YURUB GEENYO OO SUAAL WAYDIISAY EGLAN IYO HEESTII NIYADA KA DIYAAR GAROW 2018 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • SAGAL MUSTAFE IYO EGLAN SHOW CAWEYSKA CIIDA HARGEISA

Komentáře • 744

  • @cashocabdulahi857
    @cashocabdulahi857 Před rokem +59

    2023 yaa ila dhageyzana heeztan 😔 xiliga heeztan dhageyzanayo qof ban jeclahy ee igu duceya inu calaf igu dare wllahy🥺🤲

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled Před rokem +4

      Ana kula dhagaysanya saladi subax ayan tuka day heesna wan dhagysanya 😅❤❤ Jacyle lee jiro😂

    • @sahromaxamud3351
      @sahromaxamud3351 Před rokem +1

      Side kle cidlada markaan joogaan jclhay😊

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 Před rokem

      Sidokleh😂

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled Před rokem

      @@sadoali8138 5 subx nimo miya hees ku so kalahday 🤣🤣wali waye waxasi ana iga darid

    • @Aamira736
      @Aamira736 Před rokem

      Aamiin wllo ilaahy qofkaad rabto ha kuu siiyo

  • @mohamedabdirahman7657
    @mohamedabdirahman7657 Před rokem +33

    Heestan waa heesta an heesaha ugu jeclahay runtii still wan jeclahay kamana daalo dhagaysigeeda, illahay waxan Ka baryaya aniga iyo inta Ila dareenka ahba nasiiyo waxa anu rabbo😭🤲

  • @MohamedJaamac-wc3kp
    @MohamedJaamac-wc3kp Před rokem +18

    Xiligan aan heesta dhegaysanayo gabadh ayaan jeclahy Shadiya la dhaho dareenka jacaylka aan u qabana maaha mid xiiso ah ee waa mid dhaba noo ducee qof kasto Commantigyga akhriyow in Alle riyada noo rumeeyo❤

  • @gabaldayefilms36
    @gabaldayefilms36 Před 8 měsíci +7

    waxaan caawa heestaa daawanaya 5-12-2023 wllhi heestan aad ayaan u jeclahy sowtul raxma Yurup geenyo

  • @abshiracadey9364
    @abshiracadey9364 Před 2 lety +15

    Heestaan Dhageeesiiigeeda Kama Daalo♥️
    Dadba Dad Is Jacel Nacee dhagah Nacab Hau Ergeen😭😭😭😭♥️💪

  • @cabaasciiseninalle9153
    @cabaasciiseninalle9153 Před 6 lety +121

    yurub geenyo sawtu raxma .sagal baan ku haysta anigu inta sagal taageerta like isiiya

  • @hamdamaxamed7241
    @hamdamaxamed7241 Před rokem +7

    waa habeeen murugo badan waxan wayeyqofkii aan jecelahy isoo duceya inu calaf igu dare ilahay isoo celi 💔💔💔😭😭😭😭

    • @Sarina31
      @Sarina31 Před 4 měsíci

      Hduu keyr kuu yahay alla hku soo celiyo calafne alla ha idiinku kulmiyo

  • @Kingmoha91
    @Kingmoha91 Před rokem +8

    Yurub Mohamett Abdi ( GeenYo) Sowt Rahmo ❤
    Cimri Dheer,Caafimaad Iyo Cibaada Suuban Moma 🥺🙏❤

  • @user-um5qj5zl8v
    @user-um5qj5zl8v Před 6 lety +37

    🔥🔥❤️ yurub maxamed cabdi yurub Genyo khadra dahir ta fanka wlhi hore usoco wllo codkaga inaba cadi mha

  • @gabadhareerkhaatumoah7808
    @gabadhareerkhaatumoah7808 Před 6 lety +132

    Hablaha isaaq iyo kuwa dhulbahante ilahey baa nagu manaysdey qurux😘😘

  • @xamarbila1770
    @xamarbila1770 Před 3 lety +19

    xasuusteyda 2018😭guusha wan gaaray hada wax yar iga har insha allah heestan qas ay i tahay anigu

  • @shaaficigaafaay5834
    @shaaficigaafaay5834 Před 2 lety +6

    Sida Yurub Geenyo ha loo heeso ama fanka isaga baxa. Sowturaxma❤

  • @luulbashiir5670
    @luulbashiir5670 Před 6 lety +8

    Subxanallllaha allah ha so hanuuniyo intaa dumara oo qawan acudibilahi

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 Před 4 lety +13

    Laba sanno ka dib maanta oo ay baddu igu kacsanayd ayaa; hees lay soo diray oo la I yidhi:
    "Waa kaa nasrigii curtee
    Niyadda ka diyaar garoow".

  • @saidaqurux4465
    @saidaqurux4465 Před 6 měsíci +4

    Still 2024 wn jecelahay heesta boqorada Codka Yurub Mahamed cabdi diiriye geenyo ❤❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 6 měsíci +1

      Isku wakhti😭♥️ imaney quruxey

  • @ixsaanjumbur5720
    @ixsaanjumbur5720 Před 6 lety +33

    Reer Somaliland wlhi yurub darteed baan idin jeclahay maxayelay sowtu raxma buu ilaahey idinka beeray lol viva Reer hargeysa😍😍😍😍😍😍😍. From Muqdishu Somalia

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 Před 6 lety +1

      ixsaan jumbur hdad qof nagu jeclanayso n.a. nac inader kkkkkkkk

    • @ixsaanjumbur5720
      @ixsaanjumbur5720 Před 6 lety +1

      +one love Somaliland Dee yurub heesahedan jecelahaye maad kamasertay adigu

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 Před 6 lety

      ixsaan jumbur kkkkkkkkkk inader mlaha masayrka dumarba lgu yaqane wxa ii cuntami waydey 1qof ayan daldhan ku jeclahay xuman kle ma jirto

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 Před 6 lety

      ixsaan jumbur ee illahay darti nagu jeclow intad hees nagu jeclan lahayd kkklllk 👏👏👏👃👃👃👃👍

    • @ixsaanjumbur5720
      @ixsaanjumbur5720 Před 6 lety +1

      +one love Somaliland kkkkkkkkkkk idinma jeclaanaayo hada kahor buu ifuray iidoor godobtaas baan idinka tirsan huuno

  • @ciil-tirehassan7920
    @ciil-tirehassan7920 Před 6 lety +10

    Eesh qiyaasak yurubeey niyada ka diyaar garoow waaw anigana waxaan sii raacin lahaa naftana kheeyr u sheeg (niyada ka diyaar garoow naftana kheeyr u sheeg) kkkkkk

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 Před 6 lety +7

    axsan wlhi dumarka inta heesta naag lamida hees mel lama so istaagin erayada iyo codka mcn iyo daganaanta❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯❤️❤️❤️

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 Před 5 lety +10

    Yaa salaam waar inantu cod macaan tin iyo cidhiba nala saaqaye sowtu raxma waa shamaca shida fankan casriga ah geenyo khadra daahir dabadeed adiga uun baan dhegaysta

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein2511 Před 6 lety +153

    Qaar baa ku leh yurub waa fnanad iyo badh ha ka reebina badhka kale inantu waa laba fanaanadoode

  • @hamsewadnelibaax899
    @hamsewadnelibaax899 Před 6 lety +56

    Subxaanka yaa cadiim cabdi good😂😂😂 Tii yarayd way ku gudhaye Liket igu dhufta😂😂😂👍

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 Před 5 lety +6

    Dadba dad iz jecal nace dhagaha nacab haw ergyn wedhaha nabarada ka taga naxliga yanay ciidi ku fariin ❤❤❤❤❤yurub geenyo walhi kama dalo heezta dhagyzigeda

  • @guraygahayr9975
    @guraygahayr9975 Před 6 lety +122

    SuBxaaNaKa Yaacadiim C/good sowka dhexda ugalay hadana l hadhow ayu heesaha dhaqan ahan ugu dhagi doona inta igu raacsan inuu good laba wajiile yahay farta taag Liketa

    • @amushofficial5413
      @amushofficial5413 Před 6 lety +1

      GuRaY GaHayr nio nikan waa balayo loo bahan yahay wlhida waa nin xarabo badan

    • @guraygahayr9975
      @guraygahayr9975 Před 6 lety +2

      amaal maxamed haa lkn wuxu faninta ku haystay ayuu isagu hormoodka yahay

    • @amushofficial5413
      @amushofficial5413 Před 6 lety +2

      GuRaY GaHayr waa iska yara dacayd badan yahay ninkan yar hase ahaate waa nin qosol badan

    • @aragsaninaabdillaahi9543
      @aragsaninaabdillaahi9543 Před 6 lety +1

      GuRaY GaHayr Zaxdii maaho halakayabin

    • @ayanarrmi2007
      @ayanarrmi2007 Před 6 lety

      GuRaY
      GaHayr

  • @noloshaqurbaha5142
    @noloshaqurbaha5142 Před 5 lety +12

    Waa hees qiimo badan Germany habeen jimce ah taariikhdu ay tahay 4/7/2019
    Time 8:00

  • @saammu8231
    @saammu8231 Před 6 lety +14

    Walee Somaali style ka bacweynaha ah marka nalo sosaray wey naga duceysten coz cebteena bananka iman laheeyd 😁

  • @mohamedlove997
    @mohamedlove997 Před 6 lety +33

    Wwwwww mnsha allh qtuxdiii somaliyeed hablahaygiii allow nodaaaaa
    Yourub
    Sagal
    Eglan mnsha allh

  • @maanosharif1443
    @maanosharif1443 Před 6 lety +43

    walee yurub geenyo wa fananad iyo badh somali fanan gaadha majiro

  • @cabdirahmancabdulahi3683
    @cabdirahmancabdulahi3683 Před 5 lety +8

    yurub geenyo fananad ka fiican adunkaan ma saarno

  • @guleidsalah3511
    @guleidsalah3511 Před 6 lety +74

    😂cabdi Good xerkee Qabtaa marnaa fananintu eryanyaa marnaa uu dhex boodyaa yaab😂

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 Před 4 lety +8

    Yurub mohamed apdi zawtu rahma❣

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 Před 4 lety +34

    Heetan dhegaysigeeda kama daalo cidi la dawanaysa 11_11_2019 like hay la dhaafina

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 Před rokem +3

    2017 ayan ka hadhnay
    waxan isku so laabanay 2/1/2023
    Dhaaxaan farax naawilee
    samirka nololban ku sugay
    wakaa nasrigii cirtee
    niyada ka diyaar garow

  • @amranmaandeeq4470
    @amranmaandeeq4470 Před 6 lety +13

    Waa toban naagood bay u dhigantaa yurub geenyo maashalah guuul

  • @eng-fahadabdirisaq8143
    @eng-fahadabdirisaq8143 Před 6 lety +9

    Yurub gabigaguba dhamays tahey masha allah codkaagu luul weye indr

  • @geelari8239
    @geelari8239 Před 6 lety +18

    Intakes jecel Allah ha isku simo. Amiga iyo jecelkaada dhaqso Kula inshallah, aamiin,

  • @prettysomali8578
    @prettysomali8578 Před 6 lety +15

    dadba dad is jecel nece dhagaha nacab ha u ergeyn 😍😍😍axsan sawtu raxma

  • @abdulahikararsaidjama6879

    Waxa ahay wiil Mj ah nagaha isaaq waxan ujeclahay naagtayda iyo yurub geeyo fananad buuxda 😂😂😍😍

  • @ridwaanxasan7221
    @ridwaanxasan7221 Před 5 lety +9

    niyada kadiyaar garoow me aniga iqusaba like saar hadaad dhagsanso 2019

  • @shamaiawes9988
    @shamaiawes9988 Před 2 lety +4

    Yurub Geenyo is singing be ready to love from the 💖💖💖💖💖💖💖 heart and pls don't hurt it inspire of the hardships she. has been through wonderful indeed

  • @mariamaden7065
    @mariamaden7065 Před 3 lety +7

    MASH ALLAH wana kecele YURUB NOLOOW walal ASLKA somalilander

  • @amushofficial5413
    @amushofficial5413 Před 6 lety +17

    Wey bayeyeey A/Good markan arko qosol iguma hadho subxanaka yaa cadiim
    Boqorada codka Yurub Geenyo

  • @aliabdiaziz852
    @aliabdiaziz852 Před 6 lety +5

    mzha allaaaah yurub maxamed cabdi (yurub geenyo) waxn ahaa taageraha kowaad wanan ahay mzha allh cod mcn buu rabi kugu ladhay nolow inta nololi jirto

  • @aragsanaragsan9949
    @aragsanaragsan9949 Před 5 lety +6

    Msha alleh fananad qaliya zowtu raxma yurup genyo jecliya hesta dadba dad izjecel nacee

  • @ahmedmahamoudsaid4357
    @ahmedmahamoudsaid4357 Před 5 lety +13

    geenyo cafimad ku nuloo insha allah iku salaama wallo

  • @saidhamse1484
    @saidhamse1484 Před 5 lety +14

    WAXAAN AHAY INAN AAD UTAAGEERTA GEENYO INTII ILIMIDA LKTA AHYLA DHAAFINA BLIZ YURUBEEY NOOLOW

  • @munaabdullah8297
    @munaabdullah8297 Před 6 lety +19

    wllhi sowtu raxma heesaheeda tan ayaan ugu jecelahay

  • @xaawoluul1844
    @xaawoluul1844 Před 6 lety +5

    Yurub heesaheeda dhan waxey ka hadlayan dumarka somaliyeed ee reeraha leh iyo habdhaqanka qalocoowyasha somaliyed

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před 6 lety +5

    Waxba ka dhacey meesha, hore u socoda

  • @z.carabaymedia711
    @z.carabaymedia711 Před 4 lety +8

    2018 ilaa 2020 hees xasuus igu leh

  • @jookarhanad2406
    @jookarhanad2406 Před 6 lety +5

    hooyo yurub ilaahey haku daayo

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 Před 6 lety +9

    S Raxma Walle Ben Mahan Yurub Cod Alle Aya Siiye Masha Allah Waxan U ahay Tageero Weyn....

  • @zalmaahmed1797
    @zalmaahmed1797 Před 5 lety +12

    yurub geenyo boqorada codka❤💓💜💜❤❤

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 Před 6 lety +6

    Ax yurubey codmcnidaa wll
    Magacan sowtu raxma
    dhayal kuuguma bixine

  • @ismaciilizze9994
    @ismaciilizze9994 Před 2 lety +1

    Naftani kaligaa ku jecel nastexa irmaan ku soor 2
    Qalbiga cashaqa ku nool nitaqiyo hawl ka daaa 2
    Dhaaaxaan farax naawile samirka nolosham ku sugay wakaa nasrigii curtew miyada ka diyaar galaw 2
    Dadbaa dad is jecel nacee dhagaha nacab haw ergayn
    Weedhaha nabarada ka taga dhaxliga yaaan cidi ku farin kashana cadho haw nuglayn 2
    Naf qaybsi markaan ku bidhay nabdiga wehel baan u helay
    Nuur ka caashaqa u baxayee wxn ku nageeyey dookh waxaan ku nageeyey dookh2
    Xulkiii naflaha tahee siduu nabdigaygu rabay
    Nasiib haduu aqbalayeeee niyada ka diyaar niyada ka diyaar galoow 2
    Dadbaa dad is jecelnaceee 2

  • @rabiicdiaby7095
    @rabiicdiaby7095 Před 6 lety +15

    Wlhy #Sagal codpaa ku jira nlow wyo pdn qrxy 👏👏👏

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 Před 6 lety +13

    Sowtul raxma....genyo ya igu dhuul qoraca aan naaxe❤😢

  • @ahmeddeeq3313
    @ahmeddeeq3313 Před 6 lety +14

    Hoyada fanka hargeisa yurub geenyo

  • @somalistarfunny3744
    @somalistarfunny3744 Před 6 lety +221

    Hadaa reer hargaysa thy fadlan subscribe

  • @FaadumoAbdullaahi-jh8fx
    @FaadumoAbdullaahi-jh8fx Před 4 lety +4

    Yurub axsan fananad heeseda midba mida kle ka daran www niyada ka diyaar garoow yasalaam

  • @ayaanfarax192
    @ayaanfarax192 Před 6 lety +6

    Boqrada codka yurup geyo nolow qalidada jeclahay 😍😍😍😍😘😘😘

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 Před 6 lety +8

    Ilaahayow niyada noo qabooji beerta waa lagu wada jiraa

    • @zamzamnoor2902
      @zamzamnoor2902 Před 6 lety +1

      Kkkkk bbe Mel wlbo comment kabixin raba mrka kugu arka iska amusa WYO Mel kama wadi hdlo kro I'm ahlaam kk

    • @iloveyou-jl2sv
      @iloveyou-jl2sv Před 6 lety

      hhh

  • @emandrehman4299
    @emandrehman4299 Před 6 lety +35

    *Yurub maxamed cabdi* ♥

  • @saammu8231
    @saammu8231 Před 6 lety +6

    Waw eesh cala cod thnx quruxey 😍

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 Před 5 lety +27

    Naftani kelida ku jecel
    nasteexo irmaan ku soor
    nin ka tirsan wasiirada somaliland ayaa guur ku heshinay caawa ayuu luuqa igu soo direy
    heestaas waa odey weyn
    yeelkadise waan iska ag seexan 31/ 3 / 2019 time 00:36 habenimo

    • @umbnin
      @umbnin Před 5 lety +2

      huuno ka joog hadaan jeclayn waa iga tallo

    • @ahmedabdillahi836
      @ahmedabdillahi836 Před 5 lety

      Xagee imaka wax ku dambeeyeen hhh

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 5 lety

      @@ahmedabdillahi836 summerka ayan guursanaya insha allah

    • @raabiyare3065
      @raabiyare3065 Před 5 lety

      Caasha kaneeco 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @raabiyare3065
      @raabiyare3065 Před 5 lety

      Maad ka dhaaftid ina adeeray

  • @azmajojo1465
    @azmajojo1465 Před 5 lety +6

    yurup zawotul raxma wlhi heestu anay iga hadli noolow yurup genyo

  • @marshall3143
    @marshall3143 Před 6 lety +8

    Eglan Walahay anayba Igashay Eriyada Iyo Laxanka Iyo Codka Xidhigta Soomaliya Maansha Alaah Like Comant ,

  • @nuurcade3002
    @nuurcade3002 Před rokem +3

    Afar sano kadib ayan hada dhageysanayaaaa

  • @abdikariimaadn4712
    @abdikariimaadn4712 Před 5 lety +6

    Yurub codkeda aniga dhigeyga ayuu Racey..

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 4 lety +5

    Wakaa nasrigii curtee
    Niyada ka diyaar garoow❤️

  • @leemajodayuur5455
    @leemajodayuur5455 Před 6 lety +1

    Axlaa wariye iyo hadad fanaaan dhinaca dumarka wa eglan iyo sowtu raxma yurub iskanolada incha allaah

  • @xidigtaburco3148
    @xidigtaburco3148 Před 6 lety +10

    Heestan kama dhargo dhagesigeda

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 Před 2 lety

    niyada ka diyaar garoow insha Allah waxan rajaynyo ALLE HA II FUDUDEEYO niyaad diyaar ka ahaye dhawan 23/10/2021 aamiin so dhaha from hargeysa cadeey

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 Před 4 lety +7

    Wlh Heesti Aan dooran laha ayay dooratay Eglan Show. Adeer qoftan iga qabta kkkkk
    ""Ku ilaaway maanta ba ""
    Genyadayda cashaqa jecliyaa

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 Před 5 lety +9

    Oheeey oheeey😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢ax ax heestan qalbiga ayay lushaa!!!!!!!

  • @ankitasharma2299
    @ankitasharma2299 Před 6 lety +1

    nafqaybsi markaan kubiday nabdiga wahelbaan uhelay nuurka caashaqa ubaxay waxaan kunageeyay doog wooooooow axsan sawt Queen

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 Před 6 lety +6

    Wallahi inay iga Hadlaysaa moodaa.❤️❤️Geenyo.❤️❤️

  • @ahmedhusen5598
    @ahmedhusen5598 Před 3 lety +2

    Yurub geenyo cod macaan anigu waan ku wataa

  • @aaminyuusuf4987
    @aaminyuusuf4987 Před 6 lety +4

    mansh allh yurub ilaahy cimriga hakuu dheeryo

  • @ahmettdaren341
    @ahmettdaren341 Před 4 lety +8

    cod qudha yurubay mar leeee mad noo sooduubtid cod qidha wll mCn macaaN

  • @hindamuse1972
    @hindamuse1972 Před 2 lety +6

    La meilleure des meilleures 🥰🥰🥰Love from Djibouti

  • @neymarchbb1667
    @neymarchbb1667 Před 6 lety +3

    Genyo hore usoco boqorda codka fananad qaliya walhi

  • @farduusmuuse2195
    @farduusmuuse2195 Před 5 lety +5

    Yurub fananadan taaageero alla yaa cizak

  • @xaawoluul1844
    @xaawoluul1844 Před 6 lety +1

    Gabadhan yurub ah waan iska jeclahay codkeeda dagananteeda abayo iscatey waga kuso bireysay cml qurux aya aheyd

  • @shamai6435
    @shamai6435 Před 2 lety +19

    Yurub's voice is exceptional an angels voice always

  • @nasriintaahor6856
    @nasriintaahor6856 Před 6 lety +5

    Sawtul raxma yurubeey jecliyaa codkaaga dahabiga😘😘

  • @ahmedyousufege819
    @ahmedyousufege819 Před 4 lety +6

    Geenyo love you,Allah bless you.

  • @barqodheregmedia9605
    @barqodheregmedia9605 Před 5 lety +2

    yrub maxamed cabdi waan ku tageera xbbti

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před rokem

    Alla xasuus wakhti tagayban soo noqoon xaqiiqatan
    Heesta oo cusub oo habeen labad ee Eida showga la qabtay ayaan subaxdii CZcamsr ka save gareystay waxan uu baxay safar hargeisa ilaa sheekh aniga iyo 2 hablood oo aanu sxb ahayn markan berbera marayno ilaa dowga sheekh heestasan kaga baxnay
    Marka waxan aad iyo aad uu jecel wiil reer burco ah isaga darti ayaan safarka uu gelay waxanu ku kulnay sheikh sanadku waxan uu ah 2018 ugu dambeyn jeceylkaygii uu burburay
    Maanta ayeey heestasi si kedisa iga soo hor baxay kadib xasuus ayaan iska gelayba
    10/1/2023 time 12: 00 am day Wednesday

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682

    wlee eglan oo hees fadhiga uga kacday waa ii kow
    sawtu raxma dadka jacaylka la dariskaa kgu nool Hno

  • @ifraxmaxamuud2492
    @ifraxmaxamuud2492 Před rokem

    Sowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo Bedelki Khadra Daahir Cige Alle Yaa Raxma Raaximiin

  • @shantiino8647
    @shantiino8647 Před 6 lety +3

    Sawtu raxma ku haystaa wlhi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Gudcuro
    @Gudcuro Před 6 lety +92

    anigay imika hawluhu igu cakiran yihiin alle hakala furfuree

    • @shiikhowmowliid1836
      @shiikhowmowliid1836 Před 6 lety +5

      sultana ina sultan calol xumada yaree wey hagagayan insha Allah
      dul qadka badi

    • @suaddahir4473
      @suaddahir4473 Před 6 lety +3

      Aniga sis walahi kula mid ah

    • @nasrinali1918
      @nasrinali1918 Před 6 lety +3

      sultana ina sultan yaa rabi kuu kala fur fur ammin

    • @dhiblaaweMD
      @dhiblaaweMD Před 6 lety +3

      sultana ina sultan
      niyada wanaaji sxb bila adam baa lo yahay qabyadee alah hakuu fudaydiyo anaga na alah ha no fudaydiyo amin

    • @samiyacali247
      @samiyacali247 Před 6 lety +2

      xaalimo goobaad

  • @calafbihi7002
    @calafbihi7002 Před 6 lety +6

    Aniga oo safar ah oo mirqaansan
    heestan iska shitay mise waanba Ka helay ,,, Saan oogu soo cel celinayay waagii ii baryay ,?? Iga gadan heestan

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 6 měsíci +2

    Still 2024 ❤ axya cod boqorada codka sawtu raxma

    • @saidaqurux4465
      @saidaqurux4465 Před 6 měsíci +1

      😂 isugu waqtii

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 6 měsíci +1

      @@saidaqurux4465 haa bayo 😂😭♥️ isku wakhti ban imane
      Saida quruxey

  • @AhmedAhmed-io4ye
    @AhmedAhmed-io4ye Před 6 lety +5

    I love yurub geenyo❤️❤️❤️❤️

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 Před 6 lety +3

    iglan 💋💋💋💋💋iyo sagal 💋💋💋💋💋ciid mubaarak yurab key ❤❤❤❤❤❤❤

  • @barocanva6802
    @barocanva6802 Před 6 lety +1

    hahahha Abdi Good Wuuba dhex Fadhiyaa, Maanta berina Waa Subxaanaka Yaa Cadiim
    Daahir Yaa Shamis

  • @hoodoyousuf1900
    @hoodoyousuf1900 Před 6 lety +12

    Wakaa nasrigiii curtee niyada ka diyaar garow wow

  • @nisaaahmed2811
    @nisaaahmed2811 Před 6 lety +8

    xulkii naflahad tahee siduu nadrigygu Rabat nazipku hdu aqbly yurub nolow inabti

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 Před rokem

    Manshaa Allah wallahii codkaada axsan sood iyo Manshaa Allah jir maanshaa Allah illahey ayaa hablaha horyaalkoda kaadhiga Manshaa Allah abayo qaliyey mcn yuorub genyoy illahey amanadisa ebadkaa ahow abayo qaliyey mcn yurub genyo mcn qaliyey aamin