XILDHIBAAN SIR QARXIYAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 7

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 Před měsícem +6

    wax Somaliland la yidhaahdo ma jirto,wa gooni u goosato somali diid ah,awdal state waa dawlad goboleed somaliyeed,midnimada somaliyeed iyo badbaadinta iyo difaaca qaranimada somaliyeed anaga u heegan ah,xoraynta awdal hala dardar geliyo,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco,allahu Akbar.

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem +2

    Reer Awdal State maa weelo ayaa lagu wadaa lkn waa in ay iyagu ka aacaan fadhiga waa beel aad u wayn nimanka Ciise iyo iyaku maamul Djibouti iyo Awdal state isku xidhan Ethopia na ka ganacsada deeganada Samroon iyo. Ciise ee DdS lkn wali way hurdaan.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 Před měsícem +1

    Saqajaan ayaa tahy ninkas sheq sharif kudhagan waryaa sheq shariif waa wadani wadanka wax usoqabty oo kumeelgar soodhafiye walaahi ningatraa gabad waye ee afkaaga edeb uyeel

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem +1

    Kan Xasan Sheekh u doodaya miyuusan ahyn Xasan dhiiqo kii laga diiwaan galiyay Hebeloow wiilkaygiyoow iyi Farmaajo naag uu furay buu ka ilmodhalaa sidoo kale Jaa ifayntii eritrea 🇪🇷 qabyaaladii shirka mudulood uu kaga hadlayay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před měsícem

    Sojog laga waayaa soojifo dhul malihid hadana calan sawi kudhagso waisla dhul lanahay shirako itobiyanu rabna elatare tagersanahay

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem

    Ninka samaroon una doodayo soomaalilan waxaad tahay nin tolkii lugta lahayo oo caabul qaataa oridoo raac anaga nama mid tahid

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem

    Reer Awdal State maa weelo ayaa lagu wadaa lkn waa in ay iyagu ka aacaan fadhiga waa beel aad u wayn nimanka Ciise iyo iyaku maamul Djibouti iyo Awdal state isku xidhan Ethopia na ka ganacsada deeganada Samroon iyo. Ciise ee DdS lkn wali way hurdaan.