maaha dhulka deegaan ahaan ka soo jeedid xataa ma maalgashan kartid oo ma ku badbadeysid marka hala yaabina hadii meel nabada la aado

  • @fadma638
    @fadma638 Před 2 měsíci

    Bun ma ka baxaa halkan ?

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Před 2 měsíci

    SOOMAALI KIINIYAAN WAX LA YIDHAA MA JIRAAN ADEER GUMAYSTAHA AYAAD QAA IBTAY WAA SOOMAALI GUMAYSI KU JIRTA SAA DHE CAANO BEELE 😂😂😂

  • @halimohussein8230
    @halimohussein8230 Před 2 měsíci

    how much are lands one ac

  • @absshire7984
    @absshire7984 Před 2 měsíci

    This is not your land. Soomaali xoolo dhulkiina xoreysta oo xaga kasoo faana duli Somaali