YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 836

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před měsícem +643

    Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw 😢

  • @abdollahikenya
    @abdollahikenya Před měsícem +164

    Yurub Mohamed Ilike your Songs
    Yurub geenyo Waa Fananad aan sii gaara u jecelahay

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem

      Masha allllah yurub nolow fanku waa waxfiiciin iskaaga jir laaakiin cibaaadyso❤

    • @YaxyEAhmeddaahir
      @YaxyEAhmeddaahir Před měsícem

      Wll ha odhaneallah swt arsaq khayr qabta hakugu baddalo dheh oo isaga bax dheh ​@@JamiilaJiimi-xq3pv

  • @user-xc5cx3mg9z
    @user-xc5cx3mg9z Před měsícem +131

    Khaar silimo soo qabo wllo cabdale jamaal cabdale ilahy haku sharfo❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před měsícem +71

    Yurub Mohamed Abdi Geenyo ❤
    Boqorada Codka Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před měsícem +72

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @ladnarashiidvhv3905
    @ladnarashiidvhv3905 Před měsícem +22

    Yurub geenyo Allah ha ku weyneeyo . Fanka sharaf baad ku joogtee ha garansiiyo inta doonaysa. Cabdalle jamaal aad baad u mahadsantahay inaad soo casuuntay yurub❤😊

  • @AsadSaleeban
    @AsadSaleeban Před měsícem +178

    Next abdikariin ali shaah ❤ inta igu raacsan like ❤

  • @abdikariimmohamed9085
    @abdikariimmohamed9085 Před měsícem +25

    Masha allah yurub mohamed abdi geenyo alle ha daaye waa fanaanad akhlaaq wanagsan oo dagan sido kale heeso fiican oo macaan qaada ❤

  • @abdimohamed7298
    @abdimohamed7298 Před měsícem +16

    Yurub Mohamed Abdi Geenyo
    Boqorada Codka Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @MahadXasan-lp2sm
    @MahadXasan-lp2sm Před měsícem +25

    Yurub maxamed cabdi Sawtu raxma wa boqorada codka ee sabanki danbe waxa lagu tilmaama Khadra daahirta wakhtigan cod ahaan heeso ahaan wanaag ahaan❤🙏

  • @sidiqosman9004
    @sidiqosman9004 Před měsícem +18

    Yurub maxamed cabdi genyo alle cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo
    Xabisga dunida ugu xuna waxa weeye inaad noqoto mucaashaq🥺💔

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před měsícem +41

    Yurub geenyo heeseheda hada qiimeyo waxa ku tilmami lahaay qadro Dahir AHN hadba wxan Arkaa Anoo Ay cidlo ah Eridhaban Sidedi kuu Ololayee❤

  • @apdalehusein9945
    @apdalehusein9945 Před měsícem +14

    Walhi waa run sowtu rahma qof aad jeceshahay xumaan uma quurtid wlhi been maha 😢 ❤ wan kuslamayaa sowto rahamaa yurub geynyo❤

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před měsícem +13

    Woooow waa waraysi qiimo badan lkiin waxan jeclaan lahaa si aad uu qoto dheer inaad usii waraysto xagaa jcylka wayo yurub geenyo wax ku duugan qisooyin jcyl oo far badan❤❤❤

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Před měsícem +19

    Yurub Geenyo waa fanada ugu aqlaq fiican u dagan Dumarka heesah ❤❤❤❤

  • @abdirisaakjeesto4903
    @abdirisaakjeesto4903 Před měsícem +16

    Yurub mahmed abdi geenyo si gaara ayaan u jclhy wlhi wa gabdh aan lamid ahyn hablaha fanaaninta ah❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před měsícem +39

    Yurub maxamed cabdi sawtu raxma Ala maxaan heesahaga in badan dhageystay❤ waliba heestii waxan ugu jeclaaa Noolaha dhamaantii eeba naf galiyoo Neefbu ku noolyeey❤😢

    • @muuseapdi90
      @muuseapdi90 Před měsícem +3

      Oo ad dharka ku meedhay😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Před měsícem

      ​@@muuseapdi90aad oo weyn😂😂

    • @user-ov9tl3wl1v
      @user-ov9tl3wl1v Před měsícem

      Markay heeso badan qaaday qalbiga rabadhkii hadmoo radayaa

  • @Sacdiyoabdinasir-t9b
    @Sacdiyoabdinasir-t9b Před měsícem +30

    Sawtu raxma fanaanda an ugu jeclhy inta heesta❤❤❤

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 Před měsícem +23

    First😂 Yurub geenyo Gabadh wax badan og cimri dheer iyo cibaado suban❤

  • @ugaaz9703
    @ugaaz9703 Před měsícem +16

    صوت الرحمة كما كلنا نعرف هي أم الموسيقى الجمهورية الصوماليلاند❤

  • @zahiiramaxamed56
    @zahiiramaxamed56 Před měsícem +26

    Qalbiga rabadhkii hestan siday u jeceshy mel walba ka qado wan garty iny daren heesayso😢

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 Před měsícem +54

    Waraysi qiima leh weeye Yaxyow khdra sinimo noogu xeji❤

  • @user-tp2wz2qo6u
    @user-tp2wz2qo6u Před měsícem +18

    Yurub maxamed cabdi geenyo yurub afgaabnida dhaw kaftan ayey ku darsatay wlhi aad ayan u tagera ilahay ha sharfe wanan rajeynaya inaan ereyadayda qaar kamida qaado

  • @nuurcaqildeberani4278
    @nuurcaqildeberani4278 Před měsícem +4

    Alle ha kaa raali ahaado Yurub Maxamed Cabdiyeey, nolol wanaagsan baa kuu rajaynayaa meel kasta oo aad joogto.🙏

  • @raxmaabokor410
    @raxmaabokor410 Před měsícem +7

    Yurub maxmed llike your songs yurub geenyo waa fananad aan sii gaarau jecelahay ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq Před měsícem +21

    yurub qurux tagera weyn ayaanu ahay wlhi heesaheeda calaacalkaan hadaan dhagaystaa oo qof aan jeclaa iga tagay💔💔

  • @Ahmedhirsi22211
    @Ahmedhirsi22211 Před měsícem +20

    Yurub geenyo waan jecelahay runtii❤ illahay ha daayee.

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Před měsícem +39

    Yurub Mohamed Abdi Y.Geenyo Best Singer Boqorada soundka 🎶❤

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud8068 Před měsícem +14

    Abdallow magaca iska sax sxb.
    Yurub cabdi maha ee waa
    yurub Maxamed cabdi geenyo

  • @barbatov288
    @barbatov288 Před měsícem +8

    Yuruub walhi hadey iga hor imado waxa ookaliya ushegan laha jeceelkyga ❤🎉

    • @NajahIndho
      @NajahIndho Před měsícem

      Ana adan ku shegan lahaa😢😂

  • @ayaandagan668
    @ayaandagan668 Před měsícem +10

    Yurub 😢anoo yar dhageesan jirey jacaylna iheen iyada ibartey jcylka 😢

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před měsícem +14

    Mnsha Allah yurub geeyo way cod macaan tahay, xata abdale jawi kale ayuu galay. 😂

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před měsícem +19

    Yurub Moh Abdi Sawtu Rahma fanka somaliyed Hdii Laba qof laga saari lahaa weligay hees ma dhagaysteen yurub iyo BK Mxy luuq iyo laxan ba fankan meel fog ku gaadhsiiyeen 🔒❤️

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 Před měsícem +15

    Apdallow Maanta wxd So Qapatyyy Geenyad Fanka SomaaLiyeedd Sawtu Raxma 🔥🔥❤️

  • @ismailhero1
    @ismailhero1 Před měsícem +23

    Yurub Cabdi Maxamed, Yurub Geenyo, Sawtu Raxma.🕊&❤️‍🩹

  • @Ismahan1237
    @Ismahan1237 Před měsícem +5

    Saxiibtinimada raga wax ka wangsan majiro alx illah ha ii dayste saxiibkee qofka kaliya jcel hormarkayga 🥰❤️

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 Před měsícem +6

    My favorite singer yurub geenyo guuleyso walaashey mcn

  • @Hodanrajohasan
    @Hodanrajohasan Před měsícem +2

    Yurub mohamed abdi geenyo❤ my favourite singers 👩‍🎤 cimri dherer iyo cafimaad baan kuu rajaynayaa habooy
    Anigu yurub waa halkeege heesahega badnkoda kiniin madax ahaan baan uliqa 😮

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Před měsícem +17

    Sowtkaa ilaahay ku siyey QURAANKA ILAAHAY KU AKHRI...
    ILAAHAY XAQA HAYNA TUSO DHAMAANTEN.

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n Před měsícem +3

    Yurub geenyo maxamed c/laahi waa fananada kaliyen jecelahay kana xiiso dhicin heesaheda iyo shaqsiyadeda❤❤

  • @dhaantochannel224
    @dhaantochannel224 Před měsícem +7

    Sawtu raxma muuqaal iyo dhaqan marwo yey leedahay mnsha allaah iyadoo kale waa lama helaan

  • @laabdaweya11
    @laabdaweya11 Před měsícem +18

    Yurub geenyo sowtul raxma the one and only fananad ❤I support respect 🙏 ❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před měsícem +12

    Mamadu cadi maha wallhi qofad jeceshshay wax xumana omaogalid ama kale taga ama island jogaa sax ani sasa aminsanahay ❤social media waxa kasocdo jecel mahe wa views 😮

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 Před měsícem +20

    Nest Khadra cabdi silimo 🙌❤️

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed1304 Před měsícem +25

    ASC Sawturahma wanidin Salamay
    Adiga iyo wariyahaba Sidokale ismadhafno

  • @user-tb9ow5hl2y
    @user-tb9ow5hl2y Před měsícem +1

    Yurub geenyoh waaa haweenka fanka ku jiray waaa midaan ugu jeclaaa heesahed nolol qurux badan iyo cimri dheer ayaa u rajeynah ❤❤

  • @updirahmanmustaphe2009
    @updirahmanmustaphe2009 Před měsícem +16

    Yurub mohamed abdi geenyo muunada fanka ❤🎉

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 Před měsícem +4

    Yurub. Beribaa wada shekaysan jirnoo intaanay fanka galinoo. Waa qof qiimo badan ❤ salaan sare

  • @Ahmedhirsi22211
    @Ahmedhirsi22211 Před měsícem +3

    Yurub geenyo waan jecelahay runtii❤ illahay ha daayee

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 22 dny +3

    Fanaanad aad u cod macaan. Wareysi xiiso badan

  • @tarikhcasha2136
    @tarikhcasha2136 Před 14 dny

    Waa su aal khadren cabdalow cuukaa horey ugaley markaa Maha kirimilaan waa Khaled su aashu yurub horey usoco SSC khaatumo hollen amisdardam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgaasMuxiyo
    @UgaasMuxiyo Před měsícem +5

    Yurub waxaan nahey isku fikir oo waxaan aamin sanahey xabsiga ugu xumi inuu yahey wax aad jeceshahey ood weydo

  • @Lil_apdio
    @Lil_apdio Před měsícem +8

    Next Khadra cabdi silimo🎉 ya igu Raacsan

  • @CHakiinAadan
    @CHakiinAadan Před měsícem +14

    Khadra silimo ku xijih waysigah xigag❤

  • @hodanapdirashiid7525
    @hodanapdirashiid7525 Před měsícem +9

    Abdle Jawi kle ayuuu gly wana wax la galo Anigba si noqday♥️🥺

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Před měsícem +3

    100/ way qalbi fcnthy yurub wa runteda isla waynina kuma jirto gulayso inader❤

  • @Amali2345
    @Amali2345 Před měsícem +7

    Yurub geenyo qofqaliya nolow sharafey ❤😊

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před měsícem +12

    Hooyo hees Hakugudhiri galiso wa inkar adun iyo akhiro wale😂😂😅subhanallah

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 Před 29 dny

      U duceey fanka inoo ilaah kasaaro kuna irsaaqo wax walboo wanagsan

  • @SiciidSaleebaan-un6vm
    @SiciidSaleebaan-un6vm Před měsícem +5

    Yurub abdi mohamed iLaahay swt Fanka Haka madobeeyo waa Hooyo isLaam ahe iLaahayna dambigeedi Hore iyo keedi dambeba Ha dhaafo Hana soo Hadeeyo idam alle inzh alaah iyada iyo dhamaan inTeena Lunsan

  • @qamarsahal2672
    @qamarsahal2672 Před měsícem +4

    Next Deeqsan abdinasir macalin caydiid inta igu racsan likta ha ila dhafin

  • @NimcoJamaal-ft5ig
    @NimcoJamaal-ft5ig Před měsícem +3

    Subxaanlh maamo fanka dadka ha ugu yeedhin ilhy aakhiro iyo adunba hana cafiyeee aaamin

  • @user-zq8ke1ft7t
    @user-zq8ke1ft7t Před měsícem +11

    Subxanalah hoyadey ba igu dhirigalisey kulaha alx hoyadey anigu quranka unbey igala dardaranta

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před měsícem +2

      Hoyadeed ba codkeeda kayaabtay maxaa anaga namooda subxanallah war qoftan cod macana 😂❤

  • @Bulshaaawi
    @Bulshaaawi Před měsícem +12

    Yurub maxamed apdi, yurup geenyo 🤍🫅boqorada codka fanka casrigaa

  • @Saetsane10
    @Saetsane10 Před měsícem +103

    صوت الرحمة ❤🎉

  • @RaqiyaQueen
    @RaqiyaQueen Před měsícem +14

    Yurub maxamed updi yurub genyo❤🎉 sawda raxma

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před měsícem +7

    Masha allah waa gabadh arab ah oo reer cali❤❤❤

  • @hamsemoh7598
    @hamsemoh7598 Před měsícem +8

    Mudo badan ka dib barnaamij macaann banu ku raaxaysanay.❤

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Před měsícem +1

    Jah Sowtu Raxma boqorada fanka noloow wlsheyn yurub Geenyo🙏❤🫡🫡My Fav song 🎵 Hankagii kama reebino kan rabayooow Xiskani racaY baa rabayad noqdee🥹

  • @Team27s
    @Team27s Před měsícem +10

    3year baan jirey markey yurub fanka kusobirtey😮

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 Před měsícem +3

    Yurub mahamed Abdi yurub geenyo Allah nookaa xifdiyo oo noo kaa raajiyo umaleen maayo fanaanad aan ka jeclahay inuu fanka ku jiro yurubeeeey Jannadii Jannadiii aheed idan alle❤❤❤

  • @MahamudFigo
    @MahamudFigo Před 15 dny +1

    Yurub mahamed abdi geenyo sowtul raxma❤❤❤

  • @Team27s
    @Team27s Před měsícem +7

    Hesta yurup An ugu jeclhy waa hanki kamarebino kaan r
    arabeyoow ❤

  • @parknaimaparknaima6992
    @parknaimaparknaima6992 Před měsícem +35

    Yurub Mohamed updi Yurub geenYo 🫶🏻❤️❤️❤️boqoradda fanka

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem +2

    Xaqiiq waaye qof aad sharaf u heesay marna si xun oo sharaf dhac ah ugaagma sheekeyn kartid

  • @WerdaWaaberi
    @WerdaWaaberi Před měsícem +10

    Abdale Jamaal Khadra Silimo soo Qaboh❤

    • @NajahIndho
      @NajahIndho Před měsícem +2

      Agree wlhi 🎉noso qabo dheh

  • @ishwakdaher5516
    @ishwakdaher5516 Před měsícem +3

    yurub mahamed cabdi Geenyo Sowtu raxma❤Allow barakee. saan ujeclhy❤

  • @LadanOsman-jo9od
    @LadanOsman-jo9od Před 21 dnem

    Waa runtii waxa tahay qof wanaagsan oo qalbi furan Yurub geenyo waan ku jecelahay ❤❤❤ nolow intay nololi ❤jirto

  • @jamacabdi7410
    @jamacabdi7410 Před měsícem +2

    Yurub mahamed abdi geenyo wxni cod maha 10jeer ayn daawaday iyo Abdale YouTubka sannadka 2024 🎉

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před 14 dny

    yurub geenyo fanaanada and taageero hadaanahay dhulbahane waxay nowadays ayeeyo wa timacad indeerteed viva yurub geeyo viva Arab from Boston new England darwiish

  • @marwaanlove1439
    @marwaanlove1439 Před 10 dny

    Walkey mcn abdala jamal waxa tahy qof qalbi safi laha Allah ha kudayo farxad iku nolow waliga wlhi

  • @Amed-ie5qo
    @Amed-ie5qo Před měsícem +7

    Yurub maxamed abdi" ❤ khadra silimo so Qabo Abdallow

  • @user-ip2oy1jb6g
    @user-ip2oy1jb6g Před měsícem +3

    Yurub maxamed cabdi Yurub geenyo boqorada codka fanka 🎉🎉

  • @user-rx8vm7mt5b
    @user-rx8vm7mt5b Před měsícem +1

    Fanenada codka akhlaqda daganida alleh ziyey yurup mhmed apdy genyo zawtu raxma😢❤

  • @marianosmanguedi2280
    @marianosmanguedi2280 Před 9 dny

    Yurub is best fananad Somalie Masha Allah

  • @user-ot5lg1ni2c
    @user-ot5lg1ni2c Před měsícem +4

    Yurub maxamed cabdi geenyo sawtul Raxma❤

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 Před 10 dny +1

    Sowtu-Rahma yurub cabdi geenyo😭🫶🏽🤍

  • @user-og4yr6wi2l
    @user-og4yr6wi2l Před měsícem +2

    Wlhi waa runteed qof wacan weye😢❤

  • @nageeyaali609
    @nageeyaali609 Před měsícem +13

    Yurub Mohmed abdi geenyo sawtu rahma ❤alle ya cisak

  • @zhirwackoronto3345
    @zhirwackoronto3345 Před měsícem +2

    yurub maxmed abdi qisadedan waxn soo raadiyey 2:34wali aan searching soo dhawahy sharaf iyo karamo ❤

  • @birmadyare
    @birmadyare Před měsícem +1

    Yurub geenyo qalbi wanaagii oo qofa sawtu Raxma tageero buuxa legend abdalla jamal Salaan qaaliya

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Před měsícem +1

    Waar yurub waa legend lama haysan karo cumaamadeeda👑👑👑

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Před 20 dny

    Yurub geenyo Waan Salamayaa Heesaheeda Dad Badan ayay Dawo u Yihiin waa Qof Dagan oo Aad u Akhlaaq Badan Yurub Huuno Hargaysa in Aan ku Arko unbaa u imaan Donaa inshAllah Guulaysta huuno

  • @bisadayar
    @bisadayar Před měsícem +1

    Boqorodaka fanka somaliyeed yurub mahamed abdi cimrigaga mid raaga rabi haka yeelo❤

  • @AbassCadceed
    @AbassCadceed Před 12 dny

    Yurub genyo ❤allow yanan dhiman anon kula kulmiin

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před měsícem +2

    Sowtul raxma waan jeclahay mamo yurub geenyo alle hakuxafido

  • @AbdirahmanMusic
    @AbdirahmanMusic Před měsícem +5

    Queen of voice ❤🎉😊

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před měsícem +4

    Yurub waa fanaanka loogu jecelyahay gayiga soomaalida. Qaybta komentiga uun wada akhri adaa ogaan❤

  • @ahmedxuseenmohamed9885
    @ahmedxuseenmohamed9885 Před měsícem +2

    Waxaanad helayn adoo ka haraa habooon

  • @user-lc8bz9pb1z
    @user-lc8bz9pb1z Před měsícem +7

    walaal dhibataa i haystee isoo ducee dhamaantiin please 😭😭😭😭😭

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5s Před měsícem +5

    Ax yurub genyo fananad aan in badN dhagysto nolosho kuma xumeyzo😢❤