YURUB GEENYO SHOWGII LONDON HEESTA HILOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • HEESTA HILOW YURUB GEENYO IYO SHOWGII LONDON 2016

Komentáře • 151

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 10 měsíci +8

    Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto

  • @sundusmuhiyadiin5592
    @sundusmuhiyadiin5592 Před 3 lety +28

    😥😥😥😥😥heestan xasuus bay igu leedahay balse hada jacayl wax ladhoho waan katalo baxay 😥

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 Před 3 lety +10

    Geenyo waad nagaga keentay aleh ha kaaga keeno eh ❤

  • @abdifatahahmed3739
    @abdifatahahmed3739 Před 3 lety +11

    Halista caashqu i baday 😭
    Waxaan ku halmaami lahaa 🥲
    04.03.2021 watching

  • @imaanelman6704
    @imaanelman6704 Před 2 lety +10

    Heees io Badh Handkaa Doortyow iDeeqe Adan ku hiloobyaa Hadh kga weheshdaa❤️🥺
    Tariikhda 5/3/2022 sacda 10:25 Supxnimo

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Před rokem +6

    Anagoon iskusoo hiloowin ayuu wakhtigu nakala kaxeeyay😪😭
    25/11/2022

  • @user-kf8np1jr6k
    @user-kf8np1jr6k Před rokem +4

    Hanadkan dortay ideeqa adan ku hilowaya hadhkagan weheshada wan u xisay wlhi hestan markan maqlo wan ilmeya 2/25 2022 sacad 11.30 supaxnimo 😢😢

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 Před 7 lety +26

    yurub genyo heeso cusub ayay raaxada noga qaaday wayahan 👌👌👌👌💞👏👏👏

    • @Am99298
      @Am99298 Před 14 dny

      Wlshy mcn after 7 year halkee joogta

  • @HodanAbdi-m3c
    @HodanAbdi-m3c Před 19 dny +1

    DHiptUba Ha inaGa HaDhEe MiDkenpa HarEertU ka JirO HagOgTa inTaN ka QaDnO ziDi niriG io HasheD inaGu Ma izkU zO HiLawNa❤😢

  • @beerlula44
    @beerlula44 Před 6 lety +10

    haaheey kiiyow horeysiyo danbeysaba hareertada midan dhigo wali hooyo meydhalin 😍😍😍

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 Před 2 lety +8

    Halista cashaqu I baday waxan ku halmaami lahaa hello iyo Erayadada😢 Tariikhda wa 22.2.2022 haben talaado ah sacaduna 3:10

  • @mawlidomar1725
    @mawlidomar1725 Před 7 lety +13

    woow yurub waa boqorada fanka ee sanadadan yurub wn kusalaamey

  • @nasrocabdiraxman2586
    @nasrocabdiraxman2586 Před 7 lety +11

    wow Hees iga dheh Yurub geenyo viva qaliyey nolow

  • @ismailibrahimmohamed3543
    @ismailibrahimmohamed3543 Před 7 lety +6

    waaxaan dhihi karnaa waa magool Sha cusub afkaaga Caano lagu qabay yurub geenyo axsan fanaanad soomaaliyed good

  • @geelari8239
    @geelari8239 Před 5 lety +9

    Yyrub geenyo Allah ayaa garabkaada ah horsey u soco cadawgaada cagta hoosteeda inshallah

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 5 lety +14

    My favorite Viva Yurub Genyo😍😍😍❤❤❤

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 Před 7 lety +13

    hamze golol ma itiri thnks brother key

  • @yuusufccismaan2451
    @yuusufccismaan2451 Před 4 lety +4

    Niman yow aniga jacaylka i hayaa ka daran kii boodhari waxaanan jecelay yurub geenyo lafteeda.waxaanay iigu darantay kolkay heesayso een maqlo .ayaa meeli i damqataa .iyadaa igu kaakicisa kolkaan yara ilaawoba .hadaba waxaan u baahnay arintaa in wax laygala qabto iyadana loo sheego

  • @naimabarre7637
    @naimabarre7637 Před 7 lety +10

    waaaaaaw hadana waaaawyurub geenyo noolow sis quruxx 💖💖💖💖💖💖

  • @abgaalbaye2305
    @abgaalbaye2305 Před 4 lety +7

    Wow wow yurub geenyo 👑👑👑 🎁🙏🏻🙏🏾

  • @xasancabaas823
    @xasancabaas823 Před 4 lety +10

    Qarnigaaan aan joogno waxa noo nasiib ah inaa yurub oo heeseso kuso aadnay ... oo an heesaheda kuraaxesaneno ... wee idhiman tahay fananad yurub kudarajo ah somlida dhexdeeda ... oo wali ma arag ... runti fanki somalida aye micno noogu yeeshay ...

  • @hassanmaigane8904
    @hassanmaigane8904 Před 5 lety +3

    Ax ax.ax dhibtuba.ha inaga hadhaa midkeenba.dhanku ka jiro inagu ma isku soo hliwnaa sawtu ram xma. Yurub.maxamed cabdi viva

  • @NajmoAhmedAbdi
    @NajmoAhmedAbdi Před 10 měsíci +2

    Dhip io Xanun walpo aan so mare waxad noqote Kii aan ku ilowe Ku naste agtisa❤😢Abalka aad nafteyda u gashe man Mid aan ilowi dono intn dunida joogo😢🙏bos weyn cidna ku yelan karin qalbigeyga ayaad ku ledahy🥹Love u Xppi Cabdiwadani😢🙏

  • @amarrahje6689
    @amarrahje6689 Před 7 lety +15

    waaw waa hees shidan lkn yurub makilagaaba heesaha lagu sameeyaa

  • @moselege725
    @moselege725 Před 7 lety +7

    Yurub geenyo edo qali codku waa hibo alle uu bixiyo farxad ku waar meel kastoo aad joogto wanu ku jecelnahay anagu adiga hargeisa cadey wey ku xiistay qof la naco ma tihid

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 Před 7 lety +10

    Maria Jama heestan ma cusba waa hesehedi hore 2014 ki ayey qada lkn waa run sanadkana ayada ayey u shidanyahay

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 7 lety +2

      Anran Saciid adiga laftaadu waad cod wanaagsan tahey baan u maleynayaa lol waxbaa igu yidhi Amran wey cod wanaagsan tahey.

    • @xogsadeabdi5422
      @xogsadeabdi5422 Před 7 lety +4

      Amran sicid
      Adigu yurub geenyo maa xasidaysana wakhtigay donto haa qado sawtul raxma yurub maxmed cabdi yurub geenyo nolow fananad qali ah adiga iyo nimcan hilac wlhi somalida magac aad uu wayiin aya ka haysatan nolada abid waan nii xusi donana hn qali anigo ah ree djb waan nii slmy dhaman umada somalid no qabil i from djb jabouti

  • @mawlidomar1725
    @mawlidomar1725 Před 7 lety +9

    woow yurub sowtu raxma wad shidantahy

  • @munasodal6714
    @munasodal6714 Před měsícem

    Dhibtuba haynaga hartee, midba hareertu ka jiro, hagoogta inuu ka qaado sidi nirig iyo hasheedq inagu macaan ma isku soo hilownaa 😢❤❤B🤴You mean the World to Me🥰
    06-07-24 2:22am ❤

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 Před 7 lety +10

    yurubtan doortey oo aan fan ka u ahaa adigan kuu hesaya

  • @hoodoawil5846
    @hoodoawil5846 Před 4 lety +5

    Raggaba halyaygaan ka doortow❤my kinG A J💋👑

  • @yaxyehanad4558
    @yaxyehanad4558 Před 6 lety +6

    anigu kama daalo heesaha sawtu raxma ay ku luuqeyso axsan fanaanad weeye go forward yurub geenyo

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 Před rokem +2

    Heestan si gaara bay itaabanasaa hanad jcylkiii igu horeyey
    Hanadkan doortayee ideeqow😭

  • @burcolove9526
    @burcolove9526 Před 7 lety +20

    HADA FANANIINTA SOMALIDA CID SOO LABAYSA YURIB GEENYO MA JIRTO SOOW MA AHA XATAA WAXAY DHAAFTAY KUWII HORE

  • @cabdikariin4932
    @cabdikariin4932 Před 7 lety +8

    ww gurab geenyo ♡

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 Před 7 lety +10

    Yurub way ku cayishay Yurub, Mansha'allaah😘.

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 Před 7 lety +4

    Haye Kuma maqlo ii soo qeeyli saaxiib hadii kale wax hooy la dhaho ma jiro.

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc Před 5 měsíci

    mar ba jirty mr kston hestan Dhgysto Qofan jeclaa igu so dhici jiray😢❤halistu cashaqy u badey wxan ku halmami laha Inago hoy wada galnee intaas Ba Si runa U dreni jiray 🙈 Wa iska adun qofkasna mnta nloshyda inu ku so labto Bu iga barya ana M ogoli jclki ba dhamaday shaw

  • @yuusufccismaan2451
    @yuusufccismaan2451 Před 4 lety +2

    Hadii kale waxaan ka furanayaa kiis dacwada .xafiiska xuquuqda jacaylka u dooda ee hargaysa

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 Před 7 lety +8

    nice song yurub geeyo by mustafe cabdilaahi cige.

  • @garadgelle_officail
    @garadgelle_officail Před 7 lety +11

    woow codkii boqortooyo..

  • @xamsecarab4388
    @xamsecarab4388 Před 5 lety +6

    yurub geenyo khadra daahirta fanka halkii khadra daahir ayaad noo buuxisau

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 Před 6 lety +4

    hiyiga waan kugu hayaa hafiyo goorbaan adi ku haybshaa

  • @abdirahmanrashid4526
    @abdirahmanrashid4526 Před 2 lety +1

    Damn our girl has the best songs geenyo I have never get tired her Songs

  • @ashwiisaed
    @ashwiisaed Před rokem +1

    Heestan wxaa ibaray qof igu qaliya kulankayagii ugu horeeyey aanu wada dhegaysany

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees8539 Před 3 dny

    Yurub waa dawo aan qaato wllhay

  • @abdiyowmahamed3768
    @abdiyowmahamed3768 Před 7 lety +6

    yurub fananad jirto

  • @ahmedkhalif3803
    @ahmedkhalif3803 Před 4 lety +3

    I love u yurub geenyo

  • @alimohamedmohamud1049
    @alimohamedmohamud1049 Před 4 lety +2

    Haraad kii isoo mariyoo halista caashaqa AAA,Mr i

  • @tuutevsgopzan8864
    @tuutevsgopzan8864 Před 7 lety +15

    Ezhqi Yaazak Soow turaxma Yurub Abdi geenyo

  • @gaguf112
    @gaguf112 Před rokem +1

    Midkeenba hareertu ka jiro.... 13 Oct..2022.In jigijiga somali ethiopian
    Ila socda

  • @amranahmedofficial9082
    @amranahmedofficial9082 Před 4 lety +4

    Ax ax jcyl😭😭😭😭😭😭😭

  • @barudahmed2622
    @barudahmed2622 Před 7 lety +12

    wwwwww yurub axla soowt

  • @alimohamedmohamud1049
    @alimohamedmohamud1049 Před 4 lety +3

    Xilwa yurub

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 Před 6 lety +5

    Somali week sida ay yurub geenyo u shiday mau maleynayo in cid kale can do

  • @cukaasheahmed6506
    @cukaasheahmed6506 Před 7 lety +4

    maancha allah

  • @abdiali1890
    @abdiali1890 Před 4 lety +3

    Sawtu rahma xaya kalaah

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 5 lety +2

    Yurubeey xamdi kalgacal ayaa nookaa sheegtey inaa Gabooye tahay arab Baan Kuu haystey omg viva Gabooye Inadero 🙏🙏🙏🙏👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @abdiabiib9705
    @abdiabiib9705 Před 3 lety +2

    Woow hab ich dich lieb immer schatz

  • @sakibariis3869
    @sakibariis3869 Před 6 měsíci

    Yurub geenyo hala iga aadhsiyo boorama waxey u uman laadahey

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 Před 7 lety +15

    I wish inaa meeshaas joogi lahaay ragbadanaa suuxi lahaay wlhi

  • @Ziizeman
    @Ziizeman Před 6 lety +5

    Zawtul Raxma❤

  • @khadraalimuuse200
    @khadraalimuuse200 Před 4 lety +2

    Xasuus 26 1 20 aniga iyo c l

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 7 lety +5

    tan dhagaha gacmaha ku haysaa maxay soo doontay ..haday dhagahu xanuunayan

  • @farhiogaalmohamud6950
    @farhiogaalmohamud6950 Před 2 lety

    Waaaaw waaaw waaaw waxaasa jacayla ❤❤❤💟💟💟💟💟💟❤💞💞💞💚💚💚🌷🌷🌷⚘⚘⚘💐💐💐💐💐⚘💋💋💋👍👍👍👍👍👈

  • @zamzammohamed6326
    @zamzammohamed6326 Před 6 lety +5

    Wowowowowowow

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 Před 2 lety +2

    I'm still listening 2021

  • @fooziyamahamed5216
    @fooziyamahamed5216 Před 5 lety +3

    Waaaaw

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 Před 4 lety +4

    Geenyo ❤

  • @yousfarhiya5458
    @yousfarhiya5458 Před 7 lety +5

    sawtul rahma yurub geenyo

  • @hussenmataan
    @hussenmataan Před rokem +1

    Mansha alllaaah

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad Před rokem

    Macaan ma isku soo hillownaa......❤

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 7 lety +17

    gabadhan wa gabdh dagan mashlaah somaliland ah

  • @anfacmoha743
    @anfacmoha743 Před 4 lety +2

    😘

  • @ruuritaj8124
    @ruuritaj8124 Před 7 lety +8

    I love this song ❤

  • @jamaalmohamed3745
    @jamaalmohamed3745 Před 2 lety

    Subxaanlaah wabixamdi subxaanla cadiimi/ salalahu calayhi wasalama

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Před rokem

    Mnta Dib uso radiyay
    10:00
    7/11/2022
    🥺❤

  • @nimoabdillahielmi4281
    @nimoabdillahielmi4281 Před 2 měsíci

    Ragaba halyaygaan ka doortow
    Adaan kuu heesayaa
    Hiyiga waan kugu hayaa
    Had iyo goorbaan adi ku haybsha
    Haraadkii isoo mariyo
    Halista caashaqu I baday
    Waxaan ku halmaami lahaa
    Amaba hiil iigu filan inagoo hoy wada galnee
    Dhiptuba haynaga hadhee
    Midkeenba Hareertu ka jiro
    Hagoogta intaan ka qaadno
    Sidii nirig iyo hashii
    Macaan ma isku soo hilownaa
    Hanadkaan doorayee i deeqoo
    Adaan kuu hiloobayaa
    Hadhkaagan weheshada
    Huqdiyo beerkaad hubashii ku taal
    Hadh iyo maalinba adaan
    haywoow hanka kugu hayaa
    Horaysiyo dambaysaba
    hareertada midaan dhigo wali hooyo may dhalin
    Dhiptuba haynaga hadhee Midkeenba Hareertu ka jiro
    Hagoogta intaan ka qaadno
    Sidii nirig iyo heshii
    Macaan ma isku soo hilownaa

  • @hozzafh
    @hozzafh Před 2 lety +1

    Mother of Love🥰🙏

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 Před 3 lety +1

    Yurub geenyo

  • @zihammohamedjama
    @zihammohamedjama Před 10 měsíci

    🤴🏽Khadar Mohamuud Ahmed

  • @lipinee1827
    @lipinee1827 Před 7 lety +2

    heska dheh

  • @cabdiraxmaangelle7817
    @cabdiraxmaangelle7817 Před 7 lety +4

    eesha qiyaas

  • @ayanyousuf2537
    @ayanyousuf2537 Před 2 lety

    I like this song 🎶

  • @aasiyagaabo2884
    @aasiyagaabo2884 Před rokem

    Yurubta😊🥀

  • @abdiyowmahamed3768
    @abdiyowmahamed3768 Před 7 lety +3

    i wish man utd will not leave number 6

  • @umahassaniyoomar4346
    @umahassaniyoomar4346 Před 7 lety +14

    Love this song❤️❤️❤️

  • @Shahruzadd
    @Shahruzadd Před rokem

    😭❤️

  • @faraxbidhiidh2498
    @faraxbidhiidh2498 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedabdi6204
    @maxamedabdi6204 Před rokem

    Yurub.maxamad.cabdi

  • @alimohamedmohamud1049
    @alimohamedmohamud1049 Před 4 lety

    Halyay

  • @sadiyiaddawe7986
    @sadiyiaddawe7986 Před 7 lety +1

    hhhhhh howlka lacag raqiiis ah meey ku kireesty yurup geenyo baaahiii

  • @ahmedkhalif3803
    @ahmedkhalif3803 Před 4 lety +2

    Sawtul rahma

  • @maryanruunofficial938
    @maryanruunofficial938 Před 2 lety

    Anyone 2021?

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 7 lety +5

    sawtul raxma

  • @barrewarsame2751
    @barrewarsame2751 Před 7 lety +2

    Waaa.heesduuban.afka uun ayaa ay la racaysaa hhh meel walba waa laga dhagaysan yada oo.duuban dadka ka.daa khiyamada lacag ayaa ka.baxdaye hhh

  • @anfacmoha743
    @anfacmoha743 Před 4 lety +1

    Sowtu raxma

  • @colaadcismaan8080
    @colaadcismaan8080 Před rokem

    Yurub m cabdi

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Před rokem

  • @alimohamedmohamud1049
    @alimohamedmohamud1049 Před 4 lety

    Sidii nirig

  • @abdiabiib9705
    @abdiabiib9705 Před 3 lety

    😉😉😉😉😙😙