Waalays Qabtey Wiil Sugaayey Kamerada Wareegta & Baashaalka Team27

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,153,471 subscribers

Komentáře • 725

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 Před 5 měsíci +540

    Shb lagendkaas soo dhaweee magalada ushid yasir wixii igu racsan like

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 Před 5 měsíci +201

    Arimaheena camerada wareegto c/llahi dartii ayan u daawadaa asaga iyo Imk hanaga soo ilaawin afurka noso duub thank you❤

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg Před 5 měsíci +104

    M.a nin qalbi fcn respect wiilka cusub sidaa u.ixtiramtay waa 100/100

  • @user-rr9ol6rq7i
    @user-rr9ol6rq7i Před 5 měsíci +55

    Arimahena wilka yasir ah sodhawey wa qof wanag San ujed ko ku sugaaye na wa fahmi karta Malaysia ku cusub yahay asxaap bu raba io team 27 inu ka mid noqdo✅️

  • @Abdwiilhoog0987
    @Abdwiilhoog0987 Před 5 měsíci +121

    ARimeheena yaasir team 27 ku soo dar adigana keep going baraamijkaan ilaa ciida hasoo ahaado❤

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 5 měsíci +67

    Yaaasiiir arimaheena meeshiisa anaga ka masuul ah soo dhawooooow wll mar labaad noo soo noqo Meherada Ibra iyo fadhiyeeen kallay

  • @apazade1220
    @apazade1220 Před 5 měsíci +47

    Nio ninkas dhalinyarta oo cusub ka war haya dal aan kaga ahayn marka ku cusubtaha aad bay u adagtaha wlhi legend kas ka warhaya 👋🏻😊

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Před 5 měsíci +100

    Reer Malaysia waa midoween wey is dhex galen mashaallah isfahan ku waa cajiib sidaan hadaa ahaa tan daawashadiina waa loo xiisaa ❤🎉

  • @Garshishe
    @Garshishe Před 5 měsíci +220

    Malysia half baan baranay saan malin walba camerada wareegta udawanynay
    Soo badi legend

    • @Ikraanomar57-cm1ho
      @Ikraanomar57-cm1ho Před 5 měsíci +6

      Hada waanba naqanaa😂😂

    • @FatmoKamiin
      @FatmoKamiin Před 5 měsíci +2

      Hadaan tagno ku dhex lumimyno camerada waregta na barty😅

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i Před 5 měsíci +133

    Ceydq iyo amiira inta ay camera da soo qabatay naga badan team qabqab cirka cabaaar u jiro 😂😂😂❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

    • @nasrasaid4665
      @nasrasaid4665 Před 5 měsíci +11

      Dartooda aa video udawooyaa😂😂

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Před 5 měsíci +2

      Dartood u imaade halgaan oo maalmahaan imaan😂😂😂

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 Před 5 měsíci +85

    Malaysia waan kala baranay arimaheena waliba darbiga madowga waad isku ekaateen wiilka cusub yaasir waan soo dhawayneynaa malaysia kuso dhawoow waliba team 27 ❤

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil Před 5 měsíci +183

    Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏

  • @user-hx1rw8hd3m
    @user-hx1rw8hd3m Před 5 měsíci +44

    Arimaheen yasir noo soo qabo quruxloow waye😂❤

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 Před 5 měsíci +44

    Imk waa wiil taxadar badan arimaheena mootada, iska ilaali suu udhy allaha idin xafido all❤i. a

  • @MushtaaqEpraahim-fj7id
    @MushtaaqEpraahim-fj7id Před 5 měsíci +50

    Cabdulaahi wuu xushoonayaaye arimaheenow gamirada wareegta ha ku qabanin fadln❤😊

  • @user-jg9tj2cv7x
    @user-jg9tj2cv7x Před 5 měsíci +21

    Mazhlh arimaheena waa wiil qalbi wangsan bal fiiri wiilkas nasibkisa adiga mesha ku fadhiyy dhahay iyo siduu u ogeyn oo uu uso kaxeyy gariga uso sary mshlh dadka caanka qeybtodna isla weyni horey usoco arimahena ❤

  • @upthizalaamhassan8588
    @upthizalaamhassan8588 Před 5 měsíci +204

    Arimaheena yarka yasir la dhahaayo mar labaad soo qabo😳

    • @horeusoco5742
      @horeusoco5742 Před 5 měsíci +15

      Wlhi waa wiil hami leh si raganimo ula hadle ada meha ku imaaday 😭

  • @ifraahifka292
    @ifraahifka292 Před 5 měsíci +24

    arimahena wiil qabi wangsan tahy yaasirne waa so dhaweynenaa wa wiil furfuran ee kuso dara teamka funy u egyahy ❤

    • @risaay2078
      @risaay2078 Před 5 měsíci

      😂😂 funny ma ihi wajigayga u eg 😂😂😂

    • @ifraahifka292
      @ifraahifka292 Před 5 měsíci

      @@risaay2078waji funny qofki leh waaba qof funny eh ee adi yasir ma tihid mxaa rabtaa😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Před 5 měsíci +65

    Malikaa iyo kaamil isku waara❤

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 Před 5 měsíci +82

    Yasir wakusalamnay hadaanahay familka arimahena kuso dhawoow maleshiya umada joogto hooyo iyo aabe ILLAAHEY hakaaga dhigo wll arimahena sodhawey wiillka

  • @hodanabdirhmaan6224
    @hodanabdirhmaan6224 Před 5 měsíci +44

    Dhibka ka dhafaha abdilahi waa nin masuule sido kle arimaheena waa qof qalbi wangsan intan ka araganay camareed wareegta ❤❤❤

  • @keyowadam4173
    @keyowadam4173 Před 5 měsíci +42

    Arimahenaa iyo camerathaa waregtoo afurkaa kukarsathaa😂😂abowee haistajiin so funny wayee 🤣😂🤣😂

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 Před 5 měsíci +34

    Arimaheena adaa ah qof qalbi fiican

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin Před 5 měsíci +27

    Arimaheena Wllhi farxada Allaah hakuu Siyaadiyo Dhirigiliye yaasir Halkaan Ayaan kasalamayaa Salladu waa muhiim m.a

  • @q4_eit
    @q4_eit Před 5 měsíci +19

    17:38‬ marmarka qaar riyadu sida aad u ragtay ‏‪maahee si kale ayay ku imaataaye InshaAllah riyo khayr leh

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 Před 5 měsíci +20

    Yaasir team 27 kusodara waa shidan yhy farxani waye❤😂😂

  • @abdulahifarah4669
    @abdulahifarah4669 Před 5 měsíci +24

    Sxb Arimaheena yaasir baan kugu ognahay fadlan yarkaa magaalka u shid sxb waa yar happy iska ah social media ku soo dhawey sxbow waa codsi

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 5 měsíci +8

    Masha Allah yasir waa wiil edeb leh oo si degen u hadlaya i hope inuu team 27 kusoo biiro soon soo dhaweeya wiilka❤🎉

  • @al_fanan_bilioner6798
    @al_fanan_bilioner6798 Před 5 měsíci +20

    ARimaheeena Horey u soco walal sare sanado badan ayan ku dawanayeyy waxa tahyy CZcamsr-ka uguu JEclhyyyyyy Saxib wxa ku Leyahyy keeep going❤❤❤❤

  • @AmiiraFaarah-ki6tz
    @AmiiraFaarah-ki6tz Před 5 měsíci +11

    M.a arimaheena gacan qabo wiilka wa wiil qalbi wacan yaasir😭❤

  • @MushtaqMustafe-id5jy
    @MushtaqMustafe-id5jy Před 5 měsíci +12

    Cabdilaahi hagio iskadaaya wuu xishood badan yahay masha allah

  • @game-sw4si
    @game-sw4si Před 5 měsíci +7

    😮😮😮Arimaheena biraha gacanta ka ilaasho mararka qaar koronto ayeey leeyihiin ka diktono hada intaa socotay dhoor bir a tabatay ka diktonoo❤❤❤ taakeeraha kowaad aa ahày horey u soco❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 5 měsíci +10

    Qofkii ugu horeeye arimaheena camera wareegta oo somali ah sameyo keep going 1.50m I.a
    Yasir m.a wll qalbi nadif ah next camera wareegta ku soo dar waxaa rajeynaa team 27 inuu ka mid naqdo I.a
    Camera wareegta waa funny wana ku heystaaa hhh soo badi

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 Před 5 měsíci +10

    Yaasir team 27 kusoo dar arimaheena waa wiil qalbi wanagsan ❤❤😢

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 Před 5 měsíci +12

    Family dhamaystiran hooyo iyo aabo ayaa kamaqan iygana ilahay dib idinkoo cafimad qaba ha idin kulansiyo amiin family xajiyo aad ayaan idiin jeclahay ❤❤❤

  • @user-ci7sx1mn6b
    @user-ci7sx1mn6b Před 5 měsíci +65

    Camerada wareegta dhan Wxn u dawada inta cayda lugu qabnayo😂🫶💋

  • @Sariyaabdihakiim
    @Sariyaabdihakiim Před 5 měsíci +39

    Camerada wareegta waa ko salaamay❤❤❤

  • @hanny20
    @hanny20 Před 5 měsíci +7

    Camerada Waregto Ano Somalia Joogo Inee Isoo Qabataa Ka Baqaa….🤦‍♀️😂😂
    Arimahena & Asad Dad Dhalin Yarada Isku Haayo Oo Qalbi Wngsn Allah Idin Barakeyo Rer Hagio Iyo T27…🙏🥰

  • @user-gs2me5ek8d
    @user-gs2me5ek8d Před 5 měsíci +10

    Arimaheena sxb sare wiil,ka ladhaho yaasir team 27 halagu soo daro waa codsi sabab tòoo ah waaa wiiil ku tagero oo daraa daa u soo fadhis tey gurigada hot tiisa asagoooo hal is buuc jooja maley,sia 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 Před 5 měsíci +5

    Horta qofka mrku u naxaristo mxn u ilneyah wlhi wn kufarxa hadan arko laba qofo wlalnimo io naxaris isu mujinayayh❤😢

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e Před 5 měsíci +19

    Veido ugu qoosla kaa badina oo inaata ramadanta so diigata kameerda wareegta manta dadad badina keentaya amiir qurxo ku jeerto ❤❤❤❤

  • @user-gy7lv5mg1k
    @user-gy7lv5mg1k Před 5 měsíci +6

    Sxp arimaheena yarkaas magaalka ushid oo team soo dhax gali ❤

  • @cabdallaneymar1533
    @cabdallaneymar1533 Před 5 měsíci +55

    Arinameena zxp dharka iidka iigad sanadka😢😊

  • @samiira2588
    @samiira2588 Před 5 měsíci +14

    Malaysia hda joogi lahaa wadadaas malin walbo waa soo fariisan lahaa saa Arimaheena u dusha saro ugo arko😭

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda Před 5 měsíci +1

      Jh tagera nimo sas haka ahato ama haka saqirto😚😂

  • @Asmarpoi-vh7bb
    @Asmarpoi-vh7bb Před 5 měsíci +8

    aRimeheena zxp yaasir noo soo celi waa codsi inta rabto in lasoo celiyo yaasir like 😢

  • @user-xt8ph9ts4s
    @user-xt8ph9ts4s Před 5 měsíci +11

    Arimaheena kaamirada wareegta saan Lee noogu wad wllhi waa funny 😂😂😂😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 Před 5 měsíci +13

    Waan kaaa qaadnay salaantA arimahena waxaa tahy wehelkeena😂😂😂😂 Hadi aan ku wayno cidlo

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 5 měsíci +200

    Team qab qab is not easy 😢

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 Před 5 měsíci +2

      What's qabqb mean also team 27 all the is 27 no up no down❤😂😂😂😂😂😂

    • @AyuubAxmed-hr9lx
      @AyuubAxmed-hr9lx Před 5 měsíci

      Wasaq is not ease fosk leve loan

  • @Haashim-xr8pp
    @Haashim-xr8pp Před 5 měsíci +7

    Sxb arimaheen yrka yasiin ladhahyo waa wll juhudi kusoo bixiyy si uu ku arko mrka wll adne wa oghy qof xushmd bdn ina tahy please yarks team 27 kusoo dar saa dreemyo waa qof howl kar ah❤

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Před 5 měsíci +5

    Pls kaamirada wareegto cabdulaahi hagio 😂 ha soo xero 🫡

  • @afgaabmedia6484
    @afgaabmedia6484 Před 5 měsíci +40

    Ku saliya nabigeena mohamad scw scw scw

  • @Umumaizachannel
    @Umumaizachannel Před 5 měsíci +7

    Ramadan Mubarak Soomali weyen❤ 🥰

  • @ilwadabdikadir2390
    @ilwadabdikadir2390 Před 5 měsíci +14

    Camerda wareegta inta Cabdulaahi Hagio igu jeclay😂intaas le udaaawada

  • @c.raxmanshimaz5900
    @c.raxmanshimaz5900 Před 5 měsíci +8

    Inta qoralkan aragto aan u duceyno baaba ajakis waa bil ramadaan ❤🤲

  • @ahmednoorguledibrahimnuuro5776
    @ahmednoorguledibrahimnuuro5776 Před 5 měsíci +5

    Camerda wareegto wan uxiisay Alle hanaga aqblo soonka iyo salaada waan ku taageera Arimaheena sxp mcn❤❤

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 Před 5 měsíci +6

    Yaaasir soo dhawee Arimahena plz 😊

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 Před 5 měsíci +7

    Ma indhahayga mise gawaarida ay watan o dhan waa guduud😂😂

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Před 5 měsíci +1

      Waa gaduud sedexdooda yaaab😂😂😂😂

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f Před 5 měsíci +6

    Riyadaas waxey kutusinee in qof familka kamid ah iniga waxaa kuriyooday adeerkey ooladilaayo kadibne aabe maxamed Allaha kuu naxariisto ayaa ladilay saa iskugu naxaykee igu sooduceeya aabe maxamed 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 Před 5 měsíci

      Allah ha unaxaristo
      Anagana hanoga daba naxarist amiin

  • @user-gz3hj5gn4n
    @user-gz3hj5gn4n Před 5 měsíci +11

    Aniga camera waragta abdulahi hajio lee ufirsathaa 🥰😂😂

  • @yayawiz6488
    @yayawiz6488 Před 5 měsíci +9

    Wllhi sidan ujeclahay kamarada waregta wan Ku tashada leh arimeheba ilahay ha no kadayo ❤

  • @Layland_1
    @Layland_1 Před 5 měsíci +10

    How easily he made friend . Wow

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 Před 5 měsíci +12

    Kamarada wareegto qolka cabdulahi xitaa weey galee 😂‏‪18:49‬‏

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 Před 5 měsíci +6

    C/llahi hanoosoo xiro mar waliba camerada wareegto 😂waa ku heysanaa dhibkiisa

  • @Saabir169
    @Saabir169 Před 5 měsíci +6

    Yaasir soo qabo wllhi wiilkaas daacad waaye

  • @RahmaAlonge-wp4pi
    @RahmaAlonge-wp4pi Před 5 měsíci +8

    Camerada wareegta Asad io abdulaahi dartood udawadaa 😂❤hakasoo iloowin soogali

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 Před 5 měsíci +8

    Waa slamaya inta wali afurka sugeeysa insha Allah wax yar nodhiman💥🌅☀️

  • @user-gi5dn5th7n
    @user-gi5dn5th7n Před 5 měsíci +7

    Camirada wareegta afurkaaan ku sugtaa legend halkaa kawad

  • @fatuushmoha7983
    @fatuushmoha7983 Před 5 měsíci +2

    Arimaheena daacad waye wiilka siduu ugu naxaY marku kululaadaY❤

  • @user-gs2me5ek8d
    @user-gs2me5ek8d Před 5 měsíci +4

    Arimaheena sxb hadaaa libaax thy wiiil,ka yasir ka war haaay sxb sare waaa wil ku tagero wlh 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 Před 5 měsíci +11

    Kameerada wareegto oo soo qabatay team qabqab😂

  • @user-qt7hk2rd9t
    @user-qt7hk2rd9t Před 5 měsíci +5

    Waa maalinkii igu horaysay an dawaado team qab qabz

  • @zakariyeqorane8312
    @zakariyeqorane8312 Před 5 měsíci +12

    Wllhi arimaheena walaal qalbi wanaagsan oo isla wayni kujirin 🙏🥰

  • @mubarikhassan4671
    @mubarikhassan4671 Před 5 měsíci +8

    yaasir team 27 halgu soo daro youtube na haloo furo

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever Před 5 měsíci +5

    Qeybta cabdullahi ku hesta ani ❤

  • @almiitaofficial1263
    @almiitaofficial1263 Před 5 měsíci +7

    War le ma wadeena may aynu vedioga daawano guys 😂❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 5 měsíci +8

    Arimaheena yaa maanta kuu duceeyeh waa la soo dhakhsaty😂😂😂

  • @Fartunosman-vh8zv
    @Fartunosman-vh8zv Před 5 měsíci +14

    Scw scw scw scw scw

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Před 5 měsíci +1

      Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ok4iq7rt1l
      @user-ok4iq7rt1l Před 5 měsíci +1

      Scw❤😮

    • @nashadahmed6592
      @nashadahmed6592 Před 5 měsíci +1

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @umuubax1671
    @umuubax1671 Před 5 měsíci +2

    Arimaheena waxaa tahay Youtubureska ugu horeye aan daawo mashallah ♥️

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 Před 5 měsíci +2

    CZcamsrka aan malaiza ugu jeclhy isagiyo asad arimahena yaasir magalada ushid team 27 kusodar❤

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i Před 5 měsíci +7

    Ayyy amiiradena iyo ceydahena❤

  • @HafsoWambar-xj6fo
    @HafsoWambar-xj6fo Před 5 měsíci +3

    Arimaheena dar ilaahay aa kuu tageeraa aboowe hormar wacan❤❤❤

  • @saffa_nurra
    @saffa_nurra Před 5 měsíci +6

    Reer malesia yaa uqaybiyay gawaadhidan wada cascad😭😂😂😂nasiib maad uhesheeen😂😂😂🙆🏻‍♀️🙆🏻‍♀️♥️

  • @RahmaApdirahman-xz9nn
    @RahmaApdirahman-xz9nn Před 5 měsíci +11

    Arimahena legend ❤

  • @safaali1579
    @safaali1579 Před 5 měsíci +4

    21:09 kaamirada wareegto qurux badanaa😂😂

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 Před 5 měsíci +3

    Arimaheena Big legend baad tahay zhp💯🫡

  • @muscab199
    @muscab199 Před 5 měsíci +6

    Ramadan Mubarak ❤😮

  • @user-bf5zq8ct7v
    @user-bf5zq8ct7v Před 5 měsíci +9

    Arimaheena is back 😂😂😂🎉🎉🎉

  • @user-wi3ol3fh8m
    @user-wi3ol3fh8m Před 5 měsíci +3

    Team qab qab isn't easy ❤

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 Před 5 měsíci +5

    Team 27 dhamaan ku sali nabigeena muxamed scw scw scw

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab Před 5 měsíci +1

    Arimeheena wllhi farxada Allaah hakuu siyadiyo dhirigiliye yaasir halkaan Ayaan kasalamayaa salladu waa muhiim m.a❤❤

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 Před 5 měsíci +3

    Jaliyada somaliyeed Malaysia guulesta
    Ramadan mubarak

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před 5 měsíci +13

    Amiiro io cayda 😂😂 90nka ma Isla socdaan

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Před 5 měsíci +8

      Hade maku dhibosa filim be duwayan anaga rem qabqab hada nahy San ba ku haysana

    • @Nadarey
      @Nadarey Před 5 měsíci +7

      Masha Allah dheh 😂

  • @user-ol7wz1yw6l
    @user-ol7wz1yw6l Před 5 měsíci +3

    Waa nio cabdulahi hajo waan taageernaa dhibka ka dhaafa ok😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 5 měsíci +5

    Atarishadena Amiiro qurux ❤

  • @maxamedfarxaan4205
    @maxamedfarxaan4205 Před 5 měsíci +12

    Scw Scw Scw ❤

  • @Apdirahman_bashir
    @Apdirahman_bashir Před 5 měsíci +6

    Legend arimaheena

  • @Aza_7
    @Aza_7 Před 5 měsíci +2

    Aniga number kow1 ka ah afurka markan cuni kuraxeystaaa arimahena ramadan kasta sidan noo kuhaay🎉❤

  • @user-kh7wr9nw8b
    @user-kh7wr9nw8b Před 5 měsíci +4

    Yasir iyo capdilahi way isku egyihiine😅😅 Yaa ila arkay😮

  • @user-ms1ry2zm6d
    @user-ms1ry2zm6d Před 5 měsíci +4

    Gawaadhidan casaanka aha MA haayadbaa uqaybisey horta😂😂😂 teamka27

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před 5 měsíci

      😂😂 wax igu fikir ah baan radinaye wana adiga aniga yaabay hortaa

  • @user-yy1fk9ux1e
    @user-yy1fk9ux1e Před 5 měsíci +11

    #ArimaHeena on Fire 🔥😂💪