Isagoo faraqa ku sita Bambo F1 ayuu soo gacan galay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 03. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 97

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 4 měsíci +38

    Illahay haydin kashifo dhamaan dhagar qabayaasha allah akbar

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 4 měsíci +11

    Subxaanallah acuudubillahi mina shaydaani rajiim bismilihi illahay hanaga qabto shadaadiinta shartooda iyo sharkalaba amiin yaa allah guuleysta cidamada XDS macawisleey shacabka dhamaan dawladeena

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Před 4 měsíci +15

    Wiilkan mala dalacsiiyay anagu ma aragno dalac siinta raga noohura dhiigooda lkn
    Malaha madaxdu ma fahanto inuu darajo kor ukacay war mada ey raga dalac siiya wax qabadka leh oo kala saara laalush ku noolaha iyo halyeyga

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Před 4 měsíci +13

    Nololsha halagu ciqaabo!! Waa wax lala yaabo I’m dhalinyarada 2024 aduunka hore maray iney wali qarax ku fakirayaan 😢

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 4 měsíci +8

    Subxaanallah allah hanaga qabto kuwaan ookale bisinka

  • @user-uz2fw7jl6g
    @user-uz2fw7jl6g Před 4 měsíci +10

    POLICE SOO QABTAY HALA DALACSIIYO DARAJADIISA KOR HALOO QAADO

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy Před 4 měsíci +5

    Masha Allah

  • @user-fj2tv9sh2p
    @user-fj2tv9sh2p Před 4 měsíci +11

    Allow soo hadiyey kuwa lunsan waa jimcee

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 4 měsíci +4

    Allaahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu

  • @user-yo3gl3jb1g
    @user-yo3gl3jb1g Před 4 měsíci +5

    Ilaahow naga badbaadi shartooda

  • @ABDIFATAH-by6tb
    @ABDIFATAH-by6tb Před 4 měsíci +4

    mnshlh bolıska soomaalıyeed shaqo wacan guul

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před 4 měsíci +4

    Guul ciidamada dharcada iyo bulshada sheegta Al shaydaanka hala dilo nabad diidka gaalka ah

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 4 měsíci +4

    Qawaarigta iyo yuhuuda isku qaab bay wax u dilaan una shaqeeyaan sifiican oogu fiirsada!

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci +1

    Illaahey hanaga qabto ku wan ya rabbi

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Před 4 měsíci +5

    waxan fahmi wyay dad an waxba galabsan sabab banbo logo tura Ma dhiga islamed aya jano Lago gala 🤔

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Před 4 měsíci

    MaanShaa,ALLaah Shaqo fiican ayaad umada uhaysaan Tiirka halasoowada Taago dambiilayaasha Laguhelo ALLaah hakhashifo Shartoo Cidkasta oosharwada Aamiin

  • @abdmoh20
    @abdmoh20 Před 4 měsíci +2

    Waxaan idiinka codsanenaa in aad qarsan wejiyadooda madaama ey leeyihiin famillo oo si fudud loo dhibateen karo pleas sida ey amniga umada u ilaalinayaan u ilaaliya idinkane

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před 4 měsíci +3

    Waa gaal dila dila

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Před 4 měsíci +1

    Alle haydin kashifo dhamaantiin

  • @ladnagurayo9442
    @ladnagurayo9442 Před 4 měsíci +1

    Anigu hadan awood leyahay waxan maxkamada ku Soo rogi laha qof ka marka ay ku cadato kiis ah inu shabaab gacan sar la leeyahy inan wax loyar ah amba qareen ah loo qabanin uuna istaahilin wax loo doodo OO garab la siiyo

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Před 4 měsíci

    Geesi aya shaqdaas qabty halaga farxiyo inshallha

  • @Galad866
    @Galad866 Před 4 měsíci +4

    Alshabaab Ethiopia iyo yahuuda ayeey dadka ulaayaan waa tuugo diinta ku been abuurata

    • @Galad866
      @Galad866 Před 4 měsíci

      @user-ys1pj7ds9d amiin

  • @aamino_abuukar
    @aamino_abuukar Před 3 měsíci

    Dagalki maanta farastin

  • @joonman7867
    @joonman7867 Před 4 měsíci +1

    Ithopia bada mala sii mise waa loo diiday madax weynaha maxow ka dhahay

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 Před 3 měsíci

    Hadaan shuute ahaan lahaa lawyers xiri lahaa .qaade iyo qariye waa isku dambi.

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 Před 4 měsíci +1

    Eelay 100 dolar ama 90 qaado umadana ku qarxi

  • @user-jy4sk1vw7b
    @user-jy4sk1vw7b Před 4 měsíci

    Ilaahay umada kaa qabay" tolow maxaa uu umada ku laynayaa

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 4 měsíci

    Guul dowlada dhexe e Somaliya

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 Před 4 měsíci

    Masaajidadi lagu balamin jiray hasoosheego

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 Před 4 měsíci +1

    somaliya way hana qaaday wayna nabadoobaysa insha allah na nabad waartaan u rajaynaya wayo siday nabada u sugayaan siday u shaqaynayaan cidanku mansha allah wxn ahay somalilamder ma xasidayo mana xaqirayo wxy qabtaan lkn anaga somaliland ahaan waad na xasidaan horumarkayagana waadka xuntihiin

    • @libanyare4130
      @libanyare4130 Před 4 měsíci

      Horumarkina kama xumin walal waana idin jecelnahay qof somalilander ahna agtayda lagu cuni maayo balse kala go’ida iyo walaalkey oo iga fogaanayo ayaa i dhibaysa ha iga tagin walaal😥🙏🙏

    • @farduussiyad1785
      @farduussiyad1785 Před 4 měsíci

      Kalago maxaya miyaynaan maalin maalin maalmaa kamida midoobin awelba talabaad yaa keligay wll iga kaadhigay kuwaa kenya jooga ee sowd africa jooga ee gaarisa jooga ee jabuuti jooga ee itopia jooga miyey daan wllo ahayn yaga lkn dee waxaaba ale kusahlay waxba weydaan igaba qaadayn dhaaxaan idinka xishoodoo idin dhaafee maanta diyaar baan u ahay inaan meel walba kaagasoo baxo oo aan nolosha bacmiiko kugu xidho🫡​@@libanyare4130

    • @farduussiyad1785
      @farduussiyad1785 Před 4 měsíci

      ​@@libanyare4130teeda kale maadaa yidhi qof smlldn ah agtayada laguma cunayo kuwaad layneyseenee waayirada kubaxtiineyseen sidii bakhtiga yey ahaayeen😮

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 Před 4 měsíci

    Fadlan hala dilo plz

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 4 měsíci

    Yaa lacagta u sodiray, Masaajidka far baa Ku godan

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Před 4 měsíci

    waaba nin u shaqeeyee in uu ka tir san yahay buu qirtaya subxaana llaah

  • @Munasarjalwa
    @Munasarjalwa Před 4 měsíci

    5×10=50,qof ayaa kudhiman karto bamkaas shan ilaa sedax mar kulaha

  • @cabdifitaax6233
    @cabdifitaax6233 Před 4 měsíci

    Shaki ma leh ineey wada Shaqeyan labo shabaab😢😂😂

  • @cabdirisaaqcalixasan-un4it
    @cabdirisaaqcalixasan-un4it Před 4 měsíci

    Walahiwayap100dolarsoomaaliinulayo

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 Před 4 měsíci

    Dabada Xabad halaga galiyo duliga

  • @user-kr5fz5og4v
    @user-kr5fz5og4v Před 3 měsíci

    😁😁😁😭😭😊

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před 4 měsíci

    $100😭😢

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 4 měsíci

    Waa Dad Fowdada wax ku hele, Maraban Shaqo Waxbarasho, Waxay Rabeen Beeso deg deg ah,iyagoo shaqaysan kara Aryaab badana, koonfurta iyo Bartamaha Somaaliya Dadka Alle ku Beeray waxay waxku Helaan,Dhalaan iyo Waayeel Dil Dhac Iyo Kufsi😏Caqli kale ma'jiro Acuudu Bilaah.

  • @ayancabdulahi8390
    @ayancabdulahi8390 Před 3 měsíci

    Kan wajigiisa qof aan arki jiray ayuu u egyahay balayo kugu dhacday

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Před 4 měsíci

    Dad Dadkooda Laynaayo,Oo Aan u Naxayn Ma Umad kalay u Joojayaan Somalay,Dadkisi iyo Dhulkisi Nin aan u naxayn, wadno Adakaa.

  • @qadarsalat509
    @qadarsalat509 Před 4 měsíci +1

    XoolahAas usii doodayo soo maka darno markA wax micno leh ma usan kuhadlin who ever taught you that law waqtigaas wuuka qasaray Neefoow 😢

    • @robrob6719
      @robrob6719 Před 4 měsíci

      Wa sheeko maxkamad waxas ma fahmi kartid 😂😂😂,

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před 4 měsíci

    Lahatumo korkiisa iyo madaxiisa usha kubadiya madaxiisa Xabsi daainna ku rida gaalka amaba halatuugto Al shaydaanka

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 3 měsíci

    Imaanka ale kaqad imaanba malihid

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 4 měsíci

    Shaqo fican ayay qabten cidanku

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 Před 4 měsíci

    Kan dhan dhanka danbilaha dafacayo war ma taqanid iska amus doqon horta kan maxu dadka al sbabka ugu daafaca

  • @Givemeproofkid
    @Givemeproofkid Před 4 měsíci

    Musiibo kugu dhacday

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 4 měsíci

    Horta kuwan qareeno kusheega ah ayagu waxba ma diidaan miyaa kiis walba iyo qof walba oo lacag usheega oo dhaha iidood ma udoodayaan xataa qof boqol qof suuqa kudilay haddii lookeeno aakhiro war baa yaala ninkaa dadka bambo gacmeeda kulaynayay ee maxkamadda ka qiranaya iyo midka difaacaya ee udoodaya soo isku danbi maaha ?

    • @cfataaxyuusufbashiir9226
      @cfataaxyuusufbashiir9226 Před 4 měsíci

      Qaanuunka dalka ayaa dhigaya in qofwalba oo dacwad looheysto in uu helo abuukaate udooda

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 4 měsíci

      @@cfataaxyuusufbashiir9226 maya taas waan ogahay zxp waa runtaa wadan walbana waa sidaas aduunka balse ilaa xadkaa qof aad ogtahay inuu danbiile yahay oo isagiiba qiranaya inaad udoodo sidii aad uga dhigi lahayd qof bilaa danbi ah waa yara qalad

  • @user-hk7uq3wt4t
    @user-hk7uq3wt4t Před 3 měsíci

    War kan abwan caamit ila eekade khawarijtu wa cudur ku fidey somalia hadan dawadeeda wa la helay no more gaalada diinta ku gabta

  • @shiikheygacashakha1611
    @shiikheygacashakha1611 Před 4 měsíci

    salbaash maaha ee salpass dheh

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 4 měsíci

    Wayang. Dadkankuwadifacaojog

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 Před 4 měsíci

    Hala toogto daalunka cadeeste dhiiga shacabka inu daadiyo uso tafa xeeute😡😡😡

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 4 měsíci

    8:01 Waa isqilaafeen danbi baaraha iyo dambi oogaha ,midna wuxu dhahay darawalkaa leexday midna Wuxuu yiri jooji ladhahay askariyaan u diray bambadana asaga jeebkiisa lagama bixin ee Alle uga baqa dhalinyarada oo yaan lagu fududaan ,asagaa qirtay dadka kalaba dimbiyadoda ma qirtaane maxaa kii Shabab lagushego u qirtaa Waa lasoo koronteeyay Cid ka celineysana majirto Marka Waa Allow NAFTA idhaafi . Allow Kashif haddu dulmi damacsanaa oo ciqaab , haddaad nabsaneysaana Alle ha idin kashifo oo shartina Alle haka badbaadiso .

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 Před 4 měsíci

    Raxn wayn umada yaka qabta tuugsiyay umada ku wareriyen

  • @user-pl3xs5qx3n
    @user-pl3xs5qx3n Před 4 měsíci

    Qarenka leftisa dila

  • @cabidinibrahim927
    @cabidinibrahim927 Před 4 měsíci

    xukunka maxa waye marka?

  • @birimocadey4993
    @birimocadey4993 Před 4 měsíci

    Qac ba idinka yedhayse ma qusatan miyaa

  • @bario1091
    @bario1091 Před 4 měsíci

    Haloo fududeyo kulahaa balayo kugu dhacdo

  • @user-dl3lr7pi5l
    @user-dl3lr7pi5l Před 3 měsíci

    Qarenkan asaga ayaba shabab ax

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Před 4 měsíci

    Shaqo wcn khawaarijta sidaaan
    Haloo beegsado
    Ciidankuna sidaan ha ufeejignaadaan
    Oo yaysan fududeysan baaritaanada gaadiidka!!

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před 4 měsíci

    Dadkan caqliba kuma jiro.

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 Před 4 měsíci

    Saa dambile hub laguso qabtay loo difaaca ? Horta

  • @asadm9522
    @asadm9522 Před 4 měsíci

    Shaiytaanka dila hadda.

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h Před 3 měsíci

    Ilhy muslimka haydinka qabto

  • @habibomohamud
    @habibomohamud Před 4 měsíci

    Reer baydhaboy xamar magaala joogto mx karabtan umada masakiinta ah

  • @medovepenman
    @medovepenman Před 4 měsíci

    Loyer kasi ayan ciil uqababa.
    Kilaha in uu kaliya kamidyahay shabab iyo in kaliya uu qirtay ayu danbi leeyahay.
    In shabab la noqdo ayaba kufilan in xukun dil ah lagu xukumo allaha cadabe

  • @Safia1470
    @Safia1470 Před 4 měsíci

    War hada islaam tihin iska dhaafa ubukaataba yaaahu doqon shaqo xun waa isku mid

  • @Somali100
    @Somali100 Před 4 měsíci +1

    QARAHA MELAHA UGU WEYN EE LAGA SO GUDBIYO WAA MASAJIDA WAHABIYADA EE KU YAALA MELAHA GESAHA AH EE MAGALADA[celasha ilaa ex-control inta udhaxeso , suuqa xolaha , darusalam ] SIDA NINKA AFKISA KA CADEYAY MARKA NISA WA INE DHEXGASHA RAGAA SIDO KLE WAA INEE LA FADHISATA CULUMADODA RUNTA U SHEGAN KUU RAAD SOOGALANA XIRAAN .

    • @abdinasirm6440
      @abdinasirm6440 Před 4 měsíci

      Absolute ceelasha waa fariiisimka ugu weyn

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před 4 měsíci

    dacwad.ogaha.waa.nin.aad.edaymaha.u.sharxay

  • @cabdiraxmanxasan2809
    @cabdiraxmanxasan2809 Před 4 měsíci +1

    0:40 0:41
    Qorta halaga jaro arxanlaawaha
    Bilaa caqliga ah

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Před 4 měsíci

    Ninka bambada waday waxa ka daran loyarkisa e labadaba Halagu xukumo ciqab adag waa Al shabab.labadodaba maha qaren e waa qatil

  • @dhalanyaradamanta
    @dhalanyaradamanta Před 4 měsíci

    Dad ka wax qarxinayo waa la yaqaanaa hala soo qabto dad ka masaakinta ah halaga leexdo

    • @Amiinaliiban1780
      @Amiinaliiban1780 Před 3 měsíci

      😂uuuuuu aaaaaa uuuuu aaaaa soo soco candhooy alshabaab 😂😂

    • @Amiinaliiban1780
      @Amiinaliiban1780 Před 3 měsíci

      Imika ma ninkaa u heelinaysaa alshabaabta adna alshabaab baa tahay Ina dhilo

    • @dhalanyaradamanta
      @dhalanyaradamanta Před 3 měsíci

      Alshab maahi lkn waxaan diidaa in masaakinta leyska soo xirto iyagoon waxwo galab san haddii dowlad jirto alshab ka wuxuu kujiraa Yamaha Amina ugu sareeyo ku cay maayo aniga adiga ileen waxaad tahay quf ilma sinna ah adiga jawab tada waa intaas.

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 Před 4 měsíci

    Ninka alshabab haka deeyo ku doodayo iyo dilaga 2 doodaba hala toogto

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před 4 měsíci

    Waar Dadkuba waa wada Al shabaab yaan Been iyo Riwaayad loo dhigin.

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572

    Ilaahay ciqaabkiisu idinku habsay wahaabiyo

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir3068 Před 4 měsíci +1

    CZcams kaan Lacagta kasoo xaroota yaa qaata horta😅 Dowlada mala socotaa arinkaas

    • @abdullahisacidhirsi2434
      @abdullahisacidhirsi2434 Před 4 měsíci

      Anaa qaata dowlad maa jirto

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 Před 4 měsíci

      2022 waxuu marayay 200k ayaan tan dambe kor ayay u kacday macaamiishiisu

    • @abdinasirm6440
      @abdinasirm6440 Před 4 měsíci

      😂😂😂😂 meeel kale nala aaday lkn waaa iga qoslisiiay 😂😂😂😊

    • @tiitokaadir3068
      @tiitokaadir3068 Před 4 měsíci

      Aqiyaarey meesha lacag waawen laga helaa ama lagu buraarug sanen kkkkkk dhanka Facebook xitaa Waxba qarin meynee Halaga gaaro qolasa heysa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 4 měsíci

    Hawiye kor ayay ka mamulaan kala gudbinta hubka laakiin masakintan ayaa la iska qabqabsan.
    Kuwan maxkamada fadhiye ayaa gudbiya