ISRAAIIL MA WAXAY QARSATAA QASAARAHEEDA DAGAALKA MAXAASE U SABAB AH ARINTAN?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • ISRAAIIL MA WAXAY QARSATAA QASAARAHEEDA DAGAALKA MAXAASE U SABAB AH ARINTAN?
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
  • Zábava

Komentáře • 40

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 18 dny +14

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯

  • @Hiddadhawrchanel
    @Hiddadhawrchanel Před 18 dny +8

    insha Allaah muslimiintu way guulaysani gaaladuna way jabi

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b Před 16 dny +1

    SRAEL
    WELIGABA SALA-SALE WALEE WAANAN KAA HADHIN
    CIMRIGINI WUU SOO GAABTAY WAANA LAYDINKA AARSAN DOONA .
    INSHA-ALLAH

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz

    Ilaahay ha baabiyo yuhuuda iyo macalinka weyn aamiin yaa rabi

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 Před 18 dny +2

    In ay jabkeda qarsato waa wax macruuf ah awoowe yaashern ayaa dhihi jiray gaalo jabkeeda way qarsataa .israaiilna waaba yuhuud oo way kasii been badantahay gaaladakale allaaha guuleyo mujaahidiinta

  • @HuseinMaygaag
    @HuseinMaygaag Před 18 dny

    Waligeed masheegi run ilaahay ayaa sheegay

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před 17 dny

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před 18 dny +1

    Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan

  • @GouledAden-mj5yq
    @GouledAden-mj5yq Před 18 dny

    Allahu akbar

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 18 dny

    Kuwaas iyo waxa dulmiga kula shaqeystaba nacalad ilaahay ha ku dhacdo aamiin

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Před 17 dny

    Wa benalaualaysha aduunka yuhudu

  • @noorabdihaji
    @noorabdihaji Před 18 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤abti mcne subax wanagsan ❤❤❤❤

  • @nestehamohame
    @nestehamohame Před 18 dny

    Thank you 🙏 brother’s ❤❤

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Před 18 dny

    Guuleysta.

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 Před 18 dny

    Waa war cajib ah warkina topp

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před 18 dny +1

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️

  • @jamaladan7821
    @jamaladan7821 Před 18 dny

    Asc wariyeyaashanada qaaliga ah maahmaahbaa ahayd gaalo jabkeda wayqarisaa marks wax qarson ma aha in aanla ogayn in israa'iil jabtay aljasiiraa nagufilan

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt Před 18 dny

    Asc

  • @user-oi8lu5cq4r
    @user-oi8lu5cq4r Před 18 dny

    ALLE hawalgab idinka ka dhig

  • @user-wd3qs2on7f
    @user-wd3qs2on7f Před 18 dny

    Subxanallah

  • @abdirashidhirsi2032
    @abdirashidhirsi2032 Před 18 dny +1

    I am number one tonight yes thank you for sharing us the information

  • @xuseendiiriye6973
    @xuseendiiriye6973 Před 18 dny

    Allahu Akbar Rabbigayow jabi gaalada yuhuuda iyo USA, Qaddirow caziizo jabi Gallo dhamannteenba

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o Před 18 dny

    Israa.iil waxa ay qasaareheeda iyo jabka dagaalka uqarsanaysaa libaaxa bariga dhexe ayay ismoodaysay waxase ay noqotay bisada Marka inla jebiyo way uqaadan la,day jabka Soo gaadhay alle hajebiyee guul falastiin insha allaah

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o Před 18 dny

    Argagiso waa.israel falastiina waa gobonimodoon.xornimodon are❤❤❤❤❤

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 Před 18 dny

    Gaal jaabkisa waa qarsadaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 18 dny

    Baqtigooda hadeey qariyeen guryahoodaa laga garan doonaa

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Před 18 dny

    ASC HBN YUHUDU KHARSATA IYO KHARSANAA FAKAR KUBIXI MAAYO WAAYO NIN WALBA GOGASHAA TABIN

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 18 dny

    Yuhuudi jabkeeda iyo khasaaraheeda marna ma sheegaan waayo waxa laga gubay yuhuuda 3100 oo tank oo min 8 askari ugu yaraan dagaalka dhulkana kama yara maàlintiiba 50 askari dhaawaca waxay qirteen 70000 oo askari

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 Před 18 dny

    Faaf reebid waa maxay macnaha eraygaasi😮

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 18 dny

    Soomaalidu.hore.ayay.u.sheegtay.gaaladu.jabkeeda.ayay
    Qarsataa

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 Před 18 dny

    Mowlid mowducan o ka hadlesid manta, waxan ka maqley judge Napolitano iyo India news oo shegay In Israel cidankoodi ka dhawacmey 70 000 plus soldiers labadodiba isku mid ayey eheyd reporka, adigana mowlid maanta ayaa shegeysa wax bil ka hor la shegay

  • @AbdiYare-et8re
    @AbdiYare-et8re Před 18 dny

    Mar wal ba waxa ha qariiso balsee waaa yaha ayaa wijiga keenin doonaaa

  • @MohamedTaajir-tp1tq
    @MohamedTaajir-tp1tq Před 18 dny

    Mahadzanid

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Před 18 dny

    Falastine Golaysda insha Allah

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc Před 18 dny

    زلزال الغروب ونواابهم

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu Před 18 dny

    Ninkaan sii cararaya xagay guul kagaareen yahuuda inay jabtay cidna waydiin maayo falastiin guusha idinka ayaa leh alle Wayne idinkii

  • @user-fc4iq6lz7u
    @user-fc4iq6lz7u Před 18 dny +2

    Asc