YURUB GEENYO FT ABDIRIZAK CARAB | MAXA KA LILAAHIYA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Erayada Abwan Garacad
    Music Ustaad Sheegow Bishaar
    laxankii Maxamed Guun
    V.recording Maxamed shidane
    Codadkii Yurub Geenyo Ft Abdirizak Carab
    Camera & Editing Barkhad Nasir

Komentáře • 91

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +7

    Iga nasiib badan ni ka swtu raxma arkey 😢axya cod boqorada codka ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +8

    Noole kacod macan mashegi karo 😢 boqorada codka sawtu raxma ❤

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 Před 7 měsíci +6

    👋❤️💯❤️👋Alfanaanad Sawdatul Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub Geenyo) Intay Nolol Jirto Jir Oo Joog Il Iyo Cawriba Ilahay Haka Hayo Sawdatul Raxma👋💯❤️💯👋

  • @ibrahimabdikadir1706
    @ibrahimabdikadir1706 Před 7 měsíci +7

    waa ku salaamay yurubey afkaaga caano lagu qabay

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub Před 7 měsíci +6

    Codku waa haybad
    Eebbe ku siiyo weyn
    Yurub geenyo
    Waana mid lagu siyey

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 7 měsíci +5

    Boqoradii Qarniga Codka Yurub .M.A geenyo❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 7 měsíci +4

    Mash alllllah waaaw heees macaaan noooooooolaaada fanaaaniin qaaaliya yurub cod macaaaan masha allllah❤

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe344 Před 7 měsíci +5

    Waax kale shodhayasheydi yurub mahamed Abdi iyo Abdrisaq Carab

  • @shukranshuku1097
    @shukranshuku1097 Před 7 měsíci +5

    Yurub ale dambigaga ha dhafo san ku jecelahy ale ha ku. Jeclado nagta kaliyen dhageysto aros kayga na iga tumeysa❤️💋🙏😊

  • @GaraadHassen-mj6st
    @GaraadHassen-mj6st Před 7 měsíci +6

    Ilaaa intii ayso dhacday hamen wlpa wan dhagaystaa mrkan shaqada kaso rawaxo een guriga imado bqorda codka sowtu raxma io fananka da,da yar wa hees fadhida runtii❤

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw Před 7 měsíci +5

    Noole ka cod macan ma sheegi karo sawtu raxma ❤❤😊

  • @channelofficialhanadyare6727
    @channelofficialhanadyare6727 Před 7 měsíci +6

    Sowtu Raxma yurub geenyo Gabadh La Coda Ma Hayo Sahra Ahmed Dabadeed Adiga Uun Baan Dhegaysta

  • @apkaomart2030
    @apkaomart2030 Před 7 měsíci +7

    Waa kuwan dadka caadiga u heesa 🥰

  • @user-rq7gt2lm1n
    @user-rq7gt2lm1n Před 7 měsíci +3

    yurub maxamed abdi yurub geenyo sowtu raxmaaa ❤❤❤

  • @cabdiqanibacood
    @cabdiqanibacood Před 7 měsíci +5

    Sawtul rahma yurub geenyo❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 7 měsíci +3

    Yurub Geenyo Boqorada Codka Yaa Sowtu Raxma Waan Ku Wataa ❤❤

  • @Odowaaaa
    @Odowaaaa Před 7 měsíci +3

    Yurub geenyo way sii yaranaysaa uun Cajiib ❤😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +3

      Yurub awal hilibka wenayey e wa gabar yar gabadhan😂 hadeer beyba dhashey xata 😂😂 2014ki hesheda so arag hesta cimilada badalan bay walahi dhowr io labatan jirtahay xiliga😂 hadana wa dhowr io sodon jir waa 39 ama 37 ama 38 Yurub kama wayna😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 7 měsíci +6

    Yurub geenyo ❤

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic Před 7 měsíci +4

    Mashallah geenyo cadeey❤🎉🎉🎉

  • @atika5785
    @atika5785 Před 7 měsíci +3

    Subaxaanlaah😢 ilaahay ayaan ka magan galaynay xumaan iyo cidhib xumo
    Allah soo hadeeyo hadii kalena fasaadkooga umada Allah ka qabto subaxaanalaah 😊😢

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +2

      Maxa ku keeney meesha intad heesta kuraxesaty bad inta so qoreysa mia karka danbe 😂😂😂

    • @FatumaMohamed-nm2li
      @FatumaMohamed-nm2li Před 7 měsíci

      ​@@SALMAANN-m2tCeeb maxan in wax laa isku shego.

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893
    @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893 Před 7 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    lulankiyo muxibadii
    iga likaystay qalbigaa
    ayaanan ku lugo'ino
    laxawgiyo xasuusaha
    ayaan ligaxdaaye
    saw lahashada jacaylkiyo
    xus maan laasimin baryo
    laabtayda kumaan qorin
    inaynu lamaanihii
    laydhka shida jacaylkiyo
    lilaahida ima noqon
    "yuu ka lalin jacaylkuye"
    lamaantayda noqoo
    ha ladi waayinoo
    laydhiisa kalgacaylkiyo
    xiisihiyo laafyuhu
    ku laama doodo noqo..♤♡♤
    ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
    ...Yurubeey geenyo quruxeey...
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆Abwaan Jibriil Yare☆☆
    ☆☆☆☆☆ or☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    Abwaan Jibriil Galaydh
    ☆☆☆☆☆☆ or ☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
    Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Před 7 měsíci +2

    Yurub ga cajisin todobad kasta hal hees wanid so qaad you tube ka wa inad kala kicisa❤❤

  • @Isko790
    @Isko790 Před 7 měsíci +3

    Waaw yurub wax kale musiga ok arab isna wax akle from sheikh ama buurta sheikh

  • @ahmedaadancali5767
    @ahmedaadancali5767 Před 7 měsíci +3

    Hees asala weeeye, laxanku wa top.
    Keep going yurub

  • @TahliilStudio-e7e
    @TahliilStudio-e7e Před 7 měsíci +5

    Yurub maxamed❤

  • @abdelnaseribrahim1244
    @abdelnaseribrahim1244 Před 7 měsíci +3

    Dhaawan ayay dhaashay waay quurux badnatay Geenyo

  • @asharfmohmet3640
    @asharfmohmet3640 Před 7 měsíci +4

    Axya hees❤

  • @ykstqrx
    @ykstqrx Před 7 měsíci +4

    Hala Hala Sowtuu Rahma….welcome back ….Nolow walal

  • @idrokader
    @idrokader Před 7 měsíci +2

    Yurub Mohamed Abdi geenyo walashay sawtu raxma ❤

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE143 Před 7 měsíci +5

    Boqorada haweenka

  • @SafiyoTahliil-nh4sw
    @SafiyoTahliil-nh4sw Před 7 měsíci +4

    Sowtu raxma❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +2

    Ayyy sawtu raxma boqorada codka ❤ come back adag noso samesay

  • @user-sq2un4hu6w
    @user-sq2un4hu6w Před 7 měsíci +2

    Waaaaaw the best music maestro Shegow Bishara ❤ 🙏🙏👍

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 7 měsíci +2

    Waxani way hees dhaftay ❤

  • @mohamedibrahim1141
    @mohamedibrahim1141 Před 7 měsíci +4

    Sawtu raxma❤

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 Před 7 měsíci +2

    Sowtu Rahma yurub geenyo ❤

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Před 7 měsíci +2

    Wow😍😍😍😍 abdirisaq carab iyo yurub

  • @muscabnimcaan2851
    @muscabnimcaan2851 Před 7 měsíci +3

    SowtuN raHmA ❤gaaDhi aduuNka suwarEz .zaXiipteD nolow

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +5

    🇸🇴: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂

  • @mohameddeeqsimcnofficial4872
    @mohameddeeqsimcnofficial4872 Před 7 měsíci +3

    Daragii borama❤ mxn kudabaashy😂

  • @Ubax7
    @Ubax7 Před 7 měsíci +3

    BORMAA❤

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw Před 7 měsíci +1

    Wwwwww mashallah qorxo badana wadanken hooyo Somaliland guuuuuul❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 7 měsíci +2

    Masha allllah waaaaaaw❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Před 7 měsíci +8

    Beautifull Song Legends

    • @Supr93
      @Supr93 Před 7 měsíci

      I’m I the😢😂so😮 So you've never 👎 had an experience like 👍 or sports related oriented that's more Lucia than anything I've tried in the past so far but I've been estimating pretty well for years now not sure 🤔 I'll be checking ℹ️ it

  • @mustafemohamed3666
    @mustafemohamed3666 Před 7 měsíci +2

    So Nice 🎉From Jigjiga

  • @ameinabdirahman5644
    @ameinabdirahman5644 Před 7 měsíci +4

    Yurubtan dabku kama damaba

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 Před 7 měsíci +1

    Salute abayo yurub dress ur sis Hodhan ur own abayo landere

  • @aish_Abdi_mohamed
    @aish_Abdi_mohamed Před 7 měsíci +2

    My fav song 🥺❤

  • @user-os3vy8yf4h
    @user-os3vy8yf4h Před 7 měsíci +2

    Wwww way dhigta dhogtahay hesta genyadu

  • @moamiin5033
    @moamiin5033 Před 7 měsíci +2

    Yurub markay kaligeed heesayso ayey heesaheedu dhadhan leeyihiin waliba kuwii lagu bartay ee calaacalka❤❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +2

      Ha wa fananada islu filan kaligeed bay isku so baxda
      Fananin waxa jira an waxba meesha kuhayn odadka kale Markey laqadayan wax kale noqda Markey kaligod hesayana an waxba ba aheen 😂
      Lakin geenyo ayadu ilahay amarkiis kaligeed ba isku so baxda😂

  • @kurkurutv5121
    @kurkurutv5121 Před 7 měsíci +1

    Best song x-charv 😍

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +7

    Sawtu raxma hilibka iska ridey wata gabar yar noqotey hilibka wa cudur mafican yurub ayado yarbu qof wayn kadhigeyy lakin hada cadi noqotey ❤
    Codkeeda wax loga dhiga jirin axya cod boqorada codka

  • @user-bs6ev7ti7i
    @user-bs6ev7ti7i Před 4 měsíci

    Sowtu raxma yurub genyo ❤

  • @user-ep9og5zx8j
    @user-ep9og5zx8j Před 7 měsíci +4

    Sourtul raxma you have good voice

  • @munamuse2995
    @munamuse2995 Před 2 měsíci

    Ow ow ow ❤

  • @user-wm5hf2gz5v
    @user-wm5hf2gz5v Před 7 měsíci

    Another leve great laxan

  • @user-mk5zt3pt8b
    @user-mk5zt3pt8b Před 7 měsíci +3

    Sawtul raxama

  • @AbdiladiifSuldan
    @AbdiladiifSuldan Před 7 měsíci +2

    Yurub way da yaraatay maxa ku tagay

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +4

      War somalida gabadhan tarikhdeda madabagalin miya😂 war gabadhan way iska cayilned ma wayna yurub wa 37 jir sida tarikhdeda ay shegtey wan run
      Because hesteda cimilada badalan 2014 ki waye bal so arag adba 27 ama 28 bay jirta qof walab wuso arki kara 2014ki yurub io 2013ki xilkga
      Yurub way iska cayishey moye sida uma wayna gabadhan xata hader bey dhashey
      Takale xata 2009 hesteda uhoreysey o ay qaday 2007 lakin muqalkeda waxa ladubey dhowr jeer ayay muqal udubtey lakin mid waxa jira 2009 ah o youtupeka yala so arag adba wa 23 ama 22
      Yurub 1987 dhashey bay tiri 2006 anao 19 jira fanka so galey bay tiri Wana run tarikhdeda hadi ladaba galo
      dadku ayadao cayilan le barten marksey moden inay wayntahay😂 anba Sasa Modi jirey
      Xata 2014ki wad so arki kadha ayada io hodan o isla hesahaya

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 Před 7 měsíci

      @@SALMAANN-m2twaxanoo qoraL ah ma Qancin baa wll😂

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI Před 7 měsíci

      ​@@zunduznor6133naftaakui bahan xabibi 😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +1

      ​@@zunduznor6133maya runa shegey abyo 😂😂😂

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC Před 7 měsíci

    TEAM NO MUSIC 🎶 ❤

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 Před 7 měsíci

    Daray macaane

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 Před 7 měsíci

    waw

  • @AbdullahiAdam-hg6vl
    @AbdullahiAdam-hg6vl Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedNuur-xx6rs
    @MaxamedNuur-xx6rs Před 7 měsíci

    Maxamednuur

  • @BALIGUBADLETELEVISION
    @BALIGUBADLETELEVISION Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤✔✔✔✔✔✔❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ne5qu8mq4s
    @user-ne5qu8mq4s Před 7 měsíci

    Sowtuh raxma Mia mami ❤

  • @SayidShucayb-n8u
    @SayidShucayb-n8u Před 7 měsíci +1

    YuruubeeY wad gabawdee wad isdhiibiLa daHay Laasteenki bad tagantee taLadayda maqaLoo ducadii ayuun baakugu Hadhay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Kamaal-304
    @Kamaal-304 Před 7 měsíci

    DARAY GII😅

  • @abdimoh
    @abdimoh Před 7 měsíci

    Maxaa kaa lilaahiya…?

  • @Najaxabduqaadir-k8i
    @Najaxabduqaadir-k8i Před 7 měsíci +1

    Timaha mxa ka qaldan

  • @Kamaal-304
    @Kamaal-304 Před 7 měsíci +1

    I aamina Borama lagu duubay😂

  • @mohamedbasha5763
    @mohamedbasha5763 Před 7 měsíci

    Sheekh mountains! Wow

  • @rahmafarhan3566
    @rahmafarhan3566 Před měsícem

    😅

  • @user-sw7ey1lo2z
    @user-sw7ey1lo2z Před 7 měsíci

    Ad.j

  • @MoustaphaDjama-hz3dq
    @MoustaphaDjama-hz3dq Před 7 měsíci

    ❤❤❤

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn

    ❤❤

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @AlexMacAllister-cc6cy
    @AlexMacAllister-cc6cy Před 7 měsíci +2

    ❤❤