Kamerada Wareegta | WAXA LEYGU GANNAAXAY MA OGI !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,148,822 subscribers

Komentáře • 327

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 5 měsíci +124

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🕋🤗

  • @cabdallaneymar1533
    @cabdallaneymar1533 Před 5 měsíci +79

    Arimaheena saaxip dharka iidka sanadkan iiigad brother 😢❤

    • @SacdiyoAli-ol8uy
      @SacdiyoAli-ol8uy Před 5 měsíci +2

      Maxaadhacay adiga magadatid😊😮

    • @CRFATE
      @CRFATE Před 5 měsíci +4

      @@SacdiyoAli-ol8uyma gadan karaa lagaa yabaa 😢

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad Před 5 měsíci +3

      Ax sorry wllhy allah haku sahlo wa bil ramadane😢❤

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Před 5 měsíci

      Waaa bil Ramadan xiligaas afurto ilahay weydiiyo xiligaas ducada waala aqbalaaa

  • @SULDANAk
    @SULDANAk Před 5 měsíci +89

    Inta markay camalkooda dhamaystaan video arimaheena usoo dhaco like saar ❤

  • @King_Apthurahman
    @King_Apthurahman Před 5 měsíci +52

    Xabiib keena muhamed scw ku saliya❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 5 měsíci +35

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @SumayoAli303
    @SumayoAli303 Před 5 měsíci +24

    Arimaheena kamirada waregta waaba kuheysana ilaa dhamadka Ramadan Ka sas lee nowareeji Kula soconeyna pro😂😂

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 Před 5 měsíci +13

    Ramadan kariim noo soo badi kamirada wareegta tnks wllka❤

  • @Shaba818
    @Shaba818 Před 5 měsíci +7

    Arimahena yaa canjerada idiiin dubey😂noga sojawab next video pls

  • @Smaxto
    @Smaxto Před 5 měsíci +18

    ku saliya xabiibkeenna muxamed nnk scw

  • @BasheLiig
    @BasheLiig Před 5 měsíci +21

    Ninka Qudhee Een
    muuqalkisa Ku Sugo Afurada Thkz
    pro

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d Před 5 měsíci +7

    Rammadan mubarek Mel kasto joogtin Muslimta ilahayow wada ina garsisay nebed kuwa kuwa dhamatmystira inogu dhig yàa allaha ❤🤲🌙☝️🥲

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Před 5 měsíci +16

    Arimahena ani maleysiya w kala bartey sankuu dawaanayey Jini maa Soo cuney

  • @Samia_ahmad-s9q
    @Samia_ahmad-s9q Před 5 měsíci +11

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤

  • @abdullahidaud4878
    @abdullahidaud4878 Před 5 měsíci +4

    Camera da wareegto ku heysanaa 👍❤️ Noo soo badi hee❤️👍😂

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +5

    Arimaheena haday khayr ku jiro waad hele mid labaad hadii anu kugu jirin khayr Allah kumatuso markale ❤❤❤❤❤

  • @HousseinabdiKadrahoussei-su7ff
    @HousseinabdiKadrahoussei-su7ff Před 5 měsíci +2

    Keep going my brother 2M❤❤incha allah

  • @hodancalisiciid6980
    @hodancalisiciid6980 Před 5 měsíci +3

    Asad Hagio wll rabi cafiimat sarwcana Haku siiyo LuGahagana Hakuso celiyo insha AllaH 🤲

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 Před 5 měsíci +6

    Allaha caafiyo wll asad🤲

  • @user-gm5fc2ts3t
    @user-gm5fc2ts3t Před 5 měsíci +31

    Arimaheena Camerada Wareegta Daqiiqadaheeda soobadi😂Isla wareege Noqo Tliye

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před 5 měsíci +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @zaynzahalchannel279
    @zaynzahalchannel279 Před 5 měsíci +4

    Ramadan kareem❤

  • @user-mz2rm1nq2d
    @user-mz2rm1nq2d Před 5 měsíci +6

    Legend king arimaheena 😂❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 5 měsíci +24

    Inta hada kadib afuri rabto ismujiya 🤕😂🌙

  • @shankarooninamahat-xp4on
    @shankarooninamahat-xp4on Před 5 měsíci +4

    Waba kuxestaa wllhii camera cameratha waregtaxa sobathii arimahena wankusalamay abowe❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 5 měsíci +2

    Mashaallah Ramadan Mubarak ☪️ ❤walalo qalii cimri dheer caafimad iyo cibaado suban Allah ha idin siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 wll Asad Hagio caafimad kheyr qabo Allah ha ku siiyo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +3

    Walal asad allah haku caafiyo iyo dhamaan inta xanuunsan amiin amiin amiin yaarabi all Muslim amiin amiin yaarabi ❤❤❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 5 měsíci +2

    Big legend Arimaheena

  • @riyoobadane5179
    @riyoobadane5179 Před 5 měsíci +3

    Big legend Ramadan Mubarak

  • @AMRA149
    @AMRA149 Před 5 měsíci +2

    Arrimaheenna ramadaan mubaarak.❤❤❤

  • @BarwaaqoCawil-zl5to
    @BarwaaqoCawil-zl5to Před 5 měsíci +4

    Waan ku tageeraa adiga iyo asad hore usocda 🎉😊❤

  • @Amiirahassan53
    @Amiirahassan53 Před 5 měsíci +2

    Ramadan Mubarak Allah 😍 Muslims

  • @user-ug6rd2ie8u
    @user-ug6rd2ie8u Před 5 měsíci +4

    Ramadan Mubarak arimaheena

  • @NimcoDegan-ox4gd
    @NimcoDegan-ox4gd Před 5 měsíci +4

    Keep going brother ❤

  • @Alienmanister
    @Alienmanister Před 5 měsíci +3

    Ramadan Mubarak

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 5 měsíci +3

    Arimaheena kaamiradaada isla wareegto is nacdey waaye😮

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Před 5 měsíci +3

    Arimaheena sxp waan ku salamay my brother Ramadan Mubarak ❤

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 Před 5 měsíci +4

    Gaariga 😎jini maanso cunay😅baabuurka xaraaradu haka degto macnaha kuleele😂

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q Před 5 měsíci

    Kaamirada wareegta ha dayn maalin walba soo duub arimaheena

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y Před 5 měsíci +3

    Ramadaan mubaarak ✨️ 🌙 ♥️

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +1

    Mansha allah ilahay cimriga ha idiin dhereyo amiin dhamaan amiin keep going my brother ❤❤❤

  • @Ahmedmuhumedmadirow-hc8hh
    @Ahmedmuhumedmadirow-hc8hh Před 5 měsíci +2

    Ramadan Mubarak ☪️ All Muslims

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Před 5 měsíci +1

    ArimaHeena camerada wareegta muqalada Qatar sodubta wlh jini meso cunte

  • @user-fu6xh5vu8f
    @user-fu6xh5vu8f Před 5 měsíci +2

    Ramadan kariim pro arimaheena

  • @43jr57
    @43jr57 Před 5 měsíci +3

    Maskaxda ka dambaysa dhaqdhaqaaqa farxada Malaysia ARIMAHEENA 🐅 TAAGEERA KUU AHAY SXB

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 5 měsíci +1

    Allah ku cafiyo cafimad taam Allah ku siiyo Asad

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 5 měsíci +6

    ألهم صلي على محمد وعلى آل محمد ❤

  • @Mumtaz738
    @Mumtaz738 Před 5 měsíci +5

    Anoo sooman nagu afureeee arimaheenaa 😢😢

  • @user-eg8mp6ud8g
    @user-eg8mp6ud8g Před 5 měsíci +1

    Arimaheyna waa ku taageeraaa🎉

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi Před 5 měsíci +4

    Camera 📷 wareegta waaba funny 😄 😂

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 5 měsíci +3

    Asad ilaahay ha ku caafiyo wllo

  • @user-el1qy4jv7k
    @user-el1qy4jv7k Před 5 měsíci +1

    Ilaahy ha ku caafiyo wllky asad ❤

  • @Najmamawliid-ci8bw
    @Najmamawliid-ci8bw Před 5 měsíci +3

    Armaheena wa tuseclhay adi iyo teamkaba❤

  • @Nafisoaley-jo3um
    @Nafisoaley-jo3um Před 5 měsíci +10

    Inta aan waLi afurin😢maqribka uxiseyyy

  • @abdikadirzami4311
    @abdikadirzami4311 Před 5 měsíci +5

    First comment

  • @user-fj5wv3gk3w
    @user-fj5wv3gk3w Před 5 měsíci +3

    رمضان مبارك

  • @maymunmohamedhussein7587
    @maymunmohamedhussein7587 Před 5 měsíci +4

    Jine mala cunaa arimahena😂😂😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 5 měsíci +1

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @xamza6
    @xamza6 Před 5 měsíci +15

    routinekii Shalay inta ka heshay ❤ ha saarto

  • @Smaxto
    @Smaxto Před 5 měsíci +4

    inta sooman waan salaamay asc

  • @sacdaismail5817
    @sacdaismail5817 Před 5 měsíci +2

    Arimaheena jinigaa amaaan sii waba xidhanyahayee😂😂

  • @RoyalkingGSGaza
    @RoyalkingGSGaza Před 5 měsíci +3

    Lol arimaheena morning call iyo jawigas cadi ma ahan😂😂😂

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 Před 5 měsíci +1

    Arimahena wankutageraa hore usoco wll

  • @SumayamuhumedSumayamuhumed
    @SumayamuhumedSumayamuhumed Před 5 měsíci +1

    Insha Allh asado socda wan rajaynayna io intilamida ilahow cafii dhamantood🥺🥺🥺🤲

  • @fadnamohamed
    @fadnamohamed Před 5 měsíci +2

    😂arimhena caadi malasia u kala barany saa ku daawanene

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 5 měsíci +2

    Camerada wareegto waanku heystaa😂😂😂😂😂

  • @munira9762
    @munira9762 Před 5 měsíci +2

    M.a mk wa ahlu kheeyr❤😍

  • @Triple-M39
    @Triple-M39 Před 5 měsíci

    Ramadan mubarak

  • @user-xq7lu7dv8u
    @user-xq7lu7dv8u Před 5 měsíci +1

    Arimaheena waku hesana camerada waregto❤

  • @user-wh7dm2vp9t
    @user-wh7dm2vp9t Před 5 měsíci +2

    Ramadan kariim 🎉❤

  • @ahmedking3133
    @ahmedking3133 Před 5 měsíci +1

    Cabdullaahi dar alla ujclhy wllkey

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 Před 5 měsíci

    Arimaheena wllhi wakutashta 😂❤

  • @Cadnaan_official
    @Cadnaan_official Před 5 měsíci +3

    M.a Arimaheena 🎉🎉

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před 5 měsíci +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 5 měsíci

    Arimahena the one and only legend

  • @AadanMaxamed-dw3xq
    @AadanMaxamed-dw3xq Před 5 měsíci +1

    Intay ramadan ba sokoto cameraman wareegta Hamilton my pig Pro arimahena

  • @musaymoabdi8509
    @musaymoabdi8509 Před 5 měsíci +4

    Malin walbo ango sooman bu videogada naso gara from Somali 😂

  • @user-nt2id6bj5m
    @user-nt2id6bj5m Před 5 měsíci +2

    Arimaheena ramadaan KARIIM

  • @user-ws9rp9yr4v
    @user-ws9rp9yr4v Před 5 měsíci +2

    Aamin Ilahay ha Ku cfio

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 Před 5 měsíci +1

    Rer haajiyo waa idinsalamaya dhmaantina waxaa tihiin dad qalbi wanaagsan Ramadan Mubarak

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 5 měsíci +1

    😂😂🤣ar kanaaa warbadanaa m.a warqdii xitaa wexnaqsanthy kulaha,cadnaan cadee😂❤❤❤m.a wakqdnee salntaa

  • @zultantube
    @zultantube Před 5 měsíci +1

    Hay see camal Arimaheena Jini maasoo cuntay(Jini Ramadaanka masoo jeclaatay)

  • @Ali_YAYA
    @Ali_YAYA Před 5 měsíci +1

    Ramadan Moubark Arimaheena wan ku salaam zxp

  • @faysalcade2755
    @faysalcade2755 Před 5 měsíci +1

    Ramadaan Mubaarak like 600🎉

  • @user-fy1od7ip3i
    @user-fy1od7ip3i Před 5 měsíci +1

    Abdilahi Waa ninka ugu cod qurux badan reer hagio I have crush on him

  • @AxmedCagoole
    @AxmedCagoole Před 5 měsíci +2

    Arimaheena salaama

  • @haasiimmohan4647
    @haasiimmohan4647 Před 5 měsíci +1

    Ooh oh caadi waaye hees maaho wllo 😅😅

  • @MustafeKaka
    @MustafeKaka Před 5 měsíci +2

    Soo badi kamerada wareegta😂😅

  • @quenamina667
    @quenamina667 Před 5 měsíci +2

    Jini man socunY Beerka nooga garaacde😂😂

  • @ArdoCabdulaahikhaliif
    @ArdoCabdulaahikhaliif Před 5 měsíci +1

    Arimaheena jini seelocunaa horta😊

  • @Hanaaxmed34
    @Hanaaxmed34 Před 5 měsíci +3

    Jinni maan soo cunay imisa jeer baad tidhi😂

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil Před 5 měsíci +3

    Qofkii ugu horreeyay

  • @user-qi7hk6ot3x
    @user-qi7hk6ot3x Před 5 měsíci +1

    Arimahena yaa idin kariyo afurka❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 5 měsíci +1

    Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @hibaqcabdale4485
    @hibaqcabdale4485 Před 5 měsíci

    Arimaheena camerada wareegta waan ku haystaa Lkn ARMAAN ma Arkee Aaway

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 5 měsíci

    Arimaheena is funny wllhi jini maa qabtaaa😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 5 měsíci

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤

  • @LiibaanAxmed-bn4zn
    @LiibaanAxmed-bn4zn Před 5 měsíci +1

    Kusaliya xabiibkeena scw❤

  • @ShaaficiShaafici-pv9ez
    @ShaaficiShaafici-pv9ez Před 5 měsíci +2

    Sxb Arimahayna mobel iphone15 ii gad pro Allah dartiis ramadaanka igu sharaf

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q Před 5 měsíci

    Arimaheena 😂jini maan soo cunay😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-uq6jn5gc5e
    @user-uq6jn5gc5e Před 5 měsíci +2

    Subxaanallah 7:20anagana 6:17afurnaa😂😂😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Před 5 měsíci

      Anaga 7:24 afurna 😂