YURUB GEENYO UMA DHALAN QOF NUGUL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 128

  • @salihasaliha-ww8gs
    @salihasaliha-ww8gs Před 8 měsíci +21

    Bogorada fanka somaliyeed kadib kadra dahiiiiir inta igu racsan like i saara

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb Před 6 měsíci

      Boqoradda fanka somaliyeed Waa magool

  • @suhaybsiyad2709
    @suhaybsiyad2709 Před 8 měsíci +2

    Waaaw ilaa 2024 codkedu sidii iskamu badalin calashan sawtu raxma , Waaba waxkale yartani.

  • @xussencadoosh9167
    @xussencadoosh9167 Před 8 měsíci +6

    Sawtu raxmo codka macaan alle haku daayo
    Hal codsi geenyoy waxad noo soo qaada heesti khadra daahir ee ahayd 12 jeer
    Ama erayadeedu ka mid ahaayeen
    Sida layligoo kale hadeed
    Geenyo heesta iyo codkada macan ayn sugayna❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hw1nb6tk3k
    @user-hw1nb6tk3k Před 8 měsíci +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ mashallah waa hees iigu banan

  • @gabaldayye
    @gabaldayye Před 8 měsíci +8

    sawtu raxma yurub maxamed cabdi yurub geenyo 😍

  • @MrHaibeh
    @MrHaibeh Před 8 měsíci +8

    Mansha Allah...Sawtu raxma alleh ha kuu siyaadiyo caafimaadka ...eeshcalaa hees

  • @Amina_624
    @Amina_624 Před 8 měsíci +8

    Heees waaa dhaafte geeenyo ❤❤❤❤❤

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 Před 8 měsíci +7

    Way way 😮❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +8

    Yurub misaan badan ba kadhacay m.a hilibku wa cudur watas jirkedu dhismay xoga❤ sawtu raxma jecliya
    Midakale yurubey walahai laba hesod ayan kuhaya xge kala so xirira😢

  • @CaliSacad-io8fg
    @CaliSacad-io8fg Před 8 měsíci +6

    Boqorada codka yurub geenyo sanadba sanadkuu ka danbeyo apdhayt ayay sii noqota sawtu rahma hestu waa gadmaysa miraha laxanka musica muqalka waa iga gadan yihiin❤❤❤

  • @Amina_624
    @Amina_624 Před 8 měsíci +7

    Haka filan nafteeydani ninkalay jeclaatiyo adoo nool ifkaba Wali inaan kugu niyaayiba my kin 🤴🤴🌎🌎❤️❤️❤️

  • @talomedia4769
    @talomedia4769 Před 8 měsíci +8

    ❤❤❤❤❤waaaaw horay u sooco waad na sidaatayee😊😊😊😊😊😊

    • @khadijakhalif3837
      @khadijakhalif3837 Před 8 měsíci

      Xasit sanidaa qofkan qawaan miyaa shidan

    • @talomedia4769
      @talomedia4769 Před 8 měsíci +1

      @@khadijakhalif3837
      Dumar waay ugu saraysa
      Qaymahaa sigaariyo
      Quruxdu waa siyaade
      Maxaad ku samaynkarta

  • @user-lh2gu6fd7w
    @user-lh2gu6fd7w Před 8 měsíci +7

    Sawtu rahma yurup geenyoh🥰

  • @axmeddalal694
    @axmeddalal694 Před 8 měsíci +6

    Sawtu raxma yurub geenyo wale nagbay ogoshahay🎉🎉❤❤

  • @user-dh3ow5yl5f
    @user-dh3ow5yl5f Před 8 měsíci +8

    Ooo yurub genyo ila ha ku dayo

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 Před 8 měsíci +6

    Wlshy yurub geenyo 🎉❤waxadtahay awlaad jacayl

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Před 8 měsíci +2

    fanaanadeena yurub waanku salaamay wxaan. Ku leehay geeridu meel jirtee habo fanka wakhti waad ku soo qaadatay hda iskga hadh oo ilaahay ulaabo slaama❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

      Adiga io ayadaba ale wad usimantihin adiguba hesaha dawanysid iska daa😂😂😂 towbada qof walba wa ubahanyahay yurub ayadu 10 Sano leba cantahay xge uwada dadkahireyay ba joga 😂ayadu jiilka xidigaha gesska waye isla so shacbaxen 2012 bana la as asay😂

  • @Adultsoftomorrow
    @Adultsoftomorrow Před 8 měsíci +4

    Waa nacabkii oo soo galay heesihii heerka kobaad, Yurubey heesaha dhalinyarada baan ku nacnay nacab iyo naaro afuuf intaas lala hadlayo.. This is the best one so far though ❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +3

      Waliged hees nacab ah yurub tanay qaday ama nacab kahadlaysa 😂 ayadu wa iska ehlu jacayl lakin heestu wa jacayl o yacni qofkan jeclahaya la iguma diri karo waye Wana cadi

  • @TheWacan
    @TheWacan Před 8 měsíci +4

    Waa wareey wax kale.🎉❤😊

  • @ahmedaadancali5767
    @ahmedaadancali5767 Před 8 měsíci +7

    Woooow

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama6109 Před 8 měsíci +8

    Yurub Maxamed boqorada codka ee noo buuxisay kaalintii XALIIMA KHALIIF CUMÀR MAGOOL IYO KHADRA DAAHIR CIGE markay noqoto codadka dabacsan ee halaasiga.❤❤❤❤❤ Qalbigaa ku salaamay YURUBEEY

  • @mustafarlaadichannel8835
    @mustafarlaadichannel8835 Před 8 měsíci +7

    Yurub.maxamid.cabdi.geenyo.uma.dhalan.codkii.macaanaa❤❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 8 měsíci +9

    BOQORADII CODKA EE QARNIGAAN
    Yurub .M.A Geenyo❤ ❤❤

  • @Yurub-hl3mw
    @Yurub-hl3mw Před 8 měsíci +6

    Gaanyo❤❤❤❤❤

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 Před 8 měsíci +4

    Ha ka filan nafteeydan
    Ninkalay jclaatiyo adoo nool
    Ifkaba wali Inaan kuba nayaayiro
    My husband❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +3

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 Před 8 měsíci +4

    ❤❤Sawtu Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub Geenyo)❤❤ Ilahay Cimriga Iyo Caafimadka Haku Barakeeyo

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 8 měsíci +6

    Bqorada codka sowtu raxma.❤🙈🔥🔥💓

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 8 měsíci +6

    Inanyahow Niyad samidiyo
    Naxariis kalgacalee
    Kuu Nuglee nafteydan
    Kugu haysa Nabdigee
    Naawileysa Guurkeena
    💍 ❤
    Haka filan Nafteydani
    Nin kaloy jeclaatiyo
    Adoo Nool ifkaba wali
    Inaan kuba Nayaayiro

  • @hodandahir1890
    @hodandahir1890 Před 8 měsíci +3

    Waxn hees wydhaftay jah❤😊

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic Před 8 měsíci +3

    Saas waye ❤

  • @SUUGAN1
    @SUUGAN1 Před 8 měsíci +7

    Yurub maxamad cabdi 🙏🙏

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +5

    Ala jecliya yurub geenyo ❤sawtu raxma

  • @zainabkalgacal5179
    @zainabkalgacal5179 Před 8 měsíci +5

    Geenyo indertey nolow gobeey❤

  • @ShaymaCabdiMaxamed
    @ShaymaCabdiMaxamed Před 8 měsíci +2

    Yuruub Maxamed Cabdi Axmed. Waa. Qalbi kaba. Runtii wakhtiyada niyad jabka waxaad daweysaa qalbiyadeena

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Před 8 měsíci +3

    Waaaw waarun

  • @ayanmagan7219
    @ayanmagan7219 Před 8 měsíci +4

    Geenyo igadhawornitaqada🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 8 měsíci +8

    Beautiful Song by Geenyo 💕/ beautiful place 😍😍😍😍

  • @Mubaarigcilmi
    @Mubaarigcilmi Před 8 měsíci +2

    Laxanka heesta saaran waa kayaab wlhi❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +4

    Sawtu raxma come back ayya noso samesay intay uurka laheed bay naga maqned io ila 2 sano ❤axya cod wale tageero dhaba ku ahay heshaga kama daalo io codkaaga macan

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos Před 8 měsíci +4

    Yurub geenyo fanaanada kaliya maalmahaan youtubekeeda heesaha routine cml uso galineysa ❤

    • @amuun9967
      @amuun9967 Před 8 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

      Come back ayay noso samesay 😂no da wan uxiisne because ilaa 2 Sano yurub way mashqulsaned io intay uurka laheed kudar way maqned Wana lo xisay

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 8 měsíci +3

    Yurub geenyo❤❤

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 Před 8 měsíci +3

    Waaaw💯💯

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 Před 8 měsíci +4

    Hambalyo yurub waxaad iska riday miisaan badan wayna kaa muuqataa ku dadaal inaad caato ahaato waa cafimaad hilibku adoo inan yar ah ayuu ku gaboojiyaa qof aan jeclahaad tahay runtii waanan ku farxay isbadalka halkaas kasii wad

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +4

      Walahi wa runtq yurub ayado yarbu wax wayn kadhigi jirey hada cadi bay noqotey jirkeeda ❤

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před 8 měsíci +7

    Long live Yurub Maxamed ❤

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 Před 8 měsíci +3

    waah waah hobolada qarnigan heesahagu waa kiniinka loo qaato waxyaabo badan oo nololosha ajYurub geenyo fanaanadaydii waanku farax sanahay inaad chanel kuu gooniya inoo samaysay oonka daalacano

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +1

      Ha walahi anba aad ban ugu farxay inay sawtu raxma❤ samesatay chanel ugooniya

  • @umalkhayrxidigtasamaron8040
    @umalkhayrxidigtasamaron8040 Před 7 měsíci +1

    Ha ka filan nafteyda
    Nin kale kalo jeclato😍

  • @dayaxali4603
    @dayaxali4603 Před měsícem +1

    Subaxaan sawtul raxmaay ku maqal waan siloon ahy

  • @GouledFalah
    @GouledFalah Před 8 měsíci +1

    ❤❤masha allah genyo horay usoco

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m Před 8 měsíci +5

    Sawtu raxma❤

  • @MunaYusuf-vn1sr
    @MunaYusuf-vn1sr Před 7 měsíci

    Yurub geenyo gapaDh welHel iyo wll pa leH zhp aduuN suwarez ❤zaHiptii ❤❤ nolloW apiD ❤❤❤

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz Před 8 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 Před 8 měsíci +3

    Sawtu raxma yurubgeenyo

  • @user-ut8yq9fm2v
    @user-ut8yq9fm2v Před 8 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siraajisiraaji9709
    @siraajisiraaji9709 Před 5 dny

    yurub waa ku taagera runti waa ku jeclhy

  • @user-mh5mf1ve6u
    @user-mh5mf1ve6u Před 8 měsíci

    Yurub genyo ❤❤❤suwarez zhpt❤❤❤❤❤😊😊😊 gabdh wangsn

  • @user-wb7kd5ur9f
    @user-wb7kd5ur9f Před 8 měsíci +2

    Inan yar baad u bahan tahay oo aad isku da, yarayso sida farxiya fiska 15jir baad soo baxaysaa intaasa kaa dhiman
    Hore u soco yurub

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +1

      Yurub da, mahayso xoga Yara gabdhan e make upka io camera manka aya hagrada 😂lakin codkeda kamuhiinsan Ono joga quruxna weye o folxuma kama muqato ❤sawtu raxma

  • @user-dh3ow5yl5f
    @user-dh3ow5yl5f Před 8 měsíci +3

    Nolalow

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC Před 8 měsíci +3

    Team no music 🎶 ❤

  • @jamaalgeesoos4193
    @jamaalgeesoos4193 Před 8 měsíci +1

    Sowta raxma❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Před 8 měsíci +3

    WOOF CALEEEK RAG BAA ISKUGU TEGAY HEESTAN SOWT RAXMA HALKEEDII BAAD DHIGTAY

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige Před 8 měsíci +3

    Yurub Maxamed Cabdi.❤

  • @HeeloMaal
    @HeeloMaal Před 8 měsíci +3

    👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 Před 8 měsíci +7

    Yurub geenyo come back.

  • @user-dw8le3tt8u
    @user-dw8le3tt8u Před 8 měsíci +1

    Allah jidka sax ah ha kutuso sida komontiga lagaga wanajinaayo ha laga wanaajiyee

  • @ibrahinali7330
    @ibrahinali7330 Před 8 měsíci +1

    Ereyada Xildhibaan Khadar Guun

  • @ibnumadaxay1
    @ibnumadaxay1 Před 8 měsíci +4

    sawtu raxma

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

    Yurubey ninkan barkhad ladhaho e cameramanka ah isks badal pls 🙏 wa iga talo videyawga ma qurxin yaqano iska badal kuwagi hore so cesho cameman yadadi hore
    maxaytahay video ladubayo qorax xili ah because videyawyada afficialka ah xiliga subaxdi io casarki io habeenki ba laduba because duhurki waa xiliga qoraxda qofka indhihisa qoraxda ka qabanaysa o wajigisana si si bu noqonaya iska badal ninkan sawtu raxmay ❤

  • @user-ri5ru9mw9o
    @user-ri5ru9mw9o Před 8 měsíci +1

    Camera manka liita sida kale waa ok

  • @mumtadahir
    @mumtadahir Před 8 měsíci +1

    Manshallah I love this it is soo good

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 8 měsíci +3

    Jecliya Codka Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 Před 8 měsíci +2

    🥰🥰🥰

  • @sabriinmuuse2548
    @sabriinmuuse2548 Před měsícem

    Yurubay heestan lagama naqayn khalad ayuu kagalay abwanki ku dhibay umaqalantid 😢

  • @Abwaan001
    @Abwaan001 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ hala wala hubaashii haybin doontaa loo hanaan raadshaaye haye samidii lagu hodmaa laga helaadshaaye hadaba kuu gacan haadshee haybadsamaaleyeey hada ma nabad baa...?❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤Abwaan Jibriil Yare❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wt9gd3eg3d
    @user-wt9gd3eg3d Před 7 měsíci

    Yurub cadeey

  • @deeqsiyaad1547
    @deeqsiyaad1547 Před 8 měsíci

    Yurup geenyo ❤❤ suwarez zaxptii❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaxuseen3643
    @xamdaxuseen3643 Před 8 měsíci

    Sowtul raxama

  • @imaqlaa
    @imaqlaa Před 8 měsíci +2

    Team iMAQLA ❤🎶🎵

  • @Kabtanosman
    @Kabtanosman Před 8 měsíci +1

    🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🙏🙏🙏

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 Před 8 měsíci +3

    😍😍😍😍😍😍

  • @roblehnouria9966
    @roblehnouria9966 Před 5 měsíci

    Wawwww❤❤❤❤❤

  • @maslahmahamud811
    @maslahmahamud811 Před 2 měsíci

    boqorada fanka somaliyeed kadib mogool

  • @sadiiqabdiofficial4967
    @sadiiqabdiofficial4967 Před 8 měsíci +1

    Sawtu raxma

  • @user-vn5bs2il4x
    @user-vn5bs2il4x Před 8 měsíci

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @SagalCabdi-z8y
    @SagalCabdi-z8y Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 Před 8 měsíci +3

    🥰😍😍😍

  • @axmedmahad6090
    @axmedmahad6090 Před 8 měsíci

  • @user-ri5ru9mw9o
    @user-ri5ru9mw9o Před 8 měsíci +1

    Iska badal camera manka

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +1

      Ha walahi wu hagrada videyawga mu qurxiyo 😂 original xata ma aha wukudhelay gabadha stalked wa shidanyahay asaga le ku dhelay takale qofka qorax xili ah lamaba duubo hees markay meel istaagantahay wa cadi yacni kafogtahay camirada lakin marku qofka wajigisa loso dhawebayo hoos ba la istaajiya because qofka indhaa qoraxda ka qabanusa si si bu wajigisa noqonaya 😂

  • @mahmedahmed8276
    @mahmedahmed8276 Před 8 měsíci +3

    Beautiful song

  • @user-fq1on5bt8f
    @user-fq1on5bt8f Před 7 měsíci

    Kume

  • @user-wn6km6hr2g
    @user-wn6km6hr2g Před 8 měsíci +2

    🫶💕💕🌹

  • @SittiSomali-sq7wr
    @SittiSomali-sq7wr Před 8 měsíci

    Yurub way gabawdee wayay goba hayd

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

      Hadaba wa gob adeer codkedana isma badalin e gabadha cameraman hagrada ama an qurxin videyawyadeda bal gada arag videyawga wuku dhelay live marki lo arko bay yurub ka qurux badantahay tabtan

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před 8 měsíci +1

    Yurub horta waa cod fcntahay Fananinta Aqlaqda leh ee social media lagu dhex Arag ba ku jirtah blse ina is Asturtid ba ku fcn Abayo qof weyna tahay cimrigaan ina tinta ku baneesatid ma eheen sorry

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

      Yurub cimri ku shegusa subxanallah 😂gabdhan wajiga le xoga kahalowey e. WAy yartahay tarikhda daba gal hesjeda so arag takale qoftan cameraman hagrada e wa m.a yurub hadad live u aragtid

  • @user-dh3ow5yl5f
    @user-dh3ow5yl5f Před 8 měsíci

    Kadar warsame

  • @user-qc8wl1vf5p
    @user-qc8wl1vf5p Před 8 měsíci

    Wakhti waxaynu joogna beenta aad loo wadwado ......beenta iga sheegtan iyo warka beenta ah ee ad iga warisaan .....daciifnimo uun ba idinku wacan ....qofliita soo ma tihiin.losers

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 8 měsíci +3

    Masha alllllah yurub cod maaacaaan nolow❤

  • @IsmahaanCarshaan-rv5yb
    @IsmahaanCarshaan-rv5yb Před 8 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AchwakIsmail-dt9br
    @AchwakIsmail-dt9br Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MustafeMustafe-ef4tz
    @MustafeMustafe-ef4tz Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤