DABDAMISKA XILDHIBAANO AFKA FURTAY (3983)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024

Komentáře • 16

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Před 18 dny +1

    .xildhibaanow shacbka
    Somaliyeed idinkameshas

  • @AbdinasirSalaad-ny2sy
    @AbdinasirSalaad-ny2sy Před 18 dny +5

    𝙢𝙖𝙩𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 𝙭𝙞𝙡𝙙𝙝𝙞𝙞𝙗𝙖𝙖𝙣𝙤 𝙩𝙪𝙪𝙜𝙤 𝙩𝙪𝙪𝙜𝙤 𝙩𝙪𝙪𝙜𝙤

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před 17 dny

    Xil dhibaano ma aha ee waa xaaramiin sababtoo ah
    Xasan waa saxan yahay Dadkaan xasanay dulmi kuraaceen inoow barakiciyo xaqoow u leeyahay

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před 17 dny

    Yaa dhulkaan xaakarabtaa tastuurkii aaway aaway baarlamankaa laweydiihaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 18 dny

    Subxaanalaah

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 Před 17 dny

    UNUKAA LEH WAA LA OGAA INAY SIDAAN KUDANBEYSO😂😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 18 dny

    Nabsigii farmaajo ma dhawadhawa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 18 dny

    Dameer iyo labadiisa dhegood maxay kala yihiin

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před 17 dny

    Masaakiin ma aha ee waa munaafiqiin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 18 dny

    Qaxootiga waa in ay u noqdaan degaan koda shababna waa inay badiyaha ay ka soo baxaan ooy shaqaystaan hawiye al al yaa idin rogay nagu dhibteen dhibanada

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před 17 dny

    Tustuurkii aaway Beenaad sheegeysiin beeeeeeeeeeeen

  • @kaltumhassen7635
    @kaltumhassen7635 Před 17 dny

    Mar hora lo shegay dadkas in ay ka baxan mesha hadey maqli wayen wa in xoog loga bixiyaa hbg xoog ay watan cid ka yeleyso ma jiro halga bixiyo tuugada

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 18 dny

    Dadka u hiiliya xasanna la xisaabtama oo dalka ka qabta

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 18 dny

    Quburaha maxa uga hadli waydeen ? Xagay deganan jireen dadkan ileen meshaan dowlada lehe mise qawda maqashii waaye umada u sheega meshay ka yimaden inay ku noqdaan

  • @raaliyosiidcumer1497
    @raaliyosiidcumer1497 Před 18 dny +2

    Asc

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi Před 17 dny

    Nacala mooryaan Habargidir