Vlog inti laduubayay kii ugu shidna beraha dhexdoda ayan neef kuqalanay Kalay iska arag

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 21

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 Před 3 měsíci +2

    walaal maxaa gabadha u cayday lkn waa fariid ma xanaaqin
    maashaa allaah meel qurxoon iyo dad wanaagsan guulaysta

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka Před 3 měsíci +3

    asc walaalayaa anigu waligey baadiyo ma arag xamar baan ku dhashay laakiin waan jecelahay baadiyaha hadane yurub ayaan ku noolahay waxaan ka yaabey biyaha meesha toga ku jiray dadka ku dabaalnaayeen aad cabeyseen sow kama baqeysaan shuban ama bakteeriyo cooloosha idinkaga dhacdo biyahaas xoolaha siiya dharka ku dhaqda laakiin idinka ha cabinina insha alaah mar baan baadiyahaas idinkugu imaan doonaa dhulkaas baan ka soo jeedaa waligey ma imaan quruxda dhulka si fiican noogu soo duuba oo nakala barbara guul hore u socda

    • @HodanLeeyli
      @HodanLeeyli  Před 3 měsíci

      Wcs marka hore welcome marka xiga biyuhu wax cudur ah maleh awoowa yasheyni aya cabi jiray waa biyo badan mida kale marwalba lama galo oo lama ogolo hada ceelal aya kuso badanaya wadan ka

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 3 měsíci

      Dhulkaas miyaad kasoo jeedaa 🤔

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 Před 3 měsíci +1

    Mashaalah allahe dhulkena quruxe badana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 3 měsíci +2

    Illaahay kabaqa waa yaryahay waana caato ee iska daya damerka waa nafley kanaxa

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před 3 měsíci

    Abgaal oo dameerkii ka faanaya ay xoolaha kalahaayeen

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 3 měsíci

    Dameerka ilahey halooga baqo, waa nafle subxana laahiye.

  • @mohamedmohamoud4153
    @mohamedmohamoud4153 Před 3 měsíci +1

    Deegaanka aad joogtaan kusoodara sheekada.

    • @HodanLeeyli
      @HodanLeeyli  Před 3 měsíci +1

      Miirtaqwa shabelada dhexe Somalia

  • @abdihassan5146
    @abdihassan5146 Před 3 měsíci +1

    Dameerka inkaartiisa ka cabsan meyso miyaa sorry

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 Před 3 měsíci

    Yaa aaway neefkii ,

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 Před 3 měsíci

    Waxaa la sheegaa meesha aad joogtid magaceeda

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 3 měsíci

    Dameero oo kaliya miya meshan laga rartaa.

  • @ClaahiCabdi-bi9dh
    @ClaahiCabdi-bi9dh Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @ONKODTV
    @ONKODTV Před 3 měsíci

    Waryaa dulkaan caligaroob malone ogow

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    HAWIYE + DAMEER

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 3 měsíci +2

      What's your point.

    • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
      @AbdirahmanAyanle-mf8yj Před 3 měsíci +1

      He doesn't have any point.

    • @aminaali8263
      @aminaali8263 Před 3 měsíci +1

      Qarare from dhahaxe barwaqaada cagareka illahay nasiyaye ukaxunyahay xasidnimada mafiicine walaisdhalaye lisladhashe qararka da sodhowowe ❤❤❤

  • @abdihassan5146
    @abdihassan5146 Před 3 měsíci

    Dameerka inkaartiisa ka cabsan meyso miyaa sorry