Khadra oo qurba joog ahayd maxay ku soo kordhisay beerahii, sanad Iyo badhkii tegay Qaybta 1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 04. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Komentáře • 408

  • @isbaracademy
    @isbaracademy Před rokem +19

    wariye halgan ugu jira waxtar muuqaal iyo caano isku jira oo isku dhafan cabdisalaan waa wariyhii fahmi kara dhaqanka iyo anshaxa saxaafada ... thanks alot ...............

  • @bilewarsame4817
    @bilewarsame4817 Před rokem +22

    Mahadsanid walaal Hareri runtii aad ayaad Somalida wax ugu qabatay oo waa.muhiim barnaamijta aad sii deyso.
    Khadrana way mahadsan tahay halkaas haka sii waddo inshaa Allaah Allaah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před rokem +35

    Farmers are the most valuable citizens, and mama khadra courage and determination to feed and educate the community on farming is priceless and deserves the nation's highest farm trophy 🏆awards. 👏

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Před rokem +3

      Thanks to hear dat am anurse and afarmer too hope hareri will visit me one day, MashaAllah mahadsanid

    • @nistehaibrahim6165
      @nistehaibrahim6165 Před rokem

      ​@@shurealiim9996 😊
      😂05

  • @ebrimasillah2553
    @ebrimasillah2553 Před rokem +12

    Agriculture is the backbone of any country on this Earth. Give them more support and encouragement. Agriculturists feeds the World. Keep it up

  • @adammohamed7878
    @adammohamed7878 Před rokem +9

    Abdisalaam Hereri wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u qabtay arin wanaagsan ❤❤❤.

  • @nouraabdifatah7421
    @nouraabdifatah7421 Před rokem +5

    Beeraha waa hamigayga in aan samaysto alle wax khayr qaba haysiiyo oo aan hamigayga ku fuliyo

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Před rokem +7

    Mahadsanid ustaad noobadi barnaamijyada beeraha ALLOOW u barakee xoolaheeda

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 Před rokem +6

    Masha allaah waxa eey sameeysay wax ku dayasho mudn allaah ha u barakeeyo

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před rokem +5

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Allaah haku barakeeyo walaalo. C/salaam Ibraahiim Hereri adigana Allaah ha ku xifdiyo. 🤲🤲🤲

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Před rokem +8

    Qurux badanaa jawigaas waa natural ❤❤❤ keep going khadra

  • @maxuur9588
    @maxuur9588 Před rokem +3

    C/salaan hereri allah ha ku xifdiyo inantayadana allaah ha u barakeeyo

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před rokem +3

    Somalia nawad ayan urajeyna Ameen🤲

  • @user-ny6rt6ur7d
    @user-ny6rt6ur7d Před rokem +3

    MashaAllah waa barnaamij waxtar uleh bulshada mahadsanid wariye hereri khadra na Allah ha ubarakeeyo tacabkeeda

  • @cabdalamuqtar3336
    @cabdalamuqtar3336 Před rokem +14

    May Allah bless our sister and her Farm.

  • @Salwe
    @Salwe Před rokem +1

    Maasha’Allaah . Mr. Hereri , aad baan kaaga mahad celinayaa sida aad wakhti u siisay Khadra iyo dadka la midka ah.

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 Před rokem +5

    Yaa salaam! Khadri waa qof nool oo ay ka muuqato kartidii dumarkeenna Soomaaliyeed.
    Waan salaaamayaa dumarkeenna oo ay HOOYADAY ugu horreyso.

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před rokem +12

    ASC, Maashaa ALLAAH, Sannadkan wallibba barwaaqo weeyaanne, Gabbaddha iyo guud ahaanba beerrallayda SOMALILAND waxaan kulla tallinnayaa in ay beertaan hadhuudh iyo arrabikhi baddan, kunna dhex beerraan lawska,
    Waayo waxba isma yeellayaan,
    Si fiicanna way u baxayaannoo, Annigga ayaa tijaabbiyaye,
    Si aynu ugga maarranno looska 100% dibbadda innoogga yimmaadda,
    Isla markaasna wixii baahiddeenna ka bata aynu dibbadda uggu dhoofinno insha ALLAAH.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @omerahmed2690
    @omerahmed2690 Před rokem +6

    Nersury = Abqaal
    in aad dhirta kusoo beerto meel dabadeed meelshii saxda ahayd aad ku beertid❤

  • @BeerToon-bh3dv
    @BeerToon-bh3dv Před rokem +2

    Marsha allah. Dadka wadanku ubaahanyay weeyaan inantani. Ilaahay ha kula qabto walaal aamiin

  • @shafieabdiqadir
    @shafieabdiqadir Před rokem +2

    Mashaa allah tabaraka allah Wan jeclahay muuqaalada HERERI mahadsanid mudane....

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před rokem +4

    Mansha allah proud of you habo wax badan ayan ka bartay oo ay ugu horayso dal jacaylka iyo dhiirananta😇

  • @omaryare6586
    @omaryare6586 Před rokem +19

    Masha Allah khadra Allaha kuu barakeeyo walal. Do you give training courses to new farmers?

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 Před rokem +13

    Maasha Allah she is very inspiring ❤

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol Před rokem +2

    Allaahuma Baarik lahaa
    ALLAAH u barskeeyo gabadhaas dadaalkee sameeysey.
    Waxeey u abuurtey shaqo dad badan.
    Xasharaatka ku dul nool iyaguna sii dheer.
    Dhalinyarada Soomaaliyeed waxeey u baahanyihiin ineey bartaan beeraha, macdanta iyo kaluumeysiga.
    Wadankaa looga baahanyahay waxaasoo idil.
    Gabadhaan waxeey mudantahay ku dayasho Allaahuma Baarik❤

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 Před rokem +1

    Mashallah waa barnamijkan xiiso badaan oo natuuri ah Mashallah illahey ha u barakeyo

  • @sayidahmed297
    @sayidahmed297 Před rokem +2

    Mansha allah waa barnaamij aad u muhiim ah rabbi haw barakeyo khadra

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك❤
    Walaashay khadra aad ayaan ugu faraxsanahay horomarka ay gaadhay ilaa iyo Xamar ayaanu is daba soconaa she is very smart 🤓

  • @googaachannel3688
    @googaachannel3688 Před rokem +1

    MashaAllah waan hambalyaynayaa wllshy khadra wiiwaa, waxay u iftiimisay umadadeeda in xadaaradu tahay wax soosaar.
    Alle umada hakayeelo kuwa qaata cilmiga iyo tusaalaha nool eed uga timi noloshii aad ku haysaty America.
    Alle-na hakaa abaal mariyo daacadnimada iyo dadaalka joogtadaa eed u hayso umada 🙏🫡

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Před rokem +1

    Mansha allah , waa hooyo dadaashay oo karti leh , beerteeda iyo xoolaheedaba Allah haw barakeeyo 🤲 Aaamiin

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před rokem +1

    Masha Allah xooga iyo xoolahaba Allah ha kuu barakeeyo aamiin khadra iyo hareeriba

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem

    ILLAAHAY HA U BARAKEEYO INANTA KHADRA.. LEGEND ABDISAALAAN HERERI.. GREAT JOB MASHAA ALLAAH

  • @akramhaa9724
    @akramhaa9724 Před rokem +1

    Masha Allah Tacabka Alle ha kuu xasiliyo Aqoontii oo Dhulkeedi Aamintay Aayahaasbaa laga helaaa

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před rokem +1

    Dafka kuwaashay Yurub Ha aaminaan Dalkooda Maasha Allah
    Qadra Alle hakuu Barakeeyo Beerahaaga

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Před rokem +3

    Mansha allah Shaqaa Sharafleh
    Kep going Marwo 👑🙏

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 Před rokem +12

    Maasha Allaaaaah tabaarakalaah laa quwata ilaa bilaah,,, Qadro abaayo Allaha kuu barakeeyo beertaada Allahana ku xafido waxaa tahay qof ku dayasho mudan oo dhawrsoon oo xishoodkii dumar ka muuqdo waxaana ku gartay markii dabeysha ku soo aado sida aad dharka kuu xiran aad isaga qabaneysid si aanan jirkaaga loo arkin ninka camirada u haayo cabdisalaan waa ku qaldan yahay in uu kugu qabto marka dabeysha timaado laakiin abaayo ogow lugaha waa cawro waxaa habooneed in aad sigsaan/ iskaalsho gashato waxaan rajeynaa in aad commentskeyga aqrin doonto Allaha ku haleeshiiyo Aamiin.

  • @nimcomaxamed123aadan6

    Wariye hereri waad ku mahadsantahay dhiirigelinta beeraha👏👏👏👏👏👏👍

  • @bitihanduule2080
    @bitihanduule2080 Před rokem +1

    Mazha ALLAH MUWADINAD DADALAYSA ALLE HA KU BARAKEEYO❤❤❤❤❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před rokem +2

    Abdisalaan Hereri Wariye Xirfadiisa Ku Kalsoon Oo Hibo ILaaHeY Usiiyey - waligey Maan Arag Cabdisalaan Oo Warqad Ka Eeganaya Wuxuu Dadka Weydiinayo Maasha allaH

  • @jamacwaa-yx7sz
    @jamacwaa-yx7sz Před rokem +1

    Waa tussaaale wanaagsan inantani.hora usoco walaal.cabdisalaano waad ku mahadsantahy soo gudbintaada

  • @khadijabandare776
    @khadijabandare776 Před rokem

    Manshalaah Manshalaah sharaf ku noolow khadra,waan ku farxay tacabkaga beeraha ,beerahu waa nimco ilaahay qufka siiyo. Waan ku salamayaa my sweetheart.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před rokem +9

    Mhdsanid Hereri Barnaamijyo wax tar ah ayaa noo soo gudbisaa🎉
    Khadra Illaahay hakuu Barakeeyo Beertada Wax badan ayaan kaa faa,diaystay Beeraha Aad ayaan u jecelahay Iyo in Dalkeena Horumar ka gaaro Markan Diyar u soo noqdo Waan Kula Soo xiriiri doona. ❤

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs388 Před rokem +1

    Masha allah khadra wiiwaa waa gabadh hawlker ah alle ha barakeeyo

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Před rokem

    Maasha allah barako allah hakuu galiyo waan jeclahay qofkii wax qabsanaya

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Před rokem

    MashaAllah. TabaraAllah. Allah ku xifdiyo.

  • @Saacsoftware
    @Saacsoftware Před rokem +1

    Wlhy maamadan khibrad badan ayaa ka helnay oo aanan ogeyn sida lifetime ka geedka .
    Barnaamijyada cabdisalaan hareerina aadbay faaiido bulshada ugu leeyihiin hareeri aadbaa ugu mahadsantahay Barnaamijyada quruxda badan

  • @mohyadinjama4533
    @mohyadinjama4533 Před rokem

    Mansha Allah Khadra wiiwaa Alle hakuu barakeeyo beerta

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 Před rokem +3

    Beertayada iyo beerteedu waa jaar bari dhawayd ayay meesha iibsatay waa hawl kar wllhi

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 Před rokem +1

    Ilaahay haku barakeeyo Maamo waxad tahay qof hawl kar ah misana Hormuud u ah dhamaan dhalinteeena

  • @khamalhasan9001
    @khamalhasan9001 Před rokem +1

    Maansha Allaah Allaah haku barakeeyo maamada

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo Před rokem +1

    Masha allah indhaha u roonaa alle hakuu barakeeyo aamiin❤. Beer aan leenahaybaa jirrta mana beerano insha allah wanu dadaali
    😊

  • @fadumojamac2415
    @fadumojamac2415 Před rokem

    Masha Allah ilaahay ha kuu barakeeyo aamiin

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Před rokem +1

    Masha Allaah, Rabbi hakuubarakeeyo

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před rokem +1

    Mr Abdisalaam mahadsanid Abti, mar walba waan qoslaa haaye haaye markaad tidha.

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 Před rokem

    Mashallah eedo!! Amazing

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Mansha Allah
    Jazaka Allahu kheyran walal

  • @zultantube
    @zultantube Před rokem

    Maaaaaaaaaasha Allah maaaaaaaaaasha Allah maaaaaaaaaasha Allah
    ilaahay haw barakeeyo
    Wllsheen khadra, sidoo kale waxaan Codsan lahayn, hadii ay suuro gal tahay in dadka ka caawiso wax beerista sida aniga oo kale

  • @yirooweabucaatika5248

    Masha Allah I ilaahay kuu barkeeyo waa fikrad cajiib ah

  • @kinggoldsolomoncslm8954

    Walashay khadra ilahay hakuu barakeyo hamigaa aad dalka dibadiisa uga timid in aad dhulkaga nimcada taala ka fa ideysatid dadka kale qurbaha jooga kale hakugu daydaan beertadana ilahay hakuu barakeyo barakana hakuu galiyo ilahay hakaga dhigo beerta somali oo dhan Mireheda gadho wabilahi towfiiq barakalah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 měsíci

    Ma shaa Alaah, ma shaa Alaah xabiibatii so proud of you.

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před rokem +1

    A xareeri qof aan taageero oo an wareesigiisa jeclahay big fan 🪭

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn Před rokem +3

    Dhulkeena meel kasta waala beeran karaa lkn nasiib xumo kuma baraarugsanin. Aniga hada waxaan ku tala jiraa inaan wadankii ulaabto oo aan beertayda tabcado, hadu Alle idmo. Qurbo iyo depression-kisa waan ku daalay

  • @fatal2340
    @fatal2340 Před rokem +1

    MaanshaAlah, Alaha u barakeeyo

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před rokem

    Woow😊❤❤🥰🥰🥰💟💯🙏M.a
    Waa Gabar Mutacalimad ah 🙏

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před rokem +2

    Hay adaha wadanka oo dhan halaga saro hurdada hakakacan umada soomaaliyed iyagoo joga ayay wadankodii oromo iyo Etopia iyo xata bakistan kashaqeyan run ahaan soomaali meel ay jogtaba nolosha ayaa lagu dugay madax dodii ayaana darag kudishe subxanallah.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Před rokem

      Kuli waxay doonayaan tahriib iyo wadamo shisheeye

  • @abdikeniahmednour3780

    MASHA ALLAH ALLE HA U BARAKEEYO KHADRA

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před rokem

    Mashaa Alaah waa Barnamuj loo bahna🙏

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Před rokem

    MashaAllah Allaha barakeeyo walashayn

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 Před rokem

    maasha allh inantaasi way dadashy runtii waa qof waayo araga dhulkedana jecel waxna kula soo laabaty

  • @nasirmohamed3218
    @nasirmohamed3218 Před rokem

    Masha allah real inspiration 🙏🏻

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

    Gabadha alle ha u barakeeyo shaqada ay qabatay

  • @mryes6893
    @mryes6893 Před rokem

    Masha Allah barnaamij yada saan oo kale ah nosoo badi Me Abdisalaan Herrero

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Před rokem

    MashaAllah waa beer qurux badan runtii

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před rokem +13

    She's hard worker and smart masha allah ❤

  • @ahmednasirabushanab8009
    @ahmednasirabushanab8009 Před rokem +1

    MashaALLAH waa gabadh geesiyad ah

  • @abdirashiidmohamed2004

    mansha Allah ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Před rokem +3

    walee maanta haweenku ragga iyaga ka fiican wlhi

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před rokem +2

    Mahadsanid wariye qaaliya mar kasta soo gudbiya arimo mihiim ah
    Bal mar waxaad soo gudbisaa adigoo mahadasan solarka iyo qaybku u shaqayo iyo sida ugu fudud ee qofka raba in uu solar badan helo malaha ugu Jaban ama ugu raqiisan uu ka heli karo madma wadnka aad ugu bahanyhay

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před rokem

    Masha allah ilaahay ha ku barakeeyo aduunka dhulka wax ka qaalisan ma jiro inagana way inagala dagaalamayaan haayadahu inaynu dhulkeena falano

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 Před rokem

    Mansha.allah alle ha u barakeeyo ee waxan fahmi waayey erayga SIIRKA ee basasha laga rabo

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn

    Mcha llaah alle ha kuu barakeeyo maalkaaga

  • @suudaani1
    @suudaani1 Před rokem

    Maasha Allah Rabi Khadra ha u barakeeyo tacabka beerta lkn qodobka ugu muhiimsan waa in Hay'adaha beeralayda lugooynaya laga qabto oo ay xiitaa hadii ay caawinayaan beeroole shaqaynaya oo waxsoo saaraya ay siiyaan si uu ugu horumariyo waxyaabaha ka dhiman.

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 Před rokem

    Allah. Ha. Kuu. Barakeeyo. Inaadeer

  • @togdheer-boy4111
    @togdheer-boy4111 Před rokem

    Masha Allah walaal Allah hakuu barakeeyo

  • @DonKako
    @DonKako Před rokem

    Mashallah! Allahow barakeeyo.

  • @rudwaanmohamed
    @rudwaanmohamed Před rokem

    Mansha allh waa gabadh karti leh dhiirigalina aan ka helo barnamijyadeeda ana waxan rajaynayaa insha allh inaa beer sameeyo

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 Před rokem

    Masha Allah ALLE ha barakeeyo

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem

    👋 Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Khadra Max,d Wii Waa.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před rokem

    mashalaah reer wiiwaa xamar baa ku aqaanay waa reer wax gal ah salaan from Oslo

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 Před rokem

    Alle ha barakeeyo hantideeda WAA qof dadaalaya

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 Před 3 měsíci

    Hareri waa nin aad u wangsan Allah cmri dher iyo cfimd ha,kusyo

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Před rokem

    ma sha allah what a lady congratulations habo

  • @Isgokumaxrizzeditz
    @Isgokumaxrizzeditz Před 11 měsíci

    Masha Allah.. Waqti baan isku iskuul iyo re Hawlwadaag isla ahayn. .. Allaha dhawro

  • @omadada100
    @omadada100 Před rokem

    Mashallaah Allaah haku barekeeyo

  • @Hoygatebiyaha
    @Hoygatebiyaha Před rokem

    Masha allah alle hakuu barakeeyo

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Před rokem

    Cabdisalaan aad & aad baad u maHadsantay sida aad dadka ugu soo dhiirigelinaysid inay waddanka wax gashadaan intooda wax haysa 👏👏

  • @habibaomar5857
    @habibaomar5857 Před rokem

    Masha allah❤ waa wax loo baahanyahay in la beerto dhulkeena wax walba waa ka soo baxayaane

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 Před rokem

    Masha Allah good job well done

  • @aboodfam
    @aboodfam Před rokem +1

    It's a good amazing idea renting a farm with water

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @abdihakimmmohamud7230

    Waaw.
    Maasha ALLAAH.