YURUB GEENYO SOMALI MASHUP OFFICIAL VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 49

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 Před 21 dnem +7

    Boqorada Codka Goat ka Fanka Sawdatul Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub Geenyo) Ilahay Cimriga Iyo Caafimadka Haku Barakeeyo

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 22 dny +3

    Boqorada Codka Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤
    Codkaagu Wuxuu Ixasuusiya Hablahi Waaberi Ugu Codka Macaana Sida Xaliimo Khaliif Cumar Magool
    Fadumo Abdillahi Kaahin Maandeeq
    Sahra Axmed Jamac
    Khadra daahir Cige Khadra Dhool
    Alle ha u naxariisto dhamaantood
    Maandeeqna Alle Cimriga Cafimaadka How Siyaadiyo Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH Před 22 dny +4

    Cajiib Cajiib Wallhi Yurub wey xarago heesta waxani waa iska hibo wey iskaga baashaleysaba🔥🎤😂

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 6 dny

    Yurub genyo cummadeda lama haysan karo bartsan digeey ❤❤❤

  • @ahmedabdourahman1588
    @ahmedabdourahman1588 Před 6 dny

    Mashallah genyo cod dahabley

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Před 13 dny

    sowtul rahma yurub geenyo

  • @abdirisaaqxasan541
    @abdirisaaqxasan541 Před 17 dny +1

    yurub mohameth.abdi.boqorada.codka.
    inder.cimri.dheerer ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 22 dny +1

    BOQORADII CODKA QARNIGA YURUB M.CABDI GEENYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 21 dnem +2

    Masha allllah yurub cod macaaaan nolow❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 Před 14 dny

    Yurub mahmed abdi geenyo

  • @MohamedHamza-p4t
    @MohamedHamza-p4t Před 3 dny

    Maasha allah

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 Před 19 dny

    yurubeey geenyo waxaan ku jeclahay gabar degan oo afkeeda laga nabad galaayo soomaalina fanaanad u ah go girl❤️❤️❤️

  • @mrd4205
    @mrd4205 Před 15 dny

    Wow yurub geenyo sowta raxma my favorite beautiful song 🎶❤️💯

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 Před 5 dny

    Sowtu raxma eeshcala ..gaaska mirqan

  • @idrokader
    @idrokader Před 21 dnem

    Walashey yurub maxamed cabdi geenyo Sow tu raxmaaaaaa ❤❤❤❤

  • @CherylStuckey-p8e
    @CherylStuckey-p8e Před dnem

    Garcia Sandra Jackson Mary Perez Robert

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 22 dny +1

    Boqorada codka sawtu raxma jecliya qurux style cod intaba walagaga haray♥️😭

  • @safianouh4399
    @safianouh4399 Před 21 dnem

    Yurubg genyo. Ilahay ha.ku. ilaaliyo.wax khar qaba siyo

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 Před 16 dny

    Dad iyo holac sawturahma 🎉❤🎉 nolosha il xun allah ka ilaaliyo aqrina jannataul fardwza ayan allah kaga baryayaay❤❤❤❤❤

  • @chamkozapdi4834
    @chamkozapdi4834 Před 4 dny

    Xakastaba jacaylbaa i hogaminaye
    Waxaad aad u watataba
    Ma hubtaa ma helayaa?
    Naf jacayl haleelay
    Hawl waayi maysee
    Hadimada maruunbu
    Nafsi iiga hiilin
    2024/08/09

  • @rhinaabdallah8896
    @rhinaabdallah8896 Před 22 dny +1

    Yurub qurux machallah wllo ❤😍

  • @hodanjooloqo233
    @hodanjooloqo233 Před 21 dnem

    Yurub geynyo fanaanad cod mcn fanaanad codkeed i galo

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 Před 16 dny

    Axyaa sowtu raxma heesahan mashupkaa no so badadi yurub queeneey mcn ❤👑

  • @IlyasDalieh
    @IlyasDalieh Před 13 dny

    Yurub Mohamed abdi nolow

  • @YuleTaylor-l8g
    @YuleTaylor-l8g Před 10 dny

    Johnson Kenneth Anderson Sarah Young James

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Před 13 dny

    markan dhagaysto ama daawado waxan qiraya inu jacaylku yahay wax inagu dhex nool oo bixiya dareeno kala duwaan keep going my sister

  • @idrokader
    @idrokader Před 21 dnem

    Nolow waliga cadawga ha jabo sayida deydiiiii ❤❤❤

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache Před 19 dny +2

    THE QUEEN GEENYO KEEP GOING MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XasanAbdi-ju6eu
    @XasanAbdi-ju6eu Před 7 dny

    ❤❤❤❤

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 Před 17 dny

    Yurub habo ii fasax an la dagno heesahan 🙏🙏🙏 Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤

  • @XasanAbdi-ju6eu
    @XasanAbdi-ju6eu Před 7 dny

    Ok❤❤

  • @GouroKamissi
    @GouroKamissi Před 11 dny

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o Před 22 dny +1

    🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic Před 17 dny

    Mashallah ❤💃🏻💃🏻🎤🎹

  • @gumball894
    @gumball894 Před 18 dny

    Boqorada codka ❤ yurub maxamed cabdi geenyo

  • @AliceGutierrez-x4u
    @AliceGutierrez-x4u Před 13 dny

    Taylor Donald Taylor Deborah Miller Mary

  • @MunaMahdi-ej7zu
    @MunaMahdi-ej7zu Před 17 dny

    Wah wah xasus gaaska eesh cala mirqan

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 Před 19 dny

    S R❤❤❤❤❤

  • @Mohamed...nasiib
    @Mohamed...nasiib Před 21 dnem

    🥀🥀♥️♥️♥️🥀🥀

  • @user-gd9uh1ne3m
    @user-gd9uh1ne3m Před 17 dny

    KWLSMIW

  • @khaalidjeego8315
    @khaalidjeego8315 Před 9 dny +1

    Cabdrikcarab

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 Před 22 dny +1

    Abdulqaaadir Zulfa lahay 1983 ayow Qaaday maanata ma yurub Geeenyo aaa naga iibihayso 😮😮😮 madhaxa ayay u hoos marisay waa isku Qastay xataa malaha Qaaab Loo dhageesto

    • @sir__cmc
      @sir__cmc Před 22 dny

      Markaa iyadu ma sulfaa sheeko madhaxa meesha kala tag.

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Před 21 dnem

      Sadexda Midna Sulfe Male Mid Hibo Nuura Qaday Midna Maandeeq iyo Daa ud Masxaf Alle ha u naxariisto midna xasan adan samatat iyo shankaroon Yurub halkoodi bay dhigtay gabdhaha imika heesana waa inanta ugu Cod Macaan Ee hablihii waberi u dhiganta

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Před 21 dnem

      Sulfate Malaha Heesahan ay qadayso yurub tan ugu horaysa Hibo Maxamed baa iska leh Ta labaadna Fadumo Abdillahi Kaahin Maandeeq iyo Daa,uud Masxaf Alle Yaa Raxma Raaximiin
      Tan sadexaadna waxa wada qadayey Shankaroon Axmed sagal iyo xsan Adam Samatar
      Runti Yurub geenyo Halkoodi Bay dhigtay Waana Gabadha qudha ee gabdhaha imika heesa ugu cod macaan

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 19 dny

      Sawtu ràxma ma madhax qadaysa wa iska hadashay adeer fan waxba kama taqanid ayadaba kacod macan ki qaday 😂

  • @zakariebashiradam4964
    @zakariebashiradam4964 Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤

  • @abdurazak7775
    @abdurazak7775 Před 21 dnem

    ❤❤❤