Yurub Geenyo (KU ILAAWAY) Hees Cusub 2015

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Yurub Geenyo
    Ku ilaaway
    waa hees cusub 2015

Komentáře • 202

  • @bahjaabdirashid7484
    @bahjaabdirashid7484 Před rokem +56

    Bal godob kaaman galine maxaad iga jaraysoo saaas dhan iigulla dhaqantay 😔abaal malle abaal axdi ruuxaad meel ad dhigateen amarkiisa jabiyee adigoo u daacada ku xanbarshey eedeee caawa aythy ramadaan 2023/3/23😭💔😭saacadu waa 1:30Am wlllhi qalpigaad iiga ciyaartay sidaas kamaan mudnayn Lkn waa aduunyo maanba isllhayn waad waayi ayaan qura allha qalpiga hayga kaareebo qofwllpo qalpi jaban allha niinaxariisto dhamaanteen alla jira I a😭😭😭

  • @brokenheart-oc1uf
    @brokenheart-oc1uf Před rokem +15

    inta qof laxumeyy aniga la ixumeyy godob kama aan galin waaan jeclaaa adunka iyda ugu jecla lkin markay ideyrisay oo ifogesay ayaan ana ilaway😢😢😢😢

  • @ilhanismacil3584
    @ilhanismacil3584 Před 6 měsíci +7

    Anigo murgeysan ban heestan so boqday qof waliba hadad ogan lahyed wuxu xaga danbe ka naqonyo mad amiinten barsho qurxo badna marka hore marka danbe waa nolol xanun baadan wan rajinya anigo bogsaday inan so boqodo 😢😢😢

  • @yaasircade51
    @yaasircade51 Před 6 měsíci +5

    walhi coomintiyada waan wada aqriyay waxa oynaaya inta badani waa dumar sory gabdhahena sharafta leh ragow dumarka qalbigooda aan wada i laalino❤❤🎉🎉🎉

  • @hashimsayid1727
    @hashimsayid1727 Před rokem +13

    Iga dambeeyo waliga qofku jecel meel cidlaha hakaga tagin talo weeyan aad malin u aayi doonto
    Calafsan baan kuu rajaynaya wlll🙏🏽🙏🏽🙏🏽

    • @SaaraAhmed-fq3rv
      @SaaraAhmed-fq3rv Před 5 měsíci

      Hadeysan naftu rabina walaal ma been ayaa lagu wadi kara qof dhano kujecel?

  • @user-yi6mh9vp8z
    @user-yi6mh9vp8z Před 11 měsíci +6

    Alla maxaa iiga tagtay maxaan kugu sameeyay
    Isma oran waligay waad kala tagi doontaan balse way dhacday 😢
    Laakiin faraantigaagi aad isiisay wali wan haystaa
    Kuma ilaawo

  • @maryamomustaph7282
    @maryamomustaph7282 Před 4 lety +14

    saxabky an adunka igu jeclhy ayan cawa ogaday in xas le yahay😭💔

  • @alone_girl721
    @alone_girl721 Před rokem +8

    Ismalahayn marnaba inta nooshihiin waad kala tagi doontan lkn way dhacday😓………
    Abaal maleh abaal
    Axdi ruux meel dhigaten
    Amarkisa jabiyay
    Adigo u daacada
    Ku xanbarshay eed😣💔
    …………..:………..
    Erey aan jeclaysto
    Xasuus kugu ogaado
    Iimadan hanbeen
    Ku ilaway manta🫥💔💔

  • @fadumomohamed2968
    @fadumomohamed2968 Před 2 lety +6

    Waxan mnta dhagesanaya heestan anigoo qofkaan jeclaa aad u niyada iga jabiyay

  • @arabiaofficial9322
    @arabiaofficial9322 Před 5 lety +12

    Heestan xasus bay iguledahy 2015 goanki malinka wacnayaa lkn 2017 baan toos ugu dhaqmay
    Wana ka guulaystay alh,✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @Abdikani_Ak21
    @Abdikani_Ak21 Před měsícem +1

    Abaal male axdi, ruux aad dhigateen, amarkiisa jabiyee, adigoo u daacada, ku xanbaarshey eedee...💔
    Arbaca. 3-July-2024. 1:48 habeenimo. KL-Malaysia.
    Ma garan karo sababtaan heestan markastoo aan daartoba ugu celceshanayo inka badan 10 mar xataa..😒💔

  • @hamdaalihiiz4366
    @hamdaalihiiz4366 Před měsícem +1

    2024 bishii February 4tedi💔😭🐎

  • @shafiya4192
    @shafiya4192 Před rokem +5

    Oh sorry 😔 Nacayb uu igeliyey dertii ayaan somalia ugaso Tahribay 5 sano ayuu Meher igu xidhanyahay ilaa Hadana Warqadayda waan ka sugaayaa 😢30/4/2023
    12:21Pm italia inta Heestan Qusayso iyo inta Sidayda Xoriyad aan Haysanba Saalama saxibayal👋

    • @jaylaaniahmed7072
      @jaylaaniahmed7072 Před rokem +1

      Sorry wll maxkamad iskaga fur iska fasakh

    • @sumayoahmed7489
      @sumayoahmed7489 Před rokem

      Wll diinta islaamka kuma qabo qofkasi waraqdada diiday ee keep going jaceylka haka ogalan inu ka adkadow si kastu dadnimada kaga qaado✌🏽

    • @user-nl6ph6tv2w
      @user-nl6ph6tv2w Před 7 dny

      Fasaqaad ka qaado lixbilood hadaanu gogol kula seexan ama aanu ku bilaan diintaa kaa furaysa masaajidada tag

  • @Apdirahman874
    @Apdirahman874 Před rokem +2

    HEESTAAN AAD BAAN U JECLAHAY RUNTII SOWTU RAHMA YURUB MAXAMED CABDI YURUB GEENYO RABBI HAKU ILLAASHADO KHAYRKANA HAKU WAA FAJIYO

  • @NimcoMohamedYousuf-mn9bq
    @NimcoMohamedYousuf-mn9bq Před 5 měsíci +3

    2019 ila haada 2024 waan jeclahay qof marwalap hagardaamo iyo xanuun AYAAN kala kulma haada afar habeen ka hore waxa aanan ka filey oo uu kas igu sameyey sidan ugu arag naag uu jecel yahay ayaan ogadey Waxan sameeyo maa garnayo caw Waxan ogeyn inuu block isarey Maxan sameeya Waxan dareemay Xanuunka baddan 😭😭😭😭😭😭😭 walalayal iso duceyo inuu alle qalpiyad rug ruge iga dhaqo 💔💔💔

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 Před měsícem

      wll.gcliye horta isagu hagalo nabsiga.ee.waxad.samaysa
      si caad ugu dheh runta isheg
      lkn weligay ano qof la.socdo
      qof.kle man damac igama gelin
      2024.01.15.Ugu danbayn.go.aan
      kaqatay qofkan 2sano u.dhibana
      lkn.hada alxm cala ku xal adigana
      alle.qalbiga haku dhawuro.sister
      naftada ilasho wa talo.

  • @hanaismaanhaniismaan7046

    2023 /5/29 walipa xili hbn ah wan iska dhgeysanayaa nabsi baa adgee 😦 ana kuma nxyee 😞ku ilaaway caawapa 💔

  • @rahmoadanyusuf3002
    @rahmoadanyusuf3002 Před 6 lety +8

    😂😂😂😂 ax xoaiyo cil ban qabaa xaqiq😭😭😭😭

  • @adamnur1129
    @adamnur1129 Před 7 lety +5

    Eeray aan jecleeysti manad i hambeeyniine ku ilaaway mantaaba WLHI heestan Wanka qaaylyaay

  • @nashadlove
    @nashadlove Před 7 měsíci +1

    Waxan bartay 14/10/2023 Allha qof xun abaal malahan wllhi man baran qof ka xun qofkaas sorry naftayda qof marka hore od baranaysid xooga ku wanajiyo wa laba wajile waxan ka xumahay in aan kasoo hor boxo lkn danta ayaa igu qasbayso alle ayn ka rajaynaa badal qayr qabo😢😢 by dadkii xumaa welcome dadka saxdaa ❤

    • @ilhanismacil3584
      @ilhanismacil3584 Před 6 měsíci

      Insha allaah alle qalbiga ha kaga reebo 😢

    • @yaasircade51
      @yaasircade51 Před 6 měsíci

      qof wanagsan ayad hele walal iska samir wall😂

  • @Mguhaad1
    @Mguhaad1 Před 7 měsíci +1

    Abaal abaal male abaal axdi ruuxaad
    Meel aad dhigateen amarkiisa jabiyoo adigoo u daacada kuu
    Xambaarsha eedee.. abwaanka anigu sameeyay gacan ayan u taagay runtii waa nin maskaxda tuujiyay thanks 🙏👍

  • @ikranisse9162
    @ikranisse9162 Před 24 dny

    Heesahaan dharka ku dhaqdey ka mid thy❤

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 Před 6 lety +11

    Yaa dhageysanyo 2018 bisha june Oo qufkiisa iloowey qalbiga ka saarey wada tufay ana uma naxayo erey mcn oo ku xasustey ima xabeynin

  • @ayaancllaahi5546
    @ayaancllaahi5546 Před 7 lety +14

    ala raga soomalida kuwa jacaylka
    waxka garanaya nooga dhig amiin
    si ay duuntu ogoshayahay kuwa noogu naxa nooga dhig nooma fiicna ragayagu

  • @anisawarsame7136
    @anisawarsame7136 Před 9 měsíci +1

    waliga ha isku jclaan qof siyad ku jiro waxa jclday nin iga weyn da ahan lkn Aan ad ujclday isagana inta bdn wuxu idhah mashqul baa ahay aniga dabca baa u ahay caku jcl

  • @cabdiraxmaanxasancali
    @cabdiraxmaanxasancali Před rokem +2

    Heestan waxan dhageysanayaa 2023 /3/ 28/ qoftan jeclaa ayaa I xumeysay lkn dhib malahan waxas dhan anika ka danbeyay oo siyay jaceyl xad dhaaf ah oo walibo waali ah

  • @nimcaanyuusuf3254
    @nimcaanyuusuf3254 Před 2 lety +4

    Ku ilaaway maantaba!💔😒😴

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 3 měsíci +1

    MAGACA 2014 BU UBAXAY SAWTU RAXMA DHAYAL UGUMA BIXIN 🔥

  • @fartuunabdullahi8736
    @fartuunabdullahi8736 Před 9 lety +7

    abal abal male abaal axdii ruxaad mel, ladhigate amar kiisa jabiyee ax ax hees iyo badh waxaadba modaa in ey aniga iga hadleyso viva geenyo

    • @noorhussain6271
      @noorhussain6271 Před 8 lety

      eeeesh calaa he's ma angry iiqaaday bal weydiiya geenyo

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před rokem +2

    Anu horta jacaylka ku nasiib darniyaa
    Ku ilaaway maantaba halkay dhawr iyo tobankii hore mareen mar😭💔

  • @JamacCali-c9c
    @JamacCali-c9c Před 2 dny

    Waw hees kadhe❤

  • @nuradinmohamed3094
    @nuradinmohamed3094 Před 5 lety +5

    yaaa daawanaya 16
    ov\2018 xasuus wayo bdn

  • @salmahassan6411
    @salmahassan6411 Před 8 lety +14

    runti kamadaalo dhageesigeeda heestaan😢

  • @mohamedabdirahman5072
    @mohamedabdirahman5072 Před 6 lety +5

    Yurub geenyo qof jirta ayd thy wlhi❤️🙋‍♂️

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 Před měsícem

    Heesaha qaaar waxaaa u maleysaaa in aay ani I quseyaan Xaqiiqo 😢

  • @shukrimire3510
    @shukrimire3510 Před 9 lety +32

    Ragga somalidu maaxay abal daranyihin oo ciil na badan

  • @ahmedyusuf9737
    @ahmedyusuf9737 Před 9 lety +6

    ku ilaawey maantaba axyaa hees

  • @AliishaQueen
    @AliishaQueen Před 6 měsíci

    Wlhi heestan waxaan is iri anigaa leh ani iyo wiil baa isna ijechy wlhi aniga waxaan qof daacad u ah oo is dhan ah u jcl naag kale buu iga raacy wuuna iga tahy bilaa sabab wlhi 💔😭

    • @naimoaden8486
      @naimoaden8486 Před 6 měsíci

      plz qof naaag asaga ka racay ha i ooyin naftada ha bahdlin naftada qimaheda sii u oy qof wayuhu idin kala kaxeyay ama ad is fahmi wayden lkn nin naaag racay wlhi ha u ooyin karto kaso qaaad waa iga talo

  • @bolandochannel7815
    @bolandochannel7815 Před 7 lety +4

    Wlhi xusuus bay igu leedahy heestani wakhti iyo waayo hore ayaan dhagaysan jiray

    • @bihialin7130
      @bihialin7130 Před 6 lety

      Wli waxabad mooda markasta oo uu jacayl iga xumaado dawada kaliyen helo inay tahay heestan iyo qaar kle oo lamid kuwaso gilgilaaya ruuxda

    • @ismahanahmed8915
      @ismahanahmed8915 Před 6 lety

      bolando channel nice one

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci +1

    Cajaaibul Cajaaibaat. 0:24

  • @hawamohamed2315
    @hawamohamed2315 Před 3 lety +2

    21april/2021 ilhy malintas illhy ayan kabarya inu ilhy isoo marin malintas oo kle
    Rag abal male

    • @yaasircade51
      @yaasircade51 Před 6 měsíci

      sasa ha dhihin raga ma wada xumo walal😂

  • @hooyomacan9459
    @hooyomacan9459 Před 6 lety +5

    raga soomliyeed maxey ciil nabadeen hadaan nhy haweenka soomaaliyeed

  • @InaCabdi-dc4ll
    @InaCabdi-dc4ll Před 7 měsíci

    Abaal male abaal axdi ruxaad meel aad dhigateen amarkiisa jabiyee adigoo u daacad ku xanbaarshey eedee💔😭🙂
    Erey aan jeclaysto
    Xasuus kugu ogaado
    Ilmaadan hanbeen
    Ku ilaawey maantaba💔🙂
    Bal godob kaa maan galine maxaad iga jareysaa oo saas dhan igula dhaqantay💔😮‍💨

  • @ayuubjamackhayre19
    @ayuubjamackhayre19 Před 4 lety +2

    Runti heestan waxan dhagasan jiray anigo jooga gobolka sool 2015-2020 waa xasuus

  • @yazinahmed5864
    @yazinahmed5864 Před měsícem +1

    Abaal Abaal abaal maleh
    Axdi ruxaad meel ad dhigateen
    Amarkiisa jabiyee
    Adigoo u daacada ah
    ku xanbarashey eedee!
    Ana kuuma naxayee
    Eray aan! eray aan jeclaystoo
    Xusuus kugu ogaadee
    Iimaad hanbaynine
    Ku iloobay maantaba!

  • @IfraahAhmednuur
    @IfraahAhmednuur Před 6 měsíci

    8/2/2024 😢😢😢😢 qalbiga la gubanayaa wlhi😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔

  • @user-cn1kh5mt2c
    @user-cn1kh5mt2c Před 6 měsíci +7

    2 5/2/ 2024

    • @abdirizckgaredali9987
      @abdirizckgaredali9987 Před 6 měsíci

      Heestan waxaan kadageysanii hayaa isbitalkaa wen MAMA LUCY KIBAKI in Nairobi. Waxaa udafarney wllkena marna sxbkeena oo Nairobi naguhayoo. Ruun ahantii heestan marbathan horaan udagestey hada wey kaduganthy. 2024 wa sanad an layabey😢. 5:55am

    • @cabdisalanismacil1484
      @cabdisalanismacil1484 Před 4 měsíci

      25/4/2024

    • @HafsoQuruxley
      @HafsoQuruxley Před 3 měsíci

      ​@@cabdisalanismacil1484isku malin ayan dageysaneyna

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 Před měsícem +1

    22/7/2024😮😮

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 Před měsícem

    Adiguna isma odhan
    Naftaan adiga kula nool
    Arxankeed ha goyninee
    Wax udhigo ayaamaha
    Nabsi baa adeegeeee

  • @farxiyofiska8261
    @farxiyofiska8261 Před rokem +1

    Abaal malahan nimanka somalida💔😭

    • @hamdamohamed2173
      @hamdamohamed2173 Před rokem

      Wlhi wa ruun anal males

    • @xamsegacan7887
      @xamsegacan7887 Před rokem

      abaayo adiguna nin bad dhibane ka thy
      anna gabadh
      markaa bini aadamku wuu isku dhex jiraa
      nasiibkaa hiiliya

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad Před rokem +1

    Ku ilaaway maantaba 😢

  • @apdirohmankaizeh4945
    @apdirohmankaizeh4945 Před 5 měsíci +1

    14/2/2024😢

    • @hamdaalihiiz4366
      @hamdaalihiiz4366 Před měsícem

      Wxba maynan kala dambayn labadenu aniga ba waa 4/2/2024😢

  • @farxiiyaxuseen6977
    @farxiiyaxuseen6977 Před rokem

    wa qisayada abaal Male axdi ruuxad dhigaten amarkisa jabiyo adigo u dacada ku xabaarsha eedana wllhi way ku qoratnay wixi aad ka gashay qalbigayga

  • @DjDiini20
    @DjDiini20 Před 14 dny

    12/08/2024 ku ilaway mantaba

  • @aminaabdi9257
    @aminaabdi9257 Před 2 lety +3

    Wowwww ma préférée félicitation

  • @shimbirka.
    @shimbirka. Před 26 dny

    1/8/2024 sawtu rahm💔🥺

  • @shukrixuseen8502
    @shukrixuseen8502 Před 4 měsíci

    24/apriil/5/2024😩

  • @filsanyusuf7745
    @filsanyusuf7745 Před 9 lety +3

    Ana kuma naxayee erayan jeclaysto xusus kugu ogadana imad han bayninee ku ilaa way mantaba 😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜...
    i like it is soNg runtii yurub raga somalida badan kooda abaal malahaa sis 😳😳😳😳

  • @fadumojibriil6502
    @fadumojibriil6502 Před rokem

    Wax dhigo ayaamaha nabsi baa adeege ana kuma naxaye erey aan jeclaystoo
    Xasuus kugu ogaadaba imaad habaysane
    Ku ilaaway ku ilaaway mantaba

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 Před 2 lety

    Sawtu raxma yurub M Cabdi yurub geenyo
    Still watching 2022 aug

  • @munoosmanmohamed8397
    @munoosmanmohamed8397 Před rokem

    Adigoo u dacada kuu xambarsha eed🥹

  • @aminamohamed8996
    @aminamohamed8996 Před 4 lety +2

    APRIL 2020 Wali wan dhageysanaya😭

  • @yussufshukri3876
    @yussufshukri3876 Před 3 lety +1

    What a love songs that can make me go back to my days.

  • @shukrimire3510
    @shukrimire3510 Před 9 lety +3

    Heestan waaxad moodeysa in aniga laga iga sheekeynayo hees iyo badh wlhi

  • @jamaalfarahmuse-jh8yi

    RUNTI HEESTAN WAA HEES QIIMO LEH COD IYO EREYO MCN LEH YURUB MAXAMED CABDI

  • @hussainahmedsaed917
    @hussainahmedsaed917 Před 4 lety +1

    😢😢😢😢😢😢 isoo noqo pleas😭😭😢🙏

  • @umuamuunyar9913
    @umuamuunyar9913 Před 5 lety +1

    sawta raxma bari baa lagu odhan jiray 2016 wixii ka danbeyay heso ma qadiyay yaa ila daawanaya 2018 /12/12

  • @mohamedabdourahmanmahamoud9264

    2020 qofki wali calacalaya 👍 ku ilawey ✌️

  • @user-zs4jw6zg7q
    @user-zs4jw6zg7q Před rokem

    adiguna simad odhan naftan,adiga kula,nool,😢😢😢

  • @alimohamed9725
    @alimohamed9725 Před 8 lety +2

    Wlh aad ayey yurub ugu baxsaty

  • @mustafeismail3802
    @mustafeismail3802 Před 4 měsíci

    9/4/2024
    Malin ciida. Yurub sawt raxma mxad sameysey

  • @user-fl4zy8iv1s
    @user-fl4zy8iv1s Před 5 lety +1

    2019 viv

  • @abdirisaaqxasan541
    @abdirisaaqxasan541 Před měsícem

    malin.xasus.mudan.iyo mermerka dawga.shiekh.malin an.ilowin.dorashadi.muse.bixi.o.an.noha.ku dhegeysanayay.iyo.manto tarikhdu.thy.2024.bisha.7.

  • @munanuur3432
    @munanuur3432 Před 8 lety +1

    I am Mr càbdi Khan asal weeye heestu axyaa yurub

  • @jimcalemohamed3665
    @jimcalemohamed3665 Před 6 lety +1

    Ku ilaaway maantaba yurub geenyo waa barigay mashraxyada ruxi jirtay

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Před 3 lety +2

    yurub maxamed cabdi sawtul raxma eeshqiyaasak xauus qaaliya iyo ujeedooyin badan

  • @backisaabdimuhumad6501
    @backisaabdimuhumad6501 Před 4 lety +2

    4/11/2019

  • @safiyaadan1474
    @safiyaadan1474 Před 9 lety +1

    aaaax axsan hees yurub

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 Před 4 lety +1

    Al heesatan maxaan dhageysaty ano xakiran waayaa qaar

  • @ixsaancbdi4668
    @ixsaancbdi4668 Před rokem

    23/2/2023
    Ku ilaaawey😢

  • @zamzamsiman4577
    @zamzamsiman4577 Před rokem

    Abaal maleh ragu😭💔🤦‍♀️🤔😢

  • @sweetinadhexyariinasomaliy6896

    Nyc song its rlly touching de heart all thankz goes to yurub genyo

  • @kulmiehassan942
    @kulmiehassan942 Před 9 lety +1

    i like this song realy Iska iloow geenyo raagaaba ceybkaa ah

  • @AbwanMagalo
    @AbwanMagalo Před 5 měsíci

    Adiguna ismad odhan naftan adiga kula nool arxanked ha goynine wax u dhigo ayamaha nabsi ba adege!!!

  • @idilmohamed8643
    @idilmohamed8643 Před 5 lety +1

    Wow😍😍😍😍

  • @user-ev4vq6rm4y
    @user-ev4vq6rm4y Před 11 měsíci

    2023 😭

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Před 10 měsíci

    Somalia bye 🌹🌹❤️❤️😂😂😂😂bye 🗝️🇬🇧😎

  • @fahadmohamudolad6989
    @fahadmohamudolad6989 Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @tusmoommegaaga2791
    @tusmoommegaaga2791 Před 7 lety +2

    really like
    hetaana

  • @hackyare1254
    @hackyare1254 Před 27 dny

    2024/8/30

  • @SamSam-bj4ol
    @SamSam-bj4ol Před 9 lety +3

    ala beerku nugulaa qalbigana khayaaniyo dabomaro badanaa ax ax haah

  • @namcohassan4417
    @namcohassan4417 Před 6 měsíci

    2017 😭

  • @marwodhawrsan5730
    @marwodhawrsan5730 Před rokem

    Xasuus qaaaliya

  • @amiirahassan96
    @amiirahassan96 Před rokem

    2023🎉

  • @abdimajidabdimalik8715
    @abdimajidabdimalik8715 Před 5 lety +1

    Adiguna ismaad odhan
    Naftan adiga adiga kula nool
    Arxankeed ha goynine wax u dhigo
    Ayaamaha ayaamaha nafsi baa adeegee

  • @hawomohamed9215
    @hawomohamed9215 Před 9 lety +1

    nice

  • @cismanabdi830
    @cismanabdi830 Před 7 lety +1

    walee waa fanaanad buuxda sigaara oo aadegtaba noolow sowtu raxma yurub Maxamed Cabdi geenyo

  • @hadalmacaan
    @hadalmacaan Před 8 lety +2

    ku ilaabay ha iloobin ee ka daa

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 Před 2 lety

    Mudo dheer ayan isku dayay inan ilaaso lknse mar walpa oo an is dhaho waxad ku ilowdo waban kasii fikirayaa 🤔🤔

  • @abdifataaxfaarax889
    @abdifataaxfaarax889 Před 6 lety +2

    ku ilaaway mntaba😢😢😢😢

  • @mahadamiin4586
    @mahadamiin4586 Před 6 lety +1

    Yurub nice song