YURUB GEENYO KAA TIRAY QALBIGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
Vložit
- čas přidán 12. 09. 2024
- Ereyada Shiine cisman Raabi
Laxanka Mustafe TT
Music Mustafe Galde
Codka Yurub Geenyo
V.Recording Mahamed Shidane
Editing & Camera Barkhad Nasir
Makeup Hoodo Kayse
Welcome to Yurub Geenyo Official CZcams channel, please subscribe now
Yurub geenyo mar walpo waad iga dareen hadashaa
Ninkii xuma ee aan qalbi ga ka tiray Baa Hada isoo noqday Heestan anigaba igu soctaa .. superb
Yurub Geenyo is like the Sun, always she is shining🥰✌️from the first day that I’ve listened u was 2014, my childhood😴❤️until 2023 I support you❤️😫🙏
2014 you were child and i think still you are child
sowtu raxma aad baan ugu raaxeystaa codkaaga markaan waayaha is yara qabano waan ku salaamay walaasheey yurub mohamed cabdi
Heestaan darenkeyga ka hadasha wlhi yurub thanks 🥰🥰
markaad iga tagtaan kuuma taagniyee kaa tiray qalbiga ❤
Markaad igatagtaad kuuma taagniye ana kaa tashadoo kaatiray qalbiga hees I khusaysa qalbigaygaad ka hadashay Geenyooy noolow
Hestan waa hees aniga sigooni ah itabatey wana hes aan kaga gudbey xili naftada ku adka nolow yurub mahamed abdi
Waa hees xiliga ubahna aye so baxday hestan wale kaa tiray qalbiga 😭😭😭
Asc walal please isoo booqo adoo.mahad san
Waa hees inbadan oo dadka kamida anfacday yurub maxamed abdi mamada maamoyinka
Yurubeey naga haki calacalka# dadiiska# heeso jcl halaga helo 2023😍
Yurub maxmed cabdi 🙏Yurub Geenyo Sawtu raxma is back ♥ ❤ 👌 ✨ 💖 😍 ♥ ❤ 👌 ✨
masha alah my dhigaygi alah ku xafido 💋💋💋💋💋
Kaa Tiray qalbiga Wow
Sowtu raxma yurup maxamed abdi slama🖐
Fanad an jecelhy❤ ishcala hes iyo bar❤
Boqorata codka faka somaliyeed geelnyo horey usoco abayo
Sowtu Raxma my sester Alfanaan yurub genyo waaw Masha Allah xabiibti boqorada Fanka geyga soomaaliya guuleso wllsheyda guul wcn abaayo,♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Sowtu rahma yurub geenyo ❤❤🎙🔥
Xisihi ku qadaye kuma dhigan yurubey wan kaftamahayaa ha u bixin keep going siz
WàÆn Ku Jecelahay ŘaSÙùlkii Allow scw scw Haddii aad ujeeddo Magaca Allah
Wooooow yurub Geenyo imisaad tiri salka u dhig jacaylka saxb
Yaasalaam waa erayadii sxbky abwaan shiine mahadsanid abwaane
Beertii abtigeybaan arkayaa oo baxdey banka wajaale allah yacisak fanaaniinteenilu markey dhaqankeena iyo dhulkeena dadka barayaan farcad iitahay ani
❤❤❤❤
What kind of background (highway)
Wlhi aad ayey ii tabatay hestan waxa moda inaa aniga la ii qaday wlhi casharka la ii dhigay walee ma ilaabo 😪😪
Same me sister 😭😭😭😭😭
Raali ahaw😢 mcneey Waxad jeceshahay Allaha kuu rumeeyo
Ila 2013 taGeero ku aHaa Keep GoinG❤️
Beautiful
Nic codkaaag
Wow way igu socota ... noolow queen yuruub
Erayadii Shiine cismaan Raabi laxankii Mustafe tager
Wow wow
Nice song
Thanks (-yurub.Abdi.maxamad-) yurub,,geeyo guuleyso waligaaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sowtu raxma.geenyo
Fananad.igu.qaali.ah
Erayada abwaan shiine aad baan ugu bogay keep going
Hit song love it👍👍
Markaad tagtaa Qalbiga kaa tiray..
Codmacaaaniyo hees maaacanmasha allllah
Alla ha daayo waxed tahay fanaanad na deeqday sounds rahman mahadsanid
Wow Boqorad codka
Ilaahay Wuu kuugu Deeqay Cod Iyo Qalbi Wanaagsan Ee Rabi U mahad celi. Yurubeey Waan Ku dhagaysan doonaa intaan noolahay
Sowtu Raxma Waan Ku Wataa
Anaa kaa Tashtoo kaa Tiray qalbiga
😁
Waw!!!! What a wonderful song ❣️❣️❣️❣️
Kkkjd
Uiii76uii
@@laylamaxamedcabdi8217 0¹¹m¹1
Mashaa allaaah hees iyo badh
yurubeey walalleey wayadaan heeso qalbiga xanaf ku rebaad soo qaadaa maxa qaldaan ina adeer
Dir ❤somaliland heeso suere ❤
7 kèep going
Wow yorub genyo horey uu soco wll mcn
Yurub geenyo fanka hada adaa nagu haya Marka hobolada waawayn laga yimaado xushmad Baan kuu hayaa
Waa soomaaland
War waxu cod macaaana😘
Tafantaaf jacayl turiqii cishqigu miyuu kugu tuntoo ma haduu ku tabay toobiya qaar
Eesh calaa
Yurub ku jeclahay
Waah geenyo
Kadiray qalbika yurubeey ma Anad ikahadaleysaa
Yurub 🥰🌸
Asc walal please isoo booqo adoo mahad san
Woow nice song
yurub ❤❤❤❤
Great video and song
Wooow👌❤❤❤🥰🥰
❤❤❤❤❤
Yurub maxamed cabdi soowtu rahma❤
Soomaaland
HEES MCN💋
Waaaaaw nolow
Boqorada codka yurub geeyo
Masha'Allah beautiful voice beautiful soul 💖 keep going my sister
Thank you so much 😊
Sawtu rahma yurup maxamed cabdi
Anayba igu socota heestu
Markaad iga tagtay kuma taagniye Ana Ka tashadoo Ka tiray qalbiga 18.11.2023 sundey 5:4pm
Thanks
Sowtul raxma yurub genyo
🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍
Waxaan ahay tanaad
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Mansha Allah
LA WADA sUGIIDOODA
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wwwwwwwwwwwwww.m.a. boqoradaa.faanka.sawtu.raxmaa.hry.usoco.quee
Woow nice voice and lovely song 🙏
Masha Allah inaader
😊❤❤❤❤❤ wn kutagera wllshy
Good
Jah hees iyo baar
Soowtu raahma ❤
Kaa tiray qalbiga walee kama tiri karayo xusuus baan ideyn
Wow 😊
The world doesn't revolve around one man there's more fish in the sea another one will come just trust Allah wholeheartedly
Sowtul raxm
It is sad that the waitress passed away after a few months since the episode aired. She seemed like a good person.
Tigaadiyo naqii kaa tuuray calaf
Al
@5/12/2022
Heestan hadaan bartaye waa ku shaqobeeli gaadhay wlhi
MAXA QORI. BIIYO. LO AWOD BADSHAY. SARA KA IMAN. SHAHODA
Wa balan inan hestan istadka so sarto 🤣🤣
Imisa jeer baad qalbiga ka tirtay qalbigaagu qaad wayna Yurubeey ?anigu hal mar baan ka tiray 😂
🔥😍🥰👍
❤❤💋👌💯💯
Wwwww
Muusigu awood malaha waxa Ku wacnaa axmed weli inuu tumo