DAAWO DIISOW CIYAARAHA DEEGANKA WAAMO AAD LOGA XIISEYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 206

  • @nanah7658
    @nanah7658 Před 4 lety +9

    Ogaden 💉 our beautiful traditional dance a war dance 🥰💙💚❤️😍😍😍😍😍

    • @nanah7658
      @nanah7658 Před 4 lety +4

      King of Puntland 😂😂 we don’t even have one? Wow like the most popular dance Somalis are know for is not dhanto which comes from Ogaden 😘 looks like some is miserable we love to see it stay that way😍😍😍

    • @ibbehd2598
      @ibbehd2598 Před rokem +2

      this dance belongs to wardaay stop claiming everything daar oods

    • @abdiconner5023
      @abdiconner5023 Před rokem

      War Allah kabaqa Waxwalba hakudagaalamina

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 Před 6 lety +15

    😂😂 beautiful dance older's are dancing too woow it seems they are enjoying 💕💕 nice exercise

  • @queenofeastafricasabrinamo3327

    Ogaden badanaaa manshallah landheeraa jigjiga, jubaland ila iyo garisa ku gaardiyaan ❤❤ Ogaden maa ihi lakin waa reerkaa somalida ogu badaan manshallah. Dhaanto iyo ciyaartan ayaagaa ayaa lagaa soo gaaraa

  • @sacadcalijamac1165
    @sacadcalijamac1165 Před 4 lety +5

    Macha allah wlhi aadbaan u jecelahay ciyaarahan intii dadku daawan lahaayeen ciyaaro gaalo tan dhaqankoodaa u fiican inay daawadaan

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 6 lety +5

    Maanshaa Allah , ciyaar aad u qurux badan , waa ciyaaraha somalida Warday Dir ee leh degaanka boqor waamo

    • @mohamednurismail8339
      @mohamednurismail8339 Před 2 lety +3

      Aad & Aad dadkaan hada wa Ogaadeen balse asalki waxay ahaayeen Wardeey Dir reer waamo

  • @khalifabdi57
    @khalifabdi57 Před 5 lety +5

    Mansha Allah walee cadi ma ahaan sidow wamo Afmadow jubada hose

  • @abdirashidelmi5018
    @abdirashidelmi5018 Před 6 lety +15

    Ciyartan wa diisow waxana dadka rer waamaha specialy absamaha ila gaariso wa laga ciyara galjecelka juboyinkana wa ciyaran

  • @hodaugaas7755
    @hodaugaas7755 Před 3 lety +10

    Ogaden waa Landheere walee. Reerka inaan mid ka raadsado caghdeer ❤️

  • @khadarhubsoy7725
    @khadarhubsoy7725 Před 6 lety +1

    Wow! Meesha rageedi baa ciyaaraya..... DIISOOW HOOYAAA CAGTAAA GALIYAAA KU CELCELIYAAAA. Thanks Juunow.

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety +3

    Reer waamo nin aan warday ahayn yaanu sheegan nin kasta Qabiilkiisa ha sheegto gaaljecel iyo. Absame
    Reer waamo ma aha

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      Ciil u dhimo laangaabow immika ayaanu laami isku xidha godey ilaa kismaayo samaynaynaa iyo midkale oo garissa iyo kismaayo isku xidha. Dekada iyo xeebta ayaanu ku raaxaysanaynaa waran iyo falaadh ayaanu ku hantinay dhulkaasi anagaa iska leh arlada oo idil oo kolba meesha aan doona ka degayno ee ciil u dhimo warday du anaga ayey adoon noo yihiin waa qaadamadaheena oromada aan dhulka ka qabsanay anagaa iska leh oo dulaysanay.

  • @khadarmohamedabdi2783
    @khadarmohamedabdi2783 Před 6 lety +11

    Wallee ciyaartaan waan jeclahay

  • @nacimahassanmohamed1876
    @nacimahassanmohamed1876 Před 6 lety +18

    cayar kasokow weyba alamiteynayane kuwaan😂😂😂😂

  • @mohamedsalad6827
    @mohamedsalad6827 Před rokem

    Shaki kuma jiro dadkaaan inay yihiin Wardeey Cali. Dhaqankaaan iyo ciyaaraha ayagaa leh. Soomaalida Afmadoow 80% Waa Wardeey Cali

  • @misspamba1
    @misspamba1 Před 6 lety +6

    Pure exercise no need for gym
    Walahi way jibaysanyihiin ee

  • @khalidibrahim4065
    @khalidibrahim4065 Před rokem +1

    Ciyaartan reer kismayo reer waamo lee kasayo waalxa badanaa ciyaaro qabilada somaliyeed
    Galjacel 💚
    Ogadeen 💚
    Cormale 💚
    Gare 💚

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 11 měsíci

    Wixii lala yaryahaa lala weeynaadaa buubi carada urta inteey kaajirtaa

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 Před 6 lety +1

    dhaman ciyara ha somalida dhaqanka u leyihin waan jeclahay ilahow idaa dadkeyga somaliyed melkasta ey jogan

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 Před 6 lety +15

    Eesh calaa ciyaar waa wax waanla helay reer mirqanland joojiya cayda idinkuna jaandheerbaad leedihiine waa jimicsi waa qurux waligayo ma arag ciyaartan

  • @cabiiralive
    @cabiiralive Před 6 lety +6

    odayga shaarka cad waa rageedii suu u boodayo isagaaba ka badiya dhalin yarada ciyaarta

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před rokem

    Cayaartaan caadi maaha

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před 6 lety +1

    Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay dhaqnkeena oo soo noolaadey dhallinyarada guurdoonka ah iyo kuwa guursaday oo si nabad gelyo ku cayaaraya aadbaan ugu farxay in aan arko dadkeyga faraxsan .

  • @maajidabdishakur5932
    @maajidabdishakur5932 Před 6 lety +1

    masha alaah waan kahelay sidii u ciyaarayaan

  • @mariyaobsiye1892
    @mariyaobsiye1892 Před 6 lety +2

    Waa ciyaar quruxbadan

  • @qoriiismaris7462
    @qoriiismaris7462 Před 5 lety +3

    Grind tv bought me here

  • @reinadona5534
    @reinadona5534 Před 4 lety

    Ohh wow its exactly lyk Banyankole dance in Uganda

    • @kulmiyechannel6837
      @kulmiyechannel6837 Před 4 lety

      No it’s not same as this one bro

    • @reinadona5534
      @reinadona5534 Před 4 lety

      U come n see them in uganda

    • @box5319
      @box5319 Před 2 lety

      @@reinadona5534 glad to know that bro.both are east African people

  • @ihearttakis396
    @ihearttakis396 Před 6 lety +1

    Cakuye waa ciyarta an uhiloobay iyo dhulka allaw mar igu sin inan tago afmadow iyo xagar

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens555 Před 6 lety

    jubada hoose dhulkii aan kudhashay balaga cayara masha allah aad ban ugu xiisay ya muqdisho igu keena cayaartaan😍

  • @abdifatahismael1043
    @abdifatahismael1043 Před 6 lety +2

    Waa ciyaarajaykii ciyaartani halkee lagu ciyaaraa
    Saxbayaal

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 Před 5 lety +2

      Abdifatah Ismael waaamo jubada hoose somalia Kismaayo iyo Afmadow qabilo badan baa ciyaaro hada dadkan waa Ogaden meshuna waa Afmadow
      Wacaa ciyaaro
      Gaaljecel
      Wardey
      Iyo kuwa kale I badan

  • @doodohajjihassan6339
    @doodohajjihassan6339 Před 6 lety +5

    Ciyaar ayaa kadhacday meesha.

  • @geeljiregeeljire9856
    @geeljiregeeljire9856 Před 2 lety

    Qabiilkeyga ayaa DISOOW ladhahaaa

  • @hassanwarsan1755
    @hassanwarsan1755 Před 3 lety +4

    Ogaaden Absame Laandheersana from Baardheere to kismaayo 😍😍🔥

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 3 lety

      xisab qaldan ayad qaracteey baardhere waa marexaan kismaayo waa harti waamo jareer iyo muxamed zubeir waamo

    • @inacali8041
      @inacali8041 Před 3 lety

      Ma marexan baad ismodey baardhere io kismayo kulaha 🙄

    • @hassanwarsan1755
      @hassanwarsan1755 Před 3 lety

      @@SNUFFED2ROLLs Haha Maxamed Zubeer awalba Waa ogaaden kismayo Waa deegaan ogaaden Sidoo kale Baardheere

    • @hassanwarsan1755
      @hassanwarsan1755 Před 3 lety

      @@inacali8041 kismayo iyo Baardheere Waa Magaalo Ogaaden Huuno

    • @inacali8041
      @inacali8041 Před 3 lety

      @@hassanwarsan1755 ado huno isticmalayo side kaga dhageysta baardhere io kismayo cidi leh 🙄

  • @elay4u4
    @elay4u4 Před 2 lety

    Meesha waxaa iga muuqdo nin la yirahdo dhubow ciil mooge oo afmado caan ka aha marki igu dambeysayna waxan ku ogaa diif keenya

  • @amiiranuur5347
    @amiiranuur5347 Před 2 lety

    Anagaa ciyartii masayda nooga dhigaysiin ciyartii soomalida

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Před 5 lety

    مشا ء اللّه ، العقل السّليم فا لجسم السّليم. Ciyaaraha iyo jimicsiga waa wax u wanaagsan caafimaadka qofka, ku da' weyn iyo ku da' yarba. Bal eeg, xikmadda ku jirta tukashada saalaadda : istaag, , rukuuc, sujuud, fadhiisi, ka sokow wanaagga dhanka niyadda , qalbiga iyo maskaxda waxay faa'iido badan u leeyihiin dhismaha iyo caafimaadka jirka bni aadamka.l

  • @maxamedaxmed6699
    @maxamedaxmed6699 Před 5 lety

    ciyaar midkan ayaan ugu jeclahay

  • @hasseaouled6032
    @hasseaouled6032 Před 6 lety +3

    Cajiib! Somaali waa mid, meeshay doonta ha joogte.

  • @sadiabashir1047
    @sadiabashir1047 Před rokem

    Waaw

  • @amabdi5759
    @amabdi5759 Před 6 lety +1

    Ciyaartan waxaa laga ciyaaraa Waamo, waxaana ciyaaraa reer Waamaha oo dhan. Dhulka webiga Jubba (Soomaaliya) iyo webiga Taana (Gaarisa, NFD) u dhexeeya ayaa Waamo la dhahaa, waana dhulka ay Soomaalida ka kiciyeen Oromoda Wardeyda ahayd qarnigii 18aad, markii uu Garaad Wiilwaal isagana ka kicinaayay Oromada Banka Jigjiga.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Před 6 lety +1

      Ina Dirgax beenta jooji , Wardey waa dad somaaliyeed oo Dir ka soo jeeda , ciyaartana waa toodii

    • @mohamednurismail8339
      @mohamednurismail8339 Před 2 lety +1

      A M abdi doqon ba tahay Wardeey wa qabiil soomaaliyeed o Dir ah

  • @Yesboss143
    @Yesboss143 Před 6 lety +1

    diisoow waaye yac alla maxan orka qaade❤❤❤❤

  • @falischika6221
    @falischika6221 Před 7 měsíci

    Maxay kukala duwan yihiin ciyaartan iyo wilisiqo laga ciyaaro gobolka Hiiraan?

  • @noname1507
    @noname1507 Před 6 lety +1

    Masha Allah

  • @mohamednurismail8339
    @mohamednurismail8339 Před 2 lety +1

    Dadkaan hada ogaadeen sheeganaya asalkooda wa Wardeey Dir reer waamo

  • @inacali8041
    @inacali8041 Před 3 lety

    Diisow ciyaar aan uxiisey 💙

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety

    waligay ma arkin wayo burco iyo hargaysa ka ma bixin lkn somali hanolato

  • @Ahmed-jq6yb
    @Ahmed-jq6yb Před 3 lety

    Ciyaartii awoowyaashay diisow waa ciyaar wardey

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 Před 6 lety +10

    Huno ciyaartan yaa Ciyara halkee Laga Ciyaara

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 Před 6 lety +1

      +Warsame Atoore sax huno Mahadsanid

    • @damsade-yunngmarry3710
      @damsade-yunngmarry3710 Před 6 lety +2

      Ifrah Qalbi dulka waamo ayaa laga ciyara qasatan afmadow

    • @khadrahassan2015
      @khadrahassan2015 Před 6 lety +1

      Ifrah Qalbi wlo waxaa laga ciyaaraa koonfur

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 Před 6 lety

      Ifrah Qalbi waxaa lagu cayaaraa xamar iyo beledweyne iyo qoryooleey iyomarka cadeey

    • @yusufdaahir9862
      @yusufdaahir9862 Před 6 lety

      Abdulkader Jama qoryooley ma ilawikaro xuduntayda ayaa ku duugan liibaantii qoryoole xaafada wadajir

  • @mahiganomar761
    @mahiganomar761 Před 6 lety +1

    Dee wa ciyar masay

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 Před 6 lety +5

    Dhaqan Ka somalida waa bad walee Malinba sheko cusub ayaa Ku arkee Diisow na ma no dhin maay waa yaabee 😂😂😂

    • @qaaliquruxmedia
      @qaaliquruxmedia Před 6 lety +5

      Sharmake Tupe diisoow waa ciyaar waligeed jirtey. Ciyaar hada Bilawaatey ma aha

    • @cmcproductionxd9449
      @cmcproductionxd9449 Před 6 lety

      somali Diva sxb Intee laga dheelaa yaasa Dheelo dhulka lagu yaqaano Diisoow Waa halkee anaga Somali Waa Ku dhalanay wana naqaa Naa dhaqan Ka ino sheg sxb

    • @qaaliquruxmedia
      @qaaliquruxmedia Před 6 lety +4

      Sharmake Tupe waxa laga dheela juboyiinka dhexe iyo jubada hoose. Sida xagar, afmadow iyo meelo kale

    • @cmcproductionxd9449
      @cmcproductionxd9449 Před 6 lety +3

      somali Diva ok sxb Waa ciyaar Somali dhaqan u ah somaha ceeb malahan markaas

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 Před 6 lety

    Huuno soomaalidu dhaqamakala duwanaa ciyaartana yaa ciyaaro xageese laga ciyaaraa

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 6 lety +2

      Ikhlaas Caddey ciyaartan absamaha waamo aya ciyaara ila Ogadeenka kenya mesha laga ciyaarayana wa degmada af madow wana degma Ogadeen ciyaarta diisow ba la dhaha ila gaarisa ila jubada jooe ogadeenka degan ba ciyaara

  • @sahrayusuf9137
    @sahrayusuf9137 Před 6 lety

    Alla jecliyaa ciyaarahan waxayba iga haysaa ma cayaarta

  • @mahamudhussein8541
    @mahamudhussein8541 Před rokem

    Beesha Gaaljecel

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 Před 6 lety +1

    Eeshcalaa👏🏽👏🏽👏🏽

  • @amiraamarre9695
    @amiraamarre9695 Před 6 lety +2

    Huno ciyaartan waa afmadoow

  • @meymunabdullahi5997
    @meymunabdullahi5997 Před 6 lety +1

    How cute

  • @osmanabdi3596
    @osmanabdi3596 Před 4 lety

    Yaa deegan afmadow

  • @sahrayusuf9137
    @sahrayusuf9137 Před 6 lety

    Alla fhaqankeenu xiiso badnaa

  • @daadah73
    @daadah73 Před 6 lety

    Zuuluga Cawaanka waxay dhaamaan malaha .. south africa U guura

  • @ajs8391
    @ajs8391 Před 2 lety

    AMAZING !!

  • @mohamedalii4339
    @mohamedalii4339 Před 6 lety +1

    Waay la dhacsan yihiin

  • @madinaadhanyussuf3132
    @madinaadhanyussuf3132 Před 3 lety

    Kuwaan waa wardei wangarana

  • @ahmedture7761
    @ahmedture7761 Před 6 lety +1

    Wo wo. Kabaax

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 3 lety

    Diisow Alla maxaan ciyaaray!

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed3621 Před 6 lety +5

    Odayashan mey tasbixsadan camal lahan badana yaahu

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 Před 4 lety

      Farhia Ahmed oo ayaga yaa u diiday maalinta dadku faraxsanyihiin inay la farxaan

  • @sowdawth189
    @sowdawth189 Před 6 lety +1

    Kooxda shaati jaalaha ayaa uwato brrrrw😀

  • @mohaawadani6054
    @mohaawadani6054 Před 6 lety

    Ciyaran waxa lga ciyaraaaa wamo hdan aqonino wa jubland state gara ahn gobolka jubda hose gar ahn afmadow city

  • @ibrahimmahad6064
    @ibrahimmahad6064 Před 4 lety

    Mansha Allah

  • @hassanmahamed725
    @hassanmahamed725 Před 6 lety

    kklk wlhi dad waa ween Aan xishoonen waa dhib waxana ciyaar miyaa misa waali wayay bal ii sheeka

  • @maryamabdi3988
    @maryamabdi3988 Před 6 lety

    Ciyaarahaan waa hiiraan

  • @zackmessi4239
    @zackmessi4239 Před 6 lety

    Someone explain this kinda of dance to me

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před 6 lety +1

    asc ciyaarta diisow waa ciyaarta kaliya ee aniga aan jeclahay kaligeeda ee aan u arko inay banaantahay ciyaarideeda lkn halkaan khalad waad ugafteen ciyaarta diisowga waa dumar ayaa kadhex muuqdaa oo raga kudhexjiraa

    • @Tustusaale
      @Tustusaale Před 6 lety

      Abas Mohamud hh tan miya banan kaliyata dhulka ay garaacayaan ayaa xarana bro oo danbi ah

  • @axmadxaajiwllqaylo6223

    F

  • @abdihakimsugule4078
    @abdihakimsugule4078 Před 6 lety

    Ciyaar aan hees laheyn
    Ciyaar maha ama gabdhi dhexboodeyn
    Waxan ciyaar maha.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 6 lety

      Abdihakim Sugule wam iska bashaal lkn ciyaarta wa ciyaar aad u macaan marki ka bururu toori ba isla dhacan marka bu dhiiga falaq falaqda haya meel walba xidid go'a gabdha aad u cod macaan aya ku luuqeeyo codka dumarka

  • @clasiem1723
    @clasiem1723 Před 6 lety

    Ciyrtn waamo ay laga yira kan aqon ha sobarto mrk hore

  • @ismaaciilxasan4704
    @ismaaciilxasan4704 Před 6 lety

    Xethy ciyaartan cusob

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 Před 6 lety

    oo kaalay
    oo Basaasiintii C/ilay ayaa Baydhabo Degane.
    miyaadan warkooda maqleyn. uf

  • @Colonelboereieney
    @Colonelboereieney Před 3 lety

    🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bashirabdi7526
    @bashirabdi7526 Před 6 lety +1

    Tani waa ciyaartii masayda keenya

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 Před 4 lety

    Ninba meshu yaqan masalada dhigana wale semey kuma sooxiro nagan sigada saldhig dher iyo sali dhiganeyn

  • @mohamedabdikadir7150
    @mohamedabdikadir7150 Před 6 lety +1

    Kkkkkkk waciyar nockale ah

  • @Aisha-xt1ui
    @Aisha-xt1ui Před 3 lety

    🔥🔥🔥

  • @khadramahmudnoor8870
    @khadramahmudnoor8870 Před 6 lety

    diisow dumar maciyari jirine sewax ujiran

  • @Umareineacademia0196
    @Umareineacademia0196 Před 5 lety

    Xita waqoyi kenya walaga ciyara

  • @user-fl8jj6uw5o
    @user-fl8jj6uw5o Před 6 lety

    ኸረ 😃😃😃😃

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety

      ኢትዮጲያ ለዘላለም ትኑር ፍቅር ነው የጎዳኝ what are you doing hers Mr slice!!!? This is only for somalis. Get losts waryaa udhaaye.

  • @sadiki6331
    @sadiki6331 Před 6 lety

    wixi odayashan san

  • @mohaawadani6054
    @mohaawadani6054 Před 6 lety

    Waxan layabahy qofka dhahy wa afmodow ka tirsan gado wad dhunsathy walalo

  • @HussamSamirh
    @HussamSamirh Před 6 lety

    تم تركيب

  • @macaloowify
    @macaloowify Před 6 lety

    Dadkaan say u egyihiin darteed ciyaar alshabaab soo abaabushay aan umaleeyey ilaa aan arkay naagaha kudhexjira nimanka. Alshabaab muuqaalka dadka waa badashey

  • @cabdiraxman4470
    @cabdiraxman4470 Před 6 lety

    waxaa lagu cayaaraa huno meelaha duurka cml

  • @markeharsi1974
    @markeharsi1974 Před 6 lety

    CIYAARTAANI.WAXAA.CAAN.KU.AHAA.BESHA.MAREEXAN.SEEDE.HARGEEYSO.WAQOY.GALBEED.MARKAY.JOGEN.CIIDAAN.KA.JOOGE. KU.DHEELIJIIREEN.AYAAGO.BAADAN.WAANA.DAWAAAN.JIIRNAAY.BEERI.SAAMAD

  • @mahadmuuse3993
    @mahadmuuse3993 Před 6 lety

    Cayaartan magaceed Afmadow ma Gobolka GEDO AYEY KADIRSANTAHAY

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 6 lety +2

      Mahad Muuse ciyaartan ogadeen ba ciyaara af madow wa jubada hoose wa degmo ogadeen ila af madow ila gaarisa ogadenka degan ba ciyaara. Gedo kkkkk marexaanka talxe bas aya ka ciyaara oo Ogaden ka loox jiitay

  • @axmedcahdule2793
    @axmedcahdule2793 Před 6 lety

    meshan waxakena

  • @ruunabdullahi8556
    @ruunabdullahi8556 Před 6 lety

    Disow.waa.ciyaar.ku.can.baxaday.wadanka.wamo

  • @ibrahimmukawurak1583
    @ibrahimmukawurak1583 Před 6 lety

    Hsearo

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 6 lety

    Kuwaan oromonayaan nahay Af somaliaga baratay ha dhahhano.sidhaas ayaa ugu dhow in laga Aqbale

    • @inacali8041
      @inacali8041 Před 3 lety +1

      Ada oromo afsomali bartey ah somalinimada kama baryayan adiga 😡

  • @suldansomaliyed2837
    @suldansomaliyed2837 Před 6 lety

    lo'ley waa bilaa xigmad mar hadaney ciyaareyn jaandheertii Sanaag Ceerigaabo .waa waqti lumis .
    woo woo woo waa maxay

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 Před 4 lety +1

      suldan somaliyed oo jaandheerta ma xikmad baa yaab!!

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 Před 6 lety

    Aalamiitalee IGA dheh lkin su,aal waxa cad eemeeshayaalo oo laguboodayo waa maxay

  • @hassangudaal9627
    @hassangudaal9627 Před 6 lety

    Ar kuwan duqbelow kablow faarax gorad kii kayaraa uraa uraa qaba qoswwatn miyaa war ninkii duqbelow ugeeya wawan

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 Před 6 lety

      hassan gudaal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Walaahi kal iyo laab ayaan uqosley kaa waa meeshuu kayimid

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 Před 6 lety

    Hala waasho miyaaaa

  • @mohamedsaidmuse7534
    @mohamedsaidmuse7534 Před 5 lety

    Aabow kkkk

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 Před 6 lety +4

    Ogaden long legs