BOQOL HALAAD OO DHALAY WELI MAA RAGTAY ? MUUQAALKAN YAABKA LEH IYO IAGRRE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 10. 2018
  • #Subscribe, #LaacTv

Komentáře • 135

  • @khaliifelmi1629
    @khaliifelmi1629 Před 5 lety +8

    100 geel irmaan ah waa hanti wayn masha allah . Laac tv Iyo Igare wamahadsantihiin 👌🖒👏👏

  • @LAACTV
    @LAACTV  Před 5 lety +31

    SAXIIBAYAAL HADDII AAD BARNAAMIJKA KA HESHAA Subscribe COMMMENT IYO SHARE HANALA DHAAFINA KKKKKKK MAHADSANID-IN GIDIGIIN GAAR AHAAN INTA COMMENT BIXISAY IYO INTA BIXINDOONTA

    • @mrahmedilxidh5249
      @mrahmedilxidh5249 Před 5 lety +2

      Magacaygu waa axmed xuseen ilxidh waxan jogaa lasacanod si wacan baan chanelka ula socda waxad iisameysaan inaad golaha geela iga soo dhex salaantaan si wacan baan idinka helley

    • @somchenlsomchenl4759
      @somchenlsomchenl4759 Před 5 lety +2

      LAAC TV igare wll darilaha baan kuu jeclada markaan arkay barnamij xiiso badan oo aad soo tabisy

    • @somchenlsomchenl4759
      @somchenlsomchenl4759 Před 5 lety +1

      waxan ku noolay hargaysa

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 Před 4 lety +2

      Laac TV aad baan oogu haystaa

    • @haboonxaaji4306
      @haboonxaaji4306 Před 4 lety

      Wlle geelaan halkuu joogaa caanihiisuna halkee laga helaa?

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 Před 4 lety +19

    Waxaan soo xusuustay gabaygii ahaa:
    1.adhi waa dhallaan iyo haween dhimaradiisiye.
    2.dhaldhalaalka iyo ciirtu waa dhuubka karameede.
    3.dhaqaalaha haweenkiyo guryaha siima dhaafsana'e.
    4.lo'da dhiiqa laga maalayiyo dhayda iyo xoorku.
    5.dhudhunkay biyaha kula jirtiyo dharabka weeyaane.
    6.mar hadday abaaruha dhacaan dhimatay geeslaye.
    7.ragga laxa sii dhawrayow dhaqasho waa geele.
    8.dhibaatiyo adoo gaajo qaba dhaxanta jiilaalka.
    9.dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday.
    10.nin dhadhamiyay wuu garanayaa dhul ay qabooyaane.
    11. Ragga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geele.

    • @CamelCorps
      @CamelCorps Před 4 lety

      Gabayga adeerkay baa tiriyey cumar ustraliya

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 Před 4 lety

      Waa gabay dhaxak gal ah.
      Waa runta cumar ayaa tiriyay.

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel Před 5 lety +6

    Masha Allah waa barnaamij qurux badan thanks iggare yassiin

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +13

    Igare sidaan filayo wuxu
    Ahaan jiray Geel jire Alla muxu
    Suraystay

  • @SS-gv2lp
    @SS-gv2lp Před 5 lety +22

    Waaw masha allaah dhanka culayga geedka maygaaga ugu caano macaan

    • @mustafagk1270
      @mustafagk1270 Před 5 lety

      Alla maxaad weel cushay

    • @SS-gv2lp
      @SS-gv2lp Před 5 lety

      Mustafa GK ma hubtaa

    • @mustafagk1270
      @mustafagk1270 Před 5 lety

      @@SS-gv2lp aad iyo aad quruxey

    • @SS-gv2lp
      @SS-gv2lp Před 5 lety

      Mustafa GK mahad sanid wllo warunta wax badan baan culay dhiilo iyo dhiilalba aanku culay sida dhirta maygaaga, madheedhka, himirta iyo dhunyaca intaba

    • @mustafagk1270
      @mustafagk1270 Před 5 lety

      @@SS-gv2lp abaayo qali sharaf weeye soo ma ogid waan uxiisay hada meeshaan joogo lagama helo waxaas oodhan lkn Rabi ayaan kabaryayaa inuu igu simo inaan noloshii hore ee xoolaha dhexdooda markale ituso

  • @faadumomuuse6150
    @faadumomuuse6150 Před 4 lety +1

    Maansha allh lakiin culayga hadhuubka waxa ugu wacan maygaga

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +3

    Mansha Allah waa wax lagu
    Farxo walhi dhaqashada Geelu
    Waa haybad iyo qurux

  • @tufaaxmaxamud34
    @tufaaxmaxamud34 Před 4 lety

    Masha alaah wall aad baanu uga helay barnamujka geela ee aad noso duubtay ninka geela lehna alaah ha ubarakeyo

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 Před 5 lety +2

    Masha allah tabaraka laah geelu waa Aayad, geela iyo wax uu galo amma uu gudo ninkii dhaqa ayuun baa garanayaa qiimihiisa hadda anigu nin geelay ah ayaan ahaan jiray waa garan karaa qimihiisa iyo dheftiisa iyo dhibkiisaba lkn waxaan kula talin lahaa dadka Somaliyeed ee jecel inay amma ka fikiraaya waxay lacagtooda galin lahaayen inay geel galiyaan waayo waa hanti qaaliya geelu

  • @hamzemoha4458
    @hamzemoha4458 Před 5 lety +4

    Masha Allah

  • @cilmiyaqaanabokor9945
    @cilmiyaqaanabokor9945 Před 5 lety +4

    Ilaahay haw barakeeyo

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 Před 5 lety +3

    Barbarkaad u eegtaanba waa boqorka xoolaha

  • @simranmohamed52
    @simranmohamed52 Před 5 lety +4

    Kkkkkkk waad iga qoslisay wllhi kuyeh hooo walaalay naaayaa hoooo

  • @mohammedaafo7901
    @mohammedaafo7901 Před 5 lety +2

    Mnsha Allah qurux badana geelu

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 4 lety

    Masha'Allah Geela Caato iyo Rafaadba kamuuqdo😎💙✌ Jecliya Caano geel👍

  • @mohammedaafo7901
    @mohammedaafo7901 Před 5 lety +1

    Alla huno marki canahu lagu shuwo macan badan gorma igu dhambese

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +8

    Wax badan ayan Geel jire ahaa
    Culayga Gaawaha waxa ugu
    Fiican Maygaaga lkn Madheedhka
    Qudhuusu waa wacan yahay

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Před 5 lety +3

    Mansha aallaah

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 Před 5 lety +2

    Masha alaah caadi ma ah brnmjkaa

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec Před 5 lety +1

    mansha Allah

  • @sahrasofe7027
    @sahrasofe7027 Před 4 lety

    Masha Allaah

  • @mohahassan1303
    @mohahassan1303 Před 5 lety +2

    manshalaha

  • @user-yf7jr4tc5b
    @user-yf7jr4tc5b Před 4 lety +1

    I love love geeeeeeel😃😃🐫🐫🐫🐫🐫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamalcabdinazir4472
    @jamalcabdinazir4472 Před 5 lety +1

    Guul

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 Před 5 lety +9

    Geelayagii baan xasuustay

  • @ubaxofficialchannel6595

    Mashalllah wlll 👌🌹🌹🌷♥️👌🌷🌹♥️👍👍

  • @aarkakampala205
    @aarkakampala205 Před 4 lety

    Masha.allaah

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 Před 4 lety

    Masha’Allaah oo dumarkaan moodayay in ay sameeyaan inaan nimankana way sameeyaan ❤️❤️

  • @Mustafaalidahir
    @Mustafaalidahir Před 4 lety

    Hormar wacan wll qaali isoo qabo

  • @user-yf7jr4tc5b
    @user-yf7jr4tc5b Před 4 lety +2

    Channelkan wuxuu istaahilaa malaayiin waxaa iga yaabiyey qurixdiista iyo cajabtiisa

  • @khadramohamed2253
    @khadramohamed2253 Před 4 lety +1

    2 bil kadib ayaaan daawada videogaaan masha Allah

  • @abdifatahmaalim2630
    @abdifatahmaalim2630 Před 4 lety +1

    wallahi waan qoslay "aabbe yaa xnjada u iibiyey" kkkkkkkkkkk

  • @abnurnuab3475
    @abnurnuab3475 Před 3 lety

    Geedka ladhaho sarmaanka ayaa ugu fiican in lagu cugu dhiilasha mashallah

  • @seinabasiman9535
    @seinabasiman9535 Před 5 lety +3

    Masha allah waa qurux baden yahay gelka lkn waa kalorad waxa kalo lagu shuba hilibka waa kalorad aya ladhaha

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Před 2 lety

    qaalin afar jir ah oo madow oo gardho badan oo waliba yar gaaban

  • @ereg4539
    @ereg4539 Před 4 lety

    Mashalaah waa barnamij qiimaleh

  • @dheemanluul5932
    @dheemanluul5932 Před 4 lety

    Maasha allh macaana dhaqankeenu oo jecliyaa

  • @feysalhanad8937
    @feysalhanad8937 Před 5 lety +2

    Abwaan Igare waa Abwaan Asal Ahaan Dhaqankiisa wata Hadiyo jeer waa Abwaan Natural ah Majaajiletana ah Abwanadenii Hore ayaa intaaba isku watay Wacyi Galinta Dhalintan Danbe ayey U tahay fursad iyo iney Bartaan Dhaqan kooda Somaliyeed
    (((Waxan La Dhacay)) (Som Laac Cultural tv

  • @abdifatahmaalim2630
    @abdifatahmaalim2630 Před 4 lety

    masha allaaah waa barnaamij xiisale . dee ninkii yaqaan baa yaqaaqaan howshaaan la isku qasbo laiskamana dhaaadhicin karo nin kusooo dhaqmay maaheeee

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 Před 4 lety

    Masha alaah aleubarakeyo howle hooded 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yousufmaxamed7028
    @yousufmaxamed7028 Před 4 lety +1

    Geel waa Geel wixii gooyaana waa geel.

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel Před 5 lety +6

    Geelu geedka waa ku jeelbaxayaa miyaa meeshuse daran maleedahay igaroow

  • @mamozahrad.x9533
    @mamozahrad.x9533 Před 5 lety +1

    Raage maant waxad lajogta geele I dhah laaga xiidha waan ku salaamay walo magacgu waa sahra waa an ku tagera

  • @fatumomohamudomar1951
    @fatumomohamudomar1951 Před 4 lety

    Mashaa Allaah xasusus.com

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +2

    Libaaxa Miyiga joogaa
    Dabka iyo Tooshka ayuu ka
    Cararaa

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 Před 3 lety +1

    Mashaa allaah heels waa xawaanka ugu qiimaha badan xayawanka.oo dhan allaah ayaa quraanka ku sheegey horusocda laactv mahadsndin

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +3

    Meeshu sida aan u fahmay
    Waa Kenya markaa Geedihii la
    Yaqaanay sida
    Madheedh
    Maygaag
    Gomoshaa
    Duur
    Cawskii Dureemada iyo
    Dhaman Cawska oo idil
    Cadaad
    Hohob
    Dhafaruur
    Mira-cas
    Sarmaan
    Qansax
    Qaroon
    Qaranro
    Kabraro
    Jilab
    Laama-looshe
    Labi
    Bisiq
    Gudhac
    Galool
    Jiic
    Hareeri
    Dhabi
    Dhuyac
    Xagar
    Jafeeco
    Jinaw
    Jimbac
    Himir
    Xiltir
    Yooco
    Dheerdheere
    Dhiirtaag
    Dharkayn
    Gud
    Qaydar iyo Kaymihii Howdka ahaa
    Waaaar wax la koobi karo
    Maaha Geedaha Dhulka
    Somaliya ka baxa e intaa aan ku
    Koobo Geedaha waayo wax halkaan lagu koobi karo maaha
    Geeduhu. E halkaasi ma Leedahay
    Geeda'haas aan sheegay iyo
    Dhamaan Geedaha ka baxa
    Geyiga Somaliya

    • @abdirahmanmohamed772
      @abdirahmanmohamed772 Před 5 lety +2

      Masha allaah ... si qaldan ayaad u qortey Gomosha . Dareemo .qansax . Laakiin ma arag qaar kood sida ( Gud ) kale ... geed kan muxuu ahaa ay jar jarayaan

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +1

      @@abdirahmanmohamed772
      Sxb Mahadsanid Geedkaa ay
      Jar'jarayaan qudhaydu
      Garan-maayo

    • @amiincopra3936
      @amiincopra3936 Před 4 lety

      Asc

    • @abdiwalishiidaad2449
      @abdiwalishiidaad2449 Před 4 lety

      geedkaas ay jarjarayaan amuu qaranro yahay tolow

  • @bishaarmducaaleducaale2152

    Kkk

  • @jamacmaxamedxasan7772
    @jamacmaxamedxasan7772 Před 4 lety +1

    Dhaqan Gobeed weeye illahaw Geela noo badi

  • @LAACTV
    @LAACTV  Před 5 lety

    Hoobalka Codka tool moon ee Faysal Hanad
    saxiib amaanta igadaa yaanan anbane waad salaamantahy sxb Adiga Iyo saaxibada kaleba Aar libaax Channel
    Mayay jeel ma jiro ee geedaka baa ah mid si kale u nimcaysan oo geellu aad u cuno Mida kale darana malaha meeshu

  • @exceptlivelive1281
    @exceptlivelive1281 Před 5 lety +1

    😃😃😃😃

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 Před 5 lety +3

    War heedha noo keen caanahaan kolkaad Soo qabanayso magaalada caano nadiifah

  • @calisharmaani7609
    @calisharmaani7609 Před 4 lety

    ASC walaalkey

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 Před 3 lety

    Sxb salaan
    Isoo sheeg meel aan kaala soo xiriiro
    Kenya hadaan imaado in aad xerada geela i geyso baan rabaaye.
    Messenger kaaga isoo sheeg.

  • @cabdicarab6810
    @cabdicarab6810 Před 4 lety

    Waa meel abaar ah

  • @cadaanicukaash6178
    @cadaanicukaash6178 Před 4 lety

    Alla maxan ameel cugan caano kucabay waliba geed cugey ladhaha lagu cugaa kaasa kasii udgoon badan

  • @ibrahimd6425
    @ibrahimd6425 Před 4 lety

    Galabti lacuga ged jacjacla lagu cuga meerax baa loga tirtira kadib biyo kululu baa lagu lulaa laga dadiya

  • @mohahassan1303
    @mohahassan1303 Před 5 lety +2

    rashid

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +3

    Waaaar meeshu Moqoro ma
    Leedahay

  • @faaraxcabdi7498
    @faaraxcabdi7498 Před 5 lety +4

    Anigu Mareer wax lagu cusho ma arkijir geedaha culayga waxaan ku ogaa ggeedo kale sida maygaga tanle culay waxaan ku aqanay dhiilaha haruugaalkana waxaan u aqay deeb iyo hogayn

    • @garmaalchannel7064
      @garmaalchannel7064 Před 5 lety

      hhh sxb dhiilka geela lagu maalo ee gaawaha amma hadhuub gaalka la dhaho lama hogeeye waa la culaa haamaha ayaa la hogeeya

    • @hidigsalaat8886
      @hidigsalaat8886 Před 4 lety

      Waxaa suuragala magaca Mareer inuu u yaqaan geed kale, qoryaha uu wax ku cu layey uma ekeyn mareer wey ka jirid weynhiin

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir5022 Před 5 lety +2

    Tan kalloorad ayaan u aqaan oo waxaa lagu shubaa oodkaca. anigu illaa yaraanteeydii waan aqaanay

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 Před 5 lety +3

    Waa culay jeemiska ayuu dilayaa.

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 Před 4 lety

    Kuwani dhulkey xaalufinayaan!! Geeliina gaajaa ka muuqata.

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety

    Markaan yaraa maxaad haan culey Babaase dulkaa iyo Dollo
    Xodayo iyo Danood 💚💙❤️

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před 5 lety +2

    Hhhh bahalka biyaha lagu shunto magacisu waa tin ama tenag

  • @mamozahrad.x9533
    @mamozahrad.x9533 Před 5 lety

    Igare

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 Před 4 lety

    Waxaan soo xusuustay wagaan daba dhoonka ahaa eed boqolaal halaad kali gay mar mar igu soo banaanan jiray ee soo ban kadhiisin jiray waayana gobaad oo dhashiyo geelaan hayn jirayeeeee

  • @CamelCorps
    @CamelCorps Před 4 lety

    Waar waaxay nimankan madheedhka wax ku culaya ahahahahah walahi wan qoslay ahahahah MAYGAG IYO CULAY IYO KIDI ayaan naqaanaye ahahaha

  • @dhulgariir
    @dhulgariir Před 5 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Hoo walaaley cun naayaahe ku laa igare walaahi wuu iga qosliyay
    Salaan sare sxb barnaamijkaagu waa barnaamij aad u cajiibsan walee
    Waa mid aan umada somaliyeed hore loogu arag maashaa allaaah

  • @nabadon2853
    @nabadon2853 Před 4 lety

    Wan xorayn dona nfd my Somali suuji people...

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir5022 Před 5 lety +2

    Waxaan maqli jiray libaax nin aan aqoon baa lax ka dhigta. markuu yiri geesaha ayaan ka galnaa kadibna waa fiijinaa libaaxa ayaanba naxay. kolleey anigu libaax geel u socda hadaanan hub wadan kama celiyeen illeen halis ayuu ku galin karaa naftaada.

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    Dadka miiga waa dad dagan walahi siday uu hadlayan Masha alah anigu kan shadhka cad iya wax ka dawan waayay hadalkisa tanak madhan oo kale iyu uu qawqaw leeyay naga tag

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 5 lety +3

    Geela waa in marka uu Oomo
    La Arooriyo oo Milix Darka loo
    Dhigo oo Shilinta laga guro
    Waaar Geela waa la Xanaaniyaa
    E la iskama daba socdo

    • @mohamedsaed8117
      @mohamedsaed8117 Před 5 lety +2

      Adiga yaa ku yidhi kan lama xanaaneeyo ta labaad marwalba milix da lama siiyo 3dii bilood ayaa mar la siiyaa

  • @ibraahimmusedabe1886
    @ibraahimmusedabe1886 Před rokem

    Xagarka aya ugu fican in lagu cugu

  • @yurubmedia6331
    @yurubmedia6331 Před 3 lety

    Litirka caanaha waa imisa

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl Před 4 lety

    Walaahi waxaa xasuustay geeleena aduun

  • @katrinaaqueen4502
    @katrinaaqueen4502 Před 5 lety +3

    Geli aderkay

  • @xumaandiidxoreye5232
    @xumaandiidxoreye5232 Před 5 lety +2

    Ilmo autism ah ayaa noo jooga aan geela u nimaadnee xagee idinkala xidhiidhnaa please iggare iyo teamkiisa noo soo jawaaba laac tv subscribeku waa xagyga

    • @saidjama7840
      @saidjama7840 Před 4 lety

      Ilahay ha cafiyo walaal caanaha geella la .ogada

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 Před 4 lety

      Waa daawad ugu wanaagsan, Alla ka sokow.

  • @abdifatahmaalim2630
    @abdifatahmaalim2630 Před 4 lety

    lkn aniga qaas ahaaan mlab saafiya iyo caanageel saaafiya waxaaa iigu dambaysay markaaan gcantayda kaga dhargi jiray dee hwshu waa "biyo sacabadaadaaa lagaga dhargaaaye"

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety

    Geedka u daaqayo magacii ?

  • @ibnualsomalcumar9278
    @ibnualsomalcumar9278 Před 4 lety

    Meeshaan waa xagee jubada hoose miyaaa ?

  • @mustafemohamed2944
    @mustafemohamed2944 Před 4 lety

    Waa barnaamij fcn laakiin weriyahaa ka xun ma tabobarna inuu weligii barnaamij sameeyay lama moodo

  • @hawaabdi2858
    @hawaabdi2858 Před 5 lety

    Abti Meehan magaceed koleey Kenya kamafogee

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 Před 4 lety

    Ninkan geel so racin Somalinima Musan so marin. Larkin haduub eray kaley ugu wacayan.

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec Před 5 lety

    ameel amaa gaawee

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Kkkkkk warkani maahan wariye barnaamij sootabinkara waaba fududyahaye sidi nin eberkiisa ayuu dadka wax uweydinayaa wuuna yara fududyahay

  • @maxamedabuukarcismaan7395

    Aameel

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 4 lety

    IGAROW XERADU XAGEE KU TAAL ADOO MAHADSAN WALAALLE

  • @cm7channel22
    @cm7channel22 Před 4 lety +1

    waa barmaamuj qiimobadan laakiin waxaan layaabay kuwa dis like saaraya

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 Před 4 lety

    Culitaanka

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 4 lety

    Wa ragaygi

  • @jiriqaayare183
    @jiriqaayare183 Před 4 lety

    Kan geela la joga calooshaa taaganba qosol iyo nashaadba kama muuqataba

  • @engahmedmohamed5997
    @engahmedmohamed5997 Před 4 lety

    Igarre saad usocotay geelii awowgey bashiir dheere miyaad filim kasameesay

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec Před 5 lety

    a meel waxa dhaahaa reer waamo

  • @simranmohamed52
    @simranmohamed52 Před 5 lety +3

    Waxaan idin waydiiye. Geeel in layidhaahdo ma isugaranayaa horta?

    • @saidhersi1516
      @saidhersi1516 Před 5 lety

      simran mohamed Haa wuu isu garan. Waxaad ku ogaan. Kartaa halkasta. Magac bay leedahay. Markii. Loogu yeeedho. Hore bay. Kasoo. Cararaysaa. Marka wuu isu yaqaan.

    • @abdirahmanmohamed772
      @abdirahmanmohamed772 Před 5 lety

      Qofkii wax siin jirey wuu yaqaanaaa geelu wuu xasuus dheeryey geela iyo aygu waa labada xayawaan ee ugu urinta dheer cajiib weeye الى الابل كيف خلقت

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 Před 5 lety

    Iggare Geeli baa kaa didey De ina abti

  • @cfataaxtabaarakduqow5874

    Waxaan dhahna bure

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety

    Caynkan dhirtaakudhamaanaysa

  • @amrankasim5540
    @amrankasim5540 Před 3 lety

    n