GADUUDOW "Majiro Kamerada Wareegta" QARAAXO TEAM 27

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,171,849 subscribers

Komentáře • 431

  • @fatahdaud2751
    @fatahdaud2751 Před 4 měsíci +100

    Finally Guduudow Goat-ka barnaamijka wuu soo laabty 😂😂

  • @i.mzakariyehasan230
    @i.mzakariyehasan230 Před 4 měsíci +349

    Horta qolka cabdullahi hagio adoo na tusin yaa eid la Gaarin like 😂😂

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 Před 4 měsíci +11

      Team war jaceel iga dheh😂😂😅

    • @SankaXalweste
      @SankaXalweste Před 4 měsíci +7

      Sharciga Abdulahi xagio qol galow ma qoro😂 ogow waliga wa sugi kartaa😂

    • @quruxbilan2708
      @quruxbilan2708 Před 4 měsíci +6

      waxas waa ceeb and abdullahi waa nin masuul ah

    • @user-hg2fr8ux3y
      @user-hg2fr8ux3y Před 4 měsíci +1

      Waa sugi kartaa lee 😆

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak Před 4 měsíci

      ​@@quruxbilan2708wa sax ✅ ma fiicno

  • @MssXafso-dz6zk
    @MssXafso-dz6zk Před 4 měsíci +148

    Inta Ayako video ga dhameysanin commentiga usoo fakaneysa waa nii salaamay😂😅

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 Před 4 měsíci +48

    Camerada wareegto Gaduudow La'aantiissa shactiro malahan wlha😂❤ biiL miyuu ii qori rabaa kuLahaa aztaaqfurullaah 😂😂Gaduudow too much fun wlha🫶🏾🤍

  • @maxamedsiciid4627
    @maxamedsiciid4627 Před 4 měsíci +110

    Intii aramiheena taa geerta like saara 👍

  • @abuukarmuuse1476
    @abuukarmuuse1476 Před 4 měsíci +41

    Guduudow funny waaye yaa iigu raacsan 😂😂😂❤

  • @MissNalka-nq5ly
    @MissNalka-nq5ly Před 4 měsíci +33

    Gaduudow iyo Abdullahi labad Goat ee kamared wareegta waaye 😂😂😂😂❤❤❤

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 Před 4 měsíci +34

    Arimaheena , Si wanaagsan buu uga war haya macalinka

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 Před 4 měsíci

      Haaa wlh Arimahena full respect 🙏 macalinka umujiyaa Arimahena qof qalbi wngsn waaye

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Před 4 měsíci +58

    Sonka iyo SalaDa illahy Ha inaga aqbalo DhaManTeen Ba🤲❤

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 Před 4 měsíci +23

    ANI meshaan Armaan ugu jeclahay hadaa arkin video maba iinuuro team Arman is muujiya❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před 4 měsíci +37

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 měsíci +14

    Gaduudaw iyo yasir aad baan u wadanaa labadaa legend

  • @user-fw6vb2pm9f
    @user-fw6vb2pm9f Před 4 měsíci +17

    Camerada wareegta without imk... is nothing for me ❤

  • @farduusjaamac8234
    @farduusjaamac8234 Před 4 měsíci +79

    Team arimahena one like❤👍

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Před 4 měsíci +3

    Finally wuu iskenay gududow wan ku xisne sxb😢😢 he is so funny guy

  • @Farhaanow7
    @Farhaanow7 Před 4 měsíci +19

    7 sano ku taageerooyaa sxp dhar ciid iigad taliyow 🙏

  • @user-jk9fq6ox5d
    @user-jk9fq6ox5d Před 4 měsíci +14

    GADUUDOW FARXADUUU QAYBIYAAA MESHA YUSAN KA MAQNAAN

  • @user-wh7dm2vp9t
    @user-wh7dm2vp9t Před 4 měsíci +11

    Big man arimaheena 🎉❤

  • @ahmedaden8560
    @ahmedaden8560 Před 4 měsíci +1

    Illahay idamkii waa farxad qurux badan iyo qalbi farxadeed.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Illahay ha naga aqbalo acmaasha bisha Ramadaan iyo ducada.

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Před 4 měsíci +8

    Guduudaw waa talented ee CZcams u fur😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 4 měsíci +13

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @WllYaaair
    @WllYaaair Před 4 měsíci +6

    Arimahena zxp dhar ciid ii gad waa codsi zxp waa awoodaa ❤❤❤❤❤

  • @Maareeye188
    @Maareeye188 Před 4 měsíci +4

    Arimaheena wllkey fanaan nimada iska daa hees Kalo hasoo qaadin janada meesha uhu sareyso inaa isku aragno jeclhy dhamaan muslimiinta 😢

    • @mssDimple
      @mssDimple Před 4 měsíci +2

      M.a you are the best wlh
      Aamiin ilahay hanagu kulmiyo dhamanten❤

  • @ahmedaden8560
    @ahmedaden8560 Před 4 měsíci +1

    Indhaheenu waxay soo jiiteen waddooyinka cagaarka ah iyo erayadaada. Waan ognahay, Armina, sii wad oo ha joojin.

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z Před 4 měsíci +4

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤

  • @aarzakiguure4134
    @aarzakiguure4134 Před 4 měsíci +4

    Legend guduudow is back

  • @AadanMaxamed-dw3xq
    @AadanMaxamed-dw3xq Před 4 měsíci +2

    Nio gududow walggend arimahena camareada wareegta intayjiro hakasoo muuqdo zxp

  • @ilyaazinho1878
    @ilyaazinho1878 Před 4 měsíci +5

    Kamerad gaduudow Ha soo xiro Bari i.a

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed Před 4 měsíci +3

    Horta gaduudoow markuu hadlaayo IAMK Muxuu uqoslaa asaabo iga qosliyo ani😹😂

  • @user-dm3kc3lg4m
    @user-dm3kc3lg4m Před 4 měsíci +6

    Ku Sali habiibkeena muhamed scw scw ❤❤

  • @user-xk1db2fw9j
    @user-xk1db2fw9j Před 4 měsíci +3

    Arimehena Mel Kenya oo wajir an kalasocdaa truly we like your vedios always stay happy

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Před 4 měsíci +4

    Gaduudow CZcams ufura wlhi waa fuurey😂😂😂😂😂😂

  • @user-bb7xb9bq9f
    @user-bb7xb9bq9f Před 4 měsíci +7

    Sxp dhar iided iigad fanskaga ahe

  • @FaadumoAxmedmuuse-sh8gt
    @FaadumoAxmedmuuse-sh8gt Před 4 měsíci +9

    Arimaheena c/lahi hagio ha dhibin iska daaaaaa legend weyn waaye saabir soo qabo

  • @user-muniish
    @user-muniish Před 4 měsíci +8

    Team 27 one love❤❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Před 4 měsíci +2

    Marka xikta waad ku mahadsan tahay hadaad noo soo gudbisay aqoontaada.

  • @faajofaajo
    @faajofaajo Před 4 měsíci +2

    Baaburka Markaa U Imaato Ina Aadan Wadin Kusoo Wareegso Fiiri Lugihiisa Qiimeen Ku Samey Kadib Gal Ee Wado Mahad Santahay Legend Keyga
    Team Arimaheena
    Team 27
    Like 👍 Saara

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 Před 4 měsíci +2

    Kaaamirada ayaa wareeegto
    Arimaheena kaligiis hduu wareego anaga wx mala socon laheen
    Axsan dheh arimaheena iyi kaamiradiisa ayaa wareegaan😂😂

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Před 4 měsíci +1

    Sidee ka noqotay gaduudow Arimaheena wareega wa maxay camerada hadeysan la qaadin maxaan daawaneyna wa Maya, marka wa camerada wareegta magaca haku dheelin sxb team Arimaheena waa CAMERADA WAREEGTA

  • @abdilaahishukri4000
    @abdilaahishukri4000 Před 4 měsíci +2

    AlhamDulilaah jawiga dagan from jigjiga

  • @SalahMohamed-nl8sb
    @SalahMohamed-nl8sb Před 4 měsíci +1

    Iam big fan of gududow

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 Před 4 měsíci +1

    Aniga ah Team 27 Ramadaan mubaarak Arimaheena iyo Iamk Wiilka Gaduudawah waxa ladhahaa Gaduudaw wada hadal 😂😂😂😂😂😂

  • @Abdalla-04
    @Abdalla-04 Před 4 měsíci +2

    Maanta maxaa muuqaalka loo furfuri waayey 😂😂vaar OO cad😂😂

  • @fariixaAbdi12
    @fariixaAbdi12 Před 4 měsíci +2

    Gaduudow waa ku jeclaaday😂😂😂❤

  • @Fathi513
    @Fathi513 Před 4 měsíci +6

    Team arimaheena like isaaara❤

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 Před 4 měsíci +1

    Gaduudow legend waaye❤

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 4 měsíci +2

    Cida quraanka jecel welcome❤❤❤❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před 4 měsíci +1

    gaduudowga istagsan warkiisa nagadaa kamirada wa wareegta😂😂 qolka Abdullahi nagali inta rabto like😂😂😂

  • @zamzamcabdi7236
    @zamzamcabdi7236 Před 4 měsíci +3

    Arimaheena wxa ii sheegta gaduudow single miya mention noso dheh😂

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 4 měsíci +2

    Abdullahi walaalka aduunka ugu qaalisaan❤❤salaan sharaaf ❤❤

  • @Shushu40
    @Shushu40 Před 4 měsíci +3

    Anigaa ugu horeeye 😢😂😂like team 27😂

  • @abuukarmuuse1476
    @abuukarmuuse1476 Před 4 měsíci +4

    Guduudow funny waaye hakasoo tagin please 😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 Před 4 měsíci +4

    inta arbaco iid utahay farta taaga 🤙👍

  • @Maserley
    @Maserley Před 4 měsíci +1

    Gududow and Abdullah and l mk lee udawada anii kamirada waregto dadka igu baxdo😢❤🎉

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 Před 4 měsíci +2

    Gaduudow iyo Abdullahi ina ila tageerto❤❤

  • @DifqaayeHazan
    @DifqaayeHazan Před 4 měsíci +1

    Gaduudow iyo imk marke muqalka ku jiran muqalkas walaga darema rag culus iney kujiran muqalka

  • @DaherAraksan-ev5hq
    @DaherAraksan-ev5hq Před 4 měsíci +2

    La famille Hagio je vous adore ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 Před 4 měsíci

    Gaduudoow is back 😂😂😂😂asi iyo abdullahi hagio la,antin meshan nuur maleh❤❤❤❤

  • @MariaAbshir-kl7nt
    @MariaAbshir-kl7nt Před 4 měsíci +1

    Camerada wareegta wxaan ka jeclhy inay kasoo muuqdaan abdullaahi hagio io guduudow❤😊

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 4 měsíci +3

    Gaduudow markuu ku jiro camarada wareegta waa funny 😂😂❤

  • @zuwaydasiman
    @zuwaydasiman Před 4 měsíci +1

    Waa inuu dhaha what a beautiful surprise from my nafteyda😂😂😂😂

  • @ahmedaden8560
    @ahmedaden8560 Před 4 měsíci +1

    Indhaheenu waxay soo jiiteen waddooyinka cagaarka ah iyo erayadaada.

  • @Kingamirez-77
    @Kingamirez-77 Před 4 měsíci +1

    FANISKEGA WA FAMILKEGA 10 Kii CISHO UDANBEYEEY RAMADAN WAYE ALA DUCESTO DUCADAN KU DUCESTA ALLAH MA INAKA QAFURU KARIIM TI XUBOOL CAFWA FA AF FWACNA DUCADI RASOULKENA SWC WAYE.
    TEAM 27 ONE ❤

  • @user-vx1nq3xq7p
    @user-vx1nq3xq7p Před 4 měsíci

    Arimaheena cabdilaahi hagiography waan jeclahay isagu ha xidho video inta Hadham ramadaanka

  • @caamirdarwiish
    @caamirdarwiish Před 4 měsíci +1

    Legendka Guduudow Funy waye wlhi

  • @AishaAbdirahmanHajio
    @AishaAbdirahmanHajio Před 4 měsíci +3

    Waan u xisi donaa camarada waregta

  • @Nafizashariff
    @Nafizashariff Před 4 měsíci +3

    Arimaheenaha wareego aa saxan wa wadana guduudow😂

  • @user-dl8he1sn7j
    @user-dl8he1sn7j Před 4 měsíci +1

    Arimaheena magici horta

  • @user-fm2db5hg3u
    @user-fm2db5hg3u Před 4 měsíci

    Illohow 27 oo dhan anoo la kulmin hay dilin yaa allah

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Před 4 měsíci +2

    Horta Qolka abdullahi adon na tusin yaynan eidin😅😅pls #Arimaheena 🙏

  • @user-kt2ov7sd7l
    @user-kt2ov7sd7l Před 4 měsíci +3

    Gaduudow waa funny
    Mnta see wx yeeshy 😂😂

  • @Faaadhi114
    @Faaadhi114 Před 4 měsíci +2

    Ciiid mubaarik🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaadaqMohamudisse
    @SaadaqMohamudisse Před 4 měsíci +4

    Arimahena wareego

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 4 měsíci

    M.a macalinka waa qof qalbi wanagsan miskiin ah allah ha xafido amin

  • @AbdihakinAbdi-ke3ul
    @AbdihakinAbdi-ke3ul Před 4 měsíci +2

    War guduudo runtuuu kahadlay soomilacal

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 4 měsíci +1

    Kaamirada wareegta big ayay soo qabatay maanta guduudow big legend 😂😂

  • @abdikadirabdirahman7547
    @abdikadirabdirahman7547 Před 4 měsíci +1

    My fast time an channelkan comment kabixiyo big fan 🤗🤝👍

  • @mohanmusic1234
    @mohanmusic1234 Před 4 měsíci +2

    Inta u xiistay yAasir one like ❤

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so Před 4 měsíci

    Rabii hana siiyo raxmadiisa roobkiisa
    Bi'iidniallahi baari Aaamiin Yaarabii

  • @MissNalka-nq5ly
    @MissNalka-nq5ly Před 4 měsíci +2

    Gaduudow see waxa yeeshay noh😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 4 měsíci +2

    Arimeheenaha wareega waa sax 😂😂😂😂 kawaran ninkaan hal bil dhan uu been noo sheegayay

  • @nashaadsaleban2506
    @nashaadsaleban2506 Před 4 měsíci

    Gaduudow wlhi dar alle iska jeclahay ka soo muuqa channelka arimaheena hda farinteyda aragtid wllo 😂❤

  • @nimcojire4022
    @nimcojire4022 Před 4 měsíci

    Guduudow inta Ramadan ka hadhayy ha ka soo muqdo please

  • @Sumaya-xd3hn
    @Sumaya-xd3hn Před 4 měsíci

    Arimeheena ❤gaduudow igu dar noh❤❤

  • @apdulaahiaadam6721
    @apdulaahiaadam6721 Před 4 měsíci +1

    Wllhi Hooyadey waad ka qoslisisay sxb Keep up

  • @cnuurmaxamuud8524
    @cnuurmaxamuud8524 Před 4 měsíci +3

    Gaduudow fany weeye 😂😅😅😂

  • @Speed-lk9cl
    @Speed-lk9cl Před 4 měsíci +1

    One like team Arimaheena.

  • @Abas-AR_M
    @Abas-AR_M Před 4 měsíci +1

    Wa ruun Asago wareego😂😂. Team27 one like❤❤❤

  • @user-jd5uz8ro3c
    @user-jd5uz8ro3c Před 4 měsíci +2

    Maclinka fani waaye wlhi😂😂

  • @user-ct7tf3nt7z
    @user-ct7tf3nt7z Před 4 měsíci +1

    War xgeen kuugu imadaa arimaheena

  • @TigerManchesterawi
    @TigerManchesterawi Před 4 měsíci +2

    First Comment Aniga weeyi maanta

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 4 měsíci +1

    Arimahena ka dhaaf cabdulaahi raali kama ahe camera da 🙏 lakiin in la dhibo waa jeclhy😂😂

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Před 4 měsíci +2

    Guduudow😂 caadi mahan youtube furo balaayo madaxi Ayuub karlo kula lahaate😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @siciidfaarax8000
    @siciidfaarax8000 Před 4 měsíci +1

    Arimaheena legend weye

  • @bakarmaxamed8051
    @bakarmaxamed8051 Před 4 měsíci +1

    Soonka inta kadhiman gududoow Hana ga so tagin

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 4 měsíci +1

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 Před 4 měsíci +1

    Team arimahena afuurkina waan uxisena

  • @RaaqiyoAbshir-fe9dc
    @RaaqiyoAbshir-fe9dc Před 4 měsíci +1

    Gaduudow malmahan waba arag wa u xiisnay😢😂😂😂iga so gaabi😂

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 Před 4 měsíci +1

    Gaduudow teamka ku soo dara😂😂

  • @sihaammahamoud9249
    @sihaammahamoud9249 Před 4 měsíci +1

    Arimaheena vedio xiga armaan hasoo gabagabeeyo